Wan soo daweynaya dorasho qoof iyo cod ah guul somalia i.a
@hasaanodawaa135420 күн бұрын
Muqdisho Ruwaayad an dhamaad laheyn ayaa kasocoto Mahdi guuleed xageebu doorasho qof iyo cod ah kaqabanayaa wuxuu kayimid salaxley dorasho inu kaqabto iskadaaye asagaaban tegi karin Mise waalida muqdisho kasocoto ayu dhiniciisa kasii walaaqayaa Reer bo.ow yaa kuleh ayan maqlijirey
@CawaaleXasan-y9t19 күн бұрын
Doorasho qof iyo cod ah oo aan villa somalia soo dhaafayn
@MunocabdirashiidMunocabdirashi20 күн бұрын
Adeer waxaas wà mudo kororsi ee caaanaha isku shuba xalkale ma ahan waa run durbaan la xaday inteee lagu tumaaa?
@ShukriBilecabdi19 күн бұрын
Hassan Sheikh karaan kaliya haduu ka qabto anaa ubalan qadaya inta kale
@AbdiQays.h19 күн бұрын
Shardkaga muxu aha inadan siyasadanbe inadan ka hadlin
@abdirahmanahmed215819 күн бұрын
Adiga Xagee lagugu dooranayaa
@Somaliyoutuper20 күн бұрын
DORASHO HAL QOF IYO HAL COD WAXN KU QABSANKARNA IN SOMALILAND MAAMULKA LOO DHIBO
@hagal552220 күн бұрын
Somaliland in loodhiibo ma ogolo Somaliland ayadaa ka faaiidi leheed hadii loodhiibo dorashoyinka gonoladawaqooyi faaiido weeyn ayee ku qabileheed lkn nasiib daro somalida caqliga kama korin jismi ahaan ayaan ujeednaa dad da ah caqli nooma korin anika ka mit ah dadka caqliga ka weeynaan
@billeqabowsade651820 күн бұрын
Weriya su aasha ku haboon weydii isaga iyo inta magac u yaalkaa yaa dooranaya
@YunasLabel-l8t19 күн бұрын
ADEER MAHDIYOOW QOYSKAAGII SOOMSALINIMADII WAY ISKA DIIDEENE XAGGEE SANAADIIQDA DOORASHADA SAD SHEEGAYSID GEYN ? .
@jamaalibraahim418017 күн бұрын
Soomaalinimadu ma in Xamar la tagaa? Kkkk
@ThinkTwiceCodeOnce220 күн бұрын
saaxib soo qabo madaxwaynihii hore MD Maxamed Cabdilaahi Farmaajo
@mahamudmahamed95119 күн бұрын
Qaaqle badii ibsady ay tahay in maxkamad la keeno
@billeqabowsade651820 күн бұрын
War adigu ma beydhabo ama jowhar Bweyn intee lagaa doranayaa
@Hsn122419 күн бұрын
Nio xildhibaanada reer waqooyigu mararka qaarkood dalka daacad uma ahana isleedahay masiibada kadhalata koofurta ineysan deegaanadooda saameyneyney u arkaan bale fursad uu maamulkoodu aqoonsi kuhelikarey u arkaan dibudhaca koonfurta
@MaxamedYuusuf-j5l20 күн бұрын
Reer somali waxan usheegaya riyada ka toosa mahdi guled xage dorashadisu ka dhacaysa waa dad laaluush iyo lacag uruuri mesha u jooga marka xilku ka dhamaado lacag farabadana ka sameestay xamar ayuu somaliland cafis waydisanaya inu yimado
@zahramaalim270020 күн бұрын
Xagee ayuu ka qabanaa weydii
@fadumonurhassan9120 күн бұрын
Doorasho qof iyo cod Guul Soomaaliya
@ahmedmedwaismed208620 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Arimahaasi waxay gaar u yihiin reer somalia, gudoomiyahana waxaa noqon kara nin u dhashay ama kasoojeeda somalia muuqdisho, Mahdi guuled kuxumayn somaliland ah iyo daandaansi iyo quudhiwaa nolosha iyo horumarka somaliland daraadeed ayay u magacaabeen mahdi guleed. Wuuse ku ceeboobayaa oo daacadnimo ugumay magacaabin
@billeqabowsade651820 күн бұрын
Guled miyuu ogol yahay inta kale laga qabto isaga intee u banaan yaasoo dooran doona miyuu is weydiiyay rabitaanka waxa fiican waxa eey u baahan yihiin qaab lagu qancin karo hadii aan la keenin BL iyo ninka hada hadlaya yaa kenaya dadki doran lahaa
@Guledsaid-w1s20 күн бұрын
Beentaan baa Xasan Culusow Gurguurte lagu seexiyaa
@ahmedkulowabdi82119 күн бұрын
Jokes😂
@mohamedHaaji11420 күн бұрын
Tuuladisa laga soo dooran karo ma cirka ayaa lagu dooranaa?