Magaalada ugu qadiimisan Djibouti | The Oldest Town in Djibouti

  Рет қаралды 156,780

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 536
@maaweell
@maaweell 3 жыл бұрын
Maagaalada ugu Da’da weyn Djibouti 🇩🇯 ❤️
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 3 жыл бұрын
Abdii samad ma wel legend 🙌❤
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 2 жыл бұрын
Abdi samad lagend 🙏🏻❤️
@hodanhassan8526
@hodanhassan8526 2 жыл бұрын
masha allah wllkey waa moqal aaad uxiso badan
@hodanhassan8526
@hodanhassan8526 2 жыл бұрын
masha.allah
@mahamoudkhairehhassan1120
@mahamoudkhairehhassan1120 2 жыл бұрын
L'école faradile c'était le premier bas de me étude vraiment je passé 5 ans de mon carrière bro masha allah je suis fière😚😘💖
@jamaalabdi700
@jamaalabdi700 3 жыл бұрын
1:54 Bal Eeg sida Walaalahaas yaryar isaga Fakarayaan oo Gacmaha isku Haystaan si ay gawaarida isaga ilaaliyaan ❤❤❤ Walaalnimo 🥰
@abdifatahmnadiif1950
@abdifatahmnadiif1950 2 жыл бұрын
Cajiib! Caruurtaas yaryar ee vidio-ga bilowgiisa intay laaleegyihiin ee ay ku hadlayaan af french-ka waxay cadaynaysa inay maskax badan yihiiin iyaga iyo walaalaheena reer jabuuti ,Thank you walal c/raxmaan ( qays ) sidaad noo kala barto dalweynaheena soomaalidu degto .
@khadraomar1
@khadraomar1 3 жыл бұрын
Indhahaanu ka dalxiisnaa Masha’alla hore u soco legend qays.❤️
@xamdaawil7381
@xamdaawil7381 3 жыл бұрын
Wn jclahay jabuti wn idin salamay rer Jabuuti from burco
@mouktarismael1726
@mouktarismael1726 3 жыл бұрын
Salaan saree reer burco kasocota reer jabuuti
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
MashaAllah I like when you interview old people this is our Somali History👍🏽 and show us the local children who are our future MashaAllah ILAAHAY ha noo barakayo Amiin
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Inta cid walba kaga duwan tahay sxb waa qalbiga fiican iyo sidaad u jeceshahay dhalaankeena soo koraya respect aan kuu hayo ma qiyaasi karo runtii!!!!!!
@pilaalhasen5138
@pilaalhasen5138 3 жыл бұрын
Masha Allah waxa cajiib ah markasta oo aan daawanayo muuqaalada qays qaysar qosol iyo dhoola cadayn baan ku bilaaba kuna dhamaysta cajiib!! Dadaalkaga sii wad brother ☺️❤️🙏
@tarekadn4166
@tarekadn4166 2 жыл бұрын
Qays !! You are a very big deal, keep doing what u doing my brother u are a true inspiration for real. Thanks for sharing my motherland to the world 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 represent
@fourrehfarah7449
@fourrehfarah7449 3 жыл бұрын
Je suis vraiment Djiboutien mais j'aime vu cet village mashallah bro je te remercie cet programme admirable et formidable . Mon frère je te donne un conseil que tu es raisonnable " fais le passé des beaucoup villages dans Djibouti et Somalie et sud Somalie, c'est-à-dire tous les villages qui sont situés des peuples Somaliens quelques soit Djiboutien ou les autres. Merci pour votre programme mon frère "
@amarrehmahamoudamarre407
@amarrehmahamoudamarre407 3 жыл бұрын
Mais malheureusement il comprend pas la langue française tu est somalien nspa il faut écrire en langue somalien
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 3 жыл бұрын
Waar waxuu ku leeyey ilaa Koonfurta somliya Tagtee bal isku dey dhulkaas Somalidu joogto Vilage Tuulolyinka yar yarna soo mar mar bal. Watan Fransiis lagugu qasee hhhh.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 жыл бұрын
af soomaali ku hadal saaxiib. waxaas ma la yaqaano
@omar403o7
@omar403o7 2 жыл бұрын
I agree forrueh we need to document the history of our people, places, and cities and towns
@diamonddiamond6415
@diamonddiamond6415 2 жыл бұрын
Masha Allah iyo jiseska xuun meel hakuso waada qorin wax bila aqoona tahaye micnaha jesus hadaan garanaayn iska da'a
@awodhudi2006
@awodhudi2006 3 жыл бұрын
Guryahayaga anagoo jogna ayaanu dalxiis kadharagnay thank you wll qays❤🥰
@bishkasaed1716
@bishkasaed1716 3 жыл бұрын
People are living out side of the country really appreciate your vedios thanks 🥰
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 3 жыл бұрын
Somali dad goba weeyan meelkasta oo ay joogan, martida meelkasta sidaasa loogu marti qaada ❤️
@Khaleif7
@Khaleif7 2 жыл бұрын
MahadsaniT Walaal Hada jabuuTi oodhan ayaanu kala baranay Anagoo Waligay Arag Masha Allah jabuti waa kalay arag
@mohamedosman6298
@mohamedosman6298 3 жыл бұрын
Masha Allah bro ku dalxis nolkaga Hooyo, We meet Somalinimon Dear. We waiting the next vlog and village from Y o the Djiboutian people 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@iamk3977
@iamk3977 2 жыл бұрын
Mashallah😍 much love Djibouti🇩🇯❤️ from Sland💚🤍❤️
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 2 жыл бұрын
ASC mahadsaniid inader gumeysi umba ina kalabiyey isumiid baan nunahay
@franskafka5913
@franskafka5913 2 жыл бұрын
@@fatxiyaosmanbarry3996 dad inaga cilmi badan ayaa ina helay ee ilhy ha inaga soo gaadho ama yawmal qiyaamuhu hakacoba cadaabtani ha inaga dhamaate
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 3 жыл бұрын
Magaaladan Dacasbiyo anigoo yar oo caruurtii videoga ku jirta leeg aya igu dambeysey waa magaalo yar oo happy ah, sxb mida kaleh wakhtiga kordhi 10 daqiiqo way yar tahay xataa qadaadi maanu arkin thanks
@maxamedzalaame1557
@maxamedzalaame1557 3 жыл бұрын
Walhi farxada caruurta markaan arkay waan qoslay masha alah
@amanyatta4547
@amanyatta4547 2 жыл бұрын
Qays qayser i'm going to be one of your biggest fan... Tu es une légende mon gars. Je suis un djiboutien from Djibouti Walalkey qays illahay haa kuu sharfo legend baad tahay broh. Horey uu socco keep going big love.
@hasshass8934
@hasshass8934 3 жыл бұрын
Djibouti jano, salaan sare from Borama.
@fafmoz5354
@fafmoz5354 2 жыл бұрын
Fier, d'être un djiboutien à, notre époque djibouti etait géniale mais les temps on changé !!
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 жыл бұрын
Masha Allah asxaabey isoo boqda channalkeyga Mey reer djabuti iyo reer somalilanda
@apdinzirphilip5808
@apdinzirphilip5808 3 жыл бұрын
First my legend qeys qeysar🥰❤
@Somaliboy
@Somaliboy 3 жыл бұрын
Qays qayser wan ku wata my brother You living the life. Keep the fire burning 🔥
@chrisdemenagement3890
@chrisdemenagement3890 3 жыл бұрын
MACHA ALLAH NOLOOWWWWW WAXAAD I XASUUSISEY MAGAALADEYDII AAN KU SOO KOREY. MEELIHI AAN KU CIYAARI JIREY ANIGO YAR AYAAD I DAAWASIISEY. TY YOU A LOT BRO. SAID FROM SWITZERLAND
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 3 жыл бұрын
Thanks qays qaysar wad mahad santahay muuqal qurux badan ayaa ka diyarisay djabuti dacasbiyo cali cade cali sabieh lac-Assal
@dribraahiimadanyusuf904
@dribraahiimadanyusuf904 3 жыл бұрын
Jibutii dhulkii udgoonaa yaa allah Hadaanan dhiman insha allah waan tagi
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 2 жыл бұрын
ASC sodawawo wllo inkastoon jogiin
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Masha'Allaah TabarakAllaah nice and old village Qays qeyser jazakalahum khayr walaalo for sharing this beautiful video with us Allah haku xiftiyo 💚🤍❤🙂👍
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 3 жыл бұрын
Mashaa Allah dacasbiyo dhulkeygi allow barakee,thank u qays qaysar nice vidéo
@somaliboy3054
@somaliboy3054 3 жыл бұрын
Qays qeysar film sameeye cajiib ah tahay dalkaga iyo dadkuba way ku jecelyihiin🥰
@AB_Hassan
@AB_Hassan 3 жыл бұрын
Mashallah Djibouti is beautiful wallahi 🙏🏾 Allah yehfad
@omar403o7
@omar403o7 2 жыл бұрын
Bro thank you for this I love watching your videos inshallah I will visit somalia, and Djibouti one day it is -25 degrees here and your videos warm my heart.
@aichadarar4654
@aichadarar4654 3 жыл бұрын
Thank you, j n ai jamais vue là-bas ce la première fois ,j'aime le petit train et la chansons aussi.
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
Hooyo ayaa badanaa Tagta dhulkaas Runtii dad iyo dal wanagsan weeye dadka Reer jabtuuti waan jeclahay Insha allh mar baan ku Dalxiisi doona inaha allh🥇💥💯💕
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 жыл бұрын
Qeys Qeysar Wanaagi oo Qof Ah Hormar Wacan Legend of the Vlogs
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 жыл бұрын
Masha Allah, maalin kale Iyo Goob Cusub Waad mahad santihiin Qays Qayser iyo maweel Fitnes
@ahmed.h9771
@ahmed.h9771 3 жыл бұрын
Best youtuber, Horey usoco saxiib. 🔥
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Maasha Allaah heeso qaraamiya kaa baxaya Axa yaa heeso🌹👍
@konokozmob7528
@konokozmob7528 3 жыл бұрын
🇩🇯Dacaasbiyo a town to Visit one time in your life wayo dad wanagsan iyo daabci wacan leh ba jooga🇩🇯
@ikramahmedabdi4946
@ikramahmedabdi4946 3 жыл бұрын
Aad baan uga helaa muuqaaladaad soo gudbiso wlllo qays🥰
@xassansiciid4609
@xassansiciid4609 3 жыл бұрын
Best youtuper Qays qeyser salaan sare from laascaanod🤛
@nimcomaxamuud6248
@nimcomaxamuud6248 3 жыл бұрын
Masha Allah wa muqaal xasuus badan ilahay ha ku xifdiyo melkasto ad jokto
@anisahassan4406
@anisahassan4406 3 жыл бұрын
masha Allah my brother qeys qeysar best KZbinka in somaaliya 🙏
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 one love 💘 ❤ 💕
@fouadnour6248
@fouadnour6248 3 жыл бұрын
Mashaalah waa ku faraaxsanahay dalkayga oo calamka laabaro thanks qaysow welcom fait comme chez vous
@hamzag.r1957
@hamzag.r1957 3 жыл бұрын
Djibouti second home 🇩🇯🥰
@lubaden5917
@lubaden5917 3 жыл бұрын
Dacasbiyo😍...que de bon souvenirs!
@jamalali3280
@jamalali3280 2 жыл бұрын
djibouti garabkayga midig ilaahay haa idin barakeyo mansha allaha dhamaanteen ilaahay haa inaga ilaaliyo isha qadaadweynta nijaas weyan kuwasi
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 2 жыл бұрын
Mansha-Allaah waa muuqaalo aad u qurux badan oo aad u soo duubtay si heer sare ah. Waan salaamayaa reer dacas biyo.
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Horaa looyidhi rag waa ragii hore hadalna waintuu yidhi heesihii hore waxay ahayen top of the pop's 😁👍
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 3 жыл бұрын
Mashalah dal ciise oo nin habaryonis ah so dubay soo boqda idinkuna xabashi ciise oo kutaal maydh degan habaryonis mashalah waan idin jecelnahay ciise bin ahmed runtii
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 2 жыл бұрын
Wilka haryonis dulkisi bujoga Ciise buni Am d iyo Isaak buni Ahmed was wllo
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 жыл бұрын
Mansha allh muuqaal dareenkiisa iyo xiisihiisa wata 💯🙏🏽💗💖
@khalaaji5642
@khalaaji5642 3 жыл бұрын
Landhere dalkiiza ku dalxiya wlhi waan ku tageeraa wax badan kaa bartayy wll alaha ku barakeeyo
@idilawad3233
@idilawad3233 3 жыл бұрын
Shaqo fiicanba uhaysa umadasomaliyeed allah hakubarakeeyo qays qaysar
@taajirshaakir
@taajirshaakir 3 жыл бұрын
Legend The Legend Qays Qayser Go Forward BrothEr❤👍
@MurtiSomali
@MurtiSomali 2 жыл бұрын
Informative video.Mahadsanid LEGEND Qays qaysar
@ramlavolgtravel3327
@ramlavolgtravel3327 3 жыл бұрын
Manshaallah roll model keyga tahay big fan ku ahay abowe mcn🥰🥰inan malin un ku arko waku hami weynahay
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 3 жыл бұрын
Qeys qeysar sxb waan ku leeyhey sidaas noogu hagarbaxdey waxa wanaagsan ee aad umadaada usoogudbineyso waan kuugu hanbalyeyneynaa♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@aden.a5495
@aden.a5495 2 жыл бұрын
Bro Geesi ba tahay runtii. Wali taarikhda somaaliyeed qof dalka jabuuti sidaa u soo wada duubo ma jiro.
@lifeasyouwant9104
@lifeasyouwant9104 3 жыл бұрын
Www qofka kaliya istaa helo 1m👏👏 Keep going
@jibrilpiki8642
@jibrilpiki8642 3 жыл бұрын
Qays qaysraw madaxa nosarantahay zxb hooray usoco🇩🇯🇩🇯💯❤❤❤❤
@Dawlad252
@Dawlad252 3 жыл бұрын
Ku mahadsanid Qays muuqaalka quruxda badan!
@zeid_clips
@zeid_clips 2 жыл бұрын
Waa lagu copyeeyay😂😂😂
@moussahakim5593
@moussahakim5593 2 жыл бұрын
My bro keep going , and welcome another time to Djibouti
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
Mnsha allah waa muuqaal cajiiba iyo meel cajiiba😍✌❤
@sihaammaxamuud5781
@sihaammaxamuud5781 2 жыл бұрын
waaaw wlhi wa qurux meshaan ilahay haydinku xiftiyo wllyaal
@dekabilan5164
@dekabilan5164 2 жыл бұрын
Machal allah , c'est mon pays i love you🇩🇯❤❤❤😍merci beaucoup pour visite a Djibouti surtout les villages
@franskafka5913
@franskafka5913 2 жыл бұрын
So dalka dibadiisa joogta miyaa adigu wllo
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
@@franskafka5913 hn waxay kaqabsatay iney kuqoran waqtikaste francis hanalayabin hadaan nahay rer djibouti waay nakaqabsatay sorry kkķkkkk
@franskafka5913
@franskafka5913 2 жыл бұрын
@@yasermohamed3284 dhib ma leh wllo qlih🤩 jabouti imo islahaayo markaa waxaan islhaa wareyso si aad ku iman kartid jabouti xataa dhuumasho ha ahaate😅
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
@@franskafka5913 welcome hn waa wadankaki weeeyan somalibaaleh waankuso Daweynaynaa hn qali
@aminkiboss8225
@aminkiboss8225 2 жыл бұрын
Qeys qeysar nin weyn 🤌💪Respect from moyale 🇫🇷
@TheOneWhoLeftItAllBehind0
@TheOneWhoLeftItAllBehind0 3 жыл бұрын
Salaam Abdirahman Qeysa amazing trip for Djoubit masha Allah amiin yaa rab 🌹 ❤ 💖 ♥ 💙. My mom comes from in the DJOUBIT IS WONDERFUL CITY 💖 ❤.
@ibramahmoud5605
@ibramahmoud5605 3 жыл бұрын
Keep going bro one love from 🇩🇯❤️
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 2 жыл бұрын
Qeys qeyser my favorite KZbinr 🙏🏻❤️abowe keep going 🇩🇯 slm boqortooyo reer jabuti 🌹❤️
@MohamedMohamed-kj6rv
@MohamedMohamed-kj6rv 3 жыл бұрын
You are doing a great job, keep up the good job buddy.
@chiracchannel3519
@chiracchannel3519 3 жыл бұрын
Maasha alaah magaalo gurux badan indhahaan kunuur sanay mahadsanidiin
@hibonuora6183
@hibonuora6183 3 жыл бұрын
Woow amazing village 👏😍
@suhaybali2608
@suhaybali2608 3 жыл бұрын
THNKZ WLLKAY QAYS QEYSAR THE ONE ONLY LEGEND😘😘
@najwadayib605
@najwadayib605 2 жыл бұрын
Mash allah tabarakallah 🥰🥰🇩🇯 ❤️💯💯
@fafamed5897
@fafamed5897 3 жыл бұрын
Waw mashaallah Qays tanks frere
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Ma sha allah qays👍👍❤quruux mahadsanit ❤
@asadabdi2881
@asadabdi2881 2 жыл бұрын
My favorite KZbinR ❤️✊🏼
@sharmaarkecabdi9111
@sharmaarkecabdi9111 3 жыл бұрын
Masha Allah qays qayser balanteenu waa hore usocod
@ismail.mo77
@ismail.mo77 3 жыл бұрын
Magaalada muuqaal kale kasoo samee, muuqaalkani wuu gaabanyahay,🥰🤩
@mohamedzerbia1883
@mohamedzerbia1883 2 жыл бұрын
masha alllah scènes géniales, j'espère que vous nous donnerez plus de scènes à Djibouti
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 3 жыл бұрын
Mahadsanid, Qays Qeysar. 👍
@xifdigaquraanka9521
@xifdigaquraanka9521 3 жыл бұрын
Meel ay somali joogto ku qadi maysid mjah allah
@nimcaanesse661
@nimcaanesse661 3 жыл бұрын
Qays Legend👍
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha ku Xiftiiyo burco boy
@abdishafec2881
@abdishafec2881 2 жыл бұрын
Best youtuber walahi
@samiirnasri9923
@samiirnasri9923 3 жыл бұрын
First qays qayser big fan
@missjano8249
@missjano8249 3 жыл бұрын
Hala baaro waxa ku aasan mesha reer djibouti 🇩🇯 yow
@falisgacal5289
@falisgacal5289 3 жыл бұрын
Qays qayser big respect wlhi ❤️❤️❤️
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 3 жыл бұрын
Alaa Qaysow anigu Djibouti 🇩🇯 wanku dhashey mel klna ma arg Magaloyinkn chenal kga unpa ka arky kwarn 🤣🤣wanka hely wlhi Merci beaucoup frère ❤️💕
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Hayaabley maad dhaafin huno
@franskafka5913
@franskafka5913 2 жыл бұрын
😅😅 aniguba hargeisa maan dhaafin😅 imika doonaya inaan imaado jabouti oo lkn gaadhiga lagaala dagi isleeyhy ama waalgu soo celin😢
@ikraanjimcale9874
@ikraanjimcale9874 3 жыл бұрын
Mashallah Qeys Qeys Qof Dadaal Badan❤❤❤
@omarfanteladen222
@omarfanteladen222 3 жыл бұрын
Legend keep going sxb aad naad u mahadsantahay waxaad tahay nin positive ah oo wacn
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 3 жыл бұрын
Walaahi qeys qayser. Waa geesi yar mashaa ALAAH
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Ай бұрын
الله أكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤
@abdiweliali5877
@abdiweliali5877 3 жыл бұрын
Wllkey qaaali qof qiimo leh baa tahay allah kusharfo waxaaad soo gudbisaaah vedio qiimo leh 💖
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
QAYS QAYSAR BERBERA AYAAN KAA SOO SALAMAYA WAXAA TAHAY NINKA KZbinRADA HOGAAMINAYA 💚🤍❤
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 3 жыл бұрын
Qays Qeysar Qof Qalbi wanagsan Horay u soco wll
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 3 жыл бұрын
Muwadin Shaqa bdna heyda m.a keep going lipx 🇸🇴🙋‍♂️
@hawokiinhawokiin1810
@hawokiinhawokiin1810 3 жыл бұрын
My favourite KZbinr Qays qaysar♥️💯💯💋
@ilwaadqalbi3295
@ilwaadqalbi3295 2 жыл бұрын
Woow walalky qays qayser hure usoco❤❤ keeep going😘😘
Djibouti 🇩🇯 | Dadka tuuladan ku nool waa taajirin  | Casaamo
14:42
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Votre maison est à ‘’FUTUR CITY’’ #djibouti
2:00
Alhamdani Pour Les Investissements Immobiliers
Рет қаралды 5 М.
Jasiirada ugu qurux badan Djibouti 🇩🇯
12:46
Qays Qeyser
Рет қаралды 190 М.
WAR DEG DEG AH Trump siad no to the refugees  23 January 2025
10:13
DIFAACA QARANKA
Рет қаралды 835
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 218 М.
Xamar weyne wax badan Aadan ogeyn ayaa ku  qarsoon🇸🇴
23:17
Najuu Araale
Рет қаралды 13 М.
Cuntada wadooyinka Djibouti 🇩🇯 | street food in Djibouti
14:38
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Qays Qeyser
Рет қаралды 268 М.
Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo
18:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 759 М.