Munitay huno mar un ba la dhinta sis fariid baa tahay 😭😭😭gabadhas waan ka oyey Wlhy sis ✅✅✅✅
@NajaxCandiraxman Жыл бұрын
Ok😅😂
@hanadmohamed5949 Жыл бұрын
Wlhi gabadhan ninka xolaha aha garacday oo xirtay oo ceebtisii bananka so dhigtay wa nasab nasab dhalay wey u hiliday gabadhii maskinta ahed oo xabsi guriga ku jirday 😢😢😢😢😢😢 ajir iyo xasanad alle haga siiyo? Somalida hadey sida is ku warestan o ey is kugu dan qadan wlhi nabad iyo dowlo cadila an heli laheen
@NajaxCandiraxman Жыл бұрын
Toogasho. yaa. usug. Natat. Ninkaa. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamdi27889 Жыл бұрын
Munitay Wlhy aad baan uga xumahay dalkeenu waa bah dilaan dumarka I am sorry sis✅✅✅✅✅
@hananahmed6489 Жыл бұрын
Cabsi cabsi wlhi
@naciimabilicsan-kh6bt Жыл бұрын
Adkaatay 😢
@hodangaraad4501 Жыл бұрын
Oo fogaatay qaniiyo ayaa ka socota meesha
@ubahomar8257 Жыл бұрын
Sheekadaan mafahmin gabadhu cadayn mahaysan bay tiri misana vidoe uu xirxiray ooy dhiigayso bay haysay bay tiri marka warkaan waxbaa kajaban
@ikranahmed300111 ай бұрын
yacni ma cada cidi gaysa tay dilka kawadaa wlo ilen wa iyda un sawirkuye