Madaxweynaha JFS ayaa ka digay halista cadowga shisheeye ee kala qaybinta ummadda Soomaaliyeed.

  Рет қаралды 23,295

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 254
@mohamedfarah1997
@mohamedfarah1997 Ай бұрын
Adigu ma ilaalisa midnimadda Ummadda Adiga lagu doortaye Muraaayad isku fiiri adigu ugu horayn kadibna is arag waxa aad samaynaysid🎉
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Wax fiican ayuu qabtaa laakin dadka xun ayaa badan
@AbdallaMan-xy7ru
@AbdallaMan-xy7ru Ай бұрын
​@@maryamhassan8093muxuu qabtey mr qabri faage
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
​@@maryamhassan8093😂😂😂😂😂
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
aaad iyo aaaaaad
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Ай бұрын
Adigu maxaad qabataa??????????????? .madaxweynaheena wuu da daalay laakiin wuxuu ka dhashay soomaali oo uu ku dhacay cudurka dilaagaa ee quluubta ku dhaca oo ah qabyaalada , iyo argagixisada oo wax matatayaalkaa , dadkaas xanuunsana adaa ka mida
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Haduun buu si go'ay Xasan Sheekh waa dilaal u taagan xaraashka wixii Somali wada lahayd waa maxaan cunaa uun Somali kala yaacda iyodunida oo ka xaraabaysata
@abdirahiinjamaal1666
@abdirahiinjamaal1666 Ай бұрын
adi oromathy iska aamus inaa tuugsaty ayaa afkeyna ubaraty
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
​@@abdirahiinjamaal1666 hasan dhiiqo darbiguu soo taabtay dawladii ka dhigay hiraab. Kaaraan xukun munaafaqoow qabiikiiste.. baydhabo inuu galo ayaa loo diiday guul laftagareen😂😂😂
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n Ай бұрын
@@MohamedAli-nm8oeoromiya dawarasigaa ku fac tahaye gacanta iska taago qof kasta wax ha kuugu ridee ☕️👉🏾🌮☕️☕️🌮☕️🌮☕️☕️🌮
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n Ай бұрын
Mudane madaxweyne dalxoreeye wax badan buu qabatay hadaan la is xaqireeyanin laakiin wuxuu ka dhashay soomaali oo xaasid isku wada ah oo qabiil madax maray
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
OR​@@MohamedAli-nm8oe OROMO INJIREEY AAMUS Hassan ha kaa dhax qeyliyee stupid 😅
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Ай бұрын
Waligeey masaajid been laga dhax sheegaa waa ii dhineed
@dahiraden297
@dahiraden297 Ай бұрын
Runtaa waayo
@buraale8530
@buraale8530 Ай бұрын
Waxa aad umada u sheegayso mudane adiga ha kaa muuqato mahadsanid.
@Mohamedsalahdintaliye
@Mohamedsalahdintaliye Ай бұрын
Xassan masaajidka ciyaarta kadaa please
@mohamedcabdi8189
@mohamedcabdi8189 Ай бұрын
Somali adaa masibo ku ah saa aday Hogan ku dortene
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale Ай бұрын
Hawartaaa
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Adi iyo Oromo dii ku xaartaa musiibo ah injireey magaallka ka fadhiiso duli calool weyn 😅
@husseinaided3050
@husseinaided3050 Ай бұрын
Misaajidkiiba xiiqay mesha cibaado loo aada Akhira laysku xasuusiya
@saladomar8670
@saladomar8670 Ай бұрын
Maya habarta in laku. Waso la imada eeydi ku dhashey was in habarta laku duceysti in aan anaga halal ku wasno aan ku duceysana aan u ima dhila ku dhashe
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
صل الله عليه وصلم❤❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Wax somaliyeed layidhaa majiraan
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 Ай бұрын
Shut up
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 Ай бұрын
Shut up
@abuhamzahere9502
@abuhamzahere9502 Ай бұрын
Waa tuug ninkan
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
mudane madaxweyne anigu waan ku taageersanahay wajiga ilaah nin wax loo sheego ma tihid balse wadahadalka badi maamul goboleedyada si hiigsiga loo gaaro, guul baan kuu rajeynayaa mudane madaxweyne idanka rabi! Nabadeey
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
War xasan wanag mawado
@abdirahiinjamaal1666
@abdirahiinjamaal1666 Ай бұрын
@@nucmannucman-wc6ji yoosan kuwasin
@MohamedMohamed-rq5zo
@MohamedMohamed-rq5zo Ай бұрын
​@@nucmannucman-wc6jioromo haye wakujedaa
@AliNuur-f8y
@AliNuur-f8y Ай бұрын
Tuug hawiye xasan garguurte munaafaq dabadhilif habartaa aad madaxweyne u tahay iyo hawiye uf uf tuug duf ku bax insha allaah
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
​@@AliNuur-f8y aamus hoyada oromo aheed iyo amxaartii ku dhashey ha kaa dhaaratee wasaq calool baaldi leh us nayaa😅
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Ай бұрын
Madaxwayne hanagu mashquulinin difaaca dalka Ada laayay sakiishi uso kacay dalkooda o wasiir tiktok IYO mahad salaad intaad xil ogu dhiibtay alahabaab aay leesaye ...
@hanaddada74
@hanaddada74 Ай бұрын
Xasan XAADIR Ilaahey hanadhaafiyo melwalbo waa qasay
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Ай бұрын
War waxaan feeraha weyn muu beenta iyo mada daalada kala tago masaajidka.
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Aamus oromo caqli 6saac
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 Ай бұрын
Dawlada uu sheegayaa waa reerkiisa dalkiina wuu dhameeyay boqol hishiis oon somali kuwada socon buu galay af macaan looma baahna reerkaga u shaqee xasanow.
@faduumonuurow
@faduumonuurow Ай бұрын
Xasan sheekh waa oday soomaaliyeed waa in dadku isku soo jiido sidoo kale heshiis dhax dhigo siyaasiinta soomaalida❤❤❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Inshalaah mudane dal xureeye waa dadaalaya illaahey soomali ha mideeyo
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
@@maryamhassan8093 Aamiin Aamin
@Axmadtaajirt
@Axmadtaajirt Ай бұрын
Mudane madaxweyne waxaan maqlay xukunka dalka inaad xoog kusiheysato eysan wax dorasha ah dhaceynin wadankana uleyahay madax weyne arinkaas asaga ah maxa kajira
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 Ай бұрын
Maad mudane ku dhawaatid cida wadanka dhibaatada nagu hayso Kow imaaradka Xabishada
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Alayaxafidak mw❤dal❤xoreeye❤❤guuleysta abid farxad ku waara❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guulesta❤
@Anabnur-o5c
@Anabnur-o5c Ай бұрын
ilaahay ka baq waxaad ku hadleyso madaxweyne wax kama jiraan masaajidkana cibaado ayaa loo tagaa ee khubada ka jooji xaqana ilaahay ha ku fahansiiyo.
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
😂😂😂😂 old man he’s about to cry 😂😂😂
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Ай бұрын
Suasha aan madaxweynaha waydiin laha waxay tahy lacagtii xubinimada qaramada midoobey maxa lo bixin waayay maanta Reer falastiin oo codkeena ubaahan Baan kucebownee alla madaxweynahaan maxa tariikh xumo lo qoray xilkiisi hora lahaya asago leh askarigii boqor dolar raali Ku Ahayn gurigiisa ha aaado
@Luuladan54
@Luuladan54 Ай бұрын
Maaweelada iyo banahawaas Waqti dhumis iyo. Sasanasho kkkkkkkkkk
@leylaali5560
@leylaali5560 Ай бұрын
ربي يحفظكم من كل سوء وكل شر االصوماليون والا رض يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲. اللهم اميييين 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Ай бұрын
Dabintaas ADOGAA NOO DHIGAY😢
@AhmedOlow-x7w
@AhmedOlow-x7w Ай бұрын
Odoyga wuu isku yaacay, inuu tuugtamo oo tooshka laga qaado ayuu rabaa, si uu sheegto ayuu la warwareeganayaa
@Luuladan54
@Luuladan54 Ай бұрын
Laabqaboojis iyo suuxiso miyaa. Kkkkkkkkkkkkkkk
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l Ай бұрын
Waxaadtahay ruux lagujihaado aanislaamahaayn ee dumista magaalada muqdishow waamid noloshaada soodedejidoonto warka intaasuukuekyahay waxwalbo waalagaaga awoodbadanyahay umadawaddhibtay balse warbadanmajiraan Arak
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
oromada gaja gajadaa ah waxaa imaaneysa maalin la yiraahdo war aniga gajaa gajaadaada ma aqaanee kumaa tahay oo kalarka lagu dhago hasugi waayinina wasaaqyahay garanwaaga ah! Nabadeey
@FarahHassan-gx6jy
@FarahHassan-gx6jy Ай бұрын
War masaajidka wax aan hoos kaa jirin hakaga hadlin oo afkaaga iyo qalbigaaga aan jirin
@abdisalamabdulahi8837
@abdisalamabdulahi8837 Ай бұрын
Hubka Hotel Safari luuqiisa aa lagu gadaa, magaalada dhan waa lawada ogyahay😂
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Ай бұрын
I wish inay run kaa ahaan lahayd madax wayneheenow
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Ай бұрын
Adiga u kala eexday dadii iyo dalkii, marba si gooni ah ku hadal immisa qofba tahay.
@Qaali12
@Qaali12 Ай бұрын
Uquba ku dhacday shacsbki somaliyed. Ma danaysan karan muddane madaxwayne u ducey inuu Allah soo hanuniyo
@AishaDaud-v4p
@AishaDaud-v4p Ай бұрын
Afkaga iyo Dhagtada isma maqlaan masjidkana war kasheg ficilkaganah sikale uwado
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Ай бұрын
Wey Bilowmatay Qudbadiihii Jimcoleyda Ee Xasan Shiikh
@AliNuur-f8y
@AliNuur-f8y Ай бұрын
Munaafaq tuugo hawiye uf duf ku bax insha allaah tuug uf uf tuug habartaa u sheeg duf ku bax
@Bambelmo
@Bambelmo Ай бұрын
Aamiin, dhibka Allaha naga qaado.
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 Ай бұрын
Anagu wàxaanu ugu jecelnay madaxweynaha somaliya yimaada eè culays 😊siyaasadeed na saara sabaabtuuna hadii isku soo dhawaansho iimaanlahaa waa ĺa sii kala fogaanayaa
@maxamuudcabdiraxmaan
@maxamuudcabdiraxmaan Ай бұрын
Beneath barakamale
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
1960kii.ayaa.laisla.ogolaaday.yaasoomaali.ah..xasan.wuudiiday.wixiilaiasa.ogolaa.
@HamseGaraadAliBuraale
@HamseGaraadAliBuraale Ай бұрын
Xasan gurguurte waa waxaan xishoonayn, indha adayga boqol buu keenay !!
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
Cabaad lama rabo hubka so galaayo ee cadawgeena itoobiyaanka so galinaayo isla goobta halagu duqeeyo
@mohamudadan9036
@mohamudadan9036 Ай бұрын
Jazakuma allah mudane madaxweyne amiin ducadaada allah noo aqbalo
@MohamednuurYussuf
@MohamednuurYussuf Ай бұрын
Madaxweyne anigoo ku ixtiraamayo hadana dhaliil ayaan kuu hayaaa. 1.shalay iyo maanta midkeed saxantahay horta?. Markaad jigjiga joogtay eed halgamayaasha ONLF tuugo shabab oo kala ah kusheegeysay iyo maanta?. 2. Caruurtaada kuwa aqoon badan oo kakarti badan oo ka wadanisan ayaad dhahday shiid dalka kama jiree guryaha dhisa sidaas miyaad Allah lahortagi rabtaa?. 3.umada somaliyeed shalay madaxweynihii kaa horeeyay markaad mucaaradaysay siyaasi qabiil ayaad ahayd maanta sideen kaaga yeelnaa qabyaalada joojiya?. Mundane madaxweyne dhaliilahaadu camuuda way kabadanyihiin runtii wax kalsooni ahna badankeena kuguma qabno ee hassanka runta ah lasoo bax kuwii hore iyo kan hada nala hadlaayo ma aaminaynee
@YusufeyBadhicade
@YusufeyBadhicade Ай бұрын
Somali somali baa leh 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Colaad
@Colaad Ай бұрын
Respected
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Ай бұрын
Iska daa beenta Soomaali iyo muslimiin midaysani ma jiraane! Adigaa Soomaali kala firdhiyaye ee dadka Soomaaliyeed maslaxaddeeda ka shaqee.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Adaaba somaali cadow Ka dhigtaye adeer nagu Kala wad
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Ай бұрын
Adigu iska bilaaw oo dadka isku keen putland cunahaad kudhegtay qabyaalad baanu u aragnaa aakhirana war waajiraa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Gurguurte Argagixiso kuukuu
@FakerNews
@FakerNews Ай бұрын
Dalka wa dhiintay sabaabto ah hogaamiye fuuley ah aya jooga
@AnCmaj
@AnCmaj Ай бұрын
Madaxwayne mahadsanid khudbad fiican baa jeedisay. Laakiin dhibku waa kursiga ku fadhido oo dawlad dhisan oo cir/dhul/bad waardiyaysa ay udu miyeen jabhadihii. Xal xalaal ah loo simanyahay si nabad ah xukunka lagu kala qaato ma samaynkartaa taariikhda aad noqotid qofkii soo afjaray dhibkii somaliya.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
War Ninkaan aaway hubkii aad Eithiipia ka keentay Geddo ku qubtay??
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 Ай бұрын
Jaalle xasanoow imaam Masjid codso oo ISKA tag madaxwayne Uma ekide
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 Ай бұрын
Dawlad dhul kaa gosanaysaa ma jirto Somaliland horena way oga madax banaanayd somalia soo noqon maysana ama dagaal ku qabso ama dadkaa xiniiyaha oga fuq waxay samaysteen gaadhi maysid 30ka sano ee danbe khayrkood ha uu lagdin.
@leylaali5560
@leylaali5560 Ай бұрын
YAA RABI SOMALIYA GUUUL 🤲🤲🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 YAA ALLAH GUUUL 🇸🇴🤲🇸🇴🤲
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
War Ninkaan yaa Masaajidka ka qabta
@chlungo5672
@chlungo5672 Ай бұрын
Tuug tahay A llah kama baqdid
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Ай бұрын
Waa in qofwalba oo qaangaar ah lagu daro Xooga dalka Soomaaliyeed si amaanka dhulka hooyo loo sugo isla markaana looga difaaco cadowga Itoobiya. Umada Soomaaliyeed waa awooda Geeska Afrika ugu xooga badan. Soomaaliya ha noolaato.
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 Ай бұрын
LIMA TAQUULUUNA MALAA TAFCALUNA
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi Ай бұрын
Doqon waashay qof ku qabta,ma lihid? 4.5 ayaad nagu qeeybisay? Hassan Waa in lagu geeya Manicomio Isbitaalka Xabeeb ha lagu geeyo Illah ka cabso? Lama hadli kartid Beni iyo Axmed Madoowe 😊😅😮😢😂😅😮😢😢😂😊😅😮😢 Illah ka cabso😢😢😢😢😂😂😂😂
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Ай бұрын
Dadka somaliyed aa ka hadleso yawaye dadkan waa dad is kugu jiro adega yal dalal kale oo imarad Ethiopia iyo America ushaqeya oo lacag lagu siiyo inee dalkan dagin iyo qeyb cawana oo diinta islamka ku badashay kan qabiilka ee inee qabil qof ku dilan ama ku nacan mahane Ana waxkale qaban inta kalana ganacsata leh tuugo duliya dadka dila wana dilaga qarson ee ganacsi uken dawa dhacday balwad iyo hub sharci dara qeybana waba dilayal malinla oo waxay shegtan dhaqatiir qarkod mahan dhaqtar inee dadka ka nacsadan ufurtan guryah waxay sameyan cudurada fafiyan dilaga qar inta dumarka qalan cirbado ukenen leyihin dhasha is ka celiya ragina ayaga is dilayan aqli malaahan mardhow wadankan srael usoo socto ayado xabasho iyo imarad wadato waxana rabi lahaa ragan cawanta inee nagestan waxba mata rayasha cawanta diin imanka lehen dadka somaliya la dhihi jiray wee dhentan Allah unaxaristo inta hada siyaa siyinta cadabta jaha namo allah ugu bishareeyo kan qabil ku dhintana allaha cadabo kan udilana jaxiimo allah ku fogeeyo kan ka hadle bun buniye dadka ku kiciyana cadabo ku waaro allah geeyo waa namiim kas somaliya majirtee cawana jirto
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
Mahadsanid Xurmadle sidii aad Kenya BADDA uga soo dhigtay ee aad u geysay maxkamadaha caalmiga Ethiopian-ka urayana meel u saar oo sida aad wax u wadaan waan ku qanacsanahay
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 Ай бұрын
Madaxda soomaaliya meelkasta oo joogaan iyagaa dadka kala saara
@leylaali5560
@leylaali5560 Ай бұрын
SOMALIYEY TOOSO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 TOOSO ISKU TIRSADA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
War.xasan.sheek.miyuukatanasulay.inta.xamarjoogta. ayaasoomli.ah.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Jazakalahu qeyran mudane dal xureeye soomaliya nabad ka dhig soo noqo mar sadexaad
@bilemoha5753
@bilemoha5753 Ай бұрын
Masha Allah mudane madaxweyne somalia guul❤❤❤❤❤
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed Ай бұрын
Balaayo haku dhacdo all states under qabiil wllhi inan kala saareyn wixi kala tag iyo xuman wada war hurdada kakaca intaa land iyo mudug k. Galbed iyo balaayo ku mashqulsantihiina la idinka faaideysan umad habaarana tihiin kaca kulligiin ee u istaaga cawaale mantuu hiil idinkaga baahanyahy 🇸🇴, calan aan cawaale ahyn wada tuura qashinka. ✌
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Ай бұрын
War masaajidka ilaa hey beenta kadaa siyaasadaada. Qabyaladaa iyo boobka Aha kalatag umada
@AbdiAsiisMaxamed-hf5uq
@AbdiAsiisMaxamed-hf5uq Ай бұрын
Somali guule 🇸🇴 💪 ♥️
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
HORTA SOMALIDA WAXA KALA YAABEY MARKI RUNTA LASHEEGO QAARBA AD U XANAAQO HADALO XUN QORAAYO CAYNAYO MADAXWEYNAHA HADII UU RUTA SHEEGO CADOW BAA NAGU DHAXJIRO NAKA QEYBINAYO HUB KUNA SOO ARUUNINAYO WADANKADA INAD IS DISHAN ISLAYSAN AYU RABA CADOWKINA WAA ETHIOPIA SOMALIWEYN HANA IS RAACDO WALLE AMXAAR INUU KULA JECLANEYNIN GUMEYSI AYADBA KU JIRO DOONTANA HADA AYAD HEYSATAN ISKA CELIYA MADAXDA SOMALIA HANA HESHIYAN CADOWKANE ISKA CELISAN RUNTI QOF QOFKALE YUU EEDEYNIN RUMTII CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO MARWALIBA
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Maasha Allah madaxweyne ❤
@kalkaalgeneraltradingcompa6111
@kalkaalgeneraltradingcompa6111 Ай бұрын
Guul madaxweyne
@Bakar_Mohamed_Adam957
@Bakar_Mohamed_Adam957 Ай бұрын
Hasanow markaad wayso qabtid kliya ayaaa Run sheegeysaa kow dheh dabinta aad sheegeysid adiga io sanbalooshe adinka ayaa kow ka tihin. Mida klena KGS io Puntland io kuwa kleba inaad burburiso ayaad rabtaaa 😮😮😮😮😮😮😮
@bashirhussein7343
@bashirhussein7343 Ай бұрын
Guleyso
@maxamedhooyouroon-bw1pp
@maxamedhooyouroon-bw1pp Ай бұрын
M a Allah ❤ Wala tasiro wasiratu wesra uqree
@muraad243
@muraad243 Ай бұрын
Raxaweeyney Hawitihii Futadey farta kula jiraane ee wasa wxaad araktaan ilma adeeryaal Guul reer KG ❤😂
@MohamedMohamed-rq5zo
@MohamedMohamed-rq5zo Ай бұрын
oromo haye somali wa walaalo
@143-k1d
@143-k1d Ай бұрын
Madaxweyne Allaha Ku Xafido Waxaa Tahay Madaxweyne Dalkiisa Inuu Difaaco U Taagan.
