Gabdhaha somaaliyeed ee sawirka dhiigyacabka soo saaranaya waa un ,fuse iyo like raadis ,hunguri baa la galay
@KawsarCraxmaan-dv9rm2 күн бұрын
Waa dad masiibo ku habsatay wax kasoo qaad male hadalada is daba maray wyo way ar ga gaxsan yihiin soomali odhanbaa ar GA gaxday iyagoo la dhashaynaa wax kasoo qqad male wxn alle uwaydinaynaa inuu ubooga dhayo qalbigana u qabojiyo dalimiintana umada ka dhax qabto
@samiamohamoud75722 күн бұрын
Gabdhaha sooomaalida ma matasho naag ciyaalasuuqa oo nin bahal ah buunbuuninaysa idinka laftiina maaha inad soo qaadatan oo noocaas naguso dhistaan
Qofka wiil ama gabadh kii doonabana ha ahaadee qofkii dembi ama faajirnimo sameeya qofkii sawirkiisa saarta waa denbi aakhiro Iyo adduunba ayaad qur,aan ah ayaa sheegayaa qofkii Muslim ah oo jeclaada dadka muslimiinta ah inay Ku faafto fawaaxiish ama xumaan oo ah wixii aan allaah raali aan ka ahayn wuxuu allaah U ballanqaaday naartiisa markaa qof Somali ah oo sidaa sameeya waa qof xanuunsan ama maaha soomaali ee waa dad kale oo soomaali ISKA dhigay ama waa gaal kufri isqarinaaya ama waa qof xanuunsan
@dekaahmed30652 күн бұрын
You are right they need to be cancelled as they’re sympathising with a criminal
@bongasasa38952 күн бұрын
Gabdhaha love qamarjiyasha! It’s a big riddle! Yaab anakaa aragnay
@habiibafaarah2 күн бұрын
Gabadha uu leyahey waa ina abtidy kama duubin haashim waa codka ay ledahey hooyo waan tahriibey wxey ledahey abaayo hooyo usheg ema ahn tan hashimla hadleysa
@Imanx6022 күн бұрын
Dna lafaha dhuuxiisa baa laga helaa iyo dhacaan ayu nooc ah. Dhiiga kaliya ma ahan.
@ashaibra26862 күн бұрын
Wallo abiga waxan layabanahay gabdhaha unbad kuwaregeysaneysabe wiilki kale gabdhiha kahoreyay ee mcaga aha malaweydiyay gaashimkan lashegaya
@sumadqaran2 күн бұрын
Idinka xitaa maanta Warkiina waa views wax cusub maydan sheegin. Deeqa ninka inuu dilaa yahay oo la raadinayo iyadooo og beey raacday. Sababtoo ah qof kenya joogo iska daayee aduunka dhan baa laga ogaa ninkaa sawirkiisa iyo magaciisaba sidee ku ogaan weeyday iyada?? Bohol khayaano ha qodin hadaad qodana ha dheereeyn ku dhici doontaana ma ogidee
@MiskiXirsi-x5o2 күн бұрын
Ma gabar caafimad qabta hashim swrkisa so qaadatay Amay walaashiii tahy o walalked inta ku difaaacesa
@sulubali83092 күн бұрын
Way xanuusan yhiin😊
@hodanc62552 күн бұрын
Waxay u egtahay shabakad ka bacyacmushtara xubnaha dadka dabcan talsile iyo dakhtar way u bahan yihin
@AmiiraQadanamiira12 күн бұрын
Su aashan rabo inan ogaano ninkan haashim dadka maxuu u dilay sababta kaliftay inuu dilo ma jirka dadkuu ka ganacsadaa mise dhiiga dadka ayuu cabaaa please video ka soosameeya gabadha hilibkeeda uu karsaday la faheeda waanba aragnee helibkeedii xaguu geeeyay macluumad ma laga hayaa
@JallaAbdi2 күн бұрын
Naaga han Somalia ayaga meel kasta socdaa naagaha aduunka ugu lee ta waya .Wana dad aad u aqli haaban
@dhurwaalechannel61372 күн бұрын
Dharku haduu dhiig leeyahay waa laheli dna
@NomadDr-c2q2 күн бұрын
Waajaahin Nono iyo Samir xumo😢😢
@cureji78772 күн бұрын
Waa naago aqli yar
@hawomohamed5072 күн бұрын
Aniga waxay ila tahay familka Deeqa oo dhan xogteeda lama socon. Deeqa xiriir waa kala dhaxeeyay ninkaan waxaana cadayn u ah ina abtideed siday u waydiisay meesha ay ku danbeysay Deeqa. Waa looga digay ninkaan halis inuu yahay, siduu ahaa xaalkeeda Allahu Aclam, jaceyl maa hayay, masixraday, laakiin aniga halis iguma aha waa tay tiri sida xogta nagu soo gaartay waa tayna u adeegaysay. Waxaa kaloo muhiim ahyd sida Alle u dareensiyay ina abtideed dhagartiisa waayo inuu shirqoolo iyadana ayuu rabay kana taqaluso madaama xogta dhabta ah ay ogayd.
