ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️❤️❤️❤️❤️
@fadumadahir5665 Жыл бұрын
Maasha alaah inta afsoomaali ku hadasho oo daawado muuqaalkaan hadaa u saardaan suulka wli waa dhiirakalin lkn isma dhiira kalin ilaahoow umadena xaqa dus
@sacdiyodhoof247710 ай бұрын
Maansha Allaah tabarakallaah waan ka helay gacmahaaga Allaah ku barakeeyo
@nailaabdirahman5451 Жыл бұрын
Habo manshaaa Allaah marka hore waad mahadsan tahay🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@hamseabdisamad9816 Жыл бұрын
❤ abaayo waa kaa gadan lahayne waa ka fognay macnaha kala gobol ayaan nahay NRW ayaa joognaa
@maxamuudibraahim2284 Жыл бұрын
xabiibo abaayo ama kuso martiya na ilah haku barakey gacan tada waaaw ay lakit
@missfadumo Жыл бұрын
Masha allh runti wax badan wan ka faaiday abooyo kun jeer shugran❤raabi gacanta haku barakeyo
@riyaqmohamed565 Жыл бұрын
mashalah abayo mcn aniga wan kugu cusbahay runti ad iyo ad aya oladacay chanelkada wan ubahna m a allaha kubarakeyo waqtigada allaha kubarakeyo marka xabibti 10k iyo kabadan aya istahisha milyon aya uqalanta wan garena inshallah hore an usocono runti mac macankan wan kahelay ❤❤❤❤❤ shukran xbbti
Walaal recipega cabirka ingredientka noo soo qor. Mahadsanid guuleyso
@seymohammed4848 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo jzk khayr
@munaheybe833 Жыл бұрын
m a abyo gcmha alha kubarakyo hormar wacan qali
@um.samiir3755 Жыл бұрын
Masha alaah cafimad kucuna
@nasteexoziidali6356 Жыл бұрын
Masha Allah good keep going 💗💗💗💗💗💝💝💝🤲👍
@nasriinnur-kt7wh Жыл бұрын
Maasha Allaah habo mahad sanid wax badan ayaan kaa faa iday buskudka mudo intee leeg ayaan haysan karaa habo umushayda soo dhaw marka martidan raba inaan usii sameeyo imisa cisho kale ayuu yaali karaa week 2 week 3 week intee habo waa iimuhiim jawaabtaadu adoo raaliya
@sisterhomecooking Жыл бұрын
Masha Allah tabarkalah allah gacantada ha ku barkeeyo
@zeytuunmr7752 Жыл бұрын
Masha Allah habo mcn malaayin subscribe Ayaad u qalantaa Masha Allah
@Fatuma..v2211 күн бұрын
Mshallah xabbti❤
@nailaabdirahman5451 Жыл бұрын
Wllh waan u baahneen in aan aragno mama aan sidaan oo kale ah haduuu dheeraadana anagaa raali ku ah kaagana mahad celinayo gacantaada Allaha kuu barakeeyo caafimaadna ku cuna❤❤❤❤
Waxad noo faidese marwalbo cuntooyin iyo macmacaano Aad uqurux badan Maalinka ku barte ilaa hada waxa soogalise hal ima dhaafin aad ayan ku jeclaade abaayo ilahay haku jeclaado hormar intan kabadan aad ku rajenaaa Tan kale dadka comments ka qora ma aheen lkn waxan laga aa musikarin ayaa noso galisaa😍