Majaajilaystaha caanka ah ee Xaynoosh oo aanu dhawaan kulanay Iyo sheekadii aanu yeelanay.

  Рет қаралды 101,386

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 7 ай бұрын
Xaynoosh rabayadisa ugu cansaneed ayaa aad u jeclaa ismaqabato ❤
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 11 ай бұрын
Cabdisalaam iyo xaynoosh waa soomaalidii asalka ahayd ilaahay cumriga ha u barakeeyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 11 ай бұрын
Ilaahay hanoo daayo dadka caqliga badan oo dadnimada iyo Soomalinimadu kujirto.
@AbdulkadirAhmed-d4z
@AbdulkadirAhmed-d4z 11 ай бұрын
Wlh odeygaan been muu shegin awowgey abihisa dagaal ku dhnintey xabashida awoowgey wuu ka soo tagey alx cuqdada aan ka qaadey xabashida maba jecli dadna waba ku fanan
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 11 ай бұрын
​@@AbdulkadirAhmed-d4z xabashid waa cadaw Soo jireen ah nin soomaaliyeed oo aanay awoowgii dilin waa yaryahay laakiin soomaalida hadda joogta ayaa siyaasiyiinta jooga xabashid xabiib UGA dhigaan soomaalidana waxay dhaexdooda dhigeen cadaawad anigu harti baan ahay Odaygii harti waxaa dilay nin xabashid ah oo hadaaf la odhan jiray wuu kalajaray oo cadba meel uu tuuray madaxiisi meel gaar ayaa lagu aasay inkastoo xabashigii hadaad ladilay maanta harti farabadan ma oga in xabashid dilay awoowahood laakiin soomaaliga qof kadila ayaa cadaw u ah boqortooyadii. Ajuuraanka waxa burburiyey xabashi iyo oromo isla socda markaa soomaali ilaa ay fahanto cadawga xabashid a oo ay iyada ka korto inay cadaw isu noqdaan guul gaadhimayso
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 11 ай бұрын
War maasha xaynoosh Indho Adage Galgaduud Ayuu ku dhashay Masha Allaah Hareeri. Mahadsanid
@thenewagereality3326
@thenewagereality3326 11 ай бұрын
Hareeriyow muuqaalada africa soo badi yurub iyo ameerika waan kadaalnaye😊
@rooblebashir5980
@rooblebashir5980 11 ай бұрын
Walaahi farxad baad dareemisaa hadalkiisoo keliya. Xitaa Cabdi Salaan Hereri si niyad u qoslay
@QaysMovies
@QaysMovies 11 ай бұрын
Maashallaah Wan ku salaamay Cabdisalaan hereri iyo shanqoolaba
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 11 ай бұрын
Oday wayn Jilaagii iyo kaqosliyihii Caan ka ahaa Xaynoosh Sanqoole Alla cimriga iyo Caafimaadkaba hakuu barakeeyo.
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
MAN SHA ALLAH. WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA. DE GMADA . WEECAA. EE.KONFURTA DALKA .JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯
@hallad598
@hallad598 11 ай бұрын
C/Salaan Hereri si niyada ayuu u qoslayaa. Isaga iska daa ee xitaa kaamarad hayihii ayaa kixda haya, bal eeg daqiiqadda 10:19.
@daacadyare396
@daacadyare396 6 ай бұрын
Masha Allah waa nin qaali ah xeynoosh waa nin shactarka badan Allaha xafido
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 11 ай бұрын
Asalaamu caleykum wr wb Noolow xeynoosho Waa walaalka Orfan lafoole waan ku salamey walaal Noolow mashaallaah weli waad yar tahay
@abdihassan8244
@abdihassan8244 11 ай бұрын
Manshallaah tabarakallaah rag waayo waayo oo is helay
@jammane3880
@jammane3880 11 ай бұрын
Ruwaayadii iigu horeysay aan daawaday oo dhaqan xumo ah Xaynoosh sanqoole ayaa atoore ahaa
@nuuxmiami
@nuuxmiami 11 ай бұрын
Odaga haloo kala kiciyo #Jilaaga somaaliyed.
