Рет қаралды 10,407
Star Media Corporation
waxa doorkan aad u soo hadlaaya caruur tiro badan oo daafaha aduunka joogta iyaga oo sheekooyin xiise leh soo daynaya iyada oo dabcan ay la socdaan salaamihii caruurtu waxaana daadihinaya wariye Zamzam ee daawsho wacan