Madhimaan iyo jareer weyn baa Somali ugu go baysan we love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@degaghedi1738Ай бұрын
❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love from all smli to madhibaan insha Allah
@nimoislawo2143Ай бұрын
Madhibaan waa dad qalbi wanagsan ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤
@hawoali120Ай бұрын
Mashaa Allah I love madhiban ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iftinxaajicabdi791Ай бұрын
madhiibaan wllhi waa dad jira nasabnimana cid ka baryimayaan ❤s❤c❤w❤❤allahu❤❤akbar❤❤madhibaan alayaxafidak wllo
@SaidAliWarsameАй бұрын
😊😊😊😊😊
@oamaerАй бұрын
Madhibaan waa goob SOMALI. Love Madhibaan from SSC Somalia
@xabiboilkaboqol1732Ай бұрын
Masha Allah madhiban waad sharflel yakadaba hadlikar gobta madhiban hadhoco dulmigu haftom o xaqu ishalah
@MudaneeyАй бұрын
Yes All we are madhibaan
@AFDiini1722Ай бұрын
Madhibaan waa dad gob ah oo taariiq iyo tiro leh.
@dahirjama8359Ай бұрын
Thank you darwiish
@MudaneeyАй бұрын
Fikirkii qaldanaa ee awoowyadeen waa dhamaatay Wax kasta oo aan u baahneyn dadkii hore oo daruuri nolosha u ahaa iyagaa noo samayn jiray meeshii laga amaani lahaa baan ku cayney Sorry madhibaan
@XamdaXamda-y4iАй бұрын
Love ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@ainanshedayr7569Ай бұрын
Niikada iyo hees wax ma tareesee si dadkan Soomaaliyeed dulmiga looga dul qaado waa in gabdhahooda laga guursadaa Raggoodana loogu guuriyaa beelaha kale oo dhan ee Soomaaliyeed si loo waayo hayb sooc dambe. Waar dhallin yarooy waa iga dardaaran.
@degaghedi1738Ай бұрын
Adiga xataa aad ayaad umahadsan tahay wuruxloga smliyeed we are all madhibaan from smli
Madhibaan gogol haloo dhigo gogoshas ha dhigan maxamud gorgate gogosga ilaa hiraab to somaliya hala soo dhaweyo dhaqan badalid ayaa loo baahan yhy lkn manta waa u qirona bari dhibki ayaa kugu hyna waa qalad xil iyo xolo lagu soo dhaweyo besha
@CabdimsxamudC.qadhabo2 ай бұрын
Madhibaan was reer ka mid ah beelaha la haybsooco
@YurubAli-nr1dlАй бұрын
Aduuyow Xalka ba war masakiinta ha ka walina Midgaan wa uun Midgaane
@nabaadm.hassen777Ай бұрын
Cunsurinimada kugu jirta cadaabkaad la geleysaa seebaad yeeli lahayd haddii ilaahay subxaanahu watacaalaa oo oranlahaa madhibaan baa idiinku liita maxaad samayn lahayd waadiga dad wanaagsan oo sharafleh oo xalaal cuna maagayee qiyaamahana qowmiyadaasoo dhan ee aad aflagaadeysay ayaa alle kugu dacweyne xagaad ilaahay ka geli
@nabaadm.hassen777Ай бұрын
Ilaahay ka baq oo alle subxaanahu watacaalaa u toobad keen waa haddii inyaroo iimaanihi kugu jiro
@YurubAli-nr1dlАй бұрын
@@nabaadm.hassen777 anigu wax ceeba ma shegin waxan iri midgo wa uun midgo ma ceba hadan idha isaq waa uun I saaq wa saas oo kale ee dadkan ha ka waalinina somaliyeey