MALAYSIA DAD XASIDIIN AH MIYA JOGA MISE DAD WANAGSAN?😳by adnanmodel

  Рет қаралды 80,684

Adnan Model Official

Adnan Model Official

Күн бұрын

#adnanmodel#asadhagio

Пікірлер: 159
@adnanmodelofficial8242
@adnanmodelofficial8242 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/h2a8o3qIgJugpbc yaab
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa." Ku salli nabiga Scw🙏🕋🥺☝
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@caskaoficiall9116
@caskaoficiall9116 Жыл бұрын
KusaLiYa nabigeena scw scw 😍
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤
@alishabintuosman8971
@alishabintuosman8971 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@faadumoclaahi4477
@faadumoclaahi4477 Жыл бұрын
Scw
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@hafsa9205
@hafsa9205 Жыл бұрын
Team 27 never give up ma team . without Asad hagio social media is boring wlx.quick recovery asadow.
@mushtaqqween8561
@mushtaqqween8561 Жыл бұрын
Haa wlhi without him social media Nur maleh Illahi cafimad taam ah hasiyo maskinka 🤲
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings cadnan model and asad faqadiid another's levels point 💯💪💖🌹
@xamdabintuayaxofficial5919
@xamdabintuayaxofficial5919 Жыл бұрын
Runta hdii laga hdlo khald wxaa leh dadka macriifada dhow la ahaa gbdhaas waana khldn caawintana waa wngsnthy in hooyo dhibin laga aamuso hde waa hooyo 😢😢 agtaadana ku silicdo waa xnuun teamkaasna waa la brtey lkn anaga waa argney wxbna nagama glin subscribeskna awalba Waan usaarey hdna Waan tgeersnhy mrka allhy iygna qalbiyadooda naxriiis hku beero 🎉❤
@maxameddeeq1875
@maxameddeeq1875 Жыл бұрын
M.a haa waaba sidaa abaayo
@mohamednur2163
@mohamednur2163 Жыл бұрын
Caawin sidé camal
@calicabdi930
@calicabdi930 Жыл бұрын
MA SHA ALLAH keep going adnan model
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Жыл бұрын
Asad iyo teamkisà oo Arimaheenna ugu horeyo iny yihin dad Wnagsan oo dantooda garad ah talent gooda kujoga social media ha Qalbiyadenan wuu Kasbady Horu usocoda wlal asadna ale ha caafiyo wllkey cfimd dagdgaa kuguso wydiiyy ebeb wyne🥺
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
Nin hadlay nin aamusayba ka badiyay✊silance is tha best✌️
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Жыл бұрын
M.sha allah asad hagio allaha caafiyo
@realqueen3933
@realqueen3933 Жыл бұрын
Always asad is king of KZbinrs Cidbaan gaadheyn 😏
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep Жыл бұрын
Shaqada safaaradaha ayaa kaa khaldan wax ay dadka uqabtaan Iyo dowr kooda. Mida kale amaan Iyo boogaadin ookaliya ayey kaa mudan yihiin team27. You need to be appreciative. Gabadha walaasheen samir Iyo iimaan Allaha kudeeqo.
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
Team washamsi let's go in king ck 😤 🙌 💪
@aragsanmohamedaragsan1106
@aragsanmohamedaragsan1106 Жыл бұрын
Nayaa yaa amar siihee wiilkaan intaa bil joogo mabooqan ck laba wiig joogo aa kuwaalanaysiin ck iidinma dhutinaayo ck maskiinka waa madhibaab dartiis loofaquuqaa ileen kan iyo mid lamida lama arko
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
@@aragsanmohamedaragsan1106 naya bila damirledy willka asad suu ugaly wad arkysay isago wanajiyay team washamsi let's go no buuq
@nasraa.mohamed8689
@nasraa.mohamed8689 Жыл бұрын
Iskuxishoo xasid yahow Ck cuwdadiisa udhimo
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
@@nasraa.mohamed8689 anuu kama xumi ck lkn isaga qof xuna hadu ficyy 10m uqudhila wllshy
@malyunmuhumed4775
@malyunmuhumed4775 Жыл бұрын
Amin
@feefka
@feefka Жыл бұрын
asad ilaahey hacaafiyo asad hagio waan kaxumahay wllhi inuu kamaqnaado bag hasoodhoho
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Never give up team 27 🐎 💪 🙌
@foziaali7610
@foziaali7610 Жыл бұрын
Asad hajio waa maskiin illaahey ha caafiyo kii kudiganaye hortiisa ayaa ka helaayaa like big bro
@yashkeyow
@yashkeyow Жыл бұрын
Adnan is legend wlhi full respect 🫡 Wllkey mcn ❤
@maryansumayo9414
@maryansumayo9414 Жыл бұрын
Never give up team 27
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
waxaaa laga yaabaa inuu Allah uqorin in ay aadaan wax walbo waa qoraaal ma ahan qofka bini aaddamka inaa ku dhag naayaa
@amalseraj4253
@amalseraj4253 Жыл бұрын
So sad I thought cadnan will tell the truth and talk about how asad and Malaysia KZbinrs are good ppl.
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥲🥲
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Ale Asad ha cafiyo 🥺🥺😥😢😭😥🥺🥺🥺
@abdisalamahmed9501
@abdisalamahmed9501 Жыл бұрын
TEAM 27 MARNABA NOHOSS 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯
@shukrimohamed5783
@shukrimohamed5783 Жыл бұрын
💪💪💪💪💪💪💎💎💎💎👬👬👬💕💕💕💕💓💓💓😘😘😘😘🤴🤴🤴🤴💎💎💎💎👬👬👬👬
@sacdajaamac2034
@sacdajaamac2034 Жыл бұрын
Waa dad wanaagsan runtii
@saciidabashir6150
@saciidabashir6150 Жыл бұрын
Asad faqdiid waa Ku heestaa iigu shega🥺😃🤸
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 Жыл бұрын
batuulo k wàa nin Aad Umzkx Yar faaidana aduu & mid Aakhirana Aan Lhyn wuxuu ku jiraa Zuu Umada zomLiyed ukala fridhin Lahaa Allah ku cadaap team washamsi Aan ku qaadno weclka
@ShortQuraan-karim
@ShortQuraan-karim Жыл бұрын
War dadka yan laga dhigin dad xun rer Malaysia 🇲🇾 waa dad qalpi wngsn wllhi eee kadaya shekada qabilka Somalia 🇸🇴
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Qabiil.maha ee waa somalida Malaysia
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Жыл бұрын
Maxay ku qalbi wanaag san yihiin inan yar oo dhalin yara oo ilma yar dhakhtar kula jirtey oon week ee bilo kula jirtey oon guri ugu tegin dhakhtar ugu tegin masaasad ku leedahay waa dad qalbi wcn waa qalbul xadiid dadkaasi wax raali garaynina ma jiraan 😡😡😡
@ShortQuraan-karim
@ShortQuraan-karim Жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 my Apyo qof aan waxba heysan isbital ma galo
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Жыл бұрын
@@ShortQuraan-karim hayn miya aduunku bisinke maxaad joogta jiidhkey qaboojisa miyaad maqlin haday baahnaan lahaydna saasuun bay ahaan lahayeen qiil waxaan noqonayn lagama dhigo
@najmamohamed2329
@najmamohamed2329 Жыл бұрын
@@ShortQuraan-karim wall adunka wax siin kaliya mahn qofka markad xanunsantahay ku dhoho setahay wa wax dhan
@farxiyahasan846
@farxiyahasan846 Жыл бұрын
Adig & big pro kN la dhaho wxa la shegay ina sixir ebar uga dhigteen dhalinta kenya jogta subxanalah
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
Wlhi waa Good point oo loo bahnaa wana meesha ay umadeena ka baabeen in mid Kii xil loo dhiba ba oo umada ayaan wax u qabanayaa ku qaato uu hadana dhag u dhigin dhibkooda allahu akbar……..waa runtaa adiga Waa lagu cudur darayaaa waayo waxay aheyd markii kugu horeysay dadkii Aad ku dagtayna wax ba kamadan maqlin Marka hada un gabdhas sidii meshas loga soo sarii lahaa ama loga anbabixin lahaa illahayow met Nairobi u soo wareegto ama Turky ama wadankeedii un ka shaqeeyaa waayo meshas Hadey soo jogto wey ku dhawacmeysaa Wlhi 🙏👍
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Жыл бұрын
Wlh sax waye qarabada xitaa waxaa laga yabaa in la adin oo laso boqan kawrn qofaa waxbo isku eheen qof wlbo Tiisa iska heesato
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Allaha 🤲 🤲 🤲
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 Жыл бұрын
Never give up team 27❤🥰
@ridhwanmoha1010
@ridhwanmoha1010 Жыл бұрын
M.a wllal wadkusaxantahay arintaan waxan waa biniada View kuradinaan waa qalad arintaan
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Жыл бұрын
Mansha alah
