Guul Qaranka Somaliland iyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi. Geesi Qaran. Waa in ay jiraan hudheelo kale oo Qaranka Somaliland yeesho dhamaan gobolada Somaliland.,
@proudcitizen48836 күн бұрын
Mudane Madaxweyne we are Thanking you ❤❤❤❤❤❤
@Khaalidgamiil6 күн бұрын
MBC NOOLOW😢😢😢😢😢
@banadir50325 күн бұрын
Maansha alah tabaaraka laahi madaxwayne muuse bixi ilaahay caafimaadka Rabi ha kuusiyaadiyo Cimrigana Ala hakuu dheereyo Caqligana Allah hakuu xafido
@ZahraGonle-e5k6 күн бұрын
Guuul kulmiye guuul abo president Muse bixi abdi xildid Roble guuul kulmiye guuul again kulmiye❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoodoilkacaz82284 күн бұрын
Madaxweyne Muuse biixi Abdi guulayso❤
@abdullahsomali79926 күн бұрын
Masha Allah
@osmanyusuf40916 күн бұрын
ManshAllah, dawladuu waay dadashaay, laakin sow kuwii lah ciidba laga qaday musana qaatay, war anaaga wax aragnay ,dadku danbibadana.
@ilhanhassan98136 күн бұрын
Madaxdeena aad baynu u caunaa umad been badan cay badan xagxagasho badan oo bilaa xishood ah aakhiro ayaynu hoognay
@aminayusuf5176 күн бұрын
@@ilhanhassan9813caydaa reer baa lahaa imikana way ooyayaan reerkaasi marka iyaga wax laga sheego way baroortaan
@ahmedabdirahman65456 күн бұрын
Ma idinkaan Caytamin oo aan waliba si xun u Caayin Mayerkii Wax qabadka ku suntanaa ee hargeisa alle u soo diray idinkoon xilkiiba wareejin alle haydin danbi dhaafo anigu waaban idinla yaabaye
@aminayusuf5176 күн бұрын
@ tii 7 sano socotay ka waran lamaad yaabin miyaa imikad yaabtay markii boogta la taabtay😂
@hothanaamina84596 күн бұрын
@@ahmedabdirahman6545 mayirku idinku idin dhis wlo social media maad ka arag nooxy u eegyhn wlo qabiil iyo si kle u dofcdii waxba kuu Tari mayso
@ahmedabdi93684 күн бұрын
Miisk saraakiisha ayaa la odhan jiray
@truthinyourface73455 күн бұрын
Madaxwayne MUUSE ALLEH ha barakeeyo
@abiibabiib41086 күн бұрын
Maaha in Cuqaasha koofiyadaa iyo Cumaamadaa wataa boobaan hantida Qaranka. Quqaadha waa in siyaasada Somaliland laga saara si ay ugu koobnaadaan Qabiilka doortay.
@getwhatyouwant38796 күн бұрын
Ninkii ka masuul ahaa baa dib u hantinaya adigoo arkaya
@lailaibrahim36295 күн бұрын
@@getwhatyouwant3879 hello ! This is a state owned hotel now , it was before . Just because a shameless chief decided to grab it and was allowed to do so does make it his !. Kudos to MBC for correcting the wrong .
@dulmar91395 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah guul somaliland insha Allah ❤🤍💚
@Gaani-v7m6 күн бұрын
What a president and achievements. Waxaan xaqiiqsaday cida eedaha beenta ah la daba sido inay dan qaranimo wadaan sidii hotelkan loo lahaa isaga ayaa dhisanaya madaxweyne dawladnimo ayaad na bartay mahadsanid
@hodanhassan32714 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉ya salaam. War walaal MBC if iyo akhiro ba lagu caleemo saar. Daacadnimodaadi aabo cizo minallah allah ha ku vu maamuso
@SUTIGASHAAN5 күн бұрын
Mash'Allah Tabarak'Allah Insh'Allah guul iyo horoomar taam'ah iyo difaac'qaraan iyo midnimo ayaan ni rajeenaya people somalilanders
@ahmeddaud50756 күн бұрын
Somaliland nin walba meel buu soo gaadhsiiyay,7 sano oo madaxweyne muuse joogay wax qabad badan buu qabtay ,xaga ciidamada qayb kasta ooy yihiin gaadiid,iyo qalaba, waana wax lagu faani karo in tiiyoo aan cidina ina caawin hadana aynu horumarkaa samaynayno,
@Sahal636 күн бұрын
Adeer wax qabad ku sheeg wax kale, lkn dhinaca ciidamada hasoo qaadin, miyaad illowdey fadeexadii Laascaanood? Wadamada sharcigu shaqeeyo, xukuumada dhacdadaas oo kale ku dhacdo, markiiba xilka waa laga qaadaa, oo weliba lagula xisaabtamaa, markaa ciidamada haynugu soo qaadin, waana ta galaafatay Kulmiye.
