Make up yaroo fudud by Maryan ahmedey

  Рет қаралды 224,015

Maryan Ahmedey

Maryan Ahmedey

Күн бұрын

Пікірлер: 494
@shukrimohamed6178
@shukrimohamed6178 6 жыл бұрын
Wala yaa like igu cawiya wan idin jeclhaye 👌👌👌👌👌
@micraajmuxamed8712
@micraajmuxamed8712 6 жыл бұрын
Shukri Mohamed haye xabiibti
@bahjamohamed5943
@bahjamohamed5943 6 жыл бұрын
Shukri Mohamed inteh igu jeclatay🤔😁
@muxsin59
@muxsin59 5 жыл бұрын
Anigaa kucaawina walal
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 5 жыл бұрын
Wadiyarsnthy daadax
@monirayusuf30
@monirayusuf30 5 жыл бұрын
Like muxu kuu taraya?!
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 жыл бұрын
Majeceshahy inaad hormar ka gaarto youtube ka👨🏿‍🎤💸 fadlan nagu soo biir ✔
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 жыл бұрын
SetGroups aduu afsoomaali intaan maad ka taqaanaa #ogaansho #king ck #yislam #aj $ fadna #arimaHEENA #horufadhi media And more first coment intaan ayaad ku soo qortaa
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 6 жыл бұрын
SetGroups Kaliya Beenta Dadka ka joogi Hamigaada Waad gareysa👈
@somalimodelstyles2407
@somalimodelstyles2407 6 жыл бұрын
Mohamed Ismail 😂
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 жыл бұрын
don't faaq hno maxaad ku qososhay?
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 жыл бұрын
Mohamed Ismail 😂😂 haa intaas leen somali ka fiirsadaa
@raaniadaahir8004
@raaniadaahir8004 5 жыл бұрын
Walashee fadlan markii make up sameeneesid suniyaha ka bilaaw
@idilabdi6801
@idilabdi6801 6 жыл бұрын
Maryan Axmedey wllo darilaahy baan ku jeclelahay wll waxaan jeclaan lahaa inaad halmar ii mariso make-up markaan xamar imaado sharafay inta taagerta maryan like isaar hadaan walashiin ahay
@xidigtamaariya2464
@xidigtamaariya2464 6 жыл бұрын
sido kale
@quenayuush3569
@quenayuush3569 5 жыл бұрын
hormar wcn qali maryan
@ayuushadan8035
@ayuushadan8035 5 жыл бұрын
Xriiftan isku xaafadaa nahay 😂😂😂
@fatmamohamedchannel6659
@fatmamohamedchannel6659 4 жыл бұрын
Apayo lipstickyadada xagee ka heli karaa nairobi ayan jogaaye
@zusanqurux288
@zusanqurux288 5 жыл бұрын
Apyo maryan ahmedey makeupka dhamyska Tiran imisa waaye lacagtiisa inan soo gato rawaa apyo hore igu jawaab wllsha somliyed ahayee runta isheeg
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 5 жыл бұрын
Sidaan hduu kan ku fududyhy kan adeega nh waa sidee
@khadiijomustaf1984
@khadiijomustaf1984 2 жыл бұрын
abayo markasto noo soo geli mekup dabiiciah
@umuhadaadiselon4045
@umuhadaadiselon4045 4 жыл бұрын
Maryanee aaniga waan kuu jecllahyi waxana rawaa inaan waxkaabartoo
@shacbanibrahim6733
@shacbanibrahim6733 5 жыл бұрын
wcz wll magac yadisa makupka an dontee
@bosskacade9654
@bosskacade9654 3 жыл бұрын
Meekaba kaak saa ufiisanaye waan dale ade camal inaa nogodo baa rawaa abaayo lovu
@SalmaSahardiid
@SalmaSahardiid 7 ай бұрын
Masha alah sis🎉
@hanaaden4428
@hanaaden4428 5 жыл бұрын
Maasha allaah aad ayuu uqurux badan yahay abaayo buraashka iyo pro concealer xagee kasoo iibisay
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 6 жыл бұрын
Wadankii ha jogto lkn way idin dhaantaa hadal lama rawo wax qabsi ayaa la rawaa m.a
@sihaamabdirahmaan845
@sihaamabdirahmaan845 5 жыл бұрын
abayo sii soco guul ayaan kurajeenaa
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 5 жыл бұрын
Horta maxay gabdhahenu cadanta ku jecelyihin? Foundation ka iyo concealer kuba wu ka cad yahay maxa kalarkaga ku diiday
@umusamircookingandbeautych4708
@umusamircookingandbeautych4708 5 жыл бұрын
Asc ad ayad umad santahay Marka hore Marka xigta na Wan kucusbahay barmamijkada Marka Adigo raali ah Markad rabto in ad barato mekup Maxan ubahanahay Abayo
@maysuunmakeupartsmaysuunma1486
@maysuunmakeupartsmaysuunma1486 5 жыл бұрын
Maryan abyo waxan rabaa inaan kula xiriiro intee kala soo xiriraa waxyaabo badan ayan karaba inaan igu caawiso
@SalmaSahardiid
@SalmaSahardiid 7 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha alah petfool mekap❤
@evaadem9137
@evaadem9137 6 жыл бұрын
wallo maryan waxad samysa make upka suniyaha aya igu adag plz kuwas badan so dhig tnkx😍
@mushtaaq707
@mushtaaq707 4 жыл бұрын
Abyo burshyada meykabka sida lugu kala maryo noso gali ples🥰
@intawnksnwalashod3964
@intawnksnwalashod3964 6 жыл бұрын
Maryan abayo fundeshonka ka hur mx waye gedka marsaneysay
@iinocadeey963
@iinocadeey963 5 жыл бұрын
Abaayo maryan m.a guusha aagaartay waa ku farax sanahay lkn hal codsi aawataa mek up aad isticmaashid halka aad kasoogaday noo sheek sida ay sameeyan kuwakale oo cunokarinta soogaliya
@aaclaaaaclaa7157
@aaclaaaaclaa7157 4 жыл бұрын
Maryan yaray waan kaa helaa baayo
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
Shaqo marka aadayo ma marsado bishi halmar aroos usocdaa marsada Mahadsanid Maryan
@umaabintuumaya4526
@umaabintuumaya4526 6 жыл бұрын
Princess Amina same
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 5 жыл бұрын
si kasto qurux gacanta ugu sameysato miyay noqoneysaa jileec waa maya maryan waa jareer qurux sameysatey soomaha
@nimodahaboswalaalaha9227
@nimodahaboswalaalaha9227 5 жыл бұрын
Aamin Bidixo hhahah wa runtadaa
@naadiyamaxamed7794
@naadiyamaxamed7794 2 жыл бұрын
Masha allh abayo mcn noso badi pls
@haniahmet1437
@haniahmet1437 4 жыл бұрын
Acs wllo qali xan raba inad ika fadeso makabka ood ibarto
@quruxdumar7659
@quruxdumar7659 6 жыл бұрын
afkaag gadood maxaa ogo dhigtay abaayo
@lakiifrah9352
@lakiifrah9352 6 жыл бұрын
Mansha allh maryan hore usoco huuno balse waxaan kugu daryaa markaad sharxayao magcyada maykabka sifiican kamirad ugu hagji dad baa kaa fa idaysanayee
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Mryan axmadey intee ka baxday waa lagu waayee mis yuutopka waa iska dhaaftay mudo laguma argin waxaa kuu rajeynaa in aad cafimaad qabto plc waan kuu xiisnay so noqo adoo nawad
@saynabmaxamuud8734
@saynabmaxamuud8734 4 жыл бұрын
Haduuba saan ku fudud yhy meeshiisa ha iga joogo wlhi
@jamaalbadanchannel5321
@jamaalbadanchannel5321 4 жыл бұрын
Wallaal telkaaga saan kuhelikara gabar aanaloo aroosooyaaye
@qamarabdullahi9088
@qamarabdullahi9088 6 жыл бұрын
Masha Allah Abaaayo qurux Allah Ku xafido waaaan Ku cusub haye Maryama cadey insha Allah waxaaa rajeeeenaaa in aaaaan bar to
@carabart3637
@carabart3637 6 жыл бұрын
M.a wallhey aniga waxaqn ku dhihi lahaa mekupk madn maku qurxooni mar kaad video yad soo sameneysid ee iska soyrey Tnx
@سميرة-ط6ذ
@سميرة-ط6ذ 5 жыл бұрын
Magaca geedka foundation ka ka horeeya
@ivegitoi5819
@ivegitoi5819 6 жыл бұрын
Omg abyo adoo raali ah masemeeyni kartaa makeup maalint ciid insh Allah oo bari ah😍⚘💖 thanks xabibtii
@farhiyasalaal2688
@farhiyasalaal2688 6 жыл бұрын
asc abaayo waxan ubahanhy mek up ka alabtisaa iyo magacyadoda adigo mahadsn
@aashainacabdirizaak6575
@aashainacabdirizaak6575 6 жыл бұрын
fartuun daahir adi mataqaanaa maxaa ucaanee gabadha bilaa dhaqan baatahay anshax malihid kalabad yahay
@ajwaupdy2975
@ajwaupdy2975 5 жыл бұрын
Mnzh allh wllshy maryan ahmedey waxaan rabaa in aad ibartad dhisid face
@ayaancali1329
@ayaancali1329 6 жыл бұрын
Wllo make up ka ee muhiimka ah ina so gato San raba ISO sheg iyo magacyadooda marnoso duub. Shukran
@Nasra.abdi-2022
@Nasra.abdi-2022 6 жыл бұрын
Maasha allah waan ka helay Abaayo sida aad umarisay sidaada uga sii wado makeup marinta hana ka niyad jabin 😍😍😍
@nololiyojaceylchannel4799
@nololiyojaceylchannel4799 5 жыл бұрын
Tolow makeup ka nuucaan ah yaa usameyo Somalia hal maarko oo caalami ah lagama helo miyaa makeup kooda woo qurux bdna lahaa maarka fcn hade heli lahaayeen
@rosegirl9867
@rosegirl9867 6 жыл бұрын
I wish ina arooskyga insha alh ad noqoto qofki make-up ka imarin lahaa wlhi ad ayaan ku tageraa abayo insha alh wan rjyn.
@ugbadgeedi8585
@ugbadgeedi8585 6 жыл бұрын
Make up ayn ubnhy wllo isago full ah ma iso diri karta hdna lacgta kuso diro
@ayanomoha
@ayanomoha 6 жыл бұрын
Saanba hadduu qafiif ku yahay aduun ayaa joogis naga sugaayo talloow midka fullka ahna sow noqon doonnaa🤔🤔
@raalinaraalinaabdi8389
@raalinaraalinaabdi8389 6 жыл бұрын
Abaayo maryan maxaa rabaa inaa ku weey diiyo marka aan rabo mekup inaa barto maxaa u baa hanahay
@aminonuur3576
@aminonuur3576 5 жыл бұрын
Masha Allllh Marysn Ahmed Rabbbi haku karsmryoh byobqliyry Lkn Lnberkaga iso rrb Maryny
@suadali7943
@suadali7943 6 жыл бұрын
Wlll raali iga ahow waxan raba hadaad qoralkayga aragto inad iiso jawaabto encha allah Waxa fundhayshanka ka horeeya waa maxay
@kafiyosomali9384
@kafiyosomali9384 6 жыл бұрын
Maryan waxaan rabaa inaa sida loomariyo qurxinta dumarka ma iga cawin kartaa
@wahyrais183
@wahyrais183 6 жыл бұрын
What mascara Is that
@mohed7950
@mohed7950 6 жыл бұрын
Habluhu isku roonaa. Wax badan naga horeysin
@dhoolali7869
@dhoolali7869 6 жыл бұрын
Ani makeup waqti uma haayo intaa makeup marsan lahaa aniga o iska niikiyo la i qaatey
@sumayoibraahimsheikh9760
@sumayoibraahimsheikh9760 6 жыл бұрын
waaw maryan waxaan rabaa inaan barto make upka si facan walibo sunaha
@umumaxamedbaari4614
@umumaxamedbaari4614 6 жыл бұрын
asc abaayo ado rali ah cudsi mekabkaa oodhan manoo so dobi kartaa iyo sida lokala horeysiyo plz ado rali ah
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 5 жыл бұрын
maryaneey bilaa makeup 💄 Wlhi cidna kuma fiirinkarto abyo kuseexo makeupka wa iga waano makeupka magcyadooda ma tqanid miyaaa
@bisharohodanhodan2887
@bisharohodanhodan2887 6 жыл бұрын
Maryan taageero kuu hayaa musiga classic ka dhig ama iska daa qaylo waaye
@hanaanabdirisaaq2900
@hanaanabdirisaaq2900 6 жыл бұрын
Can u please make a video of don’t judge me challenge
@caishamahamuud7249
@caishamahamuud7249 Жыл бұрын
❤❤❤
@jiijamohamed7488
@jiijamohamed7488 5 жыл бұрын
Abayo Wad mahadsantahay noso gili make up full ah sida lagu barto
@allahisone4449
@allahisone4449 6 жыл бұрын
Plz maryan nagah dhaaf music Adah way na dhipaysaye codsih
@mumtazabdirashid2899
@mumtazabdirashid2899 5 жыл бұрын
Thanks manta ba marsaday kan❣️❣️❣️❣️❣️shukran
@omarbariyow9537
@omarbariyow9537 6 жыл бұрын
Saanba hadi lagu fadudyahay midkaan fududeyn neh side waaye
@cafiyocayuuni1321
@cafiyocayuuni1321 4 жыл бұрын
Abyo albaha ad isticmaleyso hoos nogu so qor plz sis❤
@hannahappy539
@hannahappy539 5 жыл бұрын
Adigo make up ku marsan yahay ayab laga baqaya folxumadad hadi aad iska dayso side u ekanesa
@shukriismael4140
@shukriismael4140 5 жыл бұрын
Maryan wxn rabi lahaa inaad arooskyga makeup ii mariso
@zalmamohamed1436
@zalmamohamed1436 5 жыл бұрын
Maryan khaas ayn kurbaa apyoh
@rahmocariif4328
@rahmocariif4328 6 жыл бұрын
sxby sidas miyuuba qafiif ku tahay wadba ka buuxisyee
@sacdiyoabdi7504
@sacdiyoabdi7504 6 жыл бұрын
See wax u wadaa kun xabaa marsate
@ruulacabdulaahi8521
@ruulacabdulaahi8521 5 жыл бұрын
Dhoociladaan miiga kayimid yaa naga qabsada oo anan aqoon sida laysku qurxiyo ileen ari iyo geela saa uraacijirteen aa wajiga idinka qarfooway hadii niila faa ideenlahan waa caytameysaan uf maryan waagabar wadankeeda hooyo joogto hormarna sameysay english and us idinkoo qiima idinaleeyahay yaa asxaabul jaahiliin maryan keep going qaali waxbdn ka faiday runtii ha ubixin wasaqiintaan qalbiga kadhintay
@khadijaosmaan1824
@khadijaosmaan1824 6 жыл бұрын
Sida suniyaha loo sameyo no so gali plz abayo
@yaaraabdullah2527
@yaaraabdullah2527 6 жыл бұрын
abayo maryan ahmadey ino soo gili suniyaha sida loo sameeyo si daganaan ah waan ku taagersanhy caddy mhdsnid
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 6 жыл бұрын
Masha allah maryan hool wacan teeda kale walashaa farxiyo wee dhashay oo wiil dhashay masha allah hambalyo hambalyo wll macaan
@sureyaabdalla4394
@sureyaabdalla4394 5 жыл бұрын
page kaaga waanku cusubahay lkn maqalkaaga iguma cusba walaasheey maryan thanks
@munasagal9413
@munasagal9413 6 жыл бұрын
Kan wall maahan make up khafiifee kii wax barashada ii sheeg sida anigoo kale ardayad jaamacada ayaan ahy kaan u marsan laha
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 жыл бұрын
muna Sagal waad laysku yareya foundation ama mid buni ubadan aya oa isticmala
@naimaboss26
@naimaboss26 6 жыл бұрын
Abaayo anigu kan jaamacada waxaan kula talin lahaa inaad marsato foundation yar iyo powder yar afkana dhalaaliso marso indhakuushada isku taag suniyahana qalinka madowga ka ilaali mid kafey ah marso indhaha baalashoodana waxyaroo beeena shaley aadbad ugu soo baxeysaa waana simple makeup ❤❤
@abdihamiidkaasim9917
@abdihamiidkaasim9917 6 жыл бұрын
bisinka tira badan qafifba mahan nabee
@munasagal9413
@munasagal9413 6 жыл бұрын
Si fiiican wlaalahy waad ku mahadsantihiin taladiina
@hanaaden4428
@hanaaden4428 5 жыл бұрын
Walaal mighty xagee kasoo iibisay
@xafsoxafsaqurux4097
@xafsoxafsaqurux4097 4 жыл бұрын
Afka gaduud aakaa saaran
@abdilazizmohamedgeedi8315
@abdilazizmohamedgeedi8315 6 жыл бұрын
Aniga maryan ahmadeey aan taagyeero u ahay sababta aan u daawanaaayo waa in fiyuus badan ay hesho
@halwohenna
@halwohenna 4 жыл бұрын
maryan ahmedy wllzhy qli ah
@asmaquenshiqban3287
@asmaquenshiqban3287 5 жыл бұрын
wlshey maryan ahmey ad iyo ad aya kujeclhy masha allah waa qurux bdn thy
@naimaadam3735
@naimaadam3735 6 жыл бұрын
Wllhi saad u hadashan nacay hadaba sida kale lagu qaate
@rurumohamed2953
@rurumohamed2953 5 жыл бұрын
Abyo macan mahadsanid make upka quruxda badan eed sood gud bisay lkn gabdhaha soo maaliyeed sidaada uma wadacada pruductiyada aad isticmaalayso dhana waa basharadaada aba midabkaaga so soo gali janaalkaaga gabadh midabka maariinka ah leh iyo productiyada loo baahan yahy midabka maarinka ah ama chokoletka mahad sanid sister
@ruuna4116
@ruuna4116 6 жыл бұрын
ar amar badanaa saan maba lagu fududyahay waji aaba ay meshaan walaahi inta LA mariye maba tirinkari maxaa dhibkaa anigoo marsaneen aanba isha kadaalee naga kaladaaya yaqey
@ihsaanshiine8410
@ihsaanshiine8410 5 жыл бұрын
Blz seen ku heli garnaa abayo hdaa ubahanahy fountionkan io consularka
@xaawofaarax5474
@xaawofaarax5474 4 жыл бұрын
Oo goormaa sheegasay in aad you tub samasatay
@ayaancadey224
@ayaancadey224 6 жыл бұрын
apyo maryan wxn joga muqdisho wxn rp ina kula xirir xge ka hela dad wlpo melo i talmayay apyo mela kle so xariro isheg muhim ku ahY makeup u bhny
@Littlepretty143
@Littlepretty143 5 жыл бұрын
😳😳😳 اظا هدا مكياج بسيط وخفيف كيف يكون حق الأعراس والمناسبات 🙄🙄 شكلي باخد ٥سنين لقدام عشان افهم المكياج🙄🙄
@bellaugaas300
@bellaugaas300 5 жыл бұрын
queen lovley hahahaha it will also took me like 7 yrs 😅
@bellaugaas300
@bellaugaas300 5 жыл бұрын
queen lovley but I can recommend you a KZbin channel that you can learn from it easily (miss fowsiyo )
@bellaugaas300
@bellaugaas300 5 жыл бұрын
Oops miss fosiyo
@xiddigta5959
@xiddigta5959 6 жыл бұрын
Creamada magacooda kici sifiiican uma aragneeee
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
abaayo maryan waxaa noso galisaa night mekaup sida Marka hbnki meel adesid 🔥 hot mekaup abaayo wakaa sugaya aniga ahaantyda horay usoco🙏😍😍😍
@waayahaaduunkachannelwaaya8099
@waayahaaduunkachannelwaaya8099 6 жыл бұрын
Gbdhehena somalidu makeup sida loo marsado ma yaqanan wllhi barnaamij fcn ayad usoo ban dhigtaa
@YaasmiinCadey-js3re
@YaasmiinCadey-js3re 6 жыл бұрын
waaYaha aduunka channel waaYaha aduunka channel ma'adaa noomarisid yarka
@innocientprincess6821
@innocientprincess6821 6 жыл бұрын
waaYaha aduunka channel waaYaha aduunka channel yaa Ku yidhi gabdhaha soomaliyeed ma yaqaan sida makeupka loo mariyo
@alinoor9185
@alinoor9185 5 жыл бұрын
Kama Hawajui kupaka makeup lakini ni warembo
@cabdicasiisxasan4572
@cabdicasiisxasan4572 5 жыл бұрын
wx matre waaxid ZhpoH somalidaH ayaaba makeup socdaH ycni kalsooni ayan ku qabnaH nfahygaH ma aha in makeup wax ku sirno
@qumanqaali7931
@qumanqaali7931 6 жыл бұрын
Abyo waxaa noo soosaartaa sida cijiyaha loo habeeyo yacni qurux looga dhigo plz🙏
@zamzamosman7765
@zamzamosman7765 6 жыл бұрын
Wllo adoo mhdsan qalabka inaad nakala barto iyo sida loo isticmaalayo thank you qaali
@updymk1971
@updymk1971 5 жыл бұрын
Nambarkaka
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 жыл бұрын
Hore usoco
@cheimafaycal2972
@cheimafaycal2972 4 жыл бұрын
Everything is easy with you Maryannnn
@mrsmohan8498
@mrsmohan8498 6 жыл бұрын
Music daaaa sharaxaada sifican u bixi Hadii Kle waa laguu caajisaaa
@idilaeey7456
@idilaeey7456 6 жыл бұрын
Gabartaan xabash carbeedki shangaani deganan jirey miyaa
@SumayoSumayo-jv5ej
@SumayoSumayo-jv5ej 6 жыл бұрын
Masha allah beautiful maryan. Xabibti
@fartuunabdi9425
@fartuunabdi9425 6 жыл бұрын
sis de iga dhis suniyaha de
@saafimohamed8971
@saafimohamed8971 6 жыл бұрын
Abayo dadhka wijiga silida badhan qabo foundation tee ufican
@qalbiluula7492
@qalbiluula7492 4 жыл бұрын
Maryam axmadey waxnkuleyahy 1an love mcnto😍😍😍
@maarishbintahmed9704
@maarishbintahmed9704 5 жыл бұрын
Abayo maryan ahmadey real name ka miya
NO ONE can recreate Monica Bellucci’s iconic makeup
29:21
Alexandra Anele
Рет қаралды 307 М.
Ciida makeup tutorial by maryan ahmedey
27:38
Maryan Ahmedey
Рет қаралды 295 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 38 МЛН
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,9 МЛН
‘clean girl’ makeup & hair tutorial
10:59
Leah Halton
Рет қаралды 7 МЛН
⭐ Cut Crease Glam for HOLIDAY Makeup Tutorial | Melissa Samways ⭐
10:27
Melissa Samways
Рет қаралды 11 МЛН
team maryan ahmedey oo heesaha ku ciyaaren
11:05
Maryan Ahmedey
Рет қаралды 17 М.
Qaladaadka Foundation ka sida loo saxo baro || somali makeup
12:40
ASMR Makeup on Watermelon🍉 (No talking)
15:42
Makeup of things
Рет қаралды 9 МЛН
Full makeup oo adh uqurux badan dawasho wacaan😍❤️
12:46
how to look like a 2000's VS angel ♡ hair and makeup tutorial!!
24:55
Samantha Harvey
Рет қаралды 331 М.