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
😂😂😂 war bernteh dha 😂😂
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n Ай бұрын
Mudane dalxoreeye waa aruuriye waa hagaajiye waa hogaamiye mudane madaxweyne xasan sheekhoow guuleeyaso
@cqadirnuur
@cqadirnuur Ай бұрын
Sorry 😢 Waxaa ayaan daro ah In Masuulkiii ugu weynaa ee dalka in uu mar wlba uu ka soo dhex Hadlo bay tullahi Qeylada muranka iyo cawaadka Aan dhmtka laheyn ee laga dhexjeedinayo maasajidada waa wax Aan Macquul aheyn iyadoo markii uu dhex joogo masjidka uu ku Hadlayo qodobo ay ku farxaan umada somaliyed blse Marka la soo istaago banaanka laysku dhifto shcbka somaliyed 😢😢😢
@mohammedadde4173
@mohammedadde4173 Ай бұрын
Mw/Haddii Muwaadiniin Somaaliyeed Ay Siman Yihiin Waa War Xaq Ah Balse Siin Ugu Gudbi Karnaa 4.5Ka Aan Isku Riixno?
@Luuladan54
@Luuladan54 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@FaaidMahmod
@FaaidMahmod Ай бұрын
Hhhhhhh madaxweyne xasan sheikh dadkan marka uu rabo in uu qudbadso jeediyo muxuu horta ugu balan sadaaa masajidka qudbadiisa aniga yabay sheikh qudbada u aqrinalahaa isaga ba ka hortagan aniga kan waxn ku sameyo magaranayo walhy
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Masaajid ku xaare
@XaldoonTv
@XaldoonTv Ай бұрын
Guuleyso Madaxweyne❤
@mrazizi583
@mrazizi583 Ай бұрын
HADAL KIISA IYO WAXA SOCDA ISMA LAHAN MALAHA MADAX WEYN NUHI UNDERGROUND BU NOOL YAHY WAX SOCDA MA OG!
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Ай бұрын
Mahadsanid madaxweene umada oo dhan iskuwadakeen
@sareyeltd
@sareyeltd Ай бұрын
Masha alla guuleyso xasan shekh xafudola amiir muminin madaxwenaha somalia ogo fiicana
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Oh diin ta ayaa ka takteen dal muxuu ya hay war diinta ku dhaqma gaalo weey jabee
@mohayareabdi4561
@mohayareabdi4561 Ай бұрын
2026 adoo karaan dhaxtaagan aana ku arki dal iyo dad sas laguma hogaamiye
@NancyWalker-y3s
@NancyWalker-y3s Ай бұрын
Lee Joseph Martinez Lisa White Deborah
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 Ай бұрын
War ninkan yaa masajidka ka Calshot illaah yaqano aduun lokuma hadlo masjid
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Scw scw scw nnkh wcs m
@kuuriyaofficial1523
@kuuriyaofficial1523 Ай бұрын
Waxaan isweeydiiyay xasan xaraashoow adiga iyo qoyskaaga goormee dhargeysaan walee maal aduunyo oo waliba xaaraan ah inaadan meel ku gaareeynin cuqubada dadka iyo dalka aad ka galaysaan aduun iyo aaqiro waad arkaysaan insha Allah
@Snuxy
@Snuxy Ай бұрын
adiga taada uun ka fikir tu kale haku mashquulin
@mustafmaxamed819
@mustafmaxamed819 Ай бұрын
Runti codkar waa tahay lkn xooga dadaalka ayaa kugu yar madaxweyne hormar iyo guul ayaan kuu rajeyna insha Allah
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 Ай бұрын
Intaay maamul gobaleed iyo 4.5 dowlad nootahy dalkeena rajadiisa waa 5%
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Inta xasan namamulayo wadan majirayo
@alikofi2469
@alikofi2469 Ай бұрын
Qof aan Wacaysle ahayn hub ma haysan karo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Waxaa fiican inaad muraayad is hordhigto
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Ай бұрын
Yahuu Xasan ma tiktokar buu isu badalay hadal badanaa ninku acuudu
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Hayeey Dani iyo Laftagareen kkkkkkkl
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 2,8 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 22 МЛН
Maxkamadaynta rag Banbada tuuri jiray oo loo haysto dambiyo aragagixisanimo.
12:20
Somali National Television
Рет қаралды 78 М.
WARKA DUHUR EE KNN 10 11 2024
14:58
KNN
Рет қаралды 3,2 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН