Maamulka degmada Hodan oo furay Wadooyin hor leh, islamarkaan burburiyay dhismayaal sharci daro ah.

  Рет қаралды 25,884

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Maamulka degmada Hodan oo furay Wadooyin hor leh, islamarkaan burburiyay dhismayaal sharci daro ah.

Пікірлер: 41
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Maansha allaah. Wax wanaagsan ayey qabateen maamulka Gobolka Banaadir. Waa ku mahadsan tihiin. Ilaaliya bilicda magaalada.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Guul iyo Sharaf Weyn Magaalada Magaalo ka dhiga
@HalimaHussein-lz3iq
@HalimaHussein-lz3iq 2 ай бұрын
Maansha alaah dadaalka bartaas ka haaya❤❤
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah excellent government 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 5 ай бұрын
Waa dadasheen gudomiye ayaga qaladadaka le marakey gurayaha dhisanayen mexeey uga tagi wayen dhulkoda ineey ganajelaka dhisatan mexey qeyabaha jidadaka udhisanayan wexey araken dowaladi burburasaned ayaa laga fa ideyasatay hada dowalada cagaheda ayeey ku isatagatay weyana sexeyasa wisii qalada guul iyo gobanimo dowaladena❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah
@ifrahibrahim2160
@ifrahibrahim2160 Жыл бұрын
Masha alaah shaqo wanagsan, gabadh wargal ah,
@aliyusuf277
@aliyusuf277 Жыл бұрын
Hore haloo socdo kuwa kale oo xirana hala furo Insha Allah
@anignugg7789
@anignugg7789 Жыл бұрын
Good
@nadifaaddow7388
@nadifaaddow7388 Жыл бұрын
Maasha Allaah Hoden howlwadaag wardhiigleysiiba madaxtooyada hoosteeda iyo suuqawardhhiivley masaajidka cismaanxidig vurivii3sanokahorkuvubta ookudhi ta, meeldebdemis soo.aro waalawaaye,laahada CLooshe,da ka.agodo iyokalawareeg halkaa ma.arimartid.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
Waa runtood.Magaaladaan Waxaa laga dhigey Meel Jin iyo sheydaan dageen.
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Жыл бұрын
Heer saare sharic iyo nabadah wajiigeeda cadoowaag Lumajeedo
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
18 degmo hala nadiifiyo
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Sax...Sax...Mahasanidin...Sc.
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg Жыл бұрын
Fadumo cabdiqadir✅ wariye culus
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Masha allaha xaafada kusoceliya siday ahayd allxamdulilah hadaad fahmten dhulka in in umada ledahay ee aysan lahayn shaqsi ama dawlad xaafada hodan waa xaafada qiimoleh ayay ahayd kusoo cesha .siday ahayd CID idinku iman maleh ajaaniib badan ayaa degan Baara guulaysta
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 Жыл бұрын
Sax sifiican aad sameeyseen qofkasta biro xun ku oo danayaan. Wadaniyiin maaha qashinka. Xaafado wadooyinka dhistay ayaa jira viriiriya,
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Жыл бұрын
Kulli saas haloo galo
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Жыл бұрын
Dadka digniin siiya intaad hal subax kuso asbaxdaan bur burin haku bilaaabina alle idin bur buri waadba bur burteena
@sheekaanhayaa6755
@sheekaanhayaa6755 Жыл бұрын
Marka hore maxay wadooyinka u dhisteen ayaga waa dad waalan qof og in uu dhistay wado maa digniin iyo ogeeysiis yaqaano waaba ogyahaye markii hore ayuuba ugu talagalay in uu jidgooyo ku sameeyo shacabka dariska la ah iyo kuwa soomara wadad
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
Shaqo fiican aa qabateen
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 Жыл бұрын
Waacsaxan tihiin
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Жыл бұрын
Firiin cadooga
@asliabshir3770
@asliabshir3770 Жыл бұрын
Wardhiigley hanaga shaqeyo waxan ku qabnaa dhib
@dalmaridow7040
@dalmaridow7040 Жыл бұрын
Ufiirsahee Sida caadada U aheed somalida HADEE DHAGAX DHIGAYAAN HH
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Жыл бұрын
Wadooyinka caadiga ah ee dhagaxyada ku xiran Maa lafuro Meeshaas la furay hada dhagax la dhigaa soo fiirsada
@themog6556
@themog6556 Жыл бұрын
WAX SIDA LOODUMIYO EE YAQANAAN EE AYAKOO WAXDHISAYA HAKA SUGININA. WAXEY U EGTAHAY IN BAAD LARABO BILOOYINKA SOOSOCDO OO INTEY DADBADAN UTAGAAN DHAHAAN DHULKAAGA WAA DHUL DANTA GUUD AMA BIXI DUCADA.
@bashrshufeer6478
@bashrshufeer6478 Жыл бұрын
Nafta badbaaadiya guryaha hadanbeeyeene
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Wadooyinkii ayaa kawada dhistay
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
2 Wax baa idiin harey Geedja Gararanwaaga,Iyo Dadka dadka sixira,. Aftuubtii waa sii billig billig keeyihiin
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Hodan sorry maxa noqotay obasiib wa yaab wa meshe xamar ugu quruqda badneyd, xamar wa iney murayad noqota.
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Жыл бұрын
Kuwa ay dhagaxaanga hor leh ku xireen Lee Mey furaaan balaaayo idinku dhacday
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Жыл бұрын
Dadka in loo sheega mawa mudna waayo waa dad qaangaara o diina kudhashay kuna dhaqma kuna barbaaray qof somaaliyeed aan ogeen malahan hadii jid ladhisto ine tahay danbi ween marka danbi ku socdaa laga xaaqay o maahe dhib kale majiro ha,uduceeyan danuubtii horane toobad keenan
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
War sifiican haloo xaaqo kuwaan mooryaanta ah jidhooyooyin wadada dhigtay guri kadhistay guri walba jidka soogalay cagaf cagafta halagu xaaqo qashinka wadooyinkii bey guryo kadhisteyn subxaanallah
@naima8678
@naima8678 Жыл бұрын
Wax lee maxay dumisaa dowlada wax ma dhisto wadayinka waa burbursan yahiin modad kilyo xanunu
@lastman2459
@lastman2459 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@AhmedMohamed-lo3lh
@AhmedMohamed-lo3lh Жыл бұрын
aaway digniintii lasiiyay dadga hantitooda laburburiyay, aaway doodihii dhaxmary maamulka degmada hodan iyo shacabka leh guryaha. dawladu waxay rabtaa in aduunka ukusheekeeso ineetahay dawlad shacab laakin shacabka waxay u istictmaasha sharciyadii dawladaha military-ka
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Жыл бұрын
Dadka in loo sheega mawa mudna waayo waa dad qaangaara o diina kudhashay kuna dhaqma kuna barbaaray qof somaaliyeed aan ogeen malahan hadii jid ladhisto ine tahay danbi ween marka danbi ku socdaa laga xaaqay o maahe dhib kale majiro ha,uduceeyan danuubtii horane toobad keenan
@asliabshir3770
@asliabshir3770 Жыл бұрын
Huriwaa halatago wadoyinka xiran bix
@khadarabdi-sh8tb
@khadarabdi-sh8tb Жыл бұрын
Caqli xumaa intuu cagaf galinayo miyuu furfuro!!!
Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 1-aad | Degmada Hodan.
14:42
Somali National Television
Рет қаралды 25 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Viral Video of a Man's Crazy Job Interview
16:02
Darryl Vega TV
Рет қаралды 1,3 МЛН
11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.
23:57