((MANAN FILANEN))🥺SUMAYA OO XANAQ LA SUXDAY 😭🙏SORRY LIICAATO

  Рет қаралды 515,599

Adnan Model Official

Adnan Model Official

Күн бұрын

Пікірлер: 2 600
@jamaaljacelow1530
@jamaaljacelow1530 2 жыл бұрын
My bro garabkaaga ahay Abti tag tada timatada ka badan sumya sorry dumaa
@adnanmodelofficial8242
@adnanmodelofficial8242 2 жыл бұрын
abti waan ogahay
@ifraahali1038
@ifraahali1038 2 жыл бұрын
Adnaan se wax u yaaliin bro
@zoyaali9570
@zoyaali9570 2 жыл бұрын
@@adnanmodelofficial8242 wllky cadnanow wll qali walashaa oo kle ayn ahy apwe ilhy dartisa tel iphone ah ma iga farxin kartaa apwe waligey wax leyma hadiyeyn wllky qaliyow adi ma ii noqon kartaa apwe qofka igu horeeya oo hadiyad isiya wllky qali
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 2 жыл бұрын
@@adnanmodelofficial8242 my brother
@drshoniishamohamed1911
@drshoniishamohamed1911 2 жыл бұрын
@@zoyaali9570 hadana intaa yaahuu bil aadam gacantiis ha fiirin doqoney
@azliathar5245
@azliathar5245 2 жыл бұрын
Sumayo so funny 😂 wllhi waraa ninka yey iga dharbaaxi kullah 🤣🤣🤣
@qadiijocabdi9968
@qadiijocabdi9968 2 жыл бұрын
Uf.hadekugu.dhimato.kwrn.prnk.adkuwalaten
@munaxaashi3181
@munaxaashi3181 2 жыл бұрын
Sumayo naag nool waryaa ninka yaa layga dhirbaaxin abayo ilaasho ninkaaga💕💕
@mulkiabuukar4298
@mulkiabuukar4298 2 жыл бұрын
Hhh haa wlh
@gaanuuxabdi6509
@gaanuuxabdi6509 2 жыл бұрын
Haa wlh wuxu ku jecladay waa naag dhiig leh
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Haa wlhi Naga nool🥰🥰
@Deka-s4k
@Deka-s4k 2 жыл бұрын
Kan prank lama dhihi karo Cabsi Ayaaba Ku Boortay Gabadha Iyo Wiilka 😢
@biixibaashe4827
@biixibaashe4827 2 жыл бұрын
Masha Allah ninkan libaax weye ma shan nin beey ahayen ragi hayay xaskisa garabkeda uu dhawaday sida libaaxu ugu soo booday masha Allah Allah weene ha haku isukin xiftiyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏geesigu isma qariyo wlhi
@maryamacabdiraxman4079
@maryamacabdiraxman4079 2 жыл бұрын
Intaan prank fiirsanayey kii ugu runta badnaa iguna shactirada badnaa 😀😅😅😅😅🤣 keep going adnan model 🙏🏻
@chlungo5672
@chlungo5672 2 жыл бұрын
ilaa kan been eh😜😜
@borteali5057
@borteali5057 2 жыл бұрын
Waa beentii oo cad
@salmanhaadiofficiall4569
@salmanhaadiofficiall4569 2 жыл бұрын
Qofaba suuxe video kan maxa loso dhigay ilee hada been aye ilatahy
@umuhudeifashafi4195
@umuhudeifashafi4195 2 жыл бұрын
Camerada qofaa hayaa wayo wey dhaqdhaqaqesaa prank Somali maba aminayi
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Adnaan laba mar ayuu dharbaaxada iga qabso ku yiri lii caato ar qosol iguma harin.
