Saaxiibkii Xabsiga i dhigay - Qiso iyo gabay

  Рет қаралды 355,767

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 567
@galladomataan
@galladomataan 5 жыл бұрын
Saaxiib xun oo munaafaqa ayuu ahaa Alxmdulilhh Adeero waxa ku soo badbaadisay Daacadnimadaadiii Allaha ku barakeeyo
@muparickherzi1562
@muparickherzi1562 5 жыл бұрын
Adeerkan waxaa ka hadalkiiisa ka fahme marnaba ha aminin naf aan naftaada aheyn xataa saxiibka kuugu ag dhow asxaabtada
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 5 жыл бұрын
Ax ax ax ciil badanaaa saaxiib xunuuu ahaaa laba wajiiluu ahaaa 7 sano aaa Adeer waaniya fiican tahay dabigaaga alaha dhaafo yaarab aamiin dhaha☘
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 5 жыл бұрын
Banii aadan saaxiib maleh ee kitaabka Allah lasaaxiiba
@aminationstudios4882
@aminationstudios4882 5 жыл бұрын
Dadku masina laakiin way adagtahay so sad kuhesho
@برفسورمرادحسين
@برفسورمرادحسين 5 жыл бұрын
waxangulekuqori
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 5 жыл бұрын
Adiga xitaa ma isku dartay walaal? Waayo anaa fiican umada kale neh ma fiicna cid kaa dhageysaneyso mlahan
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
Sadia cise Labadii ale dartii ku saaxiiba waa dadka laga xoreeyo naarta
@mohamudahmedmohamed2124
@mohamudahmedmohamed2124 5 жыл бұрын
😍😍😍
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Somali maxay ciil is baday alle dile ayaa dhinta adeer macaan aduunka inta ku dhiman farxad ku nolow kolay Nin soomaliyo wax grad ah farxad ku nolaan Maayee aqiro jano Allaha ku siiyo inta xabsiga ku dhimatay Allaha u naxriisto
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
waxan uu doqoshinkani shubayaa waa been iyo marin habaabin uu isku soo dubaritay dadka ma dabaalo ayuu uqaba
@dareenugub2450
@dareenugub2450 5 жыл бұрын
RUWAAYADDII CILMI IYO CAADO ABWAANKII ALIFAY WEEYE DR CWELI FAARAX QAMBI......RUWAAYADDA INTII UU XABSIGA KU JIRAY AYUU SOO QORAY.....GREAT MAN.
@abdiazizidiris706
@abdiazizidiris706 5 жыл бұрын
Yuusuf x.aadan allaale Baa sameeyay ruwaayadaas wll.
@dareenugub2450
@dareenugub2450 5 жыл бұрын
@@abdiazizidiris706 waan soo hubin Ruwaayadiisii, haddsii aysan ahayn Cilmi iyo caado....waadna mahadsan tahay.
@hary0102
@hary0102 5 жыл бұрын
Maasha allah odaygan waa waayo arag isagoo si kale ugu aarsan kara ama uu uurka ugu heyn lahaan waaka murtida hawada u mariyey kuwa kalena oo badan aanan sxbtimada iyo aaminaada qiimaheeda aqoona cibri qaadashuu unoqoneyaa gabaygan *Thanks Madaale*
@fardowsoali794
@fardowsoali794 5 жыл бұрын
Cabdiwali qambi waa nin abwaan ah qoraana ah wuxuu alifay ruwaayadii nasiibka qofka la oran jiray qisada uu ka sheekeenayana meeloo badan ku muujiyay qiso ahaan ruwaayada gudaheeda wuxuuna alifay inta uu ku jiray xabsiga gudihiis waxaana jilayaal ka ahaa samatar iyo sadex fanaan oo dhintay qadar laari iyo saado iyo shamso alle u naxariistee dhamaantood waxaa ka mid ahaa heestii saado allow yaa malyuun jeer Maalin iyo habeenkeed Muuqaaga daawada
@mustafehussein288
@mustafehussein288 5 жыл бұрын
@Fardowso Ali Masha Allah... Isku da’ ayeynu nahay malaha..
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
QISAN FAAIIDADEEDU WAA Ilmaha la khalday ha arkaan in isaaqu ka marnayn dowlada waliba ninkan uu eeda ku socoto uu xasuuqay dad soomaaliyed
@garyaqaanxamdiqalinle7875
@garyaqaanxamdiqalinle7875 5 жыл бұрын
@@fardowsoali794 asc fardowso plz ila wadaag taariikhda abwaan/qoraa /garyaqan Abdiwali hqambi iyo ruwaayada uu ka sameeyay plz igala soo xiriir( garyaqan qalinle ) waa facbook kayga plz ila wadaag waayo waa waayo arag aan ka helayaad ayaad umahad santhy
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 жыл бұрын
Waa Qiso xanuun keeda leh, ku tusinaysa saaxiibka xuni inuu yahay Seef u adeegta nacabkaaga. Cidna noloshaada ha aaminin.
