TUULADA UGU BIYAHA BADAN ‘SANAAG

  Рет қаралды 45,516

Maaweell

Maaweell

2 жыл бұрын

Пікірлер: 226
@maaweell
@maaweell 2 жыл бұрын
Fadlan Muuqaal kan Share Garee Walal Oo La wadaag Asxbtaada 🙏
@jadensmith3504
@jadensmith3504 2 жыл бұрын
Ok brother 👍
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
Ina LILLAAH Wa ina Ileyhi Raajicuun. walal hadii aadan ka Celin karin Xayawan ka maskiinka oo aadan ka wacyi gelin karin sidaas loo galayo fadlan ha soo duubin waa iga talo. Waa Calool Xumo!!!!
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 2 жыл бұрын
Shere gareeya aaa sida orgeyga loo galaayo waa naxariis daro. Wlhi yaa odeygaas ii geeyo aan qooraha Ka garaaceee.
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 2 жыл бұрын
@@abdirahmanmuseali9852 walaahi waa calool xumo tan. Naxariista ayaa Ka dhamaatey dadkaan.
@nuurabdirisaaq9791
@nuurabdirisaaq9791 2 жыл бұрын
Qarbad lama xambaaro ee rataa qabo lasaraa ayaan gabayo ku maqli jiray lkn maanta ayaad ta tustay zhp qli shukran
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
SANAAG .SOMALILAND Ceerigabo qalbeedkeeda ila burco barigeeda barbara barigeeda ila galbeedka sanaag rerka habar jeclo aya ilahay ku beeray .xeeeb banaan .bad Masha allah reer ka abtiyashay habarjeclo waa boqortooyo . Walee dal iyo dadba way haystaa Bal eeg xeebta barbara barigeedka ceel garde ilaa xiis shidadeeda ah
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 2 жыл бұрын
Subxanaallah war mey ariga sidaan ka dayaan haduu hadli karin cabaadka ka baaxaayo mey maqlaan miyaa wiilka youtuberka ah koley saan filaayo waa wiil magaalo ku dhashey waxna bartey Almiino xitaa ma xuu u waanin waayey oo allah ugu cabsada xoolah sidaan ka daaya u dhihi waayey hadey war ka yeelayaan Wiilka youtuberka waxaan talo u soo jeedinayaa inuu meshaas ku laabto ka waaniyo sida ay xoolaha ku sameeynayaan inuu culimo awdiinka kaashado ay ka waaniyaaan
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
Masha-ALLAH waa excellent idea oo aan kula qabo walal.
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 2 жыл бұрын
Walaal qali Masha Allah mesha waa qurubadan tahay. Walaal adigana waxa samesa into Allah raga ugu tala galay ino banesto baro. Inxaranta ka ahna Dado oo ha tusiin Dumarka yaah. Inta fahiib ka badan Dinta ka baro. Dinta waa Furaha Adunka iyo Aqiiroba. Allaha ku dhoro ama idiin dhoro dhaman. Khabyalada iyo Xasinimada Alllaha Somali ka Odo. Wada jiir kuwa u shaqesato Allaha naga dhiigo’ sida Cadawga Sokeeye iyo kan Sokeyaba iskaga qabana. Insha Allah Somali waa Hal
@ahmedabdulrahmaan2262
@ahmedabdulrahmaan2262 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 yaa Allaah neefka wuu cabaadaya wala haduu hadli karin qayladiisa ma fahmi kartaan miyaaa wll
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Waa xanuun iyo cuqubo weyn in xoolaha habkaas hore weli loo xiniinyo siibo (Dhufaano). Waxaa la heli karaa oo waqti xaadirkan tuulooyinka laga helaa dhakhaatiir xoolaad oo reer baadiye ah oo la tababaray CAHWs (Community Animal Health Workers) kuwaas oo qalab casri ah u adeegsan kara dhufaanista neefka lab (Castration).
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 Жыл бұрын
M.a dhulkeygi 💗😩. ilahaw wadanka dawlad u yeel bero badan iyo dhul abahy leeyahay inan si wada rabay
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 2 жыл бұрын
DHULKII SALDANDA WARSANGELI👑💪🇧🇸❤
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 жыл бұрын
Xaraam waaye xaywanka wax la yeelo naxriis daro neef cabadaya ku sii dhuufanaya wax سبحان الله
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 2 жыл бұрын
MASH,ALLHA SANAAG MAAKHIR SOMALIA DHULKII SALDANDA WARSANGELI🇧🇸💪👑
@axmedgure2933
@axmedgure2933 2 жыл бұрын
Sanaag is the past and the Futures of Somaliland
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Abdisamad maanta ana first ah xamar Cadey kaso Salamaya walalkey mcn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🙏
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Maweell legend keep going brother next level 👍🙏❤👍👍
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 2 жыл бұрын
Weriye waa ku salamay waad mahadsan tahay barnaajika nala wadaagtay from caynaba
@somalitravel99
@somalitravel99 2 жыл бұрын
Bro halmid baan kugu la talin lahaa plz kareeb videos aad soodubi Doontid wax yaabaha dadka Emotion ka kadilaaya sida orgacii imika la tumayoo kale.. thanks
@SAM22948
@SAM22948 2 жыл бұрын
Ha sxp xata wa laga xidhi kra
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
🤣🤣
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 2 жыл бұрын
Anigu waan is dhaafiyey intii la tumayey xataa yaraan taydii Maan jeclayn marka xoolaha la tumayo waan ka carari jirey
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 2 жыл бұрын
DHUL WARSANGELI🇧🇸❤💪👑
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
Habar jeclo
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Waan cabay biyaha iladeed waana biyi xareeda ka dhicin maansha alaah qurux dii sanaag dadkeeda gabay
@aabelp2539
@aabelp2539 2 жыл бұрын
Ugu dambayn Hoygaygii Baad Soo Duubtey Ku soco Saaxiib Reer iladood noo dhuuntay Baad tehee ♥️
@user-oy7mb4rc3b
@user-oy7mb4rc3b Жыл бұрын
mansha allah meeshu quruxbadan beertu mamodidi inay ku talo soomalilaan neefka maxayka garacayan subxanallah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Thanks sharing with us brother 🙏❤.
@shuutaayecadde6691
@shuutaayecadde6691 2 жыл бұрын
Wlhi wa dinbi ad u weyn in xaninyaha laga garaco oo darenka laga dilo orgayga aaax wlhi wa la xanunsaday ha laga dayo xolaha sidas lo galayo 😭😭😭😭😭😭
@CabdiraxmaanHarbeeye
@CabdiraxmaanHarbeeye 7 ай бұрын
Ilad Garood magaalada kaliya ee laga waraabiyo ilaaa bancade karamaan iyo celafwayin❤❤❤❤ maaweel guul Guul inaadeer
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Orgiga sida ka daaya wll,sida kle wa perfect.anaaba is mooday wlhi wa qalbi xanuun😫
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 2 жыл бұрын
@BiimaaLPrince its sad for animal rights, an invented piece of law, but in reality this is an ancient Cushitic Afroasiatic Somali nomadic pastoral culture, the orgi animal is being castrated to reduce uncontrolled breeding between his herd, as they do selective breeding, so this is purely out of the necessity for the optimum form of livestock nomadic pastoralism enterprise, they aren't doing it out of sadism or masochism, they're doing it out of proven ancient pastoral nomadic precedents and inherited culture, in this regard intended to reduce too much mixing and breeding of the herd as these pastoral people prefer to selectively breed their herd coinciding with the Gu seasonal astronomically ascertained rains and season, the antithesis to the xagaa summer and dry period where any surplus livestock as a result of breeding without castration would lead to unnecessary water and vegetation constraints and livestock deaths ergo the castration at selected and limited parts of the year to manually control herd population growth fluctuations based on available resources in a locale: essentially this is a necessary evil 😈 may Eebbe (aka Waaq) bless Aabbe Nimrod Ben Cush Ben Ham Ben Noah of the old testament hebrew Bible, the ancestor of Samaale son of Hiil son of Abroone, the father of Somali Cushites I do hope inaa af ingiriis garwaaqsan kartid hadii kale waan is lug gooyay
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 2 жыл бұрын
@BiimaaLPrince trust me I know what I'm talking about, I spent 2 years as a 7 year old kid herding camels, cows, sheep and goats, while riding a horse 🐎 across the Hawd fertile countryside, imagine I got sent from England to hawd of buhoodle and the bordering ogaden region hawd reserve area, I actually spent 2 years as a kid living a full on Somali nomadic pastoral life herding animals on armed horseback So yh, that practice is out of necessity since Somalia is a semidesert in the North and needs herd control mechanisms such as castration (only during the dry season)
@abdirashiidmohamed5730
@abdirashiidmohamed5730 2 жыл бұрын
Walaalo marka Orgida la dhufaanayo maxa la is tixmaala Qabato / waa qalab sida maqasta OO kale ah, midaa ayaa u xanuun yar. Sidaan kale ee hada uu sameeynayo OO Soo jireenka ah aad beey u xanujineysa mayeeranka 😭😭 waayo Dhowr jeer ayaa la garaacayo. Balse tan kale hal mar uu baa lagu qaban.
@ajvlogs6312
@ajvlogs6312 2 жыл бұрын
Amazing place 🔥👋 brother
@daviroza4700
@daviroza4700 2 жыл бұрын
Fuck the isaaq clan
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
Orgiga ay sidaa ugalayaan ee cabaadka iyo ilmada isku daray, hadii odayga iyo Qays lagu samayn lahaa waxay dareemi lahaayeen xanuunka iyo dhibta, aad baan uga xumahay dad casrigan jooga oo talaali kara in ay dhibtaa ku sameeyaan xoolaha.
@jamaabdirahman7370
@jamaabdirahman7370 2 жыл бұрын
Xinayaha Allah kuma go'yee....anoo muqaalka iskaga raaxaysanayaa ayuu odeygiina xiniyo tumey...walee waan damqadey
@faaido1217
@faaido1217 2 жыл бұрын
Natural view ❤
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 жыл бұрын
Inader khudarta wax iga sii waan ku dhintaye 😂😂😭
@qadanayded648
@qadanayded648 2 жыл бұрын
Wow keep going
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 2 жыл бұрын
Well done qays iyo qaysar hore u soco muuqaalada fiican soo duub
@somaliland1920
@somaliland1920 2 жыл бұрын
keep going brother mawel
@yahyeomer7844
@yahyeomer7844 2 жыл бұрын
Amazing video keep going pro
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah ilahaay habarkeeyo daĺkaygiidaĺkaygii hooyo waqaali
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 2 жыл бұрын
amazing view
@maslahkarama7163
@maslahkarama7163 2 жыл бұрын
my favourite youtuber abdisamat mohamet mawel keep going bro
@abdisalaamhassannor878
@abdisalaamhassannor878 2 жыл бұрын
wallahi waa dambi in xoolahaa aan hadli karin cadaabkaa la marsiiyo adigana wllkey in aad waaniso ayey aheyd oo aadan soo duubin aad ayaan uga naxay wllhi waan maqli jiray oo kaliya
@karamaabdirahman8561
@karamaabdirahman8561 2 жыл бұрын
Reer baadiyuhu xuquuqda xoolaha ma yaqaanan waa waxa alle abaaharaha ugu saliday
@user-uq3ci4su8b
@user-uq3ci4su8b Жыл бұрын
MashAllah❤❤❤❤🎉🎉🎉
@blacklivesmatter7154
@blacklivesmatter7154 2 жыл бұрын
Notifications gang ,,,, nice video
@cawomuuse9720
@cawomuuse9720 Жыл бұрын
Meesha awawgay iidle faarah ku aasan alle haw naxaristee hadana tolkay basanbur biciide baa daga❤
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Masha allah 🥰♥
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 жыл бұрын
Legend 🔥🔥 Keep it up 👍
@sacadcadee3075
@sacadcadee3075 2 жыл бұрын
Best KZbinr bro go up insha Allah 🥶
@bashiirahmed4363
@bashiirahmed4363 Жыл бұрын
ILAD GAROOD waa goob bahsanbuur
@hoodoabdi3201
@hoodoabdi3201 2 жыл бұрын
Maweel wll qli hore u soco💥💫
@jadensmith3504
@jadensmith3504 2 жыл бұрын
Keep going pro ❤ ✌
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah bro legend halkas kawada vedio qurex bdn sifcn kutageera adi qoys iyo teamkiina
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 жыл бұрын
Sanaag may home 🏡
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Agreed with you brother waxad ka hadashay wa run
@hoodoabdulaahi683
@hoodoabdulaahi683 2 жыл бұрын
Masha Allah vedio qurux badan❤💯
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Maasha allah allah dhulka ha inoo barakeeyo
@abdirahmanahmedmohamed1830
@abdirahmanahmedmohamed1830 2 жыл бұрын
Maweel sxb Muuqalada Noocan ah aad bay Muhiim u yihiin waxan rajaynayaa in aad soo badiso.
@inaomar3218
@inaomar3218 Жыл бұрын
💯❤mashalh wll
@nimcoyousufcilmi6409
@nimcoyousufcilmi6409 2 жыл бұрын
Hore u soco walala.
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Maaweelow waa run ilad waa barwaaqo Ee gudmo ayaa ugu biya badan sanaag Ama Somaliland
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
Upthi saMED MaaweeL LenGeD keep up❤️
@fadxiyadaahirfadxiya5366
@fadxiyadaahirfadxiya5366 2 жыл бұрын
Mashalla maweel wax badan banu kafaidnay sida orgigii latumay naag kasta oo lalaa guursadana hatuunto nin keeda
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Mnsha allaH brother ❤🥰 DhalinYartaanoo Kale Baa ubaaHan in La support GareeYo🥰❤💙
@najeipyouzuph2190
@najeipyouzuph2190 2 жыл бұрын
Maaweell fitness another livel pro🤴💯
@pubgmobilelite2080
@pubgmobilelite2080 2 жыл бұрын
M.a Wllkey Mcn Allaha ku dhwro ProH❤️🙏🙏
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah
@Shankarofficial1122
@Shankarofficial1122 2 жыл бұрын
Keep going
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 2 жыл бұрын
Alla hoogey xaasidsanaa odeygu illaahay ka baq raga xitaa waa in sidaas loo galaa gabdhaha kufsada
@ahmedothman6101
@ahmedothman6101 2 жыл бұрын
Ma raga ma sidaa loo tumaa leedahaY ,orgigaba waa ka naxaysaa ragana ka nax
@maryanhaji8981
@maryanhaji8981 2 жыл бұрын
Masha Allah hotumar wacan
@isakmobilereapair
@isakmobilereapair 2 жыл бұрын
masha allah adeero hore u soco❤❤❤❤
@qatargamez5681
@qatargamez5681 2 жыл бұрын
Zxipadaaa aaway zxp qeys iyo dayax waayo vedio qurux badan noqonayaaa haday kula socdaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤💚🤍
@sofiaa885
@sofiaa885 2 жыл бұрын
Mensha Allah 🙏💖
@samsamyaasiin1575
@samsamyaasiin1575 2 жыл бұрын
Mashaalah maaweel waa kutageera
@mohozman709
@mohozman709 2 жыл бұрын
Reer barinimo💪
@alicismaan3346
@alicismaan3346 2 жыл бұрын
Mashall
@saynabcali5825
@saynabcali5825 2 жыл бұрын
Wooow Masha Allha wlo
@momostaph3610
@momostaph3610 2 жыл бұрын
Mawello nio iska dawo keen muqallada naga soo raajidaaye ugasow🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
@omarmoha666
@omarmoha666 2 жыл бұрын
Keep going pro
@khadraidkaariye3666
@khadraidkaariye3666 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@hibaaqmubaarig5828
@hibaaqmubaarig5828 2 жыл бұрын
Mansh allh my brother
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 жыл бұрын
my pro maweel fitness
@amaalali3153
@amaalali3153 2 жыл бұрын
Msh allh wllky
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Legend maweel ♥️👐 From Hargayiza
@suubanonline199
@suubanonline199 2 жыл бұрын
Manshalah wa barnaamij aad u qiimo badan wll lkn plz codka hagaaji
@hamdigeenyo6377
@hamdigeenyo6377 2 жыл бұрын
Celfween my magalo ✌🏾🦅, sifcn uso duub, longtime baa igu danbeysey 🥺💯. Abdisamed maweel 🙌🏽
@abdirahmanilkacaze5438
@abdirahmanilkacaze5438 2 жыл бұрын
Masha allah indr Keep going Xamilkana Wan kaa sugayaa Videoga dambe waa caasimadan ku dhashay 😁🦁🙏❤️
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 жыл бұрын
LEGEND ❤❤⚘⚘👏👏
@yahyeheello812
@yahyeheello812 2 жыл бұрын
Maaweel Fitnes Anthor level prother kep goin🙌😎
@hamzag.r1957
@hamzag.r1957 2 жыл бұрын
War waxaas ma fiican in xoolaha saas loo galo😥
@cigesoma5549
@cigesoma5549 2 жыл бұрын
Balo ku dhufantay walahi Anaa xininyuhu I xanunay war odayga neefka ka qabta
@haniashkir1670
@haniashkir1670 2 жыл бұрын
Waa video qurux badan wllo
@shafiemohamed8684
@shafiemohamed8684 2 жыл бұрын
Cabdisamed maweeel legend reer hargiesa
@amineid2373
@amineid2373 2 жыл бұрын
Keep going mawel wllo
@Brother_Abdalla
@Brother_Abdalla 2 жыл бұрын
Legend ✌
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 2 жыл бұрын
Biyaha maro iska ga miir hadii kale ugxamaha kaneecsda ama cayayaankale baad liqikartaa cafimadkana uma fiicna
@SHMH1020
@SHMH1020 2 жыл бұрын
Alla ax ax ax ka daayo deefka sideed leedihiin ilaahay wuu idin waydiin xataa lama suuxin dadkan mayna waxba baranaynin oo aduunkan hore u maray lasocon adigan duubaaya miyaad wax usheegtid. 🤦‍♀️
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Dadkan waxaa ku jira qaar bahaloobay oo qalbigu dhintay waayo Bal orgiga cabaadka ka baxay eega ee ay noo soo duubeen Waar ilaahay ka baqa oo mayeedhaanka sidaa ka daaya
@mustaqbalchannel5843
@mustaqbalchannel5843 2 жыл бұрын
Hore usoco brother
@MahdiHagi
@MahdiHagi 2 жыл бұрын
Fresh fruits. Aad baad u mahadsan tahay. Khudaarta aduunka sunbaa laga buuxiyaa
@feisalsomfitness447
@feisalsomfitness447 2 жыл бұрын
Masha Allah liin macaanta waan jeclahay ala maxaaa cuni lahaay hadaa kula joogi lahay😍
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 2 жыл бұрын
Horta reer kiinu mawada beeralaybaa
@nadasaalax3442
@nadasaalax3442 2 жыл бұрын
Wll dhar xidho o xisho hablaa kudawanaye
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Nin tegay 🏃‍♀️❤
100 Nin Oo Badlihi Ma Bakhtido « SHALCAW «
17:01
Maaweell
Рет қаралды 162 М.
CIYAAR DHAQAMEEDKA SOOMAALIDA
11:49
Maaweell
Рет қаралды 110 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
CIYAARTAN MA XASUUSTAA” SOMALI BOWLING 😂
18:02
Maaweell
Рет қаралды 93 М.
Hees  Kala Kacsan Mudane Farmaajo Kooxda Badacas 2017
4:56
Curubo Films HD
Рет қаралды 870 М.
Dhiig ii shub  Social experiment qosol badan
13:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 67 М.
SOCDAALKAYGII DALKA UGU DADKA YAR ADUUNKA !
7:58
Maaweell
Рет қаралды 42 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 719 М.
Maxaad ugu duceen boqorada ingiriiska  prank qosol badan 😂
10:18
WAA TEE JASIIRADAHA UGU QURUXDA BADAN AFRICA,
11:54
Maaweell
Рет қаралды 80 М.
Ceerigaabo | Erigavo
10:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 216 М.
БАТЯ И ЗОМБИ АПОКАЛИПСИС , МИРУ КОНЕЦ?
20:52
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,8 МЛН
Czn Burak vs Argenby Which sigma is better?
0:19
ARGEN
Рет қаралды 15 МЛН