@Amounnouh
@Amounnouh 11 ай бұрын
Abdi salaan Aadbuu ula dhacsanyay Saaxiibkiisan
@xawom3016
@xawom3016 11 ай бұрын
Xaynoosh waayo waayo,, xili buu shidnaa😂 odaga waa duqoobey . Guul iyo gobanimo. Hereri. Wa mashalle adeero.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
1983 ayaan ku arkay Walaweyn sanqoole, isagoo leh dhorondhaa igu dhegan, YACNI korantaa igu dhegan
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 11 ай бұрын
Masha allah Xaynoosh big legend 🙏
@aliarale9067
@aliarale9067 11 ай бұрын
A salama alaykum weriye sare fadlan ma noga soo Warami karta isiolo ahan jirtay magalo soomaliyeed bacdama ad u dhow dawdahay .thanks
@Faz-O
@Faz-O 11 ай бұрын
​@@aliarale9067magaalo boran waye😂
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 11 ай бұрын
Adeer xaynoosh allaha barakeeyo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 11 ай бұрын
Masha Allah Wariye Sare Abdisalaam Hareri Maanta Waxaa Keentay Waa Weynkii Xaynoosh Sanqoole
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 11 ай бұрын
WADANKII SOOMAALIYA SIDUU AHAA WAXBADAN OO WANAAG AH AYUU KASHEEGAY XANOOSH DAL AADAN LAHEYN DAREEN KU JOOG WAAYE
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 11 ай бұрын
Masha Allah xaynoosh xasuso Uganda
@xaqiiqtv4983
@xaqiiqtv4983 10 ай бұрын
Sanqool masha Allah ilaahey cimriga hakuu dheereeyo.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 11 ай бұрын
Nin Habaaran Ma Harsado 💯 %.Nagahaas saas yelanaa iyo Nimanka tiktok afka wada tagaa Qabiil ka shekeynayo wa Da'd habaaran
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 11 ай бұрын
ASC WAN IDIN SALAMAY ALLA HANA WADA XIDIYO INSHA ALLA
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 11 ай бұрын
Hh waa libaax kulahaa quruxdaa la igu baxshay !! Xanoosh
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 11 ай бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 11 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA NINKANI MIYAANU AHAYN NINKII RUWAAYADAHA KENYA DHIGI JIRAY😂😂😂
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 10 ай бұрын
Majaajiliistihii weynaa ee xaynoosh maasha allaah noolow.
@Liiloowe
@Liiloowe 11 ай бұрын
AR XEYNOOSH WAA DADKII HORE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MmmI-pt7yd
@MmmI-pt7yd 11 ай бұрын
Xaynoosh sanqoole aabahey sida uu iisheegay wxuu kamid aha macalimiintisii iskuulka iyo muqdisho
@Ozziany
@Ozziany 11 ай бұрын
Xaynoosh legend nin yaqaan ba yaqaan "badoo fika" 😂😂
@rahmaali3851
@rahmaali3851 11 ай бұрын
Dad waa dadkii hore
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 11 ай бұрын
Xaynoosh waa abaha shactirada cabdisalan qosol kadha😅😅😅😅😅rgay
@SankaHajiWajimacbuus
@SankaHajiWajimacbuus 9 ай бұрын
Abdisalam Harari, Thank you so much for your amazing KZbin programs! I truly appreciate the blend of comedy, education, and lifestyle content you provide. Your videos never fail to entertain and enlighten me. Keep up the fantastic work!
@mahamedadan8172
@mahamedadan8172 11 ай бұрын
Legends keep going
@fardowsaabdullahi9849
@fardowsaabdullahi9849 10 ай бұрын
Walahi waa run markaan arko gabdho qaawan waxaa is dhahaa away dadkii dhalay
@abdirahmanagane2903
@abdirahmanagane2903 11 ай бұрын
Adeer haaye ha inoo dambeyse, gormad minneapolis katimid
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 11 ай бұрын
Dr xaynoosh waa macalimiintii dugsigii lafoole
@mohamedissack719
@mohamedissack719 11 ай бұрын
Odeyga kampala ayan ku arkay hada ka hor
@Babnz
@Babnz 11 ай бұрын
Inalilahi wlhi ninkan mar hore ayu dhintay la dhahay media yan la aaminin
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 7 ай бұрын
Xaynoosh waa reer magaal.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Rag mug iyo miisan leh
@Teamsharmarke
@Teamsharmarke 11 ай бұрын
Big legend baa so qabatey xaynoosh odey somaliyed
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 5 ай бұрын
Asc sanqole balse waxan ka baxay vio adigoo irbad darogada isku duraya xashishad aad cabayso miyirka ayuu qofki ku wanagsan yahay waali ha radsa 70jir baad tahaye
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 10 ай бұрын
Sanqol inaad wareysato waad ku mahadsantay hareeri
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 11 ай бұрын
Xasuso Nakafali of Uganda Wana kujacelhay
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 11 ай бұрын
Wali waa sidiisi
@nageye7065
@nageye7065 11 ай бұрын
Ninkii Ogaden ugu ilbaxsanaaa❤caynoosh ciyaaal lafoole
@zakiyare6552
@zakiyare6552 11 ай бұрын
Adeer xeynoosh waa nin culus mudo wada dagnen
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 11 ай бұрын
❤❤Mr Hareri wan ku salaamay waxaan ku faraxsanay in aad soo qabat nin qaxii iigu danbeysay Ex kuleejaale #Sabaax
@hassankolo
@hassankolo 11 ай бұрын
Xeeynosh legend waaye aadban u salamayaa
@Xogogaal100
@Xogogaal100 11 ай бұрын
Soomaali badankeed waxay u taqaan San-Qoole laakiin Anaka reer Lafoole ah waa noo XAYNOOSH.
@zamzam5255
@zamzam5255 11 ай бұрын
SANQOOLE ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 11 ай бұрын
War odayga xageed ku aragtay baan lahaa waaninkii cabdi shugri ladhigayay riwaayadii. Hooyada
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 11 ай бұрын
Abdisalaan Hereri si niyada ayuu u qoslay
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 11 ай бұрын
Mansha allah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 10 ай бұрын
He is always refuge.tht is mean ogaden .
@Mursalcali-c2n
@Mursalcali-c2n 11 ай бұрын
😂😂😂magayanadanaa waa qofkii iigu horeeyey magacyabadan oo arko😂
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 11 ай бұрын
Mashallah waa xasuusta sheekadii Suufi xaji Ahmed 😂
@mataan10hasan77xeefow
@mataan10hasan77xeefow 11 ай бұрын
Dhuudi xaaji axmed ayaan aad ugu garan
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 11 ай бұрын
Mash allah
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 11 ай бұрын
Waxaan xasuustaa ruwaayadiinigu fiicnayd degmada wadajir.sanqoole iyo oday cabdille hal gabar wada shukaansaday..sawoole oo markii danbe lafu qariyay jawaan..oday cabdille.oo jwankii kor jataabtay yiri arr walxaa nuq nuq le..
@shcyb1584
@shcyb1584 11 ай бұрын
Hhhhhhhhhh ar walxaa nuq nuq leh
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 10 ай бұрын
Masha allllah nooooolaada❤
@AhmedAliJimale-iz4pv
@AhmedAliJimale-iz4pv 10 ай бұрын
Legend Xaynoosh.
@SafiaOmer-m8n
@SafiaOmer-m8n 11 ай бұрын
C salaanbaa qosol ka dhargay si kal iyo laaba😂😂😂😂
@ashanur7166
@ashanur7166 11 ай бұрын
Legend
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 10 ай бұрын
Xanosh aad baan u salaamaya wxan ku xasuusta heesti (awow sayid ciroolaw) e lafoole
@MuxiAdan
@MuxiAdan 11 ай бұрын
Big legend. Masha Allaah
@alikaffe1242
@alikaffe1242 11 ай бұрын
Boqol kun oo dollar ah seen ku heli karaa ?????
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 10 ай бұрын
Cabdisalan iyo kii camera da eaa suuxeen qosol daqiiqada tobnaad iyo wixii ka danbeeya.kkkkkkkk😂😂😂😂
@asmacali111
@asmacali111 11 ай бұрын
Wariye sare
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 10 ай бұрын
Maanshaa Allah
@katraismail5893
@katraismail5893 10 ай бұрын
Wllhi ninkaa xaynoosh isku si baanu ufekernaa dumarkaa social media buux dhaafiyey ee qaaqaawan ee caytamaya waxaan marwalba isweydiiyaa meeye dadkii dhalay maanay waalid lahayn
@abshirali313
@abshirali313 11 ай бұрын
Waan idin salaamay
@madrassastudent5956
@madrassastudent5956 11 ай бұрын
Baabus-sabi noo waydii Sanqoole Sabta sideedaba Arbaca sabbaatin waa 4 asab
@asadxuzen2928
@asadxuzen2928 11 ай бұрын
Hay haye kkk
@Daacad-wayn
@Daacad-wayn 11 ай бұрын
Walaahi waaruntii waa dadhabaaran
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 11 ай бұрын
Sanqoole miyaanuu ku jirin jilaysashii ruwayadihii googooska ahaa ee laga sii dayn jirey TV Muqdisho 1986-88.....?
@faaisonur1130
@faaisonur1130 11 ай бұрын
Allah xagen ka hela number kisa xenosh
@libanyare4130
@libanyare4130 11 ай бұрын
Wll anigaa garanaya wanku raadin karaa
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
😂xaynoosh
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 11 ай бұрын
Xaynoosh iyo hareri labadiinuba waxaad tihiin hanti ummadda soomaaliyeed.
@awaaare718
@awaaare718 11 ай бұрын
Magaalo sanqoole la'yidhaa ayaaban arkay.
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 11 ай бұрын
XEYNOOSHA CABDI SALAANOOW WAXAAN KÀA CODSANAYAA MEEL AAN KALA XIRIIRO XEYNOOSH WAA WIILKEYGA WAAN KALA LUNEY
@abdikogar8057
@abdikogar8057 11 ай бұрын
Big Legend
@kingyussuf
@kingyussuf 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@ashanur7166
@ashanur7166 11 ай бұрын
Legen
@Nss-e7j
@Nss-e7j 11 ай бұрын
12:57
@nnpcat625
@nnpcat625 9 ай бұрын
line mareekanka oo raajicijiray 4 sano ka hor
@abobasement346
@abobasement346 10 ай бұрын
Xaynosh waa dadkih horeh OMG?
@baladomar7798
@baladomar7798 11 ай бұрын
Abdisalaanoow adigina maxaa hareri laguu bixi😂
@ilyaas2000
@ilyaas2000 11 ай бұрын
Sanqool waa majaajaliiste caan ah
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
WAA IINII. SALAAMEY. XAYNOOSHEE. IYO. ABDI SALAAM. HERRERI
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 10 ай бұрын
ruux kasta ogaden ah wa qaxooti 2 qarni
@zupermax3710
@zupermax3710 11 ай бұрын
Xaynoosh
@nasroali3279
@nasroali3279 11 ай бұрын
Waligaa ma arkin hereeri oo saas uqoslaya
@maxamedcismaan5209
@maxamedcismaan5209 11 ай бұрын
Nin habaaran ma harsado ✅
@baladomar7798
@baladomar7798 11 ай бұрын
Xaaynoosh 😂😂😂
@abdullahigaani3544
@abdullahigaani3544 11 ай бұрын
😅😅😂😂😂😂 quruxdaa kulaah
Sheekadi Ugu qosolka Badneed / xaynoosh Sanqoole
7:01
Jilaga Somaliyed
Рет қаралды 32 М.
This Game Is Wild...
00:19
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Ruwaayadii, Suuqa Waalida Iibsha!!
54:17
Qaraami Official
Рет қаралды 10 М.
Dood Faragelinta Soomaaliya 1998
45:35
BulhanGroup
Рет қаралды 4,2 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,1 МЛН
Cabdullaahi Yuusuf iyo Hareeri Wareysi Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:11:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 254 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
This Game Is Wild...
00:19
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН