Macan kala kulmay shaqalihii ila jogtaa waa halis iska ilaali

  Рет қаралды 17,619

Mom hodan

25 күн бұрын

Пікірлер: 36
@fartunahmed1387
@fartunahmed1387 21 күн бұрын
Wlhi gabdha ii shaqeeso subaxdii ayada daarta suratul Al baqara tvga ilahey hana badbaadiyo
@abdullahidahir9394
@abdullahidahir9394 16 күн бұрын
Waa xagee halkan aad shaqaalaha ka qortay
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 23 күн бұрын
Allahuma najinaa wixii nadhibo
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 21 күн бұрын
Waa xilligiii aan dhihi jirnay dudumo in la dugaashado iyo in la dareensado iskuma laho.
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 24 күн бұрын
Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti 🎉🎉🎉
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 21 күн бұрын
Waa xilligiii aan dhihi jirnay dudumo ln la dugaashado iyo in la dareensado iskuma laho. dugaashado
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 25 күн бұрын
Subsanallah Hodan
@dekaosman7483
@dekaosman7483 20 күн бұрын
Ugando shaqalaha sixir e yaqanan anago 5 qof o waweyn ah a inta kabaheni baldi biyo lagu shubay o albabka nola dhiday wa wada sexatay si mir la aan ah talefanadeni iyo lcg 50 dollar o borso ku jirtay a nalaga qatay sas ey tahay guri leyla so gali jirin ana hagagsan jiray dharka iyo alabta bananka ugu sari jiray 2013 ey eheyd
@user-co7ef1xx6y
@user-co7ef1xx6y 25 күн бұрын
Masha Alla
@XamdiMaxamed-em3yf
@XamdiMaxamed-em3yf 21 күн бұрын
Masha allaah abayo isoqobo walashey❤❤
@xamdiaxmeddiiriye8309
@xamdiaxmeddiiriye8309 22 күн бұрын
aloow naga ilaali qof kula nool lama ilaalin karo
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 22 күн бұрын
codad badanbaa isdaba socdo inte dhexe waxbo lagaama fahmyo
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 24 күн бұрын
Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉
@Hodanscorner
@Hodanscorner 24 күн бұрын
@@umuahmedofficial6604 intee joogta macaanto soo dhawaaw
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 24 күн бұрын
Shukran xabiibti
@Xalimo421
@Xalimo421 18 күн бұрын
Dad an isku dhaqan ahayn Hadey wax dhacaan meel iyo Magac Qabiil qaraabo adan ka aqonin Gurigaada maxa keeney.Wa qalad weyn.Kuwaad taqaaney qaraabo tihiin aya Bahalkugu noqon karo.Mida ugu daran waayahan wa adigoo qaawan lagu duubi kara.Cabsi cabsi aamin ma jiro.Aloow na amaano yeel.
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 18 күн бұрын
Asc xoga inta now kula egyahay mad howsha qabsatiin jimicsi ayay idin tahay
@nadiirafraxali4704
@nadiirafraxali4704 20 күн бұрын
Allaah hakaxafido shayadiinta
@Hodanscorner
@Hodanscorner 20 күн бұрын
@@nadiirafraxali4704 Aamiin shukran wll
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 20 күн бұрын
Maxa waye codkaga mid kala kulifaqan
@nadiirafraxali4704
@nadiirafraxali4704 20 күн бұрын
Allaah saxiib lanoqo xasadku wuubadanyahay
@Hodanscorner
@Hodanscorner 20 күн бұрын
@@nadiirafraxali4704 inshaa Allah
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 23 күн бұрын
Asc Hodan .... Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@Hodanscorner
@Hodanscorner 23 күн бұрын
Haa xabiibti Tigtoga ayuu saran yahay lanbarka ❤
@Hodanscorner
@Hodanscorner 22 күн бұрын
0742504912
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 22 күн бұрын
Abyo iisoo boqo
@burhanozil3360
@burhanozil3360 8 күн бұрын
Adigo xoogas leh maxa shaqaalo uu raadinaysa
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 25 күн бұрын
labo cod baa isku shidey see camal
@Hodanscorner
@Hodanscorner 25 күн бұрын
@@Marlaarag5821 habo markan dhigan arkay
@sumeyaa890
@sumeyaa890 21 күн бұрын
maxaytahay labada cot
@abdullahidahir9394
@abdullahidahir9394 16 күн бұрын
Waxay ku xiran tahay wixii aad ku hiregaraysay Waraaqo makala qorayeen
@Hodanscorner
@Hodanscorner 15 күн бұрын
@@abdullahidahir9394 may kuma arkin meesha wax warqad kala qoranayi
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 24 күн бұрын
Wadankee joogtaa
@Hodanscorner
@Hodanscorner 24 күн бұрын
@@user-gb1tn3cn2b Uganda 🇺🇬 xabiibti
@nadiirafraxali4704
@nadiirafraxali4704 20 күн бұрын
Wcs walasheey
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 21 күн бұрын
Scml wadanku wakee