"Madaxwayne Cirooy, Xubin Muxaafidda ka dhig Maayarka..."Xil. Jamaal.

  Рет қаралды 11,948

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 4 күн бұрын
Maansha allah, waa runtaa, cashuuri ma jirto, hadii mooge tegi waayo. Waa hadii cashuur ay rabto dawlada cusubi. Hadii kale soo leefa hawada
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 күн бұрын
Xildhibaan jamaal xaqiiq buu ka hadlay
@MaxamuudCabdilaahi-q6o
@MaxamuudCabdilaahi-q6o 3 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalim
@amalhussein5132
@amalhussein5132 4 күн бұрын
Mayar mooge waa laga aamin baxay . Khayin iyo wacadqabe ayuu noqday.
@KhadarxuseenJamac
@KhadarxuseenJamac 2 күн бұрын
Waa mutafaq calyhaa xildhibaanku waasax
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 күн бұрын
Jamaal 7 sano ayuu idinka guuleystay idinkana uma maleenayo inaad sannad ku guulaysan doontaan huwan yahay
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 3 күн бұрын
CAQLI REER DHEDDIG
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 21 сағат бұрын
Faqasheey futa wayn baroor wiish siyaad barre waa kuwii cunay dhaddiggaad sheegi
@NimoMogeh
@NimoMogeh 4 күн бұрын
Asc asxabey wll ma run mise been isla xisaabtanku waa wax furan maayer mooge haday ku leeyihiin dadka degaankayaga canshuurta ugu badan ayaa naga soo baxda ee maxaad noogu qabatay cheb kuma arko ee maayar qanci dadka oo tus canshuurtoodu waxay u gaysay u sheeg oo ogolaad in lagula xisaabtamo, mideed kale xasuusu reerkaga oo kaliya kuma dooran ee dhalinyarada hargeisa ayaa ku doortay oo ilaa madaxweyne kuu waday, ee ha is nacsiin reernimana dib ha ugu noqon
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k 4 күн бұрын
Mayor mooge musalsalka is ka daa waan ku macasalaameyney
@AyanAbdirahman-ez8qc
@AyanAbdirahman-ez8qc 2 күн бұрын
Aabaha qaranka Aabo Muse Bixi Cabdi
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 4 күн бұрын
Hunguri iyo dan gaar ah ayaa kaa hadlinaya. Maayir Mooge wuxu ilaaliyay hantidii dadweynaha, taas baa lagu haystaa!!
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 3 күн бұрын
Beenaale
@NasirSulub-i5j
@NasirSulub-i5j 3 күн бұрын
Kan waa heego xanaqsan
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
Adna huuro ayaad hahay Naasir huuro
@MursalIbrahim-vb5rx
@MursalIbrahim-vb5rx 3 күн бұрын
Wallaahi kan mid ka caqli xun maan arag
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
adaa kasii caqli xun
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 күн бұрын
Hebel xilka ka qaad miyaa loo magacaabay mase doorasho ku yimid?😂😂😂😂😂
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 күн бұрын
Caynka weeye
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 4 күн бұрын
نعوذ بالله من شرّك
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 3 күн бұрын
ونحن نعوذ بالله من شروركم ومكركم وعداوتكم موتو بغيضكم . اللهم إنا نجعلك في نحورهم
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 3 күн бұрын
ونحن نعوذ بالله من شروركم ومكركم وعداوتكم موتو بغيضكم . اللهم إنا نجعلك في نحورهم
@SahraHassan-b3v
@SahraHassan-b3v 3 күн бұрын
Non lakaalaya 26000 haysta
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 3 күн бұрын
@@SamsamO-lb7hc Walaashayeey..cadaawad idiin ma hayno...waxaanaan rajaynayaa inaanu hablo badan idinka guursano Inshaa Allah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 күн бұрын
WAR MAGA AMUS MOOGA AD GADHA
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 күн бұрын
Wax ina mooge dhaama helimaysaan dawaala nina
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 16 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hudaali8660
@hudaali8660 3 күн бұрын
Nacnac ayaad nala hor timid moogena waa maayarka 9sano ama diid ama doon sanka ku daloola
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 3 күн бұрын
Maxaad been u sheegtay naftaada,waziir wa laga dhigi kara lakiin maayar dambe iska ilaw
@AXMEDGaagale-q7h
@AXMEDGaagale-q7h 3 күн бұрын
Waxba lamuu wareeginba oo wali muuse ayaa meesha runta aynu isgu sheegii wayno meesha inagu kala kaxeeya sidan isgu muumuli mayno maayar sidaa solteeko aan waxba qaban oo wuxuin cuna
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 3 күн бұрын
Adeer mooge cid udhaantaa. Magaalada ma jirto. Markaa mujaa sidaa iyeelay ee adna yeel. Taasi waa fikir kaaga. Dadku na. Nin aan isagaa ahayn ma aqbalayaan. War ilaahaybaa haybada bixiyee. Qof ka ha ka xaasidina
@Charkherad
@Charkherad 3 күн бұрын
Mid uun baan hadalkaaga u fahmay markii aad tidhi waa arrin siyaasi ah, waxa aan xagaa ka arkaa dadka degmooyinkaa aad sheegtay degan c/kariim wax qabad la'aan kuma haystaane, ololihiisi wadani ayey ku qaniin san yihiiin !
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 3 күн бұрын
Waar niyahoow waa maxay sheekadan aad la Timi sax maaha
@NasirSulub-i5j
@NasirSulub-i5j 3 күн бұрын
Arab maxaad u oranwayday solteko waxsii abaha munafaqada kawas
@asiyasiciid727
@asiyasiciid727 4 күн бұрын
MA LAXDIIBAA
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 3 күн бұрын
WAAR DADKA KA XISHOODA OO ISKA SAARA CUQDADA IDINKA BUUXDA, HADDII KALE HUB SOO QAATA HARGEISA HALGU KALE BAXEE. TAKALE MEESHA AMA XIKMAD KEE NA AMA ISKA AAMUSA, AFSOOMALIGA XITAA GARANMAYSAN.....
@hudaali8660
@hudaali8660 3 күн бұрын
9sano ee solteko caloolay maxa loo waydiin wayey cashurta maanta la sheegayo
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 3 күн бұрын
Mayer qiiro xisaab ba u taala 😂😂😂
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
solteko soydin kii hore ugu kacay ee garxajis cashuurta bixin wayeen
@amranaden3059
@amranaden3059 3 күн бұрын
Waa run tood mayor mooge Wuu gaaniyey Waayo. Sidey u dhacday Inay degmada 26 Juun Waa degmada ugu cashuur Bixinta badan Maxaa loo dhisiwaayey wadada boqol iyo kontanka. Me. Xafiiskii degmada Waa a qabiil I codka. Uu ku fadhiyo Kursiga yaa siiyey
@NasirSulub-i5j
@NasirSulub-i5j 3 күн бұрын
Mooge khasab bu idinku xukumaya habarawal cirka soo dunsha
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
xukunka ma madaxwaynaa cir dumin maynee cashuur uun baanaan bixinay ma lacagtayaday nala leeyihiin
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 3 күн бұрын
waar badawyohow meesha ma xarshin baad mooday waa hargaysa
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
xarshin maahee waa hargaysa xarshinawaanu deg naasida garxajis iyaba moholi iyo itooobiya u degaan
@johnyou4036
@johnyou4036 3 күн бұрын
17 ka xildhaan ee golaha deenka, 10 Kamidi waxay ka soo jeedaan deegaanada uu xldhaanku carabka ku adkeeyeye, waxan aad isku hubtaan waa maxay tolow lol
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 күн бұрын
NIYOW SACSAC MUUSUHU NACASYO BADANAA 😂😂😂 . MEESHAN SOMALILAND WAY ISASIIYEEN WAAR DADKA KA FADHIISTA AMA ORDOO CALANKA BULUUGA AH EE GURIGA IDIINKA BUUXO MAR KALE SOO QAATA
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh 3 күн бұрын
Fanku wa wax kumayaal. E benale aya tahaay.
@bilancaday1
@bilancaday1 4 күн бұрын
ma kaligii iyo kuwiii guuldaraystay odhanbaa 😅😅😅
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 күн бұрын
Dorashada muuse biixi waa ku qasbanaa adeer wax laga baryayo ma aheyn lacagta lagu qabtayna waa lacagtii shacabka, muuse biixi lacag u isagu leeyahay dorasho kuma qaban,
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
shacabka lacagta yaa siiyay kkkkkkkkkk
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 күн бұрын
@SomaliLander-l1r siilkii hooyada baa la kireeyo dabadeedna cashuurtii muuse ka qaaday buu shacabka siiyay
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 3 күн бұрын
Wax qabad la'aantii xukuumadii muuse ka sheeke 7 sanno oo fadhiid ah, taas markii waxba laydinka waydiin waayay ayaad mooge iska haysataan.
@abdikhaliqbuuni5141
@abdikhaliqbuuni5141 4 күн бұрын
KANI WAA XILDHIBAANKII BEENAALAHA AHAA WAANU KU FAHANAY
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
yaa idinka been badan
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 3 күн бұрын
oohina idaygii dhacay ha ku xag xag xaganin maayir mooge
@facalcandi6701
@facalcandi6701 3 күн бұрын
Mooge Waxa laga raacay 100000 kune codee hargeisa ee xisbiga kulmi Ye ku x isaabtamay ee maalmihii u danbeeyay uu u leexiyay dhinaca wadani hhhh
@JamaSalaad-x9f
@JamaSalaad-x9f 4 күн бұрын
Sxb jamaalow wax aad cunto baad doonaysaa iska raali ahaw golihii hore ee soltelko hogaamin jiray baad kasoo habsaantay
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
waxa cunto u ooyaa waa garxajis ee muuse ku dilaayay axna sii
@Charkherad
@Charkherad 3 күн бұрын
Waaar bal dadkan caqligooda la caayayo eeg 😂😂😂 Oo haduu faro galin waayey waa waajib saarnaaye ma ixsaan falbaa ?? Waxbaa kaasoo fakanayee ma la odhan karaa hadii in uun xisbigaa wsdani jilicsanaan lahaa biixi wuu faro galin lahaa doorashada ?
@hudaali8660
@hudaali8660 3 күн бұрын
Lama badalayo mooge
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 3 күн бұрын
Mayer qiiro waa ku daayay 😂😂😂
@djamasaid6839
@djamasaid6839 3 күн бұрын
Wali ma qajilaadii dhicista ayaad wadaan Heegooy naga fafhiista Anagoo sacad muuse ah ayaa wlhi rabna maayir mooge Sagaal mayir oomsacad muse ahna noomay qaban waxuu noo qabtay Ader wadooyin aan lug xataa lagu mari jirin ayaanu gaadhi ku marnaa
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 3 күн бұрын
huurooy sacad muuse waa jilibe waasubeer Awal
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 3 күн бұрын
Inaadeer hadaad xadiiskaba sidaa garanayso bal shaydaanka iska naar oo allaah xasuuso fariid ayaad tahay laakiin wadanka ha inagag ciyaarina xildhibaana is jiidjiitaa ma fiicna
@johnyou4036
@johnyou4036 3 күн бұрын
Kulmiye waxa lagaga guuleystay 182,0000 oo cod, in kabadan 63.92% ayuu kulmiye helay, Bal xadiiskan aad waddaa bal waafaji % kan
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 3 күн бұрын
Bacaac
@SuldaanAbdixakin
@SuldaanAbdixakin 3 күн бұрын
Qofkani ma cilaajbaa mise caqliga dadka cayaayaa waar shaqa tag hayska shiishin meele qofkani walaahi waan layaabi
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 4 күн бұрын
Jamaalow waa uu kaa guulaystay mooge ee tutada isku qabo
@NimoMogeh
@NimoMogeh 4 күн бұрын
Wll guul iyo guul daro Meesha ta taalo ma ceeb baa in mooge lala xisaabtamo teed kale wll qof shacab tahay ana sidee kale degmoyinkeed oo wada qaami ah in la helo soo dhawee taas ayaa labadeen Dan inoogu jirtaa wll in mooge lala xisaabtamo ceeb uma arko maayerkaygan waxaan leeyahay maayer waxaan ka mid ahay dadkii ku doortay lakiin maayer runta rabi inugu jecel waad ku khasban tahay inaad ogolaato in lagula xisaabtamo eedamaha dadku kugu edenayaan waa mid cad ee maxaad isku difaceysaa maayer isla xisaabtanku waa waxa fiican
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 12 МЛН
" Cashuurta waa in dadka wax-loogu qabto ...." Xil Siikaawi
8:52
SKY Cable TV
Рет қаралды 12 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:35
BBC Somali
Рет қаралды 20 М.
Xukuumada cusub ha cadayso mawqifkeeda Soomaaliya?
57:28
MM Somali TV
Рет қаралды 46 М.
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33