iidle yare sxp ruux qalbi wanaagsan ayaa tahay masha alah as asxaabta kale buufle abahaa salaan sare
@birqayeofficialmedia37925 жыл бұрын
Nabi mohamed intii jecel ii sara subscribe
@saadaqking76605 жыл бұрын
Iidle yare Waa fanan Naxariis Badan oo Xushmad Badan Keep going
@hamdaabdule715 жыл бұрын
Intan KZbin arkayay wa kan ugu fican e masakiinta logu gar garo mansan danbigina alla dhafo Allah ha idinku abal mariyo fardowzo walslahey alla idin cfiyo 😍😍😍
Abahaa wa khayr jecel yahay hamigiisa aduun maha team Maansan shaqo tii u fiicneyt ee bisham hayan masha allaah.
@kingaraash45855 жыл бұрын
Alle caafimad dagdaga ha siyo fadlan uduceya lacagi wax matarayso allah aya ka dulqadi kara wlhy wa imtixan somalay dhibtada dadkena haysata kuwa dawlada naga burburiyay aya akhiro lagala xisabtamaya dawladu dadka way ilaalisa alow dawlada dadka dayacan wax qabata nasii ya rabi
illahow ugargar umada muslimiinta io inamadaa dar illaahay ugu shaqaynaya😭😭😭😭😭😭
@arjiin97805 жыл бұрын
Idle Masha alh wlhi wa deqsi keep going
@samiiraabdirahman70675 жыл бұрын
iidle yare iyo inti dadashay allha ajarkina idinka siyo
@queenfaadumo42625 жыл бұрын
iidle yare ilahay haku xafido masha allah
@hodannish98155 жыл бұрын
inta naxariis badan like dhab iku isii
@kadramohamud13185 жыл бұрын
Walaaleheey,, Allaah ha idinka aqbalo wanaaga aad usameyneysiin walaalaha dhiban. Jannatul firdowz na ha idingeeyo,
@hawasanneyne80155 жыл бұрын
Masha'allah allaha idin xafido
@afnaanabdul985 жыл бұрын
m.a illah janadul fardowso ha idin kugu badalo abaha iyo buufle iyo iidle sida umada u cawinesiin
@somedigitalinc92655 жыл бұрын
Ku sooo dhawooow inagu sooo biir subscribe i nooo saaara
@aminomaxamed48175 жыл бұрын
Alla ilaahayow umadaada unaxariso Alla umada wey dhibantahy allow umadaada waxbo umawyin ax allow nimcada nasiisay umadasna kabahanthy hanagu cadabin😭
@omarhassan85295 жыл бұрын
Inta reer kaaraan ah like ta I Saar
@sahrocali49955 жыл бұрын
Masha Allah abowe iidle
@atovic17335 жыл бұрын
Wow shaqo qerleh iidle yare abaha aba kacadee se camal abaha wu iskucaday doron Turkish miya big bro kahadal #wasafi my atovic foam Nairobi big boyz 1love wazeya
@worldsportsvhd69465 жыл бұрын
Gabadhaas inay indhaha lofiiqi karo maa weydiisan dhaqaatiirta insha allah hadeybo Tahay xaafidul Qur'aan alle ha ufududeeyo
@caliamerica7875 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha idiin la garab galo hawl adag baa Umada u haysaan ilaahay waxaan idiin kaaga barayayaa abahaa iyo buufle iyo iidle inuu wax dhiba ilaahay idiinka xijaabo muraadkiina allow idiin sahal haka caajisina halkaa kawada hawsha ilaahay baa idiin la jira💯🙏👌👍👍
@abraaryusuf2535 жыл бұрын
Alle cfmaaad tama hasiiyo walalaheeen dhamantoood
@qaalimohamed2535 жыл бұрын
Yaa rabi illahaw cafimaad taam ah adaa awood leh
@muriidiman5 жыл бұрын
Fanan kaste mrko imado showgisa lo qabsn jiry wo yaaci jiry, Lkn IIDLE waa hormarsaty sxb ee Badal qeyr qaba in sha ALLAH, wan ku faraxsanhy🙏
@amranbeauty62435 жыл бұрын
Lik hadii aan sari karo kun mar waan saari lahaa abahaa buufle iidle allaha idinka xarooya cadabta wllayal
Ilahay ha idiin fududeeyo iidle, Aabaha iyo puffle
@hamdisalad99085 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xifdiyo walalaha dhamaan tooda meel kasto 💓💓💓💓💕💕💕💔💔
@naciimoapdirizck61375 жыл бұрын
Allah hacaafiyo dhamaan inta xanuusanaysa Allah dhibka haka saaro mansan Allah hormarkiina hadiin fuduudeeyo how Mar wacan guuuuul layta melkastad jogtan👍👍💖💖
@abdinasir35515 жыл бұрын
Allaha caafiyo inta xanunsan inta cafimad qabtane allaha u desto adinkane allaha ajir idinka siiyo masha Allah dad wanag san ayaa tihiin
@munaabdirahmanfiidow56505 жыл бұрын
masha allah ajar iyo xasanad allah idiin ka siiyo
@umamuzamilcooking38665 жыл бұрын
Subscribe igu caawi plz
@rukiaabubakar11335 жыл бұрын
Masha alaah hore usoco
@safiyomuhidiin79915 жыл бұрын
Allaha uso celiyo aragoda amiin yarabi
@abdifatahmuhumed71025 жыл бұрын
Amin ya rabi
@yuusufhashi3355 жыл бұрын
Ilaahey ha cafiiyo intii xanuusan inshallah yarbii ramadanka barakadiisa
Alle swt wuxuu u naxriistaa inta naxariisata alle ha u naxariisto iidle yare allana ha so hanuuniyo towbad ha seeyo intoo san dhiman
@xayadibraahim24015 жыл бұрын
Idle ilaahy haka jasa isiiyo ilaaha karan siya mahadale inta haysate en waxba bixi nayna allha karan siiyo wllhi wan qiiroday
@fahansanpro.83225 жыл бұрын
Shar iyo sheydaan ILAAHEY ha idinka Qabto.
@bakarcali1015 жыл бұрын
MAAN FURAN iii
@bulshodoonmedia7265 жыл бұрын
MAAN FURAN 0
@najiibalpha94095 жыл бұрын
Wlh wan oyay ilahow caafi 😔
@nimcoabdikarimomarnimcooma7895 жыл бұрын
alle caafimaad sareecana hasiyo hablo masaakiin ah😭😭waa bil ramadaan alle howsooceliyo aragooda iyo caafimdkooda
@bishaaro215 жыл бұрын
Allahu Akbar alhamdulillah Cala nicmatul Cafimad Ya Allah umadan Waayin caafimad ee anaka nalaka rabaa in ku waana qaadano Allah caafiyo Kuli Jannah Al Firdaws Allah na geeyo
@aminmunye8575 жыл бұрын
Masha'Allaah Ajar iyo xasanaad Allaha niga siiyo Qof salaad utagan oo geeriyodo waa la arkay qof sooman sidoo kale waxaan la arkin qof sadaqo bixinooyo oo markas dhinta Sadaqa Allaha nagu furto
@mnuur22515 жыл бұрын
Guuuul layiista
@istahilali70655 жыл бұрын
Walahi adban idinkugu duceeyey allah ajar hainka siiyo
@abdicasiis25105 жыл бұрын
Ducada igu dar aniguna
@nasroahmed76025 жыл бұрын
Masha allha
@abdimuse79115 жыл бұрын
Kugu sadeystay Ha Dhihin Boqol Doolar kuu Hadiyeeyey dheh, Walaalaha wax Weey isku hadiyeeyaan Ee Iskuma Sadaqaystaan.. Hadalka Qurxiya Oo Qalbiyada walaalaha Dhibaataysan Dhowra insha allaah
@cawilcabdullahi56045 жыл бұрын
Mansha allh ajir iyo xasnad allh idin kasiyo
@Mohamed-rk6wg5 жыл бұрын
Please waxaan kaa codsanaa in aad si caadi ah u hadasho marka aad arinka noocan oo kale aad ku jirto bro please waa iga talo
@abdinasiralifarah65265 жыл бұрын
Bro Abahaa hadalkiisa ayaa sidaan ah ee iska dhig dhig ma ahan
Masha Allah Horay u Socda Walaalaheyga Ajir Baa Shaqeysateeen
@mukhtarhajjihassan31785 жыл бұрын
Allaha idinka ajar siiyo maansan
@wayelkajaqafsada74015 жыл бұрын
Saqada in la qariyaa wanaagsan Sida xaadiista Rasuulka ku soo aroorty
@nafisonaftauroon5 жыл бұрын
Sax wll
@wayelkajaqafsada74015 жыл бұрын
@@nafisonaftauroon abaayo wlhi inta Badan dadkeenu ma fahansana sadaqada ama Hdan magaciisa ka sheegin in uu wx bixiyey mamoodaayo ,,,mrka wxaa ficn sida malinta aakhiro ee la qaawan yhy Say kuu an facdo in aad qariso Baarakallaah
@paulpogba93095 жыл бұрын
@@wayelkajaqafsada7401 waa saxan tahay. Balse dadka wax sidaqeesanaayo waxay ku qan caayaan in ay arkaan wixii ay sida da qeesteen. Mida kale dadkaan waxaa laga yaaba in dad qalbi wanaagsan videogaan daawadaan kadib na ay wax u qabtaan. Ha u arkin in istustus nimo wax loo sidaqeesanooyo🙌🙌
@wayelkajaqafsada74015 жыл бұрын
@@paulpogba9309 Ugaas marka si loo eego waa saxan thy zxb oo waayo dad badan oo aan ku baraarugsanayn baa ku Baraarugaayo ,,Dadka qaarna wxy is dhahaaan halagaa sheego sida ku Cad xadiisa Rasuulka Scw ارآی الناس mrka zzb waa zxb thy bkse wxn qabaa anni ahaan Diinta ilaahyna noo soo dajiyey qabtaaa In qofka Saqada marka labixinaayo aysan ogaa Gacntaada bidix iska daa in uu qof kke ku ogaadeee mrka taas ayaa ajar Badan Ugaas wxn filaa in aad ifahanty
@AbdirizakHAdan5 жыл бұрын
Lkn mararka Qaar waa dhiiri galin haddaan la sheegi laheyn Abahaa yaa lacag usoo diri lahaa. Dabcan ha la isku wado dheh. سريا و جهريا .
@husseinabshir13955 жыл бұрын
ilahow caafi musliminta dhamantoda
@kleinemannetje76695 жыл бұрын
Alaha ajar ha idin ka siiyo
@naimamaxamud45625 жыл бұрын
Masha allah ajar allaha niiga siiyo like isaara
@sunta12945 жыл бұрын
masha allaah reer maansan ajir raadsatan ilaahey ha idin jiro waxaan aad ugu xumahey dhaqatiir somaliya joogto oo dadkan waxbo uqaban karin ilaahey wax qaban karo sidii gabdha isha bahalka ka cuney iyo sidii gabadha wadnaha duleley camel hadane waxaan maqla dhaqatiir ajnabi iyo kuwa somali oo intaas cudur wax ka qaban karin ma aamisani iney yahiin dhaqatiir cilmi leh ilaahey yaqan waa kuwa arkey iney somaliya sharci iyo shahado qofka lagu qiimeeyo aqoontiisa jirto marka iska ilaaliya dhaqatiir maahan kuwa joogo gudaha somaliya ku haayo waxaan dibada lee lagu daawey kara dibada qalab yaalo casri eh sida gabdha wadnaha duleelo waxey ubahan tahey qaliin yar lagu xiro wadnha meesha ka duleelo laysku xiro. waan usoo duceynena inuu ilaahey umada somaliyeed dhibka haayo ka qaado
@yasminali745 жыл бұрын
Ilaahow u gargaar😭😭😭
@dahirduale37535 жыл бұрын
Maansha Allah ilaahey ha idin barakeeyo umadana dhibka ilaahey haka qaado Amiin
@zunduzdiamond61945 жыл бұрын
Mnsha allh ilhay wx khyr qba ha idnka ku badlo muraadkiinana allh sahlo
@jhussain15075 жыл бұрын
Masha Allah illahay ha ubarakeeyo masakiinta waxa lasinooya dadka sodhiibay iyo dadka geeynayo qeer allaha siiyo KZbin kane allaha u barakeeyo
@Wanagboys5 жыл бұрын
Idle yare net worth 80,000 dollars ayaa lagu qiyaasayaa waa fananka kali igu badan xaga dhaqalaha
@Qalbiholcay6925 жыл бұрын
Allow Waaku baryayaa Umadeena una xariiso, waxkasta waa qadar.😭😭
@MGuhaad5 жыл бұрын
Allaha naga dhigo kuwa bishan loo danbi dhaafo "Ameen" Inaa saar subscribe
@Alberta-q4e5 жыл бұрын
Hore socda ale ajar ha idinka siyo dadka masakinta u naxaristey ale amurtoda ale haku fududeyo
@mariaaaden61405 жыл бұрын
Allaha caafiyo dhamaan dhibaatada Allaha ka qaado
@umamuzamilcooking38665 жыл бұрын
Subscribe igu caawi qali
@hanisoomalilandhanisoomali33765 жыл бұрын
Yaarabi yaaraxmaan cafimaad siii hablahan intii sadaqada siisyna ka abaal mari
@dahirdada47515 жыл бұрын
Alle hakucafiyo abyo adi iyo kuwakale xanunsan
@cabdallefaadilagencabdalle83495 жыл бұрын
Aamiin
@wiilkashidan4205 жыл бұрын
Ohh hooyoy aniga neh maxaa iga reebay 😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abduqaniabduqani87815 жыл бұрын
Abaha mesha ruwayad qosol ayu ka jilaya kaftan looguma talagin melahan o kale
@Abdisomali75 жыл бұрын
Ala iidle iska day mahayo heese pro iska daa dee ha ku dayin kolay waxabaa rabta inad ushegto asagaa ka soo horjeeda cml h h j