#MALKA_JABTI

  Рет қаралды 596

Abu ASHRAF

Abu ASHRAF

Күн бұрын

👉magaalada malka jabti waxay ahayd magaalo dhaqale badanle inta aysan noqon xafad ka mid ah ismamuulka diri dhabe, waxay hotagi jiirtay 👉magaalada shinile xiliga, waxay caan ku ahayd dharka sakan haanka ama hudheedhka iyo khudrada, iyo xawaashka iyo dhamaan wax sosaarka beera
marka jabti macnaheedu | waa malkadi jabnaayd | waa ali dhaqan iyo.socdaalki dhulkaaga baro 😳😳
2022
السلام عليكم و رحمة الله و بركاته
صلو على رسول الله صلى الله عليه و سلم
كيف حالك متابعيني الاعزاء، اتمنى ان تكونو بخير و عافية
Waxan kuguso dhawaynaya channelka ( ALI DHAQAN ) hadad nagu cusub tahay ka mid noqo Asaxabta nagu xiidhan . (SUBSCRIBE +SHARE+LIKE). THANKS.
( ABONNEZ-VOUS A MA CHAINE ALI DHAQAN ). MERCI ALI DHAQAN
Mahadsanid.#VLOG #SOMALIWAYN #DJIBOUTI #SOMALIA #MOQADISHO #HARGAYSA #JIGJIGA #DIRE DAWA #
www.instagram....
/ ali.saban.106
/ alidhaqan
/ ashrafa18025327
/ @abuashraf6477

Пікірлер: 7
@abdifatah5392
@abdifatah5392 Жыл бұрын
Asc sxb xasuus qaaliya madarasaadn ka aflaxay mudo hore masha Allah way isbadishay wlhi sxb mahadsanid dadbaan kagartay runtii waan u xiisay malka
@roblealale8008
@roblealale8008 2 жыл бұрын
Maasha alaahu Abtyo Intaaba si wanaagsan ayaan ugaranayaa Haraw soco haraw soco
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 2 жыл бұрын
Markad muuqaal duubeysid waxa la Duubaa dhismayaasha ugu qurux bdn mgalada, meelaha bilicda fiican,iyo suuqyada ee gidaarkasta Camera laguba qabto. Markaa halkaa hagaaji inder. Mahdsanid
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Somali miyaa leh
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Magaalada yaa degan somali miyey ku badan tahay?
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
Deegaanka Somalida sidii hadba loogu soo durkayey waxaan ka baqayaa in ilaa Shiniile ay gaarto Dirirdhabe.Waxaa fiican in xoog loo dago deeganadaan si aysan qolooyinka kale usoo dagin,guryaha iyo dhululkana laga iibin cid aan dadkeena aheyn
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,4 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
xigasho ali dhaqan
6:32
Abu ASHRAF
Рет қаралды 30