Majaajilo | Magaaladda Dhinacaa Ka Soo Waal, Ana Dhinacan

  Рет қаралды 204,954

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Жыл бұрын

#caweyskadalmar #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Пікірлер: 27
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
masha allaah keepgoing noo sii wada💗💗
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 4 ай бұрын
Kkkk xaggan soo mar hhh halkani waa ninkaygii
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Run Run ihihihihihihihi makhatraaaay bay udhigantaaa ama cidiba haahaaateee tanaaa kahagaagsan.subxaanalah lagaa dheh waxay taqaano maan aqaaan fitnawada meeshay ka horimaato bataqbat waqtimaa maleh kaaga daran kalmad aan miisaanayn oohwax ku oil ahayn iyo dayro iyo dawaqiso lagama yaabo inay wax kuuquurto damsam aay kaadhigaaa.lakiin taan kadanbayso.extly.aaaabaaaayaabaaay gaanjibooyinki lasheegi jiray waaaye , yartaanmashaaaaaaaalah.iyaaaaaah yaryar wadayar wadajir wadadhagdhag. Islaaaam faaiidomaleh yaysan iisoo dhawaan intaan iskajirikaro aan kudadaalo. Bismilah.qajajac ttttttt
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 4 ай бұрын
Waa raali gelin hhh ma inan baa tahay haa walal
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Wayoo waayo
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 Жыл бұрын
Waa majaajilo aad u wanaagsan
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Жыл бұрын
Tiyaatarki hargaysa ayaan xasuustay.wayo wayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Meeshani ma ahaa tiyaatarka Waa meel kale oo ah cinema
@AhmedHassan-cv9pg
@AhmedHassan-cv9pg Жыл бұрын
@@caweyskadalmar ß
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 Жыл бұрын
Hadal dhamaaday
@OmarHassan-wg4um
@OmarHassan-wg4um 3 ай бұрын
Thank you
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 Жыл бұрын
Maansha alaah macnaheedu muxuu yahay la cajabye
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 4 ай бұрын
shaqadaadu maxay tahay waa shaah hhhh
@mohamedabdi-bw7wu
@mohamedabdi-bw7wu Жыл бұрын
Waaaa kaysku qabtay bahasha😃😃😆😆😀😁😁😃
@mataanyare611
@mataanyare611 Жыл бұрын
Waxaasaa kaa riwayda 🫡
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u Ай бұрын
Murtidii way dhamaatay idinkaa dhameeyay waxba kamaydaan tagin xataa hanbo yar kamaydaan tagin waxad katagteen oo kaliya hanbada badhkeed alaa maxaad wax ureebi waydee hanbadii badhkeed adka tageen ayaanu wad wadnaa oonu feen feenanaa 😂😂😂😂😂😂
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk walee waad qalan tahay
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk ma been baa been ka weyn
@MaxamadMaxamadhasan-un1zj
@MaxamadMaxamadhasan-un1zj 3 ай бұрын
Waayo waayo ladhakhlee naxuusuusiya amuurihiihore
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 4 ай бұрын
cabdi falash
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Fannaankaasi haddii yahay ALMIS Waa Aktarkii kooxdii Horseed Baydhabo ee ciidankii xoogga Dalka, waxaan ku xusuustaa Riwaayaddii (Gur dumey iyo jacayl Gaagaxay ) oo uu xiddig ka ahaa
@user-fx3mi6yc8x
@user-fx3mi6yc8x 6 ай бұрын
Comments😂🤣
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
Sinimoogii Daruuraha, ex Ina Mulac.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Qaafiyadu waa tii heeta Geela Tusale Seerma waydiyo, saqaalaha dirir, waanu kugu simi Hadaad seegtana, waanu Kaa socon
@laqanyoves7331
@laqanyoves7331 Жыл бұрын
Hassan ganey
@user-fy7th8hn6u
@user-fy7th8hn6u 4 ай бұрын
Riwayadaha midwalba taariiqdeda
Majaajilo | Jaamac Waxaa Loogu Yeedhay Gabadh Foolanaysa
9:25
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 57 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Majaajilo Daahir Caaje iyo Cabdulle Raage AUN-to
29:18
elmi guleed
Рет қаралды 120 М.
Boon Xirsi Iyo Majaajillo
6:48
Tixraac
Рет қаралды 320 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 829 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 332 М.
Deg Deg Daawo Riwaayadii Cidla ka qooq part 2
1:01:31
mahamed liibaan
Рет қаралды 76 М.
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 33 М.
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 10 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 9 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН