Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay gogol uu u fidinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya

  Рет қаралды 6,727

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay gogol uu u fidinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Пікірлер: 67
@omarabdi3332
@omarabdi3332 3 күн бұрын
Dear Mr Dani Your assertions regarding SOUTH-WEST of Somalia are blown out of proportional. I heard your cry!
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
He is crying like a baby😂😂😂. Fuley, I didn't khow that he was such a coward. Ooh my God 😂😂😂
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 күн бұрын
Soomaaliya Soomaali baa leh. No more Somali-Ethiopian. Guul M. Birmade Xasan Sheikh ❤️
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Somaliland is not Somalia, and will never be part of Somalia period. Soo qaata Waxaad hub haysataa. cidankii Siyaad Barre ayaa kabo la'aan lagaga Saarey Somaliland, hadana Dhamaan reer Somaliland hubka ayeey qaadan doonta difaaciina dalkooda.
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
@@halimamumin3643 Somalia waa gabol kamida Somalia ama diid ama yeel qabiil qurun iyo noo mori
@omarabdi3332
@omarabdi3332 2 күн бұрын
@@halimamumin3643 Sow adiguba maalin dhoweyd kabahaagii Gooja Cadde ugama cararin???
@cabdikariin718
@cabdikariin718 3 күн бұрын
wada hadal waa shayga kaliya ee soomaali ku midoobayso aan wada hadalno waa aynu heshiino guul soomaali meelwalba
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Somaliland idin kama mid noqon doonto, xataa hadii uu Hal qof ka hadho.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Күн бұрын
Somaliland qof laa bariyo ma jirto diga loo horaa xog lis ku qawana baryo wey damatay ronta aya midas ah
@thefamilj340
@thefamilj340 2 күн бұрын
Masha allah. Somaalinimadu waa hal. Cadowga aan umidowno, qabiilkane meel aan iska dhigno.❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 2 күн бұрын
Allah haku barakeeyo daniyow adiyo inta maslaxad umada uwadaba, nafis ayaad umadii dareensiisay iyo naqas aad kasii daysay oo shacabka Soomaali oo idilbaa warkaag ku diirsatay Ilaahay kala filiq sanaanta iyo isu dhabar jeedinta ha inaga saaro aamiin yaa rabbi.
@NafisaAbdullaahi
@NafisaAbdullaahi 2 күн бұрын
❤UMUDAN RABIYOOW U GARGAAR❤
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 2 күн бұрын
Waa hadal cad guleeso mr dani
@ahmedinmohaa5412
@ahmedinmohaa5412 2 күн бұрын
Kaan yaan laaminin
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 3 күн бұрын
Waa benale mujrimkam malin walibo waji ayow isticmalayaa
@thefamilj340
@thefamilj340 2 күн бұрын
Wadahadalka aan fursad siino. Shacabka Puntland waa wadiyiin jacel Somalinimada.
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 2 күн бұрын
😂😂😂😂 xasan dhiiqo ayey saaxib yihiin 😂😂😂
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
DENI, Waa Fuley baqdey.😂 Aawey hanjabaadihii uu meelahaas ka hanjabi jirey😂😂😂😂😂. Isaq power will never sarender. Let Somalia call Isreal if they want. Somaliland waxa ee keliya ka baqa taa Allah Subaxaa Allah. Isagaa Awood leh.
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
Inad umada ka dhax shaqeysato oo isku dirto bas ayadba rabta miyaa Waryaa munaafaq hadii la yiraahdo waa adiga dad waxa iskudiro waa Oromo iyo Amxaar luuqadi naku baratay wana laku fahmaa orodo mesha anba ku dhalatay aad oo nabad ka dhaliso
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 2 күн бұрын
@@halimamumin3643 isaaqu awoodu leeyahay? Ssc ayaa dul niga qabsatay
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 2 күн бұрын
Xassan gur gurte wadahadal marabyo ee siciidow somali isku hay xassan wixii dhanba wuu kala daadiyay hawiye ayuuba kala eexasho iyo qayaano kuwadaa bal somalida kale kwrn
@abdifatahmuhyadin-tk8ok
@abdifatahmuhyadin-tk8ok Күн бұрын
Adonka wada hadal ayay ku dhamesten.
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8w
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8w 2 күн бұрын
Daney daanyeer 😅
@yusufmohamed3407
@yusufmohamed3407 23 сағат бұрын
Sharaf ayaad leeddahay aadbaana u soo dhoweeynayaa aragtiddaada waadna ku majaddsantahay
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 2 күн бұрын
Waa been wlh dani waa cadaw itobiyan ah
@moh-l5e8c
@moh-l5e8c 2 күн бұрын
Dhamaan madaxda shisheeyaha u adeega waa inay toobad keenaan waa munaafiqiin
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 2 күн бұрын
Diine libaxa geeska
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu Күн бұрын
MA RABNO WAX LADHAHO HADAL SOO GOAAN MA GAARIN AWAL XASAN SHEKH GURIGIISII BU JOGA GURIGAGA JOOG
@DrMurzal
@DrMurzal 2 күн бұрын
warku waa cadyahay
@aweisnaaleye176
@aweisnaaleye176 2 күн бұрын
Caqli xumada iyo isla weeynanka war cid wax kaaga baahan ma jirto doowladnimo markii laga hadlaayo majeerteen iyo isaaq idinkuu idinka joogi waayey siyad barre hadana waxaad leedihiin inagaa doowladnimada ugu jecel wax lagugu taagero cid kale iska daaye kuwa idinla nool ayaa og waxaa tihiin ineey doowladnimadi Idinka shaqeeyn la'dahay
@3rdworld368
@3rdworld368 2 күн бұрын
War cadaaday Deniyow
@Xurnimo
@Xurnimo 2 күн бұрын
Sacid libax
@ObolesOboles
@ObolesOboles 2 күн бұрын
Qofkan wuxu ismooda in isaga loo doortay dalka oo garowe caasimada tahay😂
@jirojogow
@jirojogow 2 күн бұрын
No malin waliba dowlada putland aya majertenow ku haysan walee akhirka ethiopian aya idin wasi doono idna gumeysan doono, dowladna ma taqaniin oo malin walba Garawe ayad ku haysan dowlad aya nahay !!!!!
@shantagees9425
@shantagees9425 Күн бұрын
Dadka sidaada u hadla yaa inoogu wacan in dadkeenii kala fogaadey, bal maxaa qabiil ku maagaysaa adoo Gumeste itoobiyaan ah ku dul joogo, Puntland waxay doonayso waa wax yar oo la sixi karo, laakiin Xassan Shiikh wadahadal ma ogolayhaya? reer Muqdisho buu xataa albaabada kasoo xirtaa iskadaa dal uu isu keenee. waa xaalad murugo ah in dalkeenii ku dhex dhintay maangaabnimada hogaanadeena.
@khada917
@khada917 2 күн бұрын
Xabaala quf diintiisu waa maxaan cunaa soomali isagaa kala dilay oo baabiyay siciid Deniyow inta casuuntid xabsi qudhmuun ku rid
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Fuley, FULEY, Saciid DENI, hada ayuu isasoo DHIIBEY. Cabsi, cabsi. 😂😂😂😂 Waa wareey, Saciid waa fuley.
@awiladen7814
@awiladen7814 2 күн бұрын
Caaaaac farmajo wuu caayi jiray xasan dameerna wuu baryayaa dhabayaco waa shisheye ka baq sokeye kusoo nac naclee hhh gorile 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 2 күн бұрын
Siyasadu malaha qabil iyo walal Waxay le dahay danyaro jogta ah Farmajo 3 arin aya lagu nacay 1: ehelka uu kaso jedo waxba uma qaban 2: khatuma marka wax laga waydiyo kama jawabayo ayu dhihi jiray 3: dikada garacad dhisideda wu kaso horjeday Darood nimo haday wx tarayso 3 das point wukaso bixi laha
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 күн бұрын
DAROOD IYO HAWIYE IYO ISAAQ ALLOW NAGA QABO
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 күн бұрын
Aamiin iyo inta guruf gaarufka ah ee dhibaatada ka qayb ah 🤲
@Lionel-messi-30
@Lionel-messi-30 2 күн бұрын
Oromo ​@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Lionel-messi-30
@Lionel-messi-30 2 күн бұрын
Oromo
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
Somaliya Allah hanaga qabto oo Jeb iyo silica Allah idin ku rid. Masari iyo kuwa ad u yeedha teen Allah ha idin ku Salido, sidii berigii Mareenkaku idiin geley.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 күн бұрын
​ Idin dooni meyno ee naga hadha. Somaliland power. Waan idin ka maaraney, ee maxaad noogu ooyeeysaan. Uf baanu idin niri ee maxaad noogu oyeeysaan😂 Viva Ethiopia and Somaliland.
@yusufmohamed3407
@yusufmohamed3407 23 сағат бұрын
Habalyo madaxweeyne dani
Ogaadeen Waxay Ku Dheceen Ceeb Ay Somaali Waligeed Galin Sh Xassaan Abu Salmaan
9:01
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 14 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 54 МЛН
Doorasho qof iyo cod ah oo maanta ka dhacday Puntland
3:01
VOA Somali
Рет қаралды 91 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17