@maryancali8325
@maryancali8325 5 жыл бұрын
Waligy ma Dhageyzan Abwaan wuxu zhekyo waayo Abwankan wajigiza Dacad ka muqata Alle ha cafio Aduun io aqiro I.A 😍😍
@baasukeaabi5095
@baasukeaabi5095 5 жыл бұрын
Waloo dhagayso abwanada:abwaanada wabaa laga guntaa yaad galoof noqone:watuduc g@bay ah
@garyaqaanxamdiqalinle7875
@garyaqaanxamdiqalinle7875 5 жыл бұрын
arxanlaawe arxanlaawe eedaad gashaan lagu ilaawayne waa eebo kuu taale tani maalin aakhiro ////// wlhi waa run Ader Allah meel roon kugee insha allah from somliand
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 жыл бұрын
alla maxay xanuun badan tahay markuu saxiibkaa ku qiyaameeyo
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Saaxibtinimada dadkii hore waxan islahaa way ka fiicnayen kuwa imika lkn show way ka darnaayen 😂balaaya cid la saaxiibta 😂
@farahmohamed1316
@farahmohamed1316 5 жыл бұрын
Somalida saxiib male
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
@@farahmohamed1316 waa runta bro lkn ma leedahay saaxib Aad ku kalson tahay 🤔?
@farahmohamed1316
@farahmohamed1316 5 жыл бұрын
@@idontcare6856 saaxiiba malihi mana rabo
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
@@farahmohamed1316 saasa kuu fcnba 🙄
@batmanhassan7241
@batmanhassan7241 5 жыл бұрын
Sxb waan leeyahay wlhi laakin marka waxan arko waa yaab iyo amakaag
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 жыл бұрын
Odaygan dhib fara badan soo gaadhey,adeer ilaahay dembidhaaf hakaaga dhigo dhibkii kusoo gaadhey. Saaxiibkaa marna waa sababtaa. Marna waa sedkaaa lkn ninkaasi sabab buu kuu noqdey jeel lagu shigo.
@3afsv602
@3afsv602 5 жыл бұрын
Adeer gacaliye iska cafi sidaasa qurux badane Wey xanunbadanthy inaad cafiso qof kudulmiyay lkn ogoow cadaabta alle aa kaxanun badan 😰 Waxan alle karajeynaya kilibkan kan xigo inuu noqon doono Adigo leh wan cafiyay saxiibkey sheydaanka kafaidestay insha allah
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 4 жыл бұрын
mid yaanu cafin wax la caafiyo may ahayn dhamaan wixii ka tirsanaa taliskii arxanka darnaa
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Wuuu cafiyay Vedio kala jiro uu tarikhda jeelka kaga shekaynaYo iyo marki siyad bare loo geeyay...
@HardTalk1
@HardTalk1 5 жыл бұрын
Waa odayaashii hore ee Somaliyeed asalka odoyaashii hore sidaasay ahaayeen. Dad hadalkoodu qiimo leeyahay oo meel ujeedo iska sheekee ma ahayn.
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 5 жыл бұрын
Iska cafi adeer . Aarsiga ugu wanaagsan waa in aad cafiyaa
@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852
@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 5 жыл бұрын
@Amin Sakhawadin mar hada cafiso kadib umoodo inuu karayi ow kasi daro kawarn sayeeli laheed
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 5 жыл бұрын
@@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 hadoo kasii daro Allah aa is xisaabtamayo, adiga boos aad joogin ha isgeen
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 3 жыл бұрын
Wuba cafiya haduna lehen meshan ku arko Qudhaa ka jaraa
@siyaadukun2344
@siyaadukun2344 10 ай бұрын
aduun iyo xaalki subax walba waa wax iska taagan balse in uu cafiyo ayaan ka jeclahaan lahaa oo Illaaahay dartii u cafiyo waa iga talo ahaan aan siinayo garyaqaanka ama abwaanka dr c/wali faarax qambi 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@hodannaz1432
@hodannaz1432 5 жыл бұрын
SUBXAANA LAAH waa qiso xanuun badan Ninkan waa nin samir badan Lkn khiyaamo Ayaa lagu falay 😢😢😢😢 saaxiib waliba maaha mid la aamini karo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Gabyaaga ween Khaliif shiikh maxamud allah hawnaxaristo
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 5 жыл бұрын
Asc Waa arin naxdin leh waana badan yihin cuqubaddii umadda askartii lugooyada u geysteen, odeygaan waxan oran lahaa iska samir wixi tagey waa tageene wase arin ma hadho ah in sxb muddo aad ahaydeen sidaa kuu galo walow anan askari la aminin xitaa hadduu kula dhashey askari waa askari welibana NSS ta kumaba jiraan oo ma ahayn dad biliadam ah ama ay ku jirto wax dadnimo ah waxayna u badnaayeen dad qabiil lagu keeney oo anna lahayn waayo aragnimo laguna abaabiyey in ay u dhintaan kaliye taliye an naxariis lahayn ilaah baase ka abalmarin oo qof walba wuxu geystey .
@sudimohamed3769
@sudimohamed3769 5 жыл бұрын
Aduunyu siistay saaxiibkii walee akhiru ba ay!
@yahyeofficialchannelchanne8195
@yahyeofficialchannelchanne8195 5 жыл бұрын
M.a inta xabsi neceb like saar
@MajabeChannel2017
@MajabeChannel2017 5 жыл бұрын
Caaq😂
@abdisaamad5368
@abdisaamad5368 5 жыл бұрын
Gabageyga micnihisa fhn nefyahow
@ayaanfarahmoha4564
@ayaanfarahmoha4564 5 жыл бұрын
😄 oo yaa habsi jecel
@leylahaji711
@leylahaji711 4 жыл бұрын
L8 69444
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 жыл бұрын
Doqon gowso weyn
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Hadraawi buu si ugu soo egyahy nin dhibaday soo maray
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 5 жыл бұрын
Waa runta wll anigana si bu igula so egyahay.
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
@@wacanmohamed8788 haa walaL xogay wui soo yara shabaha
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
aniga asaga ayaanba mooday marka hore
@ishdabarani
@ishdabarani 5 жыл бұрын
Khaliif Mahamutt ... Subxanalaah nin kan iyo Hadraawi isu ekaa ileyn waa la ila arkay
@AbdiMohamed-bs6lv
@AbdiMohamed-bs6lv 5 жыл бұрын
Markii hore asaga Ayan muday runti
@zalmanzalman3555
@zalmanzalman3555 5 жыл бұрын
ader ilaahey ka badbaadiyey alxamdulilaah dheh ninkaas aad sheegtay oo xabsiga ku dhintay Abdi caynab ayeeyadey hooyo aderkeed abaheed la dhashay buu ahaa alaha unaxariisto
@lunamud3143
@lunamud3143 5 жыл бұрын
xagee joogtaa whatsApkaaga ii soo qor.
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 5 жыл бұрын
Asc adeer walhi horta waad hadal wanaagsan tahy 100/100 lkn walhi waxaa kuu wanaagsaneyd in aad iska cafiso taa ayaa eheed aar siga ugu wabaagsan ee alaha idiin naxariisto gadigiin iinsha alaahu wsc warxmatlh wabrktu
@saiddhore4968
@saiddhore4968 5 жыл бұрын
Dad aan cafisku ku wanaagsanayn ayaa jira!
@munira005
@munira005 5 жыл бұрын
Ali biid seeliocafinaa Diyo ayaa lagarabaa 7sano Cirka nuisances Arkin Iftiinkii Allah mudan Arkin War ninja Diyo Laga Qaado Markaas ka Dib ayaa Lacaginayaa
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 2 жыл бұрын
Wl waa qalbi xanuun wlhy qof 8sano masakaxda laga karontaynayay dilka laqatay
@bellashariif4214
@bellashariif4214 5 жыл бұрын
Waa ka xumahay wixi kugu dhacay dhibisaga kaa dhacay iyo dhib laguu geystay iyo midkaa soo gaaray qofaad aamintay kala xanuun badan gocashiyo taah ma deneysid kaagoo kale adeer allaha kuu saqiro
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 жыл бұрын
لأ حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم. Siyaad bare dhimay adiguna adigaa nool Alxamdulilah.
@naimoabdirahmaan8789
@naimoabdirahmaan8789 5 жыл бұрын
Adiga 7 sano umbaa lagu xerayee aniga adeer keeyga wagaas ayaa burco lagu dilaay alla yaa rahma 😭
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 5 жыл бұрын
Adeer NINKII SIDAAS XABSIGA KUU DHIGEY 7SANO KOLEY XILIGAAN LA JOOGO WUXUUKU NOOLYAHAY NOLOL XUN ILEEN UMADO BADAN BUU XABSI DARTII UGU DHINTEEN
@munira005
@munira005 5 жыл бұрын
Allah Mustacaan ninja Mareykan kunoolow Saaxiibkiis Xabsiga 7 Sano dhigayoow waad Ceeboowdey ee Cafis ka dalbo Walaalkaaga inta ii hada nool yahey iyo Dhamaan inta ka danbeysey Ee aad xirtey!!!!😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
KKKKKKKK
@xasanbatalale4494
@xasanbatalale4494 5 жыл бұрын
Oday waxba ku dhacay Siyaad bare dad Wuuu badiyay Alxamdulalah SNM umada kA qabatay Oday Waxa leyay marhadad manta noshay Alxamdulalah iska cafi jajuuuska faqashta ah guulwada aha
@garaadcabdi5977
@garaadcabdi5977 5 жыл бұрын
Isgaaba wa dadka faqash dadka aad leedahay
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
@@garaadcabdi5977 Faqash waa lajabiyay rumayso ama harumaysan, Viva USC
@mohazcaddemedia5217
@mohazcaddemedia5217 Жыл бұрын
Cabdi caynab waa ani awoowgay😢😢 aad baan uga xumhy in ina adeerki jaajuusay😢😢
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Ehelada ninkaan biday Miyaa iilkan igu tuurey U eekaanta ciidaa Abees kugu asiibaaye Af miishaarku waa aalad nool Lagu adeegtaaye Ma sidii ugaadh baan Ku dhacay silig la ii aasey Af libaax miyaan galay Nafluhu kala ayaan roone Allaylehe ilduufkii Ninkaa eeday baan ahaye Eersaday ayaantaan bartiyo Aragtidiisiiye Ma ogeyn inkaar qabe Inuu laba afleeyaaye Ma ogeyn inuu ina Sayaad Aaboo leeyahaye Ma ogeyn agoon badan Inuu aabohood dilaye
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 4 жыл бұрын
Sxb hore usocod walhi nin adag ayaatahay sifican ayaad u ururisay until xigmada lahayd
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@moha-hi6dg thx sxb waa inta qofkastaaba u odhan karo anay iga hadlaysaa kkkkk
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 4 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 thnks walal
@hamdyali7467
@hamdyali7467 5 жыл бұрын
Ilaahayoow kaa magan galanay saaxiib xun iyo zowj xun ilaahayoow noo sahal zowj saalix iyo saaxiib fiican iyo oowlaad baari ah
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Hamdy ali hadal qoto dheer ayaad soo tuurty lkn ragaan inta badan waa dhoohanyihiin kkkkkkkkkkk
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 жыл бұрын
Waa gabay cajiib ah ilaahaybaa kaaga aari doona Iska sabir waa lagu Imtixaamaye isagana intaasaa Ceeb ugu filan iyo taariikh xumo ku dhacday abidkiis
@Tustusaale
@Tustusaale 5 жыл бұрын
Ma ogayyyyynnnn inkaar qabe inuu laba afleeyahaye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 13:13
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Subxana allh yaa allh wax na dulmido kaa magan galnay Adeer danbi dhaaf allh kaga dhigo xadgudubka sxpka ku gaystay
@aminamohammed6841
@aminamohammed6841 5 жыл бұрын
Iska cafi fuleynimaa u geyseye bahal duliyuu ahaa qof ku aaminey lama qiyaano
@xigmadahanolashamisir5068
@xigmadahanolashamisir5068 5 жыл бұрын
Wlhi waa aaabe diiin io dulqaad leh zxpada iskumid ma ahn abaahan zxpkiis xaqiiiqsa wlhi ma ahan mid ka haaraayo Dolada kacaankana waa tan manta na dhigtay halka aa manta taaganahy cuqubada dadka laga galo Alle caradisa aye kicisaa 😭 Qoraal kuma awodo darenkega in aa halkaan ku so bandhigo blse kaaas zxp ma eheen
@sudimohamed3769
@sudimohamed3769 5 жыл бұрын
Cadaalad daradaas bay la duntay oo ilaa hada Somalia la qiiqaysa! So sad 😔
@engmanoor689
@engmanoor689 4 жыл бұрын
Adeer iska cafi isaguna waxaan intuu noolyahay inuu kaasoo cafis dalbadaan urajeeyn lahaa haduu nasiib leeyahay
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 4 жыл бұрын
Subhana Allaah. Lahowlla. Wallaa. Quwata. Illaabilaa. 👍
@AbdulkadirSoian-q7v
@AbdulkadirSoian-q7v 5 ай бұрын
Odaygaan waa oday ilbax ah oo legend ah
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
Saaxib ma ahan kaas nacalad haku dhacdo Aduunka nin rago sharaftisa #jaajusnimo dhaafsada ugu xun
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo waa runtaa walaal jaajuus diinteena ma amaanin
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo asc qof xun buu shaa adeer mucarad dowlaf walba waa leedahay wax waa Laylasaxaa marks adeer ilaah ajat haka siiyo sii lagu galay SaaS abay u xirnan jirey loona Foley dafkisii alha kala safiyo umada soomaliya bogoda alha burcaf alha isumariyo
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
@@nadifoabdi8621 AMEEEN
@saiddhore4968
@saiddhore4968 5 жыл бұрын
Waa arin aad iyo aad muhiim u ah inaad saaxiibkaan liita oo kale kasheekayso. Ha cafin hadaad rabto adeer, wax la cafiyo ma astaahilo!
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 4 жыл бұрын
Asc Adeer waa Aduun samirka wax ka wanagsan ma jiro Aallihii ku Abuuray ku mahdi iska saamax bal Raaci samaxaad
@maxamedcadaawe621
@maxamedcadaawe621 3 жыл бұрын
Ilaahay ayaa la xisaabtami doono Inshaallah
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 5 жыл бұрын
Hadraawi ayuu oo eegyahayba waa qiiso wax badan naa taaraysa xaqiiqdii
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 5 жыл бұрын
Haa wuu u eg yahay wlhi
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Hadraawi odeygan baa aad uga qurux badan
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 adigaa ka qurux badan 2 oday.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
@@MubYus Oh, you're so sweet bro! Your kindness has been appreciated 😍😘😍
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 Dhabayaco ragoodu waa qaniisiin Garoowe isku korkora waligiinba carab naaso dheer iyo qurux ku faana waxaad tihiin midgiihi Saciid Barqash ee Zanzibaar laga keenay Daaroodna waa idin qarameyeene catawga yaraysta
@somalifilmsent8199
@somalifilmsent8199 5 жыл бұрын
Lkn suulama dhihi karo adeer wuxuu u bareeray qatar jirtay xiligii dowladii jacaanka?
@hassandahir9693
@hassandahir9693 5 жыл бұрын
Anigu waan ka xumahay odagaan waxa ku dhacay, lakin ninka uu yiri waa ishirqoolay waxaan siin lahaa bilad waayo waxa uu ahaa nin daacad ah oo dalkiisa u shaqaynayay, odaygaan asxaan baaba loo sameeyay hadaan la dilin waaayo waxa uu ka qayb qaadanayay duminta dalka, cadow ayuuna ku ahaa wadanka.
@abdulmursal9967
@abdulmursal9967 5 жыл бұрын
Alla Runbadanaa isha kaaga dhaw malakumowd amar lasiiyaaye.
@Tipzweezy
@Tipzweezy 5 жыл бұрын
ax ax walhi waa qiso xanuunbadan 7 sano jeel kulaaaso adigoon waxba galabsan war sxikaasi sxb ka xun waligy ma maqal adeer macane alle haku danbi dhaafo aduun iyo akhiraba , odayaashi somaaliyed ee hadaladoodi xikmada laha weeyn alle cimriga hau dheereyo
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 5 жыл бұрын
Abdulkadir Abdirahman Askari sxb was ka leh
@cabdullaahiaanis2226
@cabdullaahiaanis2226 3 жыл бұрын
Subxaanallaah Odoygaan Soow Abwaan Hadraawi Soo Aad Isuguma eka bal ila eega
@warfaacaraale2242
@warfaacaraale2242 5 жыл бұрын
Ax ax ax Wuu iga ilmaysiiyay runtii 😢
@Warsame1
@Warsame1 5 жыл бұрын
Waxa xaqiiq ah in ay xaaraam tahay qof bilaa dambi ah (innocent) in qof kale dambi uu gaystay loo ciqaabo.
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 8 ай бұрын
Nin xun waad la saaxiibtay adna ma dhaantid oo dawladaad riday wax dhaama ma haysaa damiin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tanaaaa kabadan saaxiib iyo say iyo saaxiibad xaastius oori iyoiyo laylayahay aha bahbahbahyarah.
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 жыл бұрын
Adeer saxiib askari magalo marna Saxiibkaa marna saaxirkaa iley sirtaada buu ogyahay waa cibro qaadasho saaxib xaal qaado 🙏
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu daayo Adeer waa lagu dulmiyee.
@TheSayax22
@TheSayax22 3 жыл бұрын
Aamiin wll
@Wararsuga
@Wararsuga 5 жыл бұрын
Walalakay nimaan u haystay miyuu wado ii fadhiistay
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 7 ай бұрын
Gocasho 😭💔 nafteydaan saaxiib la’ahey sanadahii damboo dhan
@aminationstudios4882
@aminationstudios4882 5 жыл бұрын
Maashaa ALAAH waa save qaaliya soomaali asal ALAAH denbidhaaf kakaags dhigo osagana alaah hacafiyo
@hotelnaasahablood6380
@hotelnaasahablood6380 5 жыл бұрын
oday gaan waa dr c/weli faarax qambi !!!! waa abwaan somaliyeed waa abwaankii sameeyey ruwaayadii nasiibka qofka? xasan aadan samatar iyo saado cali ay matalayeen iyo c/khadar xasan laari ? waa ruwaayad caan ah wuxuu ahaa odaygan prfoser kuliyadii sharciyada macalin ka ahaa oustralia ayuu ku noolyahay intii burburka ahayd ?
@nasmoha6760
@nasmoha6760 5 жыл бұрын
Subxanallah. Waxa layiri saxiibkaa 12 jeer iska ilaali cadowgaagana 1 mar iska ilaali
@cambaroali7733
@cambaroali7733 5 жыл бұрын
Adeer had Raawi baad u eg tahay Ilaahay labadiinaba haydin cafiyo
@frankabdurahman1029
@frankabdurahman1029 5 жыл бұрын
Yaaaaaa Allah ilahay Aduun iyo Aakhiraba Allaha kubarakeeyo ilahayna Hakaa Abaal mariyo Dulmiga Laguuuuugaystay
@maankoriye7465
@maankoriye7465 4 жыл бұрын
Ciid carafo ayaan daawanayaa maalin jimce ah Odaygan hadraawi ayuu u eegyay Sheeko tiisa u dhaw ayaan soo maray Haddana saaxiib ma lihi balse saaxiib wacan waan baadhayaa
@mahmoodmohammed7725
@mahmoodmohammed7725 5 жыл бұрын
Axmed kaat noloshiisa hadda ha la eego Nolol xunbuu kunoolyahay Haddii arinkani run yahay.
@zuweyzmohamed6103
@zuweyzmohamed6103 5 жыл бұрын
Wanka xumahay aabo dhibka ku gaaray😭👏iska cafi
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Waan iska cafiyay ayuu yidhi walal BarnaamiJ kale ayu ku faahfahiyay
@aliaden7915
@aliaden7915 5 жыл бұрын
Siyaad Barre xaarkiisa waa kaas, waa iyada Somalia laga dhaqi la yahay. Xalna loo la yahay Somalia oo dhan.
@hawa3h193
@hawa3h193 5 жыл бұрын
Siyaad ma xirine nabadsugidii baa xirtay mar dambe oo uu sanado xirnaa ayaa cajaladii loo geeyey Siyaad wuxuu yiri ha la ii keeno .waa loo geeyey wuxuu weydiiyey su aasha ah ma adigaa gabaygan tiriyey haa ayuu yiri waana la sii daayey .
@saidmohamed6035
@saidmohamed6035 5 жыл бұрын
Masha Allah adeer allaha ku xifdiyo Islka cafi
@xazzanka3434
@xazzanka3434 5 жыл бұрын
WUXU KUGU FALAY NINKAAN KAAN FILAN RAGGBA MAAHA WALEE WA RUN
@nasteehobintuabdulahi4933
@nasteehobintuabdulahi4933 4 жыл бұрын
⁰⁰
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Abwaan cabdiwali faarax QAMBI Waxaan aad u jecelahay hees uu sameeyay oo uu samatar qaado Oo lagu magacaabo Dadku oonka caashaqa Sambabada aabarsaday Markay kugu ogaadaan afxumo kaama daayaan
@siyaadukun2344
@siyaadukun2344 10 ай бұрын
ilaahay haku dambi dhaafo adeer
@tawradatanbarakeysan8306
@tawradatanbarakeysan8306 5 жыл бұрын
Ninkanii allow yaa ogaada wuxu aha jaajuustii Mengiste ee la soo diray inay Somalida ku kuciyaan dawladdii Soomaaliyeed ee Kacaankii barakaysana!
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 5 жыл бұрын
Tawradatan Barakeysan Kacaankii fidnada ahaa waa waxa an manta mirihiisii guraneyno ilaah bana na dhaafiyey wana dareemi karaa waxaa u darsadey kuwii uu u sadburshey , malmo fican bana unadda u soo socda wana ka reyseney
@getto10
@getto10 5 жыл бұрын
Hadraawi aad ayey isgu eegyihiin. Alle ha ku xafido
@abdihasan5628
@abdihasan5628 5 жыл бұрын
Abwaankan iyo Abwaan hadraawi waa isku eeg yuhiin ilaa xad
@mohamedobsiye178
@mohamedobsiye178 5 ай бұрын
Majeerteen badankiisu basaasiin bay ahaayeen.
@safhs
@safhs 5 жыл бұрын
Hada hal dhinac baan maqalnee ilaaha og waxa jira
@mustafeabdirahman5068
@mustafeabdirahman5068 5 жыл бұрын
One side story
@nasmoha6760
@nasmoha6760 5 жыл бұрын
@@mustafeabdirahman5068 exactly every story has two sides
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Farah, annaga waa noo caddahay qofka runta sheegaya iyo kan beenta sheegaya, odaygan oo aanan waligay arag , aqoon u lahayn, isku meel ka iman, run buu sheegayaa, quluubta caarifiintu lahaa cuyuun, qalbiga dadka wax garadka ahi indhuu leeyahay, guilty are afraid, he is innocent, trustworthy and naive man
@safhs
@safhs 5 жыл бұрын
@@mhassan0163 walalow carabina waad sheegaysa ani carabi wa aqan laakin diinta sheegaysa,iyo aqliga hal dhinac,hadad maqasho warayso ki kale, ani ma dhihin odagan ader key ah ba been sheegaya ee is daji
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Adeer nin sharaf leh oo ehlu diin ah, real Somali man ah waa muuqataa, horre ayaa loo yidhi waligaa ha aaminin nin askari ah, walaalkaana ha noqdee, khaladka aad samaysay waa kaa, nin ka tirsan ciidankii habaarahaa ee Soomaali halkaa dhigay ee Nabad Sugidda ka mid ahaa ayaad aamintay, dhimasho
@daacadable
@daacadable 5 ай бұрын
Axmed reer Santiago ha soo qabtaan oo youtube ka ha la soo dhigo. Dhagar qabayaasha yaan la qarin. Siyaad waxa kharibay Ahmed Kaat oo miidhan ilaa markii danbe odeygu diintii faragaliyey.
@hoodoyazien8084
@hoodoyazien8084 5 жыл бұрын
Wanaaagu waa hibo uuu ilaahay bixiyo wllhi
@djkimovich
@djkimovich 5 жыл бұрын
Sxb aan gaarisa kulahaa baa sidaan oo kale xabsi igalshey
@HeersareMedia
@HeersareMedia 5 жыл бұрын
Adeer in aad is ka cafiso ayaa fiicnaan lahayd, in kasta oo sida aad sheegtay Ninkaa Axmed aanu wax fiican samayn. Qisada in aad sheegtaa waa heersare, laakiin caafisku waa qaali.
@sharmaarkexiir6715
@sharmaarkexiir6715 5 жыл бұрын
MA KHIYAANOOLA MISE WAA HALYAY? Wuxuu ahaa wadani ka fekeray oo rogrogay xalku halkuu ku dambayn karro wuxuu xasuustay dhaartii iyo wacadkii uu galay markaa adeer kolay nin halka manta dalkani jogo u hanqaltaagayay baad ahayde alle dambi dhaaf weydiiso adigu .
@nadiajamal3776
@nadiajamal3776 5 жыл бұрын
Ilaahow dambi dhaaf kaaga dhig dhibka ku gaadhay adeer. Dadkeen nu u daranaa ruuxa daacadda ah.
@somalistars2294
@somalistars2294 5 жыл бұрын
Walaahi ninkaan waa gob waana nin smair badan.
@wacanali3595
@wacanali3595 5 жыл бұрын
You got what you deserved sidee ku damacday in aad dalkada burburiso wallahi hadii niinkas wadaniga ah sidiisa somali dhamaantood dalkooda daacad ugu ahaan lahaayeen maanta meyna tuugsadeem dulinimada eey ku jiraana kuma jireen that guy waxuu u qalmaa medal of honor allah cimri dheer ha siiyo wadanigaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
wadani may ahayn laakiin daaquudkii afwayne barre ayay difacayaan oo udhimanayeen imanka kadeed ayay kuwada nool yihiin
@abdishakurbaasha3719
@abdishakurbaasha3719 5 жыл бұрын
Khaa'inul wadan isagiina la khaayimey weeyaan. Illahy wuuku weydiin doonaa shacabkii aad kicisey eela laayey iyo dawladii aad dumisey
@cadilkaynan3598
@cadilkaynan3598 5 жыл бұрын
Abdishakur waad caqli badan tahay . Waa runtaa Haraawi waa Qaainul wadan wa shacab. Wuxuu kamid ahaa Dowladnimada maanta meel laga doono la’ layahay Raggii burburiiyey qaainimada wuu ku dhashay. Isagoo madax laga dhigay ayuu Dadka kicin jiray .. Dowladda Rida, aa, uu, ( shobariste) ahaa .. Hooyadiis reerkeeda ayuu ugu necbaan ogyahay ( by the way he is not intelligent man )Magalada Toronto Dalka Canada isagoo xaflad ka sheekeynaayo Qabyaaladdi xumeyd iyo cudurka ( inferiority ga ahaa ) ee ay qabaan iyo nacaybka ummadda Somaliyeed ay ku caanka yihiin oo Gabdho Somaliyeed ay Kabaha la dhaceen baa naloo soo sheegay. Wuxuu yahayba allaha ayuu la hortagi doonaa. markaa Dad u haysta inuu yahay nin wanaagsan ( hayhaata hayhaata ) towbada way furan tahay .. khaatumadana waxaa ugu fiican tan ugu dambeyso ku dhaha illahey u noqo..
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 5 жыл бұрын
@@cadilkaynan3598 keligii taliye waa laga dhiidhiyaaa siyaad cidna ma dhaafin wadankuna weli wxuu LA gubanayaaa kitaabkii faraha lala galay iyo culimadii LA toogtay xataaa siyaad qofma dhaafin sheekh mustafuu xidhay waxba indhaa hays qabanina zxbyaal qabyaaladi wataa kaa hadlinay maanta cidwalbana rabaa xisaabaya. Mhdznid
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
@@cadilkaynan3598 Afwayne Barre oo gaalobay ayaad wali taageersan tahay oo waliba dalkii iyo umadii Soomaaliyeed burburiyay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@cadilkaynan3598 Agoontii Afwayne Barre ka cararay ayaad tahay Kurdiyahaw Kurdigu dhalay
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 5 жыл бұрын
NiO Odaygu Hadraawi u eee kaa 😜😜😜😜😜😜😜
@suhybazamir9256
@suhybazamir9256 5 жыл бұрын
haah zhp
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
muqaal same aad iyo aad bro
@cilminasiib8363
@cilminasiib8363 5 жыл бұрын
Axmed Kaati adeer waa la yaqaan dhibkii uu u geystayna carruurtiisa baa maanta la nool
@cabdishakuur9706
@cabdishakuur9706 4 жыл бұрын
Nin gabayaa carbeed ah ayaa dhahay لا تستكثرن من الأصحاب فإن أكثر داء يحول بين الطعام والشراب. Ha badsanin saaxiibada maxa yeelay xanuunka ugu wayni wuxu ku dhex gudba cuntada iyo cabitaanka
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 4 жыл бұрын
Waa xiligiin baraagaha laduugayay , tacadiyada badan reerka cumar maxamuud loo gaystay ..Laguna. Diray dariskoodii sida Xer iyo wagardhac.. Axmed cirday ninkaa cajalda kaqaaday waa leelkase .. laakiin ninka kale ina kaahiin. ..nagaran qoladiisa gabaygiisa ku jira.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
wagardhac ma mareexaan baa awoowe eebbow cade
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 жыл бұрын
Ina Kaahin waa Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somaliland.Madaxdii Mudug rogtay Isaaq bay ahaayeen ilaa Maxamed Kaahin,iyo Dhagaweynaha Ciise Muuse ayay ahaayeen Markii danbe ee la bedelay waa baxsadeen oo Jabhadii SNM ayay ku biireen
@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852
@scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 5 жыл бұрын
waa nin shafarleh walee
@munira005
@munira005 5 жыл бұрын
scfbbvxaxbbbcx xchgfadghh sax waa Gob Gob dhadhey
@johnterryaamiin4245
@johnterryaamiin4245 4 жыл бұрын
HortaH dadku waa farHeens oo kale ze zhpku waa halboweLE waana hibo iLaaHay bixiyey Se taan waa diiL lagu taal gaLay se imkaba wad ka nozHaaHay wixii dhacayE raxdaad qado adeeroH
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Horan wan ogaa hana way I #xaqiqowday in gobeygu keeno tabasho iyo cil ad tabayso EE. UU. nan ahayn Wax layska ken keno Alle inad Raciso od cafiso aya ficnen
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 5 жыл бұрын
Haddii uu hilmaamay dhibtii uu kuugeystay Adeer Allaah hilmaami maayo LKN ani Waxaa arajeynaa inuu cafis kaa dalbado adna aad iska cafisid. ( Axmed Kaad) Wallee dhibaa ku haysta.
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 жыл бұрын
Cajiib Subhana Denbi Dhaaf Allaha Kaaga Dhigo Qiso Aad U Xanuun Badan
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 5 жыл бұрын
Maanshaalah odayga taariikh dhab ah ayuu hayaa
@faraxbeautymakeup9478
@faraxbeautymakeup9478 5 жыл бұрын
Ninkas run ayuu shegayaa anigaba way igu dhacday
Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada. Qaybta 3-aad.
22:29
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 29 М.
Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi
31:49
Madaale Productions
Рет қаралды 55 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН
abwaan hadraawi  iyo qisada heesta hooyo
16:30
Dhaxalgal
Рет қаралды 256 М.
Gabay wadani ah- Abwaan Heelaale Allah Ha unaxariisto
1:02:12
Hirey Inc
Рет қаралды 49 М.
SIYAASADDA IYO DHAQANKA: ABWAAN CABDIWAAXID GAMA’DIID
43:05
DAAHIR MUXUMED CALI
Рет қаралды 477 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН