Badaa yahuudkaa Muse baa Qalin ku iibayay waa la Ogaa ma Qaraoona:
@ZahraZahrabachir13 күн бұрын
Geeri ama guush a nololeed
@MoKas-tp7mq12 күн бұрын
Good idia
@ahmeddjamaindhobiraale746612 күн бұрын
ALLAH aya inala jira
@ahmeddjamaindhobiraale746612 күн бұрын
Gobnimo iyo guul
@AhmedismailAli-r2n12 күн бұрын
Sxbkay ciisow hadday cidi ka talinayso xeebtaas s😢aldhig milateri uma hayno Ethiopia.
@MahamedAbdiaadam12 күн бұрын
Midiyihii qarsoonaa ee reer yurub ayaa ku khasbaya madaxda in ay sidan u bixiyaan bada muuse iyo xasan waxa u yeedhiya yurub oo wadada bar bara
@Peacemmasichukwu-d6v11 күн бұрын
Gool somalia
@عبدالرحمن-المقدشي12 күн бұрын
Ani oo Reer Muqdisho ah ayaan Reer Awdal u imaanaya lqnq safanayaa saan badda ula difaaco ulana diriro Xabashida, dhulkaas waa Dhul Soomaalideedu gob yihiin waxay galaan iyo waxay gudaanba la yaqaan, haddii wlh ayaga ay boqortooyadii Awdal soo nooleeyaan waxaan aaminsanahay in Reer Koonfur oo dhami raaci doonaan, mooryaanta na haysatana ka adkaan doonno.
@abdikamil762712 күн бұрын
He says" Christian minor contaminated islamic cultures" - this cracks me up😂😂😂 man, the bro, is full of it.
@AbdiweliMohamed-d5k12 күн бұрын
Gull ow
@AA-xl8ev12 күн бұрын
DOQMO DHEE GOBOLKI AWDAL WAA XARASH OO XITA HAWD AMA RESERVE AREA AYAY KU BADALANEENA YAN NASIIBDARO ODOYASHAAN ININKANA AYAA IIB AH XEER SNMLAND EE QAXO WEYEY
@halimjiomohamed267812 күн бұрын
Soo soco siraad waxaad dooni waad heli reserve Area ma aabahaa bale Ethopia leh Awdalna samaroon baaleh viva samaroon guulaysta Isha Allah
@HassannuurCilmi12 күн бұрын
Always macawisihi ina geele soo diri jiray😂😂😂😂
@AhmedHassan-ed5ue12 күн бұрын
Xasan gurguurte waa isaga cida markii horeba bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin maantana wuxuu ka shaqaynayaa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa waana nin damiirka ka dhintay
Wallaahay soomali oo dhan ayaa idin garab taagan. Xasan-baahane Bad iyo Berri waa iibiyey. Iimaanka ilaahay ka qaaday, Qoyimaayo.
@ragemu-c6q13 күн бұрын
Waa jabahado kkkkkkk isaaQu: Awdal stat Awdal;
@ragemu-c6q13 күн бұрын
Prof dii ilma samater. Ee badaa u hadli lahaa. Idinkaa Eryay!!!! i badaa Qalin lagu iibshay. : Qalin baa Soo cilinaya:
@abdikamil762712 күн бұрын
Sxb boqolaal samatar baan leenahay - We're proud of our Samatar professor - they're true somalis
@warsameali513312 күн бұрын
Ha las hubeeyo waxaa garabkiina taagan soomaaliya oo dhan wallahi. Waxaan ka soo magaada Marko.
@HassannuurCilmi12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amedfarah29912 күн бұрын
Asc Subxaanalaah Hadaanu ladagalamaynay slan si aanay ubixin bada Hadana xasan dhiiqaa isna yiri Ethiopian Ayaan siinayaa Hadana waa dagaal cusub Somaliyeey meel halaooga wada jeesto Waa khalad in uu saas kudhawaaqo Mudaharaad Hasan dhiiqo Is casil
@MoKas-tp7mq12 күн бұрын
Gobanimo
@jamaljons229412 күн бұрын
Hahaha cisse ismail omar baa PHD holder aah 😅😅😂😂😂
@XasanCadala-vp2cg12 күн бұрын
Bada daarood baa masuulka ah gaar ahaan ogaadeen
@AadanAbdi-e1d12 күн бұрын
Wallaahay soomali oo dhan ayaa idin garab taagan.
@cabdikariin71812 күн бұрын
war xasan waa daciif
@cirsankayeer746413 күн бұрын
Raga nimo u diyaar garooba yar iyo wayn inan dhul somaliyeed laibin karin badna hadalkeedaba daa walahi banku dhartaye wan kushihiidayna dhulkayaga
@nuraali551411 күн бұрын
Itoobiya, waxay rabtaa, in ay liqdo Soomaaliya. Soomaaliweyneey, Soomaaliya aan badbaadino, idanka Ilaahey. Dowlada, hadda jirta, Soomaali ma metesho. Xasan Sheekh, Soomaalinimadiisa farbaa ku godan. Baarlamaankow, kaca oo wadanka badbaadiya. Heshiiska Itoobiyana rida. Ilaahbaa idinkala xisaabtami doona, dhulka muslimiinta, oo ah Soomaaliya. Ma rabno Itoobiya iyo heshiiskooda qurunka ah. Soomaaliya, Soomaali baa leh. Listen, Abiy Ahmed! Somalia is not your country and you are not welcomed in it. Somali people defend Somalia, from enemies like Ethiopia and you, Abiy Ahmed. Hassan Sheikh can not give away Somali Sea and land. Ethiopia will never ever get SOMALI SEA.
@nuraali551411 күн бұрын
Soomaaliweyn, maalin kasta cadowbaa nagu soo siqaya. Kaca oo aannu is difaacno. Xasan Sheekh waa la sixray ama Soomaalinimadiisa ayaa far ku godan tahay.
@houskeymattanmanchaftyoutu2912 күн бұрын
no Ethiopian naval in saylac and lughaya
@SaluglaSicid12 күн бұрын
Huuno indhabiijo xinka iyo cabashada Sayid/maxamed baa idinku ogaa bada waa la bixiyey ee M Xasan jaqaaqda kala hadha
@40Durkiya12 күн бұрын
Adeerayaal awawyadeen ayaa tan bada udhimtay yeeli mayno wlhi amxaar dhagta dhiiga udarayna walaa xasan baynu liqayna masjid cali gaduud miyaa
@saidhassan204812 күн бұрын
Viva somaliweyn viva hassan sheekh
@YaasinMaxamud12 күн бұрын
Meesha miyaan somaliland aheyn meeyey xukuumadii la doortey
@MaxamuudMaxamed-sm3ub12 күн бұрын
Xeebaha somalyeed ta kale aad sheegysan maxay thy qoladan waxa filaya waa awdal state kuwi tagersana
@MukhtarXrir12 күн бұрын
Macaacda yarayso
@MaxamuudMaxamed-sm3ub12 күн бұрын
Waar kuwan may walanyhin horta xasan sheekh halku xukuma u bexin kara borama many somaliland ahyn xasan sheekh maxa keenaya samroon waa dad waalan 😂😂😂
@geeljire5512 күн бұрын
MUUSE Biixi ayaaba Saylac iyo Lughayaba Itoobiya siiyay. Maxaad ku haysataa HSM Wii uun u sii sharciyeeyay.
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch12 күн бұрын
Waar soomaland goormuu xasen sheekh madam wayinekaqodayi
@sahrash.754412 күн бұрын
Adeeryaalo Wacayse Xasan Sheekh maaha waa Qabiil , Xasan waa Shaqsi iyo Hogaamiye Somaliyeed haduu Qalad ka galo dadka iyo Dalka Somaliya Garabkiinaa ayaan taaganahay gorgor kama galayno, Ithiopia mitir dhula uma hayno umana ongolin meel walboo ay tahay.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub12 күн бұрын
Dee idinka malaha heshis kula so galay bada awdal in la siiyo itopiya somaliland nin ka tirsan somalia ku qortay boodka aya wax bexinysa wa sheego kale 😂😂😂
@AHMEDMIGUILWAISS12 күн бұрын
Dhulka ciisaha nina ku wereego ee baroortu orgiga ka weyn. Waar sidan dhul laguma dhaxlo ee waxaa aad rabtaan waad heleysaan. Baddaadu waa halkee ? Saylac iyo Lughaya ciisaha ayaa iska leh weyna ogyihiin Xasan wuxuu wado ee inigu waa ayoo cidda aad u shaqayneysaan ? Abiye u ogyahay cidda ay ka go'do. Ciise miyu nigu jiraa maxaad beenta u sheegeysaa ?
@Awdalstate-25212 күн бұрын
Ciise wa jabuuti halkan wa Awdal wa na DHUL GADABURSI
@mukhtargeeljire468012 күн бұрын
Halkani waa awdal jabouti maa ha
@MahamedAbdiaadam12 күн бұрын
Waxa ididnka maqan isaaq oo dhulka idila eh hora idinku midooba oo meel u wada jeesta kala shikiga iska daaya
@abdulqadiradamali12 күн бұрын
Ooh kaalaya. You warkaani ku socdaa!!!!? Oo Xasan shiikh wuu diidan yahay sidoo kale, malaha madaxda Hargeysa ayay ula jeedaan!!!!!
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi12 күн бұрын
Hadallooma baahne hubka qaata idin ka iyo ciise ka kaca
@AdamIbrahim-hh4tt13 күн бұрын
Kkkkkkkkkk Where is Somalia Kkkkkkk
@Jannah-m4o12 күн бұрын
Somaliya Jaar baanu ahyne somaliya maxaa idinka galy somaliland may naan ahyn ma somaliya ayaanu ka midnahy ayaad u jeedaan aaway somaliland film ayay reer awdal noo matalayan somaliya maxaa baga galy ayay madax wayne u hiyiin cajiib waa taa dowladii ciro hooyadiin iyo somaliya daad ka sheekayny saanba wasa shaan idin gubin migayohow maga cii somaliland aa saya calaamo idin ku dhacdye
@Jannah-m4o12 күн бұрын
Anagaa wax aragnay xasan ayuu madax wayne u yahy goorma ayaanu noqonay xamar aawa somaliland ma labaatan cisho ayaad somliya ku noqoteen ayuu xukumaa somaliland aaway
@40Durkiya12 күн бұрын
Adeer somaliland shalay markay gadaysay saan uga diidnay aya isna looga diidaya miyaad ka hadashan hadaynan labogayn gadabuursi dhulka iyo bada kama kaftamo