Maansha allaah sida ii muuqata wasirkani waa wasiirkii wasaaradani ubaahnayd waayo wasaarada hogaankeedu waa in uu qancin karo cod ahaan cilmi ahaan &furfur naan intaba waxaan odhan allahaa wa-wasiirkii wasaaradan ilaah hakugu asturo xilka waxaanan leeyahay uduceya masuulkasta oo dawlada cusubi xil umagacawday si ducada alle s.w ugadhigo kii aynu ubaahnayn xilka uu hayna kamidha dhaliya si looga daawado wixii umadani ucodaysay oo ahaa isbedel s.waraxma
@ShamaxleHusen2 сағат бұрын
Maasha Allah wasiirkii wasirada Axmed yasiisn Allah ha kugu asturo insha Allah hu
@MurtidaTvСағат бұрын
Yaa salaam.yaa salaam axmed yaasin sh ayaanle nin aad u qiimo badan waa ninkii looga bahnaa warfaafinta masha allah.. waa nin aqoon leh, han leh, diin leh, dhaqan yaqaan ah, aftahan ah, dad yaqaan ah.. waar xukumada ciro dadkan ay soo xushay waba dad cajiiba walaahi
M.A Allaah ha kuu fududeeyo wanaaga ku baaqday, ee hore ummaddu uwayday
@MahamedShali-o9w4 сағат бұрын
Alle ha kugu asturo sh axmed yaasiin adiga madaxweynaha ku soo magacbey iyo wasiirada kle xilka loo dhiibey alle ha idinku asturo kuwa dalka horumaryo alle ha ka dhigo
@Gubaddo3 сағат бұрын
Soo dhawow wasiir waxaan kuu xafiday kelmadaada ah "qofka dadka caayaa waa inuu liitaa bulshada dhexdeeda"
@saeedmohamudmohamoud37697 сағат бұрын
wasiirka wasiirda shaqo wacan
@zaedismacil56843 сағат бұрын
Runtii wasiir sheekh Ahmed yaasiin sheekh Ali ayaanle wuxuu u qalmaa madaxwayne guulayso mudane wasiir ❤
@Abdourahman-we2vv9 сағат бұрын
Mashaa allaah sheekh axmad yaasiin allaha kugu asturo xilkaad qaaday
@ahmed-fuaadahersi62297 сағат бұрын
Maansha Allah
@IfrahJama-d4n9 сағат бұрын
Illaahay hadinku asturo
@mustafehussein69833 сағат бұрын
Maansha Alla
@barnimooyan51822 сағат бұрын
Yusra harti aya madaxweyne u aha maa ciiro caano fadhiya misee liban samatalis aka amina musee weheliya ?
@AxmedOmar-v8v8 сағат бұрын
M a hambalyo mudane wasiir insha allaah Guul❤😊😊
@IsmaciilcRaxmaan-z5e7 сағат бұрын
alaah ha kugu asturo xilka aad qaadatey waa nin isku darsaday halkar iyo aqoonba 1000 jeer waanu kuu duceyneynaa mahadsanidin
@zupermax37106 сағат бұрын
Wasiir axmed yasiin sh.cali ayaanle
@qwertyaserty84048 сағат бұрын
mashallah waa nin aftahan ah diina leh
@abdirahmanwaber65293 сағат бұрын
Kolay been aad ubadan waan ka sugaynaa Mr ayaanle.
@IsmaciilcRaxmaan-z5e7 сағат бұрын
maaha allah wey dhaqaadey dawladdii somaliland Waad mahadsantihiin dhamaantiin
@AxmedYaasiin-s9g8 сағат бұрын
Ninkani inshaa allah waxa uu noqondoona madaxwaynaha jamuuriyada somaliland insha allah wakhti dhaw waato waa nin hadalkiisa iyo wajigiisa kamuuqato aqoon iyo xariifnimo runtii wadiirkan iyo wasiirkii horeba waxa weeye laba nin oo aan aad ugu kalsoonahay guul wadankeena somaliland wllee nin culusna wasaaradan wuu ka tagay wasiirculusna wuu yimid masha allah axmed yasiin wasiir alle alle hagugu asturo xilkan culus 🤲🤲🤲🤲 masha allah eeshcalaa wasiir 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdixakimabdi56166 сағат бұрын
Wasiirka axmed yaasiin waa nin u qalma Halka iyo meell ka saaraysabaa
@zupermax37106 сағат бұрын
Wasiirka kaliyen dar ilaahay utaageero
@AboubakerSoubaneh8 сағат бұрын
Gesi baad tahaay e allaha ku la qabto.Amiiin
@MohamedDhise4 сағат бұрын
Ninkani waa Ahludiin daacada sida ka muuqata
@ibrahimmahmoud8860Сағат бұрын
Wasiirka war faafinta oo Aan ahay dadka faraku tirisaka soomaliland ugu qiimaha badan waxaan ka codsanaya inay haweeynkeeni media umada ka casyin wasiir waxii kala gudboon ka qaado sidii inay dumarkasu sidii looga xareen lahaa media yahan inaga qaribay dumarkii
@qalinlecilmi9477 сағат бұрын
Niman reerkiisa warkahayn xilkiisu muxuu yahay
@abdirahmanwaber65293 сағат бұрын
Guulwadihii ugu waynaa Somaliland ayaa loo dhiibay warfaafinta.
@IfrahJama-d4n9 сағат бұрын
Liibaan ka xishood
@AxmedYaasiin-s9g8 сағат бұрын
Libaan haduu ahaan lahaa wasiirkan oo kale maxad ku tilmaami lahayd?
@IfrahJama-d4n8 сағат бұрын
@ waxan ku tilanaamila mid geesiya oo kuwan meesha qabiilka lagu keenay intu dareeriyo oo u qar cusub oo reer soomaaliland oo dhami ka dhex muuqdan keena dadka halka reer ka koobon inyar mooyee mark wasaarada la siifeeyo liiban ku sifenlaa hadad I wiidiisay