diintu ma ogola in nin aan ku qabin aad kaligaa guri u raacdo ama gaari la raacdo waa inaad dad familka ah kula socdaan shaydaan kaan oo kale ayeey xijaab kaaga noqonaysaa
Nacam ilaahay ayaa og waxa inoo fiican sidaa darteed wuxuu inoo sameeyay muxram waxan ka naxsanahay in ay geeriyootay iyadoo lajoogtay nin aan loo banayn ilaahay ha u dambi dhaafo intii muslim ah ee dhimaytay inagana ha inoo naxariisto
@HindaAbdulle-fl2jj2 сағат бұрын
Subxsdnalaah quraac Baan cunayoow waan wiswisay markaad ku sii dartayo in uu kariyay inantiiba wax lagu sifeeyo walaahi garan maayo waa afkiibaa juuqda gabay
@inasayidabdule22512 сағат бұрын
@@rahmaabdullahi9786ALLAHU AKBAR ❤SCW❤️
@RoodaAadan-iv9yt4 сағат бұрын
Subxaanallah ninkan waa dad qal dad hore ku badbaaday.ilaahey daaliminta dadka hakasoo qabto aamiin.
@munamahmud43645 сағат бұрын
Ya Rabbi protect us from this evil humans and jinns. This i sad Wallah
@UmuMushii443 сағат бұрын
Balaya kujeclaatay yaaaaaahuuuuu allow naga qabo
@Faisa-f8cСағат бұрын
Waxaan Odhan karaa, ninkaasi waa nin waalan lama Odhan karo waa qof caadi ah, Subxanalla,
Walee ma seexan anigoo xamar joogo ilaahey hanaga bad baadiyo sharka dadka noocaan ah gabdhahana waxa kula talin laha gabdhaha tagaasida raacayo inee kaligood raacin ineesana raacin qof kaligiis oo ajnabi kala yihin 😢
@HamdiWarsame-c4i5 сағат бұрын
Haashin ilmaha hooyadii dhashay ayaa gabadha edo inaa adeer uah ax wallahi waa xanun kale ana aqan famliga inkar qabaha
@SagalMohaned4 сағат бұрын
Musiibo.alaaha ku rido walaaleey waxaan layaabay nin soomaali ah owaxaan ku dha1maaya amuu yahay wacal udhalay nin axmaar ah o reerka loogu magacdaraayo amey iska soo korsafeen
@AbdulkadirBookh-j3v5 сағат бұрын
Lafaha DNA waalaga ogaan karaa xitaa waqtiga la dilay xitaa
@Qaraaxaysi256 сағат бұрын
Ninkaas gabadhi hore waxaa lasheegay inay ahayd fariid aqli badan islamarkaana herahodu iskudareen waxn isleyahay waxay eeday oo udhimatay inay wax ka ogaatay arimaha asaga iyo hooyadii hada gabadhana waxan isleyahay madama ay qol asagoo kujira u adeegaysay kadib markay dhimatay hoyo waris iyo gabdhahedi Allaha unaxariste sidokale telephone yasheda u isticmalayay wuxu arkay inay tahay gabar fariid ah sidokale fahantay shaxdiisa waxn isleyhy siro badan ooy kahaysay bay eeday oo uu udilay ayadana wuxuna ukarkariyay herkina inaysan oganin oo is dhahan way idin tahribtay gabadhini asaguna uu badbaado oo wax cadayn ah lagu helin lkn midbaa ka hoos baxday ninkas dhiiga islaamku ma qarsoomo intii doonta hakaso wareegtee wuukaasoo bixi dhiig islaam illaahay namagaliyo😢
@AyanIgal-h3f4 сағат бұрын
subxaanalaah waa nin waalan subxaanallaaah
@dahirdayib75583 сағат бұрын
Indha adka, dhib isagay u danbeesaa.
@sabriincadey25223 сағат бұрын
Gabadhu sideey nin ajanibi ka ah guri ula gashay soo yaab maahan
@sahra62796 сағат бұрын
Calaamo laga muuji argagsx ban ka qaaday itoobiya ayuu waxan ku samayn jiray malaa dad cunka
@YuuzufDiiriye5 сағат бұрын
Waaxay waxani😅😂
@FarhanAyub-v1s4 сағат бұрын
Somalida godkoda ayuu biyo ofuso Galen wayo waxaan noqonay dad cun qof na Amini dona malaha
Waaba sidaas waa mashruuc balaadgan xubnaha bini aadamka kashawaysanjihiray
@ubahhussein73822 сағат бұрын
Subhanallah
@HamiGul-s2q5 сағат бұрын
Horta ma lahuba ninkan inu somali yahay tolow ma is bitalu ku dhashay hadu isbital kudhashay show mamada wa lo bedelay e show somali mahan war dna. Halaga asga iyo hoyadis bal inay isku
Gabadha Dambe ! Ma kadamabysey 3 dii gabdhood ? Mise waa kahor? Yaab !!!
@ayaanaxmed44756 сағат бұрын
Waka danbeysay
@GelleWarsameSabriye4 сағат бұрын
Ninkaani waa dad cun ama dhiigga ayuu ....miyaa?
@amrano13026 сағат бұрын
ilkaheeda haga baaro dna halaga abbro
@InaHabibaСағат бұрын
Ilahda waxan fahmi layaha dabaq daan ladaganyahay sidi u surta gasha inu bananka geyo lafaha hos watchmen aya joga
@awenoolays65405 сағат бұрын
Taasi waxay ku tusaysaa in "body parts-keedii ay kala baxeen.
@ramadankareem31194 сағат бұрын
Subxaana laah balse ani waxey ila thy in ninkaan dadkale kula jiraan waayo lacagaha faraha badan laa usoo diraayey teeda kale haduu ka ganacsanaayey jira bani aadamkaa waxaa ku jiri karaa takhaatiir dad ajnabi ah oo loo suuqgeeyo waayo haduu isaga jiran yhy waa la dareemi lahaa balse alaha kashifo laakiin arimahaan caalamka wey ka dhacaan kenyana waa dawlad afrikaana waxaa ka cabsanaa in si kale isku badasho
@rahmaabdullahi97863 сағат бұрын
Tasa sax wayo sacudiga xita waxa ka dhacay wil 17jir 19jir walalo ah oo layay familkoda 4qof ah abahod hooyadod 3ladhalaty marku dowladu barty waxa la arkay ab media kujiren oo ayey dawan jiren zinada faafinaya dadka walalha isla dhashay wa idku galmon karan marka waxba ku hoosdugan
@mrsocotraisland19396 сағат бұрын
ninkaan ogaadeenka ee reer baadiyaha ah aqoon uu ku garto in haduu hilibka karkarsho DNA da qofku dhinayso ma garan karee dad wax bartaa la shaqeynaysey kiiska si fiican haloo baaro
@salmah30624 сағат бұрын
Ninku ogaden ma ahn wll e wa qabil kle lkn Abdallaha bey la dagan weyna shegtan
@rahmaabdullahi97863 сағат бұрын
Wa ayo marka sheegatku
@hyy6106 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedYusuf-u3o2 сағат бұрын
Waxaa macquul ah inuu hilibka dadka cuno ninkaan
@Mariamdegan-mn1ts3 сағат бұрын
Sumxanllah Sumxanllah
@abdulkadirmaalim8754 сағат бұрын
Soomaali ha barato maan kana ha ku heeyso cadawga sukeeye iyo shisheeye ma kala laha qofkii ku shir qolo ama dila walaal kaa adiga nool waa cadaw gaaga waxba yaan qabiil iyo xigto leesku haleeyn dad xun beey leeyihiin qabiil kasta balse qolo walba waa qarineey saa uga dig ahel kaaga inmahaada hadayicin masuuliya daada abeeso ha u qarinin biniaadamka hadaad Muslim tahay dad yoowga kale ee aduunka ku nool ma aqba laayaan waxash nimadaas ama dugaaga ineey wesha daan soomaali kaliya ayaa lagu yaqaan ineey bahal barbaariso horaa looyiri ninkii bahal nool barbaari yoow ama baxsay ama boqno gooy waasidii uu yiri reeysal wasaare xamsa bare sidii biniaadamka ha loo noolaado dugaag yaan la naqanin dugaagna yaan la weheshanin been maaha waa run
@dayiboahmed75114 сағат бұрын
dowlada Kenya waxa fican inay hada dil togashada hashim ay kubiaban waxasokale dadka laguna sidayo DNA disana inu waraba dadow dadka kuxjira yahay halabadho ayan dhihilahaa
@faizthabet21715 сағат бұрын
Halka muqaal baad marba si nogushegeysa
@dhashisheekhisaxaq95142 сағат бұрын
Bisinka somali is dilki is cunbay ku darsatay🤔
@BintoAli-v6g3 сағат бұрын
Ayadu nand Layay oy ogtahay maxaraciyaya
@Cabdifitaaxsagaar2 сағат бұрын
War waxan wariye mahan intaan dhageysanayay wax warbixin idingama fahmin mala awaal lee noga shegeysay ee naga amus balayo kula beenbadnaday
@maanraactv2 сағат бұрын
Mahadsanid
@cabdirashiid68215 сағат бұрын
Adiga laxanka Lee sobadlee waa see
@hamdiismaciil70135 сағат бұрын
Wax laqarabo tahaya walaliaha o bah kale aha hoyadi dhashaya aye deqa Ilam adee yihina
@FarhanAyub-v1s4 сағат бұрын
Sxb ninkan side uu gubay biyo miyu ku garkariyey mise Wu salolay