Somalida tiktoga ku jirta somali inteedii walayd waaye marka damiir lawayaal waye in umada laga qabto waye inta Ayaan inta fiyoow naga halayn mida kale qofka dhibateya qofkale adna waa ku dhibatayn yaan marka namsi lacabaarsan walalyaal ilahay samir iyo imaan hakaiiyo walalihii falkaas xun dadkodii loogaystay wan la danqanayna ayagan ha u naxariisto dadkii falakas gaystayna cadalada waa inlamarsiiya kenya shaqo wacanba wadan🖐️🖐️🖐️🖐️💜
@MinaAbdullahi-z7q2 күн бұрын
War cusub lenosodaye warkile yan lakusocelcelin
@feisaljafar2 күн бұрын
Soomali hadaa nahay waan dhaga adhagne waxaan ku dhiirigalinaaya gabdhaha soomaliyed ineey ka dhigtoonadhan kulamadha eey raga la kulmaayan ayagoo ogen inuu qof dhaacad aheen😢😢
Wa naago fadara ah nagaha nimanka xun isku soo dhajiye dad baa mooda veiws bas hada hadii lasoo saro ninkaas naago an dideenin aya jira
@xubimaxamuud81532 күн бұрын
Xarir wa jira sida muqato why say ugu adegtay ba u eg sida muqato ama qar kamada qarabadu shegen
@zainstalent78872 күн бұрын
Wiilka wllkeeda wax muu qarinayaa wuuba inkirayaa inay xariir ka dhaxeyey deeqa iyo danbiilaha
@Edebsan2022Sidii-hooyaded2 күн бұрын
Waxaa haboon reerka ee kaladhalatay Deeqa allaha haunaxariiste inee wareeysida badan ee bixinayaan iska daayaan ee baaritaanka ka hordhicin qalbiga allaha hauqabojiyo intii dadkoodi uu dhiibaateeye sorry😢😢
Sow tii la yidhi deeqaaba u kala turjumaanta labadooda
@AadanmaxamadCusmaan-y8n2 күн бұрын
kkkkkkk deeqaay daba wanaageey, dadka taaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan ka doortaaaaaaaaaaay,kuma deeeeeeyn karaaaaaaaayeeeeee🕸️🤏🐒🤪
@mohamedfarahnoorshide5152 күн бұрын
Subxa Allah maxaa kaa qaldan qof la jarjaray baa laga hadlayaa adna wax aan munasab aheyn ka hadleysaa
@AadanmaxamadCusmaan-y8n2 күн бұрын
Adi maxaa noogu meereesanoosaanekkkkkkk
@samsammohamoud37242 күн бұрын
Reerku siday ku ogaan karaan in ay xidhiidh Ama shukaansi cidi ma ogaan karto 100 nin bay gabdhuhu shukaansadaane
@aminafarah36762 күн бұрын
Ameee noo so daaayaaan hashim cabsi dareemoyaa ani 🥺🥺🥺😭😭😭
@hyy6102 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@jamalyusuf98572 күн бұрын
Gabdaxa somalithaa waa shubaa
@lowridermarine2 күн бұрын
Aabo iyo walaal sidey ku ogaanayan gabar tooda ninka shukan sanaya. Dhaqan somali maahan. Gabarta walaashed wey ogani karta. Abaha iyo walaanka marki reerka loo imaan raba aya loo sheega.
@shushuprince91492 күн бұрын
Correct
@Imanx6022 күн бұрын
Somalia should stick to their deen. Diinta islaamka abaha iyo walaalkaa hor ogaada..
@lowridermarine2 күн бұрын
@@Imanx602 deenta beenta kada
@hodanc62552 күн бұрын
Away ti lalaha lacag madaxfurasho ba laga qatay
@lowridermarine2 күн бұрын
Waa gabar kale
@HalyeeyGA2 күн бұрын
Very very good question.
@Shamsamahamed-k6q2 күн бұрын
Somali mel walba ay adunka ka joogaan waa dad inkaaran xasbunalah wlh wax wax dilo wax ku tageerayo ku faanayo qofka dadka dilaayo
@barlinabdi95792 күн бұрын
Asc sababtu waa gabdhaha ayagaa cadaw isku ah
@qaaliyusra75412 күн бұрын
Deeqo haashim oo dambiilaa oo la raadinayo ayay saacidaysay ayadoo og oo uadeegaysay oo meeshuu ku dhuumanayay ugu tagtay xaqii gabadhihii kahoyay ayaa qabtay illaahay waalidkii dhalay samir hasiiyo
@khadrahassan81402 күн бұрын
Yaan laga hor dhicin jawaabta dawlada da igu waa danbi Ayaa dhisha lahaa waayo
Gabadha wa mayti haorta,in waxlaga sheegana ma fican,reerka deeqa waxbarashay udirin somalina hablahoda de ragayshukansadan ma oga waxay wax ogadanba wa gabadha nasiya siday marka ku ogan kara
@ragehussein1242 күн бұрын
Ninkan dad qalatada ah ee hashim inuu deeqa dilay waa cadahay shaki yar xataa kuma jiro
@waliyocadga99852 күн бұрын
Lkiin sxb Gabdha Abaheed ayaa ankee sheegey in wax laga soo doontey aysan jirin, maka ingabadhaan la soo doney waad ku celcelisey xageed ka keentey
Wadamiir la can arintasi ninka warabaha ah eedadka cunaya ayayuraka geesi
@khalifgedi74952 күн бұрын
Kiiskan kahoor channel kan majireeey
@sahra62792 күн бұрын
Haa
@ashaoali80202 күн бұрын
Jahli dartiis ayeey usaartaan baster murder.
@Cabdiwaliaqaye2 күн бұрын
nagaha hashim sawirkisa saranaya waa kuwo xanusan
@MohamedDahir-hj2oq2 күн бұрын
Waaa eynimo iyo dulmi ay fafinayan.ayanka kudugot aya mahakamat lasotagi laaxha gabdahas muqalki hashim oo dilah aah inay status so saartan. Waayo af ingrizka daaka waa layira accomplices,they are accomplices to the serial killer they should be arrested also.
@املمحمدالهاشمىالهاشمى2 күн бұрын
Dee nagahano wa iso wada cadow wax walba oo xauman ah nag somaliyeed wa ka kow xitaa taan deeqada ee ninko jarjaray way lag ogayd ee hadana waxy uu haysta Ina iyado tahy qof qali ka ah agtisa Lakin waxy ka dhaxashy in uu cuno maraka naag somaliyeed waxaba ka sii ah
@AktaloonFarid2 күн бұрын
Waa qabiilnimo ayay ka tahay taasi
@abdiazizchannelofficial30382 күн бұрын
Hhhhh ila hada waxba kama fahmin waxan labo nin oo shekaysanayso cml baan fahmay
@sumeyaa8902 күн бұрын
Waxba Madonnan walaka warkisa wasax
@Rahmah-MercyКүн бұрын
Lamadaan kenya maku cusub yihiin horta lol Kenya oo ah guriga corruption ay sida dalalka west nooga dhigayaan.Kenyan xitaa police aa dadka dhaco,dilo.😅😅😅😅😅😅
@nalababy38252 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@samsammohamoud37242 күн бұрын
Haashim waa Axmaq marnaba waa geesi ma odhan karno
@haweeyaumalaskar30622 күн бұрын
Warabe dadka u ah waaye kan gabadhana wey la shaqynasey saan maqlay
@Rahmah-MercyКүн бұрын
qofka swaihliga iyo englishka qoro ma somali sujuwaa lol war geberta ethiopia ay ka timid sida weriyaha jaako gaduudka..Suju waa Somali Kenyan oo micnaheedu yahay Somalida NFD not qaxootis.
I think the girl was hiding the affair from the family
@muhiimabarre19572 күн бұрын
A lot of women loved criminals. An expert has explained why some women are attracted to murderers like Jeffrey Dahmer, Ted Bundy, and Chris Watts despite their horrific, violent crimes. Dr Sohom Das, 44, is a forensic psychiatrist based in London. In a recent video, he addressed why some women are drawn to men who commit the most violent crimes, putting forward several explanations - from childhood trauma to a condition called hybristophilia. To me, the Hashim case is extremely shocking, because these pure, kind-hearted women managed to look past the cannibalism...the sex offending, the dismembering, they even know how killed a 12-year-old girl and still they are still making videos about him. Naagaha way bukaan.
@NasriinMahamett2 күн бұрын
Bello ku dhifsatay haashin ku sheegow
@xubimaxamuud81532 күн бұрын
Naga dhahaya ani gursan malaga wado iyo shalayto sa danbaa
@Sahra-qe8gb2 күн бұрын
That’s not makes sense wherever the deer died or he killed the killer man it’s not makes sense is how to end which between killer and the deco I don’t I don’t know that one but it’s not makes sense but it makes sense. He cute. Maybe she knows that she like it or she not see his woman before days ago when she’s not herself because she got killer she got her home home she called. I don’t know what’s going on that one brother and father don’t know when business with him, but I think he understand that he don’t know and the father I think that makes sense.