@Me-yh3bk
@Me-yh3bk Жыл бұрын
Wa wiil maskiin ah❤❤❤❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Team 27 gar iyo gar darraba waan idin wataa caafimaad ayaa leeyahay Asad hagio
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 Жыл бұрын
Waa runtaa aawey safaarada soomaalieed
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi Жыл бұрын
Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah
@abduqaadiraxmed5932
@abduqaadiraxmed5932 Жыл бұрын
first comment😅😅
@amiirocusman7286
@amiirocusman7286 Жыл бұрын
keep going bro 🙏🙏🙏🙏
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Жыл бұрын
Ani waxa la yabay maxaa loo boqon wayay ?ok adi family Gaga maka wada war qabta oo qofkasto xanusada ma booqata ?qarkin haa lkn badana hadan nahay soomali xidhiidhinta aadban ugu liidana xata famliyada dhexdoda sidee marka qof aydan waxba isku ahayn u haleelaysa atirisho badiyo way xanusty ilmo aya ka qubanayya muddo waxay ku jirtay hospital ka wlhi inanu jirn hal qof oo cano boqday khaldba uma arrko oo dunidan aan joogno aya ah aakhiru saman sidad isku ledahay hebel utag ayuu wakhtigu ku dhafaya ama danahaga kale ku culeysinayan aniga gabadhas wax khalad ah oo laga galay ma arrko oo qof loo caayo qadar alle iyo qalad dhacay uunbay ahayen ee dadka yan la dulmin qofkasta qurbo ayu jooga ilahayba xaladoda og
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Wll khalad waa laga galay atarisho la mid maha atarisho ninkeeda oo cafimad qaba agtagna oo marna gabadhan la mid May ahayn mida kale oo ay sii dheerayd ayaa ahaa inay so hadashay oo Mar walba so bandhigi jirtay cawin la anteeda iyo sidan logu iman saw xasuusin ah ii imada ah maha
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Жыл бұрын
Walhi aniga xitaa waa yaabanahay iyadoo qalad la ii fahmin wax yar ma leys weeydiiye mise soomaali baa nahoo indha ku garaadlaa nahay war wadar iyo waaxid yaa waalan ameey beri wax kale soo baxaan nolosheeyda ma arag dad dhan oo magaalo wada joogo oo hal qof maxaa u caawi weeydeen lagu wada heesto laakin timirba lafaa ku jirta waana ka war sugeeynaa aniga waxba ii muuqdo balsa Insha Allah qeer
@saapir_pizoz9663
@saapir_pizoz9663 Жыл бұрын
Big legend Wllky adnaan model
@lulmaxamad6738
@lulmaxamad6738 Жыл бұрын
❤️❤️❤️🥰
@caaishacuud9153
@caaishacuud9153 Жыл бұрын
Asad hagio shalay somaali fadhiisiyay mantana iyagaa kala laabatay barina iyaga umbaa siin lkn wllala yaalow sikhaladan wax ufahama
@afnaanwacys3003
@afnaanwacys3003 Жыл бұрын
Mash allh wll hore uzoco
@calicabdi1633
@calicabdi1633 Жыл бұрын
Gobtu isma Qariso Kepe Going 🌏🤌
@kingcadaanipoi8348
@kingcadaanipoi8348 Жыл бұрын
A legend never brings a shame
@maaidamoalim7559
@maaidamoalim7559 Жыл бұрын
Mashallah 🥰
@nasronasro4793
@nasronasro4793 Жыл бұрын
Hhh
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Horta dadkan asad hagio kaliya maxey umagcaaban asad waxa kadaran hooyoyinka garan wayay mida kale marki adiga iyo jamal xaflada leydiin sameynaye iska bashaleyseen farxada kujirten ayadane isbitalka kujirtay wey ogaayeen intey tagan qarashkas iyo farxadas iida mey kulaqaatan wlhi waa wax lagaxumaado aad iyo aadna ufoolxun subaxan alllllh
@ahlamhalma1410
@ahlamhalma1410 Жыл бұрын
Rer KZbinley beenta joojiya gabdha ma aqoon bey u bahantahy anago shacab ayaa yurubka ka dawanay bilooyin ka hor adinko isku shaqo ah side u arki weysen yab qalbiga Allah u qabojiyo🥲🥲🥲😢😢😥
@anabquruxmedia7300
@anabquruxmedia7300 Жыл бұрын
Adnan xita comment aya loqorii jiray oo boqo gabadas ladahaaayoo
@Nazlen-Moha
@Nazlen-Moha Жыл бұрын
Hoy keen lawa wajile waye jamal jecelow kaficn midkle asad sawirkisa daaf
@kamaalinhokimmo1924
@kamaalinhokimmo1924 Жыл бұрын
Niinka kaliya si cadi u hadalay o qof naa atagi wawa
@sAyAr_SHrWa
@sAyAr_SHrWa Жыл бұрын
Safarad somaliya aa war safarad leyne iska aamusa
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Legend ❤ Asad faqdiid
@kaefissajama1517
@kaefissajama1517 Жыл бұрын
Xaqq ina ader ❤
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
👍 👌
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
👍 👌 m.g
@hananbintubishar3265
@hananbintubishar3265 Жыл бұрын
War ma ogeen hadhin intaas comments kaaga laguugu soo qorayeyee anigaaba markate xitaa kuu sooqorayey Deeda kale tiktok baan xitaa kugu soo metion kareen jiray mar kaste qofkana qasab Wuu arkayaa comment loosoo qoray iyo wax lagu soo metion kareeyey marka ma ogeen hadhihin dad badanbaa kuusoo qori jiray ani kow ka ahay inta jeer ee comment kusaabsan laguu sooqorayna tiro maleh 🤔🤨😏
@asmanor9016
@asmanor9016 Жыл бұрын
Asad. Hagıo ❤ rol modelkena🫶❣️
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Asad faqdiid dardiis udaawaday vediogan love you 😍❤♥😘💖faqdiid
@habonmawlith9826
@habonmawlith9826 Жыл бұрын
🙌❤❤❤❤❤🙏
@Nazlen-Moha
@Nazlen-Moha Жыл бұрын
wuxu kuhdly majiro asad inu garabkisa tagno ficdhe iyo reer maleysia odon waxn ilen wa lax uff
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
و عليكم سلام
@umumohammed9961
@umumohammed9961 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@baashiboy1
@baashiboy1 Жыл бұрын
War cidna subscaribe kama ceshanaayi EE Teamka dadka subscribe ka ceshanaayo waxaas wax wanagsan ma'aha aan dhihi lahaa EE Hore u socda hadaa soomaali nahana aan isku naxariisano midba midka kale guuleesta soomaali maxamed meelkastoo joogtaan.
@abdinasirshallow246
@abdinasirshallow246 Жыл бұрын
President Hassan sheikh hata haluqadho waa shamsi, ed bu kuleyahay
@raxmoyuusuf4383
@raxmoyuusuf4383 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Gabadhu may soo bandhigiin in wiilkeeda xanuunka halista ah uu qabo Iyadaa qaladka leh
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Жыл бұрын
Waa sax waa laga damqa lahaa laakin aniga waa daawaday ayadoo leh ma sheegayo wuxuu qabo qasabne ma jiro
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
@@cousinbro1580 Sax lama ogeen
@sabiriinahmed2990
@sabiriinahmed2990 Жыл бұрын
M.a❤❤
@Sucdijamachashi............
@Sucdijamachashi............ Жыл бұрын
Waraa asad qalad malahan adi hitaa nijaas ayaa tahy hoy gaberta yaa qasab uga dhigey inuu caawiyo
@mahadabdinasir812
@mahadabdinasir812 Жыл бұрын
Waa ruun waye sxb
@amalseraj4253
@amalseraj4253 Жыл бұрын
He even didn't talk just at the end of the video post some pics. I advise Malaysia KZbinrs to never welcome anyone again.
@yuna5412
@yuna5412 Жыл бұрын
Adi bay kuu taalaa hadii lagu soo dhoweeyay lkn gabadhaa waa laxumeeyay sida lashegay booqashadeda views laguma helayn idinkoo dhana interest baa tihiin
@zamzammohamed2896
@zamzammohamed2896 Жыл бұрын
TÈAM 27 ❤❤❤❤😘
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Gabdha video bey isla duubi jireen wiilka mrku xanusadey wa laga wada amusey
@hamdihareed3721
@hamdihareed3721 Жыл бұрын
Ck wuu udaba dhaqa
@shaaficikhalif7464
@shaaficikhalif7464 Жыл бұрын
Wlh wad fahnty nin asiga dambiyo iska dhaqay asad wu qaldanyhy kulaha shekada jamc mu kadhigo rer maleysyi dhaho asiga asad abary kawarn waxn
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Adnaan goraal ayaan kuu soo qoray waxaan ku uri u tag gabadha ma aqaan in aad aragtay
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 Жыл бұрын
Ani xta waan uqoray lakin weey is indho tirayaan😓
@dheymannuura7240
@dheymannuura7240 Жыл бұрын
Sxbow kii big bro ahaa masoo canaanati 😄😄oo aqliga ku yar ninkii yiri asad maxanuun san waa socon karaa ani kaas lee ciil kiisa ihayaa Qanja weyne cafimaad iyo lixaadka alle kusiiyey asad alle uma weyn War kaas kasoo hadla 😄😄😄
@hamdihareed3721
@hamdihareed3721 Жыл бұрын
Haaa weliba Ina adrks aha qabiil away soomli wax kuqebsata
@direemedia
@direemedia Жыл бұрын
Hhhhhh Cadnaan safarada Somalia ayaba kudegabtahay hhhh. Ur so funny wlh KWANI safarada Somalia qof walba Somalia oo xanuunsade mey kawarqabeysa. Safarada shaqadeda wa dadka somalida iney wakiil katahay oo wexey udaxeysa dowladda dalkas iyo dowladda Somalia maaha shaqadeda arimaha gudaha
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
ASAD HAJIYOW AYAA DAADKA KU DIIREEY SIIDA NAA SOO GAARTEEY WUXUU DHAHEEY WEEY JIRAAN YIHIIN HAA UU DHAWANIINA
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WAR WAJIGIN GUBAY EE KA DHAMADA GABADHA GEERIYAYSAN EE AD FIYUUSTA KU RADINAYSAN😏😏 WAXAN WUXUUSHTA EE AN DAMIRKA LAHAY XAGE KA YIMAADEN?????
@Sucdijamachashi............
@Sucdijamachashi............ Жыл бұрын
Waa suno haduu rabo macawinayo haduu rabana wuu cawinaa hay adaaba saan uhadlayee
@cubeyda
@cubeyda Жыл бұрын
Baahi dileen wye like oo bariis ka radowa 🤣😂🤣😂
@Me-yh3bk
@Me-yh3bk Жыл бұрын
Wiilkan aadu udagan yahay
@rahmocadey5898
@rahmocadey5898 Жыл бұрын
Asad hagio jir oo joog waligaa
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Viva Team Asad Hagio Marnaba Nooo Hoos Guuuul io Gobanimo i.a 🙏🏻💯
@amiirahyusuf304
@amiirahyusuf304 Жыл бұрын
Muhimadu Waa in safaradu shaqadeda gudan mdkl dadka shacqbka Lama dhihi karo Waa qaldantihin wa Jibna kuma ahan suno ayey ahed iney so boqdan walashod illahna maqadarin in ay so boqdan
@farhiafarhia7427
@farhiafarhia7427 Жыл бұрын
Safarada dad xanuusada may dhaqtarka kacawisaa
@Mumyyyy
@Mumyyyy Жыл бұрын
Team comments hadaa nahay wax badan kugu soo qorney meshaadan anagoo dhaheyno gabadha ka war doon
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 Жыл бұрын
Si dacad uma hadleyside shib dheh
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Maleezia dad wanaagsan ayaa degen
@cabdifataxcalikarigeyshan7638
@cabdifataxcalikarigeyshan7638 Жыл бұрын
Hal qof wuu qaldami kara
@qalbilove2448
@qalbilove2448 Жыл бұрын
Asad faqdid dartis kuku dawanoya
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Zamzam ale qalbiga ha oo qabojiyo
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Waan ka xumahay in wuu jamaal jacelow garabkaaga fadhin😏
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
qofka inuu xun yhy iyo inoo fiican yahay markaad dhax gasho ayaa baranaysaa inta kale malagu dambiyaabo soomaaliyeed umada ka leexda
Prank | iidle Yare oo Gabar Askar ukensatay 50k Xanaaq | Part 3 |by adnanmodel
20:07
Black students Exposing the true side Pakistan.
29:41
Abdullah Maroof
Рет қаралды 120 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 49 МЛН
Love, Infatuation & Marriage | Moona | Podcast #1
27:09
Raza Samo
Рет қаралды 200 М.
Bijli Gul Meter Shart ~ Lyari Special Road Show | Junaid Akram
25:44
“RAHMA HASSAN “OO SUHEYB KU SAMESAY PRANK SHIL AH || by adnan model
18:08
Adnan Model Official
Рет қаралды 527 М.
DOOQA GABDHAHA | RAHMO HASSAN IYO FARTUUN BALBALARKA |  Dooro | BY ADNAAN MODEL
11:45