Masha allah Allah ha ku xafido madarasadan halkee oga talaa islii
@aliwario82402 жыл бұрын
احب الصالحين ولست منهم لعلي ان أنال بهم شفاعة... احب هذه الكوكب من اهل القرآن ربي يحفظهم
@habibabilow7349 ай бұрын
Gktthkhylaarregge❤
@AishaMohamed-n6z10 ай бұрын
🎉Masha Allah ❤
@nimohasan2942 жыл бұрын
Hooyooyiinka wee nasiib badan myxadarada joogay quraan bilaash ahaa loo soo bandhigay kuwii ka faa.iideesto Allah haka dhigo anaga waxaa dar Allah ee ka tahay inee macalin noo noqdo Allah ha ii sahlo ❤❤❤
@adoonti-Alle-122 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🥰🥰👏👏👍👍 اللهم اجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور صدورنا آمين يارب 🤲🤲🤲
Baadi baan iska nahay Aakhira ilowday Ilaahayow hadyigaaga nagu dil Culimadu waa warasadii ambiyada Mashaa allah ilaahay allah hanoo xafido
@fatumaabdullahi43452 жыл бұрын
Maashaa Allah tabarakallah illahow culimada nohifdi dhamaan.
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
Masha allah tabatakalah ani waxan adujaclahay dugsiga muscab inu cumer hadan dhigan laha lakin xageban kala xiririlaha walalayalo qof kigaranayo ha iguso xiro waxa hay gabar somaliyed aadna ujecel inay barato qur anka hadaba ardayban ahay lakin dugsigaban jeclahy e qofki garanow allah ban kugu dhariye igu so xirir
@M-family8 Жыл бұрын
Nairobi jaam street ayu ku yalaa
@dekomaalin6641 Жыл бұрын
@@M-family8 z
@dekomaalin6641 Жыл бұрын
Q
@dekomaalin6641 Жыл бұрын
@@M-family8 s
@najadahmedahmed79632 жыл бұрын
ASC Masha allah jazakalah wry sheeqyadena sharaftale ILAHAY ha in xifdiyo aaaaaaaaaaaaaad injeclahay dir ILAHAY lamaso kobikaro jelkan u qabo diinta iyo Culimada no jooga wadadi anbiyada marka waxa ka codsanaya qof walba OO arka qoralkayga inoo I so duceeyo waxan raba inan Quran ka xifdiyo lakin meeshan jooga malahan Madris I so duceeyo in ILAHAY I wa fajiyo madaristan OO kale aniga iyo inta ilamidka ah
@shadiyawabari332 жыл бұрын
ماشاالله تبراك الله اللهم أحفظهما علماءنا وأولادنا نساءنا 💝💓❤️❤️❤️💕❣️🥰😍💯✅
@aishaomarsara12342 жыл бұрын
Wow m a dhamanto culimada somaliyed alle hano barakeyo cimri dheer iyo ciwado suban alle haku irsaqo Amin Amin amiin i n
@fardowsajelle71892 жыл бұрын
Masha Allah ilaaheey hanoo xafido sheeqyada oo dhan Allahu maa amiin teeda kale Muna ilaaheey haku xafido Amiin yaarabi 🤲🤲🤲
@saaradahi66752 жыл бұрын
Nimcatu Raxmaan baa meesha taalla.Allah culumadeena ha noo xafidyo
@abuyaasir80062 жыл бұрын
ماشاءاالله هذه البنت شاركت مسابقة دبي
@umusihamali28462 жыл бұрын
Amiiin ya Allah 🤲
@safamarwa20102 жыл бұрын
maansha allah tabarakallah alle haxxafido muna iyo waalidiinteeda