@burco6886 күн бұрын
MashaAllah 🎉🎉🎉🎉
@ilhanhassan98136 күн бұрын
Waxaan ka yaabay soomaalidu nasashadan ay rabaan ma beeraad qodeen sidaynu u fadhinay ayay dabadii maro ina noqotay jidhkeenu xataa muruq malaha
@Khalil112-d4p6 күн бұрын
Mashallah Tabarikall waxaa ku xusaan Madxweynehii muuse Bixi cabdi hutel qaran oo dawladu ledahey waa loo bahan
@kaamil17175 күн бұрын
Sharaf iyo karaamo ku noolow MBC 🦁
@CabdiXaashi-gy6fv5 күн бұрын
Maanshalaah
@nimcaanabdi64966 күн бұрын
maan sha alaah
@proudcitizen48836 күн бұрын
Well done Somaliland ❤️🤍💚🫡
@abdullahsomali79926 күн бұрын
Nimaan hooy lahayn Habeense u dumay Hargaysi maxaay Ku haysaa
@Mokosovo6 күн бұрын
Sababihii aan ku ridnay ayuu hudheelkani ka mid yahay
@lailaibrahim36295 күн бұрын
Pity you
@qaayiboibraahim66725 күн бұрын
So markaa tuugnimo uma soctaan oo boob hanti qaran ma wadaan lkn ogow dib danbe qaranka hantidiisa aayar boobi maayo odey goofiyad bacle ah. Waxay ogaadeen shicibka ree hargeysa in ay habar jeclo doneysey iney hantida qaranka gaarahaan ree hargeysa ay dulmi iyo boob cad oo baadil ah muuse ay kaga codeeyeen isagoo u diiday hantidii qaranka ee ay aayar iskaga qaateen muuse halyeyna ka soo dhiciyay una diiday guulayso muuse
@gemstar416Күн бұрын
Let every city get their own central government paid for facilities for dignitaries .
@AbiibColaad6 күн бұрын
Mshaa Allah mashaaricdaasi waa wx qabadakaagii mw Dalka Iyo kugu xasuusan dona
@FarahMahamud-z8x6 күн бұрын
Manshaa Allaah ❤
@hansamejama45326 күн бұрын
Manshalah waxyaabaha madaxwaynaha lagu xasuusan doono weeye hotel kii gacanta shacabka hore ugalay inu ti dawlada kusoo celiyo omanta kolay dawladacusubina way u aayidoontaa guuul. Marki madaxwaynaha goaankaa qatay dadku waxay ku xaman jireen in uu madaxwaynaha iyo qoyskiisu gaar uqaateen.
Waligay ma arkin intaan Aduunka maraayay Dawlad lehe waa hotel kii dawlada
@ahlanhussien6 күн бұрын
Muwaadin ba si sharciya loogu wareejiyay lacag badanina ka gashay isga loo celinaya
@faysalyusuf9346 күн бұрын
Absolutely walalo,
@SalueimanHusein6 күн бұрын
Saajin agnaanoow hargaysi mukhbaarad malaha
@AAli-g1p5 күн бұрын
Sax dawladdu waa in ay yelati hutel muhiim. Maaha in wax kasta shicib yeesho.laydhka, telefonka, biyaha maaha wax kasta in laga qaado
@cabdimahadcabdilaahi21726 күн бұрын
Kalaabtu ma siyaasiyiintaa talow
@amaalhasan27356 күн бұрын
Mm tv goramaa hudhelkan wadladu yeelatay
@Mokosovo6 күн бұрын
Mahaysanayo kaad u dhiibeysaan
@abdirahmanali6616 күн бұрын
Karaciin Lacag uu ku dhiso woo haystay. Madaxwayne marka aad leedahay "Ciidii mal galaysay, ma QOOSKAA"> Lacagta xagay ka keenayn. You destroyed the historical façade of Hargeisa club. This cladding should be removed.
5 sanoo kale Haduu muuse soo noqon lahaa, horumar Intee leeg baa la gaadhi lahaa? 😢
@dalaisacgibril58996 күн бұрын
Intuu dhul iibiyay muuse biixi taarikhda ma dhicin ma garoon basket buu iibiyay, tugii ugu weynaa, 5sano oo kale Awdal state iyo Erigabo state SSC khaatumo state
@Maxchama6 күн бұрын
Dad dolwadnimo raba baynaan ahayne Muse oo kale dunida shacabkoodu ma sii daayaan. Nasiib darro tuug ayaa lagu doorsaday.
@ilhanhassan98136 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899 Aakhiro ayaad ka jawaabi oo ilaahay kuu qabsan doono
@ilhanhassan98136 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899 Beenta aad la wareegaysid ilaahay ayaa kaa jari inshaalaah cid kaa sharaf badan waxba kama qaadi kartid aakhiradaada ha iska xumayn
@dalaisacgibril58996 күн бұрын
@Maxchama dufaacu ma 150 km soo carar baa, dawladnimadu ma in SSC khaatumo state in Somaliland laga dhex sameeyo
@ahmedabdi93684 күн бұрын
Kii burco wuu dunsanyahay Beenaale
@cabdimahadcabdilaahi21726 күн бұрын
Kalaab
@getto106 күн бұрын
Magacu waa bedel
@suberh89856 күн бұрын
waayo ??
@SalloAbdi-n6q6 күн бұрын
@@suberh8985 😂 ha layaabin way khalad fahmeene erayga micihiisu waa waa gurigii martida
@apdoulrhmnc.j.26216 күн бұрын
Hargeisa kilab 🐕
@saidhashi28566 күн бұрын
War magaca iska hagaajiya. Waa maxay Kalaab? Acuuthubillah. Club waxa ladhahaa meelaha khamriga iyo tumashada loo sameeyey.
sidee ayuu u boobay sawtan lagu leeyahay wa hanti dawladeed? qof aad cay waxba kugaadhsiin karayn waligaa lama caayo,
@IlhanMohammed-yj3iz6 күн бұрын
Muse bixi wax dherad ah ma samayn wajibkisi bu gutay lacagta laga dhisayna wa tii qaranka wadanki oo dhanbu sii gubay dad iyo Dal nabada loo dhibay matan wadanki oo dhami wa ololayaa isagan u sabab ah by by muse
@siciidaxmed89286 күн бұрын
xanuun . hada ayey ku bilaw tahay boobkii qaranku
@ahmedyousuf10086 күн бұрын
Xaqiiq weeyi ragii uu xaaranta kaxidhay xoolaha umada ka ilaaliyay aya somaliland cadaw kunoqday bal aan eego dawlad cusub ilaahay ha inoo hagajiye somaliland guul
@ilhanhassan98136 күн бұрын
NOOCAAGAA WAA LA YAQAANAA ADIGOO CIRO CAAYAYA YAAN LAGU ARKI
@ahmedyousuf10086 күн бұрын
@ilhanhassan9813 subxaanalaha caydu waa xaaran m.ciro maisaga lawareegayba sidee loo macaarida nin aan wali kursiga fuulinba xilkana ilaahay haku asture ciro somaliland ha guulayso
@NasirSulub-i5j6 күн бұрын
Kuwan waa tuugo
@abdulraven49705 күн бұрын
Waa in laga hor istaago in uu wadanka ka baxo muusebixi hantida uu ummada ka dhacay gacanta dawlada ha lugu soo celiyo badhitaana waa in lugu sameeyo.