Madasha Haweenka: Wareysi aan la yeelanay Ayaan Kaaba | VOA Somali

  Рет қаралды 7,041

VOA Somali

VOA Somali

Ай бұрын

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelanauy Ayaan Axmed Caydiid oo loo yaqaan Ayaan Kaaba, oo ah gabar abwaanad ah. Waxaa toddobaadkan soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 5
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt Ай бұрын
Wa waxyaro wada xigmada masha allah
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r Ай бұрын
Masha Allah! Ayaan inan qurux badan bay illeen ahayd ee waxay uun u baahnayd daawo lagu shubo iyo Maraykan🤣
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed &Ayaan Kaaba Axmed Caydiid.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
waa tan dhiladii mayuuyo
DAAWO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA
17:41
VOA Somali
Рет қаралды 8 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 148 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 171 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 7 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 895 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 148 МЛН