No video

Macalimiin sheegay boosaskoodii macalimiin kale lagu badalay oo Banaanbax ka hor dhigay Wasaaradda.

  Рет қаралды 6,548

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

Macalimiin sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay boosaskoodii macalimiin kale ku badalanayso oo Banaanbax cabasho ah ka hor dhigay Wasaaradda.

Пікірлер: 13
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Taageero Banaanan baxa Macalimiinta.
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Waa khalad weyn in qof qofkale xaqiisa la siiyo
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
Ogaada Somaliyrey Dalku wuu isbadalay Manta Macalimiin ayaa banaanbaxaya 2000 iyo Maanta 2024 Cimrigaago rago Geel dhalayuu kutusaa Cajiib cajiib Dalku waa isbadalay
@hassanosman5686
@hassanosman5686 Ай бұрын
Meelkasto ha qiiqdo musuq qod qof ku badal
@abdifidow9106
@abdifidow9106 Ай бұрын
Maryooley iyo musuq waa walaalo uurka hooyaddood ku mataanoobay. Gabadha waxay cadeysay in my tahay "qualified" teacher haddana waa tuureen.
@user-qq7py5dj6w
@user-qq7py5dj6w Ай бұрын
Somaali qabyaalad kama dhamaadan wallhi dadkan masakiinta ah xaqood dad kale aya la siiyay
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Somali wxaa ceebeeyay reer xamar iyo reer koonfur intaa waa qaylinayaan oo waa cabanayaan wxna ma qabsadaan
@sowdahilaac4197
@sowdahilaac4197 Ай бұрын
Yaa isgaaray 2sanoo hoog iyo halaag ayaa idiin dhimmn horaa lydinku sheegy mrksd frmjo ku kcdeen
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Fawda, Fawda. Markaas ayeey rabaan in Somaliland ka mid noqoto Dowlada aan Shacabkeeda maamul kareen. Ilaahey baa Somaliland jecel oo ka badbaadiye kana saarey Dowlada Federalka ah ee fadiidka ah ee aan maamul kareen Dowlad.
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Ай бұрын
Oo soow hadaba caalamku idinma aqoonsana inad tihiin gobal kamida Somalia 😂
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Maxaad ka hadli naa oradoo Lodaadi gebiley ku raac Waa laysku maqan yahey adiga beer badqodon hjelana qaadey iibin
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w Ай бұрын
Wax Dowlad ah Somaliya Malahan War Idinkane Wax Dowlad ah Ma Haysataan Dhibka Walagu Wada Jiraaa Eeee Kitabka alleh Iyo Sunadiisa Ma Qaadana Mid Ma Noqona Calmaniyiinta Na Kala Gurayso Ma Iska Dhicinaaa Ama Gumaysiga Raali Halagu Noqdo
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 28 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 24 М.
Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 3-aad | Degmada Waaberi.
11:45
Warka Universal Tv  15 08 2024
41:03
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН