No video

Madaxweyne Cigaal ayaa Amray Haday Ka bixi Waayaan Shanta Galabnimo In La Weeraro

  Рет қаралды 50,188

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 87
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 9 ай бұрын
taariikhdaa sheegi doonta cid waliba waxay gudo........ inkastoo waraysigu qiimo badnaa dhamaantii oo uu ahaa seminaar dhan hadana kalmada nuxurka ahayd waa '' Cida looga fadhiyo inay dadka mideyso waa Madaxweynaha'' thank you Abdilqaadir, Waeiyaha sida qiimaha leh u daadihinayey iyo bahda SAAB thank you all
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 10 ай бұрын
Anoo Laascaanood u dhashay baa ninkan ka yaabay caqligiisa wanaagsan, siyaasi ka wayn ninkan iyo cawil oo isaaq leeyihiin ma jiro
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 10 ай бұрын
KOONFURI KICI MAYSO WALIGEEDE, REER WOQOOYIGU HA TASHTO,30 SANO EE SOO SOCDA HARTIGA IYO SAMAROONKU HAW TALIYAAN WAQOOYGA, ISAAQU 30KI LASOO DHAAFAY BUU FASHILMAYE.
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 9 ай бұрын
That's fine with me.. I'm isaaq lol as longer no body mess around with Somaliland
@amarchannel4244
@amarchannel4244 10 ай бұрын
Allah cimriga caafimadka ha u dheereeyo
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
Allah naarta ha galiyo laangaabka Arab ee cuqdada Habar Awal ay hayso.
@Abdalle11
@Abdalle11 10 ай бұрын
Allow u Naxariisto Madaxwayne Cigaal iyo Wixi Muslim ahba 😢
@MahdiHagi
@MahdiHagi 9 ай бұрын
Khibrad, waayo aragnimo, degenaansho...mashaallah. Somaliland weli rajay leedahay..
@museadan9335
@museadan9335 10 ай бұрын
Legendary Abdiqadir Jirde ! Dadkaygu maxay libaax dacawo dhaafsadeen. Ninkan ba u qalma madaxWayne runtii
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 10 ай бұрын
Sc waa Madaxweyne Jirde. Maashaa Allah. ALLE HA KU XAFIDO. AAMIIN
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
Yaa ka dhigay Madaxweyne Laangaabka Arab, ma siilkii hooyadaa buu Madaxweyne ku noqday?
@khaalidcabdinaasir5984
@khaalidcabdinaasir5984 10 ай бұрын
Ilaahay ha ku dhawro, ma qiyaas karo qiimaha uu agtayda ka leeyahay Cabdiqaadir Jirde.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
Ilaahay ha fashiyliyo dabadhilifka Jirde ee 90jieka ah ee Farmaajo xiniinyaha u leefa.
@abdihakimawale8621
@abdihakimawale8621 10 ай бұрын
Abdiqaadir Jirde waa qof waayo arag ah aqoon fogna u leh waayaha wadankani soo maray. Waa in aad looga faaiidaysto.
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 10 ай бұрын
allah cimriga caafimadka ha u dheereeyo cabdiqaadir
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 10 ай бұрын
Waa qofka aan ugu ixtiraamka badanhy si yaasiyiinta somaliland
@cukeyr12345
@cukeyr12345 10 ай бұрын
Mashalah Abdi qadir jirde isago madaxwayne inoo noqda ficnid
@mohiyusuf9468
@mohiyusuf9468 10 ай бұрын
Cabdiqadir jirde amarki markan arko wan farxaa positive person weeyaan
@MahdiHagi
@MahdiHagi 9 ай бұрын
Madaxweynaha Qarsoon...ilaahay cimriga haw ziyadyo.. Abdulqadir Jirde .Nin qaran
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 10 ай бұрын
Ninkan sheekadiisa ayaan nacay. Waa anti somaliland waana qabiiliste si gaar ah u neceb beesha ugu dulqaadka badan ee HAwal ee waliba quudisa
@ahmedsiciid7351
@ahmedsiciid7351 10 ай бұрын
Waaad xanunsanaysaaaaa jaahil ayad tahay
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 10 ай бұрын
Wll wariyahani waa ruug cadaa waxwalba garanaaya isaga iyo khabiirka uu warasiga ka qaadaya in yar bay kala sokeeyaan ee xageed ka aragtay??? Ilama aha inuu gayo yahayna waxaas aad ku sheegtay ceeb calayk
@getto10
@getto10 7 ай бұрын
Wxn ka heley waan lugeeyaa . Taasi waa caafimaad
@user-ip5wz3dd3z
@user-ip5wz3dd3z 10 ай бұрын
C/qaadir x ismaciil jirde. Somalida aadbay ugu yartay cid la midi ahi
@suberh8985
@suberh8985 10 ай бұрын
Wariyuhu inuu reerka la yidhaa " waa markaygii " ka soo jeedo si fiican ayuu u cadeeyey. Kuye miyaa bahasha meerto laga dhigo 😂😂
@imbashiir1825
@imbashiir1825 10 ай бұрын
😂😂😂😂😅 waad iga qoslisay wll.
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 9 ай бұрын
adiguna inaad HEEGO tahay magacaaga ayaan ka gartay.
@user-vn7df1dx2k
@user-vn7df1dx2k 10 ай бұрын
Abdiqaadir jirde hore ayuumuj. maxamed xaashi ugu sheegay baaniyaal. Wali sidii baaniyaalka ayuu shaqeeyaa ninkii shilimaad siiya ayuu hadlaa markii xildhibaanka riyaale ayuu shaqayn jiray haddana wuxuu u shaqeeyaa Ciro waxad ka garataa hadaladiisa raqiiska ah uu dagaalka dalka dhacay.
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 10 ай бұрын
Khabjir khabiir. Waar show dalkan nabsi baa haya. ninkan dalka ayaa u baahna inuu hogaamiyo. Cabdiqadir xaaji ismail jirde.
@CarroEdeg
@CarroEdeg 10 ай бұрын
Waxaan Aad uga qajilaa In somaliland Muuse Biixi, Ina kaahin ,Cirro, Xirsi intaas oo aan xigmad hogaamineed midkoodna geed la hadhsani somaliland horboodaan, Bal ayaan darada ina haysata eega waataase
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 10 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂❤😂😂😂😂😂
@gothabdirizak2146
@gothabdirizak2146 10 ай бұрын
Ugu horey waan idin salmaay. lkn midh baan odhanayaa weriye agaasime dee waxaad noo sheegtay in weriyasi taariikheed yahay wada fadhigu lkn noo maad sheegin inuu sheeko yhy waxaa wacan ileen sidaad aduu wax u og tahay dadka yagan aad wax u soo deynaysaa uma ogee aad ruuxan qaaliga ah oo kale aad umada wax cad uga reebto ninkan oo kale waa dadka dhif iyo naadirka ah markaa adoo mahadsan barmaamuj yadaada taariikhda waan la socdaa lkn masuul bal anaga na arag oo inoo balaadhi golaha mahadsanid mar kale
@fahiimae7336
@fahiimae7336 9 ай бұрын
Wareysigan hadii tariikh hore layska wareysanaayey may ahayn wakhtigeedii in xaalada hada taagan in laga hadlo waa khalad weyn
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 10 ай бұрын
Barlamaankuna baarlamaan fiican ayuu ahaa oo waayeela , ee may ahayn mid ciyaalo suuq u badan sida kuwan imika
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 10 ай бұрын
Cabdulqadr Xaaji Ismacil Jirde
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 10 ай бұрын
Shacabka jsl waxay qalad wayn ka galen xisbiga waxas oo wax garadi ku jiran lkn way u hilin donan insha allah
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 10 ай бұрын
Maalintii xisbiga Waddani taladiisa uu Xirsi u daayeyna arrin ma seegin. Nin sharaf, Shaqo iyo aqoon ku suntan. Waa nin XIGMADEED
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 ай бұрын
Beenta jooji arab baad tahay baa lagu yiri uma qalantid bahasha, habar-gus-jecel baan codkeeda rabnaa iyo Xirsi😂😂😂😂😂.
@HardTalk1
@HardTalk1 10 ай бұрын
Aan ka mid noqdo 20 Kun ee ilaa hasa daawaday Abdiqadir Jirde wax ka yat 17 hrs.
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 10 ай бұрын
Jirdow run kamaad sheegin ma ciidankii ay garaadadu wateen in lagu soo dhawaaday
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
Odaygan waa dayuus cuqdad Habar Awal ay hayso, laangaabka Arab ee 90jirka ah.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 ай бұрын
Xishood Anagaa HA ahe
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
@@Between-earth-and-sky oo hadaad tahay Habar Awal ayda Ha ar Awal baad tahay soo maaha ee aan damiirka lahayn?Halkeed joogtay marka dameerka 90jirka ah ee aad u doodayso uu lahaa Sacad Muuse codka ha siinina waa Oromee.Dayuus dayuus dhalay baad tahay baan filayaa.
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 9 ай бұрын
Isku xishood nacasyow xanuusanaya anigaa Habar awala ah wax dhibana ma arko
@robleahmed2558
@robleahmed2558 9 ай бұрын
@@najmamohamed2676 Dayuusnimo iyo edebdaro ayaad ku tahay Habar Awal.Dayuuska Cajuuska ah ee aad difaacayso Oromo ayuu ku sheegay Habar Awal.Markaas sqyuusnimo wax aan ahayn oo aad ku tahay Habar Awal miyaa jirta? Midda kale hadaad tahay Habar Awal, ma aabahaa baa ku yidhi adaa iska leh magaca Habar Awal.Dayuusnimada meesha kala tag.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 ай бұрын
@@robleahmed2558 Oromo ma dembibaa ? Oromo waa qowmiyaf Muslim ah, ma yuhuud buu sheegay
@hamsehussein4768
@hamsehussein4768 10 ай бұрын
Cimrisheer Camalsuuban iyo cafiimaad ayaan Eebe kuu waydiiyey Abdiqadir jirde Adeer
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 10 ай бұрын
Saabtv dhalinyaradeenii khamaar ayey ku waasheene barnaamij kasoo sameeya
@Dangarad.01
@Dangarad.01 10 ай бұрын
Waa nasiib darro in dadkaagii ku dayaceen oo ayna waxba kuu dhiiban! #RoleModel.
@user-jy6rb4tx4x
@user-jy6rb4tx4x 9 ай бұрын
0daygan doqonka ah ee kursigii uu kaqAday xirsi
@samatarcabdi5842
@samatarcabdi5842 10 ай бұрын
Saab tv ,tv Gaara cid Gaara cuqdad Gaara neceb qabiilo Gaara
@akam3835
@akam3835 10 ай бұрын
Ina jirde Shacabka somaliland weli wuxuu Is leeyahay Kuma baraarugsana Hagardaamadii xisbigiisu dalka U geystay Ee huwanta lagu taageeray G Haa muse wuu maamul xunyahay Lakin wadani Waa cudur Dalka ku jirra
@Hawd74.
@Hawd74. 9 ай бұрын
Wadanibaa liqay
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 10 ай бұрын
Fikir mucarid ah & snm oo foog dhee Dasturka ya 100% u codeyey? REER Snmland kaligod ayaa 100% u codesey REER Awdal & SSC wa laga been sheygey Sodigan maantan ku wirsanaya oo dulmigi ku fanaya GOODBYE SNMLAND WELCOME AWDALSTATE GUUL & GOBANIMO SSC
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 10 ай бұрын
Maanta waxa ugu dhaw madaxwaye dalka wanaajin kara oo daacad ah waa ninkaa la waraysanaayo waxa dhibaato ka jirtaa in dadkii waxa dhisi lahaa ka xishoonayaan edeb darada dalka ka jira kii duligaa ahaa ee kharaabka ahaa u ordayaan xukun balse waxba ka Socon maayaan xaaladuna way dhaaftay xili uu wax ka qabanlahayee inta kharaabka aha ee duliga ragii wax ka qaban lahaa waa kuwaa ka xishooday qudhunka ay walaaqayaan daalimiinta kharaabka mucarid iyo muxaafidba intii fiicnayd way iskaga hadheen burburka
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 8 ай бұрын
3 da ciyal suuq ee dagal oogyasha ah Muse iyo Maxamed iyo Saleban bal ku qiyas ninkan iyo raga uu ka sheekaynayo ragu ka fiican Alle sadexdan asasaq ilahy ha inadaafiyo
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 9 ай бұрын
WAAD RIYOONISAAN WELI IIDOORI LAND OO YAAD U SHERGISAAN OO HORTA WAX IDINLA LEH ISAAQ LAND HAKU FILASTO BOOGTA IYO XAASIDNIMAD JABHADA ARGAGIXISADA AH EE SNM m👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 10 ай бұрын
Tvgan Wuu Yara jenjeedhaa uun, lkin oday weyn oo Ragii qaranka wax ka dhisay ah Ilahay ha xafido abdiqadir lkin Tvgan anigu ka yaabay reer buu afka uun ku hayaa kkk
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 10 ай бұрын
Allow u naxariiso madaxwayne cigaal xiligaasay dumuquraadiyad sax ahay oo loo bislaa laakiin ta maanta waa been abuur oo waliba dad aan ehelu caqli ahayn gacañta u gashay hadaan sidaa wax laga bedelin xamar way ina hùrantahaye balsidii somaliland halkan ku soo gaadhay dib haloo eego sabatoo aha dee cid kaloo ehulu xukana ilaahayba inagama dhaline sideey somalilan u sii jiri qaabka loo wada shaqaynaayay hab ad u fiican Bay ahaan jirtay laakiin maanta cay iyo kursiga ii banee iyo kuu banay maayo ayuun baa dhegeheenu maqlaanuune waxa ku xigaa saw xamar ina geeya maaha
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 9 ай бұрын
Eelka ninki dhigay uu ashkato! Daqudki cigaal faqash fitnadi uu isaaq kala dheex dhigay si uu kursiga talada uu fulo wata wali qiqaysa!@
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 10 ай бұрын
Amaan baanu bixinay Hadaanu nahay Reer Khaatumo Hadii aad ku qanci waydaan Kolay Somali bad tihiinoo Mar aanay Shalay waxba idiin tarayn bad Calaacali doontaan .
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 ай бұрын
Maxaad ka hadlaysaa, Khaatumo-seeg iyo waxaad sheegaysaa xagay ka shaqaysaa
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 9 ай бұрын
Hilibku ku dhaafaye maraqa cab
@ashahassan8878
@ashahassan8878 10 ай бұрын
Yaa dhexdhexaad idiin ah ma gaalada reerkaani gaala jecelaa maxaa u diidey qof caqli leh oo garta danta dadka iyo islaanimada kii hadlaaba wax lala yaabo oo islaanimada iyo soomaalinimada ka fog yuu ku hadlaa waxaadba ka shakinaysaa islaamnimadooda ilaahay kuwaan jiilka ba ay ee snm ku abtirsadaa umada haka horwareejiyo waa dad cuqdad iyo xasad iyo naceyb ka buuxo intay nool yihiin jiilkaas dadka soomaalind kunool cudurka kabixiyeen
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 10 ай бұрын
Soomaali in loo taliyo maahee in ay isku taliso ha sugin .
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 10 ай бұрын
War adeerow waad gaboowdewne beenta dadka soo koraya kadaaya. 32 ayaad mustaqbal seejiseen.
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
80jir somali kala jaraya
@user-gm2sn1qy7l
@user-gm2sn1qy7l 10 ай бұрын
somali iyadaa is cuntay isliqday oo murdukh iska siisay oo isnacday iminkana han badii ayaa is cunaysa somali way isnacday ee ha sugin inay isku soo noqdaan
@mataancabdi102
@mataancabdi102 10 ай бұрын
Isku darki maxay ka faaiday 😂
@fardusali5547
@fardusali5547 10 ай бұрын
Somali Afweyan kaal jarayw
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 10 ай бұрын
Somali yidhi Somali imaamuli maayo waa Mr.Gala dagaalka
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 10 ай бұрын
Aqoon yahan jirde runtii wax adan ayaad sheegtay
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 9 ай бұрын
Oday nacasa
@Westcoast-qu6cl
@Westcoast-qu6cl 10 ай бұрын
Comment koo dhan wuu amaanaya odaygan amarka ilaahay lkn runtii wuxu sii raali galinaya huwanta gudaha iyo kuwa bananka ba 😂😂 wuxu yidhi 27:16 : “lama kala adkaado africa, maanta cid laga adkaaday na ma jirto” dee marka maxa dagaal loo qaadaya oo ciidanka loo dhiiri jabin hadaad ogtahay cadawga somaliland inaad ka adkaanayn oo saan aaminsanahay iyagu kaa adkaadeen manta waxad leedahay lama kala adkaade 😂🤦🏻‍♂️
@CarroEdeg
@CarroEdeg 10 ай бұрын
Siyaad barre muu kaa adkaado, Dagaal Isir ah laguma kala adkaado
@Westcoast-qu6cl
@Westcoast-qu6cl 9 ай бұрын
@@CarroEdeg siad barre regime kiisu isaaq bay guryaha kala soo bixi jireen oo ay xasuuqi jireen dhulbahante iyo daarood askarta somaliland guryaha may kala soo baxday oo dadko arkaya maku soo laysay khayriyada?
@CarroEdeg
@CarroEdeg 9 ай бұрын
@Westcoast-qu6cl Been baad sheegaysaa, kuwa guryaha lagala soo baxaayay waa daalimiintii dalka dumiyay Ee SNM ta Beenta ah noo sheegtay, ee 33 sanno waxuu siyaad barre dhisay dumiyay, waxay ahayd inta uu nagaga tagayna in alle u soo nooleeyo si uu noo dhaafiyo
@HusamNawaaf-ik7ou
@HusamNawaaf-ik7ou 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 odayga wayn wuxuu yiri 23,8 2023 dagaalba dhacay oo magalada ayaa lays lagay been badana haddii snm magalada gashay maxay uga sobaxeen mid yar iyo mid wayn been ayey shegayan xitaa ilahay kama xishoon waxa yaba inuu mar kale dagaal kubaqayo isgoo og jabkii kudhacay 25 ogs wuxuu yiri maynan jabin been badana 100 km ayaa maydkiina 12 malmood waxkabadan laga ururinayey iyo ma xabiis sogal markale dagaal futo dhiigle ayuunbad kala tagin
@munasagal2496
@munasagal2496 10 ай бұрын
Walhy wa runtii ma ku so diriaa bal vedio ga, ader somaliland iyad qorshuu ka xumaadee walhy ciidnaka Somalia xita umay geli karin, hadaad awood leedihiin bal maxaa hubkii ula hadhi waydeen, kuwii ciladaysnaa ee laga guuraad ku qamaamteen ileen gaajaad tihiine
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Keynote presentationon reconciliation by Abdiqadir Jirde | Member of Somaliland Parliament
17:55
Heritage Institute for Policy Studies
Рет қаралды 495
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/1aad
55:13
MM Somali TV
Рет қаралды 52 М.
Hands-On Power BI Tutorial 📊 Beginner to Pro [Full Course] 2023 Edition⚡
3:02:18
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН