Wcs wr wb mansha Allah Tabarikalahu jizakumalahu kharan walaashaye Allah ha Ku barakeyo amiin amiin yaa rabi hore usoco in sha Allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@amiinsosman816118 сағат бұрын
Waxbadan ayaan kaa faaiiday. Wlshe qeyr badan allaha kusiiyo 🤲🏼
@somaliboy227023 сағат бұрын
Acs walal adoo raali ah hadii aad wax ka fahamsan tahay bal ika soo jwb cambarka laga helo bado mala cuni karaa hadii la cuni karana maxaa faa.ido ah uu leeyhaay badana dadka marka aay helaan weey iibsadaan lkn dadba iku yiri waa la cunaa bal hadii aad wax ka ogthy jwb aan kaa sugaa walal
@adigaisahaaw22 сағат бұрын
Yaawaaye dadka kugu yiri?
@abdimalikyare79408 сағат бұрын
Waaku salaamay naciimo wlashay qaaliya isoo jawaab hadaa jaanis hesho ilaahay khayr fara badan haku siiyo .waxaa qaataa kaabayal badan oo aan halkaan kabartay lkn gaas aana horay uqabi jirin baa isku arkay gaas baa igu kacaya markaa qaato .kabayaasha qaato waxa kamida 1 magnesium 2 l arginine 3 omega 3 4 vitamin D3 5 vitamin b6 6 vitamin 12 intaa maxaa keeni kara gaaska.
@adigaisahaaw5 сағат бұрын
AbdiMalik walaal intaba gaas makeenaan, ee waxaan umaleeynayaa inaad si qaldan uqaadatay ama waqti qaldan! Luuqa iisoo gal iisoo qor sida aad u qaadatid!