@ديمةمحمدسعيد
@ديمةمحمدسعيد 2 жыл бұрын
Wxa laga yaba iny uur ulahayd si xoog ah ayay dhulka ugu dhcdy SORRY QUEEN😭😭😭 cadnanow aqli xumadada wxn prnk mahan mr danbe waxas ha sameen adi ayaana laguu haystaa gbdhaas haday wx gaaraan😡😡🥺🥺
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 2 жыл бұрын
Waxa laga yaba inay lanogtahay
@baabajeey
@baabajeey 2 жыл бұрын
Wlhi ka oo kale ayaa ladhahaa brnk Nolow Sxb
@farahabdi39
@farahabdi39 2 жыл бұрын
Sumeeya hadalada wan qatay dhal jecel jecel loo samra quruxda ayaa ka danbeysa ninka yaan layga dhirbaxin kuleh manshaalleh ifku waa ayaame nolol warta ku wada jooga sumeya iyo lilcato💕❤️❤️❤️❤️❤️💕❤️dhaljecel🌹💋
@seynababdullahimohamed2584
@seynababdullahimohamed2584 2 жыл бұрын
Sidaaan xad gudup wye prank maladhihi karoh I'm so sorry 🙏😓😓💦 my brother liicato my sis sumaya
@abdikadirali4485
@abdikadirali4485 2 жыл бұрын
Hadad 200 comments igadhex aragtid waxan kuguduceye lamaane daacad ah❤
@istawaadckariin7140
@istawaadckariin7140 2 жыл бұрын
Aaamiin
@husseinabdirashiid6014
@husseinabdirashiid6014 2 жыл бұрын
Waryaa ninka yay iga dhirbaaxin 🥰 ereygasa iga gadan hawaaro jacaylku 😊
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Hussein wll isoboqo
@husseinabdirashiid6014
@husseinabdirashiid6014 2 жыл бұрын
@@nahyaansomalichannel2212 wan kuso boqday
@zhafie6752
@zhafie6752 2 жыл бұрын
Qoooqa haaayo ka keenaayo😂
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 2 жыл бұрын
OMGG🥺😂
@ashkancantar5350
@ashkancantar5350 2 жыл бұрын
@@zhafie6752 😅😂
@asmaadan2747
@asmaadan2747 2 жыл бұрын
GABADHA iney Uur leedahaa lagayabaaa😭😭Jug culus ayaa gaartay🥺
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 2 жыл бұрын
😭😭 noooo this is not prank bro I'm in shock bro war gabadha sidey udhacday wan la ilmeyey baniadam matihid Cadnan intaso dhan prank soconayo maxa waye😭 war doqonaa tahe waxan mesha kabixi omg😭😭😭😭😭
@ayuushshimbir7703
@ayuushshimbir7703 2 жыл бұрын
Exactly 😥😥😥 very srry to her walhi sey udhacday shocked me 😢😢
@huuskaamannen4558
@huuskaamannen4558 2 жыл бұрын
Mxa la qiirone😂
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
Prankkigaan wuxuu uqalmaa inuu 1 million views helo💯👍👍
@saciidoxasan7378
@saciidoxasan7378 2 жыл бұрын
Waxaan prank ma ahan ee maskiinta sumaya wadnaha ha tirin subxanallah wlhi waaka naxay marke dhacday 😭
@pipmaker21
@pipmaker21 2 жыл бұрын
😂😂daacad sanida waxan wa wax lso qorsheyey oo laysla ogyhy
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 2 жыл бұрын
@@pipmaker21 Wlhi Somaali wey qaabdaran yihin ded marti ah oo saan ugalaayan waxaa laka yabaa gabadha iney uur ledahy
@riyaadcilmi8718
@riyaadcilmi8718 2 жыл бұрын
@@ramlomuhudin9566 wayba ledahy ladhahy
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
@@pipmaker21 lii caato iyo sumaya ineysan wax ogeen waad aragtaa oo gabadhi weyba suxdayba wan ilmeyay walaalahay 😢😢
@nasteexofaarax6142
@nasteexofaarax6142 2 жыл бұрын
@@pipmaker21 wax la qorsheeyay hadee tahay gabadh uur leh waliba bilo dhaw sidee sidaa dhulka ugu dhici kartaa
@حكايةاميره-ث5خ
@حكايةاميره-ث5خ 2 жыл бұрын
Sumaya marka dhulka ku dhacday isla marki ilin ayaa iga soo dadatay wlhi qalbigaa iqariray😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abayo mcn adbaa uga xumahy Waxa kugu dhacay
@4a1s1
@4a1s1 2 жыл бұрын
😂😂
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Wlee hindiga badsatay ee iska kala yaree 😂😂😂🤣🤣
@ayanahmed9555
@ayanahmed9555 2 жыл бұрын
@@djzafwan4331 😂😂😂
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 2 жыл бұрын
@@djzafwan4331 hindi mahe qalbigeda jilicsan
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
@@djzafwan4331 wa walc gabdhaha
@idledaud3086
@idledaud3086 2 жыл бұрын
Waxan prank ma ahan ee wa bahdil ninka raga ah xaskiisa laguma hor bahdilo bal sida ugu naxday day ax jaceyl ❤
@khadarnauraa1724
@khadarnauraa1724 2 жыл бұрын
Wuxu waa ciyaar Mxaa bahdilka ka hdlyso
@ikraniitamahomed614
@ikraniitamahomed614 2 жыл бұрын
Sax wlhi gabarta arag 😡side ciil udarentay
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 2 жыл бұрын
Hadal xumada mesha kala tag wa prank waxan
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 2 жыл бұрын
Hadal xumada mesha kala tag wa prank waxan
@abdiqafar8219
@abdiqafar8219 2 жыл бұрын
Ayaka lee is fahmayo oo KZbin leey islaa ah prank KZbin leey daan Ayo U daxeeya kow deh waxa la soo kiliyo lee iska dawoo waxbo ma fahmayside 😂😂
@sheikhsharawi9230
@sheikhsharawi9230 2 жыл бұрын
Really this is another level 😗 liicato his is lucky Man his married this gergous lady, and love him so much 👶 only lucky man can get that.
@sofiaali6822
@sofiaali6822 2 жыл бұрын
Ilcato gesi gesi dalay waye wlh allow kuxafid sumaye nag nol waaa wlh jecl dab ayay uqabta asagana sidha cml Allahayow carur bariyal ah siii sumay nag nol igadih wlh libanow gabadan ilalso waa igatala🤩🤩😍
@DrTaaliya
@DrTaaliya 2 жыл бұрын
Wlhi illin iga timid dheel dheel xataa kuma ilmeeeyo cozo gabar seygeeda Saas horteed lagula dhaqmaya waxay daremeeysa dareemi karaa specially markay dhcday baa ilinta iga timid wa gabar xaas ah inay iska qayreysantahaa laga yaaaabaa Waxaan prank maaha😭💔🤦🏼🤦🏼🤦🏼.
@ifraahali1038
@ifraahali1038 2 жыл бұрын
Adnaan sumayo setahay dag dag noogu soo jawab gabadha uur 4 week ehna waa lagu sheegaayee nac nac badana waan ku tabeenaahe iska jir hadee wax soo gaaraan
@queen7831
@queen7831 2 жыл бұрын
Subxanallah Am sorry 😔 Sumaya 😢😢RALIGELIN kabixi cadnaan this is not prank 😭My couples am so sorry raalinoqda😢
@huuskaamannen4558
@huuskaamannen4558 2 жыл бұрын
Qiirada day😂
@queen7831
@queen7831 2 жыл бұрын
@@huuskaamannen4558 🤣🤣beerjileec IGA batay noh 😆👊🤞
@ahmedhaniabdirahman4094
@ahmedhaniabdirahman4094 2 жыл бұрын
Liicato gym tag waa iga taalo 🏋️‍♂️ Cadaan model sida oo dhan rag Loo bahdilo isago oo la socota marwadiis 🙋‍♀️ Sumaya sorry walalo 😭😭😭 Ninka yaa lag dhirbaxin kulaha 😂😂😂😂
@wiilhog6788
@wiilhog6788 2 жыл бұрын
Cadnaan wallka mar walba taxadiir wax yabaha khaar waa khalad qofka wadnaha aya istagi karo miida kalle dadkale keenyatinkan in lacag lasiiyo tooshkas hanagu iftiiniin waxan waa cawan foll xushmad sxb🙏🇸🇴🤝
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Masha Allaha Sumayo ninkeyda waa difaacaneysaa family sxb Waad ku ciyaartaya
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Wll isobaoqo
@feizaahmed6729
@feizaahmed6729 2 жыл бұрын
Don't ever try to do such thing like this brother 😔😔🥺🥺🥺am really sorry my brother lii and my qwn siz sumayo 😭am apologizing you on behalf of him 🙏😭
@ayubahmed5889
@ayubahmed5889 2 жыл бұрын
Who wants ur apology tf no even knows you out here
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 2 жыл бұрын
Lii caato was like I believe I can fly 🪰 when they lifted him, feet off the ground 🤣🤣 ( 6:32)
@mahadhoabdinoor9576
@mahadhoabdinoor9576 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@ardoahmed3536
@ardoahmed3536 2 жыл бұрын
Your comment is so hilarious 😂 😃
@Imperialbrawley2023
@Imperialbrawley2023 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Noi3334
@Noi3334 2 жыл бұрын
🤣😂😂😂🤣
@abdikarimosman2584
@abdikarimosman2584 2 жыл бұрын
Did you see that🤣
@hibobuuuuro2351
@hibobuuuuro2351 2 жыл бұрын
Gabadha oo lasocota inaad prank ku samayso ma ahayn xogaa dumarka waa emotional 😭 ani waan iska ilmeyey wlhi
@maqdiscadey8254
@maqdiscadey8254 2 жыл бұрын
Prank prank intat ledhihin xasaska haiskadawicina wlhi San maficno xory abayo licato wa qofki o dacad ah maskin ☹️
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 2 жыл бұрын
Waxaan prank lama dhihi karo, ninka Raga ah hadaad wax u qabtid, Xaaskiisa laguma ag xumeeyo, Sorry liicato Iyo sumaya, qalbiga igubtay, Runtii ,😢🥺
@shamsoesse1120
@shamsoesse1120 2 жыл бұрын
waa sidaa wlhi
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Haa wlhi
@hanihappy8250
@hanihappy8250 2 жыл бұрын
haa wlhi sixun bo ugal waa calool xumooday😥🥺
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
Noo 🥺 in ay uur ledahay xitaa waalaga yabaa wll kadaa prank family cusub😢
@deeqocaddey2911
@deeqocaddey2911 2 жыл бұрын
Sax waaye wll
@nasroseefweyn2781
@nasroseefweyn2781 2 жыл бұрын
Sax uur ayee Ledahay
@ubahsiyaad5510
@ubahsiyaad5510 2 жыл бұрын
@@nasroseefweyn2781 waa kugu raacsanahy parestamol ayaa ka maqlay aniga inay uurleedahy
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 2 жыл бұрын
This is what you call prank, if you cannot do this don't do anything called prank please it was another level and I hope that girl is ok Ohh God I laughed so hard to the point to where I cried
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 2 жыл бұрын
Asaba tuure sumaye adnan 🙄
@ayansharafchannel2914
@ayansharafchannel2914 2 жыл бұрын
This is not good what if she was pregnant and lost the baby 😕 😳
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 2 жыл бұрын
@@ayansharafchannel2914 ohh i didn’t know she has baby on the way I hope she’s okay
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 2 жыл бұрын
Wxaaa layabanahy lamanaaha social media mrkee isku cusub yihiin saaas inee isaga lushaan mahane ayagoo tartiib ufadhiyo wax ma duubi karaaane😂midakle gabdhah mrkuu uurka yaryahay lagama dhixiyo waa urajenaa inee ficnthy🥰🥰
@najmacabdalla6528
@najmacabdalla6528 2 жыл бұрын
Adnanow raligalin kasobixi lii cato iyo sumyo ceb wye Sumayo dhulka kudhacde iney parank tahay wanogahay lkn sidi hore mahan wada hada abe iyo hooyo iskudiyariyen 😢🥺🥺😭
@luulhaji3001
@luulhaji3001 2 жыл бұрын
Lii caato waageesi geesi dhaafay waana nin isdifaacaaya xaaskiisana difaacaaya sidookale sumayaan kayareeysaninee oo ninkeedi difaacday inkastooy maskiinta jokgaartay sorry duma qaali maashaa allaah illaaheey ha iskukiindhooro🤲 🌷❤️👩‍❤️‍👨❤️🌷
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Luul abayo isoboqo
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 2 жыл бұрын
Sumayo naag nool ninkaga ilaasho abayo ❤️
@raxmoabdi6341
@raxmoabdi6341 2 жыл бұрын
Oo sumayo wankanaxay wlhi siday udhacady cadnaanow gabadha siyado inay laday lakayabaa sidaas inaa sa meeydo maheeyn 😔😔😔
@user-ui6pu9wh3d
@user-ui6pu9wh3d 2 жыл бұрын
Lilcaato nin raag waa wlx🥰🥰🥰💔✌️💪💪🥰
@nawalkismayo6522
@nawalkismayo6522 2 жыл бұрын
Omg my eyes are tearing up I can’t stop laughing this is real prank well done Adnan sorry Sumaya
@c.qaadirofficial1106
@c.qaadirofficial1106 2 жыл бұрын
Abayo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥
@dekanaturalbeauty7303
@dekanaturalbeauty7303 2 жыл бұрын
This is not well done this is jahilnimo gabdhyr xata hadi ay ur ledahay o ilmah kadilmaan kawarn max dhici kar caqliga hashaqeyo prank prank lee hala ordina please
@ahmedthehomophone5753
@ahmedthehomophone5753 2 жыл бұрын
This is a prank that happens in real life, it's the kinda of grudges we keeping for Kenya, Somali weyn the rise is coming soon inshallah
@ikranbashi3921
@ikranbashi3921 2 жыл бұрын
Kani prank ma aha ee waa dabaalnimo 😭hadey sumayo isu diyaarineesay inee hooyo noqoto bal kwrn inanta sidaa dhulka ugu dhacday 🤭 maxaa gaari karo adnan sac inuu yahay waa muuqataa 😡
@ayansharafchannel2914
@ayansharafchannel2914 2 жыл бұрын
Haa ineey uurleheed aa laga yaaba. So sad
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Haa wlhi naxdin wye doqon wye ninkan iska dher
@hibomaxamad6256
@hibomaxamad6256 2 жыл бұрын
Wraa raaligalin kabixi wax prank ma ahane iney uur ledahey mcquulee rer ka ha qasarin waxy 4 years sugayeen dabaalyahow😢
@ubahsiyaad5510
@ubahsiyaad5510 2 жыл бұрын
Wlhi waa sax lakin mohamed perstamkl ayaa ka maqlaayey asago dhahayo wadada waxbaa kuso jiro ee soduceya iyo prankgan marka arky waa isku naxay
@shariifohassan1242
@shariifohassan1242 2 жыл бұрын
Subxaanalaah war Sumaya manabad qabtaa wlhi waanka murugooday sidey udhacday 😭😭😭
@kookie5406
@kookie5406 2 жыл бұрын
𝐰𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐦𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐚 𝐧𝐚𝐠 𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐡 🤣
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
Waraa ninka yay iga dharbaaxin yaah
@muniizaxasan2371
@muniizaxasan2371 2 жыл бұрын
Wllhi san hagmacahen yowmilqiyaamo walgu hestaaa wll hi😭😭😭😱 sorry sumayo
@umushureym312
@umushureym312 2 жыл бұрын
😪
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 2 жыл бұрын
Wllhi ninka xaaskeyga faraha la galo Ani mise Asi mid lee dhimanaayo ✊🗡xaniyo rag ciyaar ma galaan wllhi✊✊
@samirojamac2950
@samirojamac2950 2 жыл бұрын
Waxa sa nin laga dhaha nagtiba maro halaga dhigto wa dhib
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Subxaana Allah Prankiga wall Iska Daaya Gabadhaas Hadey Ilmo Wadoo Ka Dilmaan Soo Dhibaato Maahan Yaab Waan Murugsanahy Xaqiiqdii
@inashariffyussuf367
@inashariffyussuf367 2 жыл бұрын
Ninmankan xada gurigaadhi aad bartay ayaa xadow dib kuu gaysan karo walal that’s not good 😌 Sorry for Lii and his wife😞
@ShahidNasri
@ShahidNasri 2 жыл бұрын
Oh My God Waxaan Oo Kale Prank maaaha Adnaan Model Qalad weyn Baa Sameesay Xaqiiiqdii sorry My Pro Lii Caato Waxa Socday Wax wngsan maheen Wlshey Sumaya Waa Ka Naxay Wlhi 😭😭😭
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
M.a sumaya naag nool waraa yan ninka leyga dharbaxi eray qiimo leh lkn Liiban weliga ha u jilba jabsan qof nola ah oon hooya mcn iyo aabe mcn Ka aheen ha sareyo madaxada wllo qali
@maanbilajaangoowchannel1170
@maanbilajaangoowchannel1170 2 жыл бұрын
Adnaan waxan Prank Maaha WllHi 🥺 Gabdha way dhacday 🥺 Raali Galin Buuxda Ka Bixi prankigaan Waa iga Tallo ☝️
@cabdiwalifaarax2733
@cabdiwalifaarax2733 2 жыл бұрын
Waxaan prank nacasnimo ah
@ashwaq2269
@ashwaq2269 2 жыл бұрын
Gabar hadana uur leh oo dhulka ku dhacday 🥲Wlhi wan naxay
@حكايةاميره-ث5خ
@حكايةاميره-ث5خ 2 жыл бұрын
Ilin iga so daadatay 😥😥😥😥 Murugo badanaa cunugta si dagdaga uga soo hadal plz caafimaadkeeda
@happyabdiraxman98
@happyabdiraxman98 2 жыл бұрын
Sumaya nag adaG oo dhiig leh 😍💋🖤I love you 😽 my family
@suaddahir4473
@suaddahir4473 2 жыл бұрын
Gabdhayar kadaaya Sidan waan ooyay habo sumaya 😭😭 not prank Sidan
@borteali5057
@borteali5057 2 жыл бұрын
Prankigii ugu beenta Badnaa hadii ay runtahay Liban wuu is jilcin lahaa prank Beentisa wata weye
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
😭😭 cadnaan walal gabadhaas hadey uur leedahay kwrn dhibka ka imaankara, sorry sumaya. Liicaato nin buu uyahay lkn gabadha miskiinta ah ♥
@fadumoali620
@fadumoali620 2 жыл бұрын
Weeyba leedahay uur doqonkaan feeraha ween uf dheh
@ismcabdi7814
@ismcabdi7814 2 жыл бұрын
@@fadumoali620 goorme yeelate hda le ahee
@fadumoali620
@fadumoali620 2 жыл бұрын
@@ismcabdi7814 weey leedahay aniga og oo family nahay wuxuu Allah Ku siinaayo hal habeen baad Ku heli kartaa huno
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
@@fadumoali620 wlhi abayo markey dhacday ilinbaa ceshanwaayay . Hambalyaan sumaya iyo liicaato illaahay hau adkeeyo uurkeeda.
@shukrimaxamed5598
@shukrimaxamed5598 2 жыл бұрын
@@ismcabdi7814 masha allah dheh
@sucdi2554
@sucdi2554 2 жыл бұрын
Cadnan waxaan iskailali mardanba maaha prank please sorry sumaya abayoo 😭
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Ayan abayo isoboqo
@fadumayusuf7274
@fadumayusuf7274 2 жыл бұрын
Oh my God. Adnan habo waxaan prank lama dhaho. This is really ridiculous, you jeopardize the life of the young lady and you belittled your best friend. Shame on you habo. This cannot be prank.
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Adnan qalad weyn aya gashay waa inaa lamaneheena noso raali gelisaa asxabta lii iyo sumayo is muujiya
@umumaxamed9054
@umumaxamed9054 2 жыл бұрын
Sorry sumayo runtii cadnaan maqiyaasi kartit maskintaa yare waxey dareemso wlhi waxaan rajeynaa iney waxbo noqon o cafimaad qabto sumayo mida kale cadnaan waxaan firaha weyn leh xagee kasokurtay
@حكايةاميره-ث5خ
@حكايةاميره-ث5خ 2 жыл бұрын
Wlhi ciiil dartisa waxad suubisay waan aamini la ahay😭💔💔💔💔😭
@26.salman88
@26.salman88 2 жыл бұрын
Wlaleyy mxa kuhayo 😂😂👀
@lqjr7848
@lqjr7848 2 жыл бұрын
Waraaa ninka yaysan iga dharbaaxin yaaaah😂😂😂😂😂 prank Nuucaan oo kle ah Ma haboona In qof lagu sameeyo Laga yaabo qofkaaas naxdin darteed iney la dhimato so Don't ever try a Prank like dis my brothers
@ayansharafchannel2914
@ayansharafchannel2914 2 жыл бұрын
Uur hadeey leedahaa kadaran
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Haa weya ledhaya xita
@lqjr7848
@lqjr7848 2 жыл бұрын
@@ayansharafchannel2914 xanuun waaaye Huuuunoh
@maxameddeeq9492
@maxameddeeq9492 2 жыл бұрын
Wxaan prank ma aha naf ayaa ku goi karto 😭💔 gbdha iney ziyado leedahey laga yabaa ax wlhi si xun bey u dhacdey 😭😭💔
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 2 жыл бұрын
Saas waaye hada wey dhacday hadii wax sogaran prank miyuu lasoo istaagaaa
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 2 жыл бұрын
Wlhi ilin iga timid sidee isku jecelyihiin la dhacay mashaa Allah allow sadexeeye ka haay lamaanahaan
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Adnan waan ku salaamay muqdisho markaa timaadana iisoo sheeg aan ku arkee
@MOHAN_MAANKA_OFFICIAL
@MOHAN_MAANKA_OFFICIAL 2 жыл бұрын
Cadnan waa inaa raaligalin kabixisaa prankigaan gabar ayaa dishay nio Prank waa dhafeen waxane🤭🤣🙉🙆‍♂️
@shankaroon4847
@shankaroon4847 2 жыл бұрын
Wllhay Aniga naxay Anigu daawanay bal hadan halka joogana se noqon lahaaa😪
@zeynabcabdiraxman6792
@zeynabcabdiraxman6792 2 жыл бұрын
Ninkeyga yuu iga dilin kasa jcyl ka ah😥❤
@insharmohammed3751
@insharmohammed3751 2 жыл бұрын
Xaqiq
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 жыл бұрын
Adnan model pro ninka rag ah xaaskisa hortisa laguma.bahdilo waxaan prank mahan nio
@muhiimjalato440
@muhiimjalato440 2 жыл бұрын
Wllhi ilina indhahyga ka timid cadnan Model wll malin danbe waxa haku sameyn sumayo io lii caato prankigi igu naxdinta badna aha soory sumayo io lii🥺😥😥
@samiraabdi4391
@samiraabdi4391 2 жыл бұрын
It is so funny wlh though Kuna vaar pahali🤣🤣sumeya dicitankedha adhnan Aya gacanta katabtay kadhib isturtay🤣❤️
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 2 жыл бұрын
Subxanallah walahi Somali qalad wayn bay prank ka fahmeen xaaraam walahi iska daya qaabkaad u samaysan hada arag gabadhas waxa ku dhacay Subxanallah
@musharafdhoof4816
@musharafdhoof4816 2 жыл бұрын
Wllhi waa wadad sidhaba isujecel, dadyoow sumayo iyo liibaan yaan prank lagu samaynin. Sorry liibaan😥😭
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 2 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay waligay prank ima damqin gabadha yar caafimaadkeeda ku soo duulay qofkii waxaan sameeyay wa fariid wlhi😭
@xangaagyare3459
@xangaagyare3459 2 жыл бұрын
Adnan sxb kumacaynaayo lkn haltalaan kusonayaa prank waa la sameyaa lkn gabar uurkeeda leh inaad prank ku sameyso kugu ma raacsani liicaatana raali gali gabadha dumashidaa ahna o maanta ugu horwyaay gurigaag iney timaado mesha aad farxad ku so dhaweyn laheed ma ahay inaad pranka kuso dhaweyso iyadana raali galin weydiiso.
@