Magaalooyin waa weyn oo gudaha israil kuyaal oo goordhaw lagu kala cararay tolow sidee wax ujiraan?

  Рет қаралды 61,642

Nadaara Show

20 күн бұрын

Magaalooyin waa weyn oo gudaha israil kuyaal oo goordhaw lagu kala cararay tolow sidee wax ujiraan# xog cusub wadahadalada ka socda Qatar# iyo Dagaalka Gasa.

Пікірлер: 214
@shukrimaxamed-hs2up
@shukrimaxamed-hs2up 20 күн бұрын
waxan ku farxay hadalka madaxweynha cusub #iran 🇮🇷 ogow tagerada muqaumada walalahen reer FALASTIIN aya ii muhiim ah wuxu dono ha ahado like isaar hada igu aragti tahay
@ceebloibrahimyusuuf1120
@ceebloibrahimyusuuf1120 20 күн бұрын
Kusali xabiib keena muxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 20 күн бұрын
Illaahay ha guuleyo. Mujaahidiinta. Cadawga isa soo bahaystay. Ee argagixisada. Xasuuqa ku haya shacabka falastiin ..aamin aamin yaa rabi ❤❤❤❤❤
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 20 күн бұрын
Allahu akbar welillahi hamdu Allahuma unsur ahlu Palestine aameen yaa rabbicalameen 🇵🇸 ❤
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 20 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Geele_jire
@Geele_jire 20 күн бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 20 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 20 күн бұрын
Amiin Amiin
@fadumoali7402
@fadumoali7402 20 күн бұрын
Reer Falastiin Allah SWT ha u gargaaro hana guuleeyo😢🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 20 күн бұрын
Walaalayaal ku salliya Nabi Muxammad SCW اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 20 күн бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 20 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan waan dhownahay
@user-oq5tj6no2d
@user-oq5tj6no2d 20 күн бұрын
Ducada aan badinno walalyaal 🙏 ilaahow muslimiinta walalehenna reer falastiin ugargaar oo guulee Bi'idnillah 🙏🙏🙏
@suwezali9056
@suwezali9056 20 күн бұрын
Illow u gargar reer 🇵🇸🇵🇸falastin ❤
@luulcibaar9532
@luulcibaar9532 20 күн бұрын
اللهم انصر لإخواننا في غزة وفلسطين كلها اللهم كن لهم عونا ونصيرا
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 20 күн бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 20 күн бұрын
Asc Nadaara yaa is gaaray Dhul islaameed ayaan Boobaa Nabad ayaan ku Seexanayaa waa wareey Macalin ka weeynoow waa la yimid ee na Difaac Guul guul iinshaa Qeeyr Cadaga Yahuud, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul Falastiin iinshaa Allah Qeeyr.
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 20 күн бұрын
allah jabiyo mareykan yahuud aamiin illaahow uhiili falastiin aamiin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 20 күн бұрын
Allaah yahuud walwal iyo rucbi ku rid jahwareera ☝️. Allaah falastiin caawi🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪
@NuuxIsmaacil-su9zd
@NuuxIsmaacil-su9zd 20 күн бұрын
illaahow baabii sahyuuniyada yuhuuda xulifadooda aamiin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 20 күн бұрын
Yuhuud iyo maraykan balan ma leh lama Aamini karo waana waqti lumis xalna ma rabaan
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 20 күн бұрын
masar yahuud mareykan waa kuwa laaynaaya falastiin falastiin Qadar waa maQaar saar illaahow badbaadi falastiin aamiin
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 20 күн бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@user-qm9mp3cp5u
@user-qm9mp3cp5u 20 күн бұрын
Waqti kasta wadahadalada ku kibran wala lugutura gantalada kibirka lagi jabiya guul falastin
@hamdemohamed707
@hamdemohamed707 20 күн бұрын
Ggw
@user-br7qw8pf9d
@user-br7qw8pf9d 20 күн бұрын
Maashaa allaah madaxweynihii iiran war lagu farxo ayuu sheeran.
@CabdulaahiAdm-bf1bp
@CabdulaahiAdm-bf1bp 20 күн бұрын
Dhaawac oo kaliya maalin daain may may MAHAD SANID WALAAL ❤❤❤❤100,100
@reemali6728
@reemali6728 20 күн бұрын
بارك الله فيك يا أخي
@Sonic-860
@Sonic-860 20 күн бұрын
Ar jecliyaa nadaara is my favorite news ❤️
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 20 күн бұрын
FREE Palestine. ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 20 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@aminomohamed2850
@aminomohamed2850 20 күн бұрын
Ilaahayow guul reer Palestinian
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 20 күн бұрын
Alle ha guuleeyo muhahidiinta amin amin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 20 күн бұрын
MaanshAllaah iran wll muslimiinta xamaas maqwinada Alqasaam🇮🇷🇵🇸🇵🇸🤲🤲☪️☝️💪
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 20 күн бұрын
Wcs nadaara shaw Guul shacabka falastiin.qeebta qasa
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 20 күн бұрын
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 20 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 20 күн бұрын
Masha allh waa war farxadle guuul xamaas ❤❤ Guul reeer qaza ❤❤incha allh Yahuuud masiibo allah haku rido aaaamin yaa rabi
@hafsaibrahim3651
@hafsaibrahim3651 20 күн бұрын
Illaahow u Hilo falastiin oo dhamaan muslimiinta Mideeya soomaali allaahow Mideeya oo dhamaan somaalida xaqa tusi amiin FALASTIIN GUUL🇬🇶
@sahromudey6415
@sahromudey6415 20 күн бұрын
Wcs ilaahey ha guuleeyo rergaza iyo muqaawamada shacabkana allaha culeyska ka dulqaado gaalada yahuudaa iyo kuwa la jiro allaha jebiyo aamiin
@xamdiaxmad928
@xamdiaxmad928 20 күн бұрын
Yahuuda allaha jabiyo reer falastiin guul insha allaah
@AbdirahmanHassan-rt5pj
@AbdirahmanHassan-rt5pj 20 күн бұрын
Ilaahow masiibo dagdeg kurido yuhuuda eber alahakadhigo falastiin ilaahow unaxriiso culeyskakaqaat yaarabi
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 20 күн бұрын
Aamiin
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 20 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين. اللهم اغفر للمسلمين والمسلمين والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات.
@Talaabo6262
@Talaabo6262 20 күн бұрын
Alle ha jabiyo saxnooniyada iyo wixii niyada ka tageesan ba
@rajadanoloshachannel7068
@rajadanoloshachannel7068 20 күн бұрын
Allah ha jabiyo yuhuuda
@user-zw7sj8cv1b
@user-zw7sj8cv1b 20 күн бұрын
Maser iyo carabta qaar walaal ma ahe waa waraabayaal kuwa ugu xun
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h 20 күн бұрын
yaaaaa allah Yaaaa allah Yaaaa allah Gurmad Awliyo
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 20 күн бұрын
maashaallah alx guul maashaallah alx
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 20 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar ayantan ma maqlin kala cararka Yahuda Malin walbo San malo kala cararsiyo Yahuda nacalad Allah ku rido allow gulsi falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲👍🤲
@user-by5zk7pn1m
@user-by5zk7pn1m 20 күн бұрын
Guuba mirkaba oo dilaa oo guuleeyiista alle xabaada yahuuda aloowuu kadhiig midaan dhiciin al qasaam haa guuleeyiisteen
@ibrasal129
@ibrasal129 20 күн бұрын
Mashallah mashallah wa guul Allahu akbar
@user-cb1xi1el4s
@user-cb1xi1el4s 20 күн бұрын
Allah guul weyn ha siiyo xamas insha allah ❤❤❤
@siteysirija1353
@siteysirija1353 20 күн бұрын
Yaa rabbi yaa allah u gare gare shacbiga gasa mujahidinta allaha ayaa macoda
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 20 күн бұрын
Ilaaheyow masiibo iyo argagax,dhulgariir,udur aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin
@mohamedalijoho
@mohamedalijoho 20 күн бұрын
ألهم أنصر اخواننا في فلسطين
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 20 күн бұрын
masha allah alxamdulilaah
@NuuhMoha-sg4ec
@NuuhMoha-sg4ec 20 күн бұрын
Allow yahuda dhulka lasim aaamin yarabi
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 20 күн бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@CaafiTiens
@CaafiTiens 20 күн бұрын
Aamin
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 20 күн бұрын
Mahadsin sxp sitti diri dhaba somaligalbed
@DrGaadaa
@DrGaadaa 20 күн бұрын
❤qiyanada mareykanka + carabta + is raiil+.......
@xasancabdi3783
@xasancabdi3783 20 күн бұрын
Guuul falastiin Insha allh
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 20 күн бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
@aden3425
@aden3425 20 күн бұрын
Guul falastine inshaallah
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 20 күн бұрын
Insha alaah yuhuud masiibo haku dhacdo
@sadam1318
@sadam1318 20 күн бұрын
walaalaha falastin allaha u gargaaro
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 20 күн бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@munocadey9436
@munocadey9436 20 күн бұрын
Allahu akbar❤ 4:29
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 20 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في الفلسطين
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 20 күн бұрын
Viva nadaara ❤❤❤
@cabdixakiinmaxamed3503
@cabdixakiinmaxamed3503 20 күн бұрын
Allaha cadawga hanaga qabto illahay ha jabiyoyuhuud wa nasara amiin amiin
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 20 күн бұрын
Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin
@CabdiRaxmaan-q4b
@CabdiRaxmaan-q4b 20 күн бұрын
Gaza,guul
@AbdulBashir-wv9nf
@AbdulBashir-wv9nf 20 күн бұрын
Congratulations Mr president uran
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 20 күн бұрын
Caawa ziyaarooyin badan baa jira sxb Mr Nadaara hadhoow bn kaa rabnaa
@ibrahimsheikh8898
@ibrahimsheikh8898 20 күн бұрын
Ameen ya Allah
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 20 күн бұрын
aloow reer falastiin ugar gaar
@hnoor4361
@hnoor4361 20 күн бұрын
Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiintaba Insha Allaah guusha Iyo gobanimo 💚💚💚🤍 falastiin illaahay hasiiyo Kufaartana goblan Iyo gacmo madow
@user-zb9su2dk4m
@user-zb9su2dk4m 20 күн бұрын
اللهم اعز اخواننا في فلسطين اللهم عجل بنصرك بالرحم الراحمين
@user-zb9su2dk4m
@user-zb9su2dk4m 20 күн бұрын
اللهم عجل بنصرك يا أرحم الراحمين
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@DrGaadaa
@DrGaadaa 20 күн бұрын
❤wcs ❤guul-weyn❤alahu akbar ❤
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 20 күн бұрын
Illaahay guusha hasoo dadajiyo
@MuheydinMuse
@MuheydinMuse 20 күн бұрын
Asc mahadsanid sidafiican ee warka noosiisid
@abdirahmanmohamed8388
@abdirahmanmohamed8388 20 күн бұрын
Nadara xayeesiinta kala yaree qaar gadaal geee 🎉🎉😢
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 20 күн бұрын
Waa lesdhaafiya
@yuridanhaaji1101
@yuridanhaaji1101 20 күн бұрын
HADII,MAREYKIN,,HESHIIS,RUN,OO,NABAD,RUN,AH,WADO,,CAMAS,IYO,YUHUD,,ISKU,MIIS,,HAFARISIYO,,HA,LAGU,WADA,HADALSIYO,
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 20 күн бұрын
allahu akbar guul palastine
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 күн бұрын
Arinta heshiiska xabad joojinta, waxaa hogaaminayo 3 munaafiqiin ah ,sida maraykanka iyo masar iyo qadar ,yuhuuda waxba ma dhaamaan ,iyagaaba shirqoolayo falastiin
@shaidoomar9312
@shaidoomar9312 20 күн бұрын
Guul guul
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 20 күн бұрын
Thank you for sharing ❤
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 20 күн бұрын
Siday Falastiin ka dhigeen yuhuud Alaha baabi iyo
@mohamudsufi716
@mohamudsufi716 20 күн бұрын
Waa shir aan dhammaaneynin
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 20 күн бұрын
Isra'il hadii ay diido xabad joojinta waa markii yahuuda burburi lahaayen inta yar oo ciidamada ah oo u haray insha ALLAH waa laraam saniyaa jabhada xaq u diirarkana waay jiri doonaan
@hamsehasan8076
@hamsehasan8076 20 күн бұрын
Wkhtigi yuhudu wuu dhamaday jabkedii waa bilab may yuhuda alxamas guul
@user-og4jx5br4g
@user-og4jx5br4g 20 күн бұрын
Mashalah
@user-fm6rh8hd1b
@user-fm6rh8hd1b 20 күн бұрын
Mahadsanid
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 20 күн бұрын
Viva Iran❤
@user-lg1hp7gb1q
@user-lg1hp7gb1q 20 күн бұрын
ALAAHU AKBAR yahuud inta aay taalo dhul ah Ka heysto falastiin saan ayay ukala cararay Insha Allah falastiin guul
@fadumoashkir484
@fadumoashkir484 20 күн бұрын
Alow jabi yahuda amiin yá allah
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 20 күн бұрын
Yaaa rabi u gar gaar walalaheen🤲🤲🤲
@Mustafa-tk2em
@Mustafa-tk2em 20 күн бұрын
Nadara masha Allha Gazasa guul
@MukhtarGessy-dw4he
@MukhtarGessy-dw4he 20 күн бұрын
Nadaara waad mahadsan tahay , Xamaas waxan u Rajeynaa Guul , ( in sha Allaah )
@user-cs6ts3bv1l
@user-cs6ts3bv1l 20 күн бұрын
Allahu akkbar
@abdoahmed-mb8yr
@abdoahmed-mb8yr 20 күн бұрын
Allow u gargar musliminta
@XusenNuur-sj6jm
@XusenNuur-sj6jm 20 күн бұрын
Wa XUSEN Nur waxan uhambayanayamadaxwaynacusub. Eiran jawabkafican eudidara. Madaxsiyasada eismacil haniya
@AbdullahiHaret
@AbdullahiHaret 20 күн бұрын
Qofka ugu horeyey ahy