Intii uu taliyahan cusub loo magaabay booliska soomaliyed horumar la taaban Karo ayay ciidamadu ku talaabsadeen Qaybaha kale ee ciidamada qalabka sidaa waa inay ku daystaam
@abdullahialio13976 жыл бұрын
Sax wlh taas anaa marqati kuu ah hawshana credit keed waxaa iskaleh General Bashiir Ameerico iyo madaxweynaha iyo shacabka somaliyeed
@carabcadow25176 жыл бұрын
Dumarka iyo caruurtu iyo masaakiintoo dhan nabad way rabaan, laakiin rag badan oo nabad rabin aa buuxo , oo irsiqooda nabad la,aanta ku jiro yaa karaaya hee
@أجلسحديقة6 жыл бұрын
Dadwenaha naqaskaa kudhaganaa waa nebsan la aayen waa ilaah madadii
@kaafirashid18246 жыл бұрын
Asc somaliyeed aniga waxaan sameeyey video oo ku socdo "Noocyada dadka Somaliyeed" Waxaan jeclanahay intaa videoka fiirsadid oo like usaartit comment usaartit eena Sunscribe sameeysid Inshallah daraadiina aa kun subscribers ku hela
@abdirashidmohammed38826 жыл бұрын
Aniga uma jeedo laba taiye ee mid ayaan ujeeda
@yuuyu1146 жыл бұрын
Hees kaliya wax ma qabato ee shabaab soo qabqabta waaleeys yaqaan ee qaraabadiina shabaab ku jiro odayaasha qabiilada Koonfurta ha la soo baxaan intii diidana halagu laayo meesha mise dagaaladii qabiilada loo tunweeynaa illaa kenya waati la galay runeeyaa ku sheego
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و6 жыл бұрын
Ninka videogan dislike saaray wlhi umadena ma ahan 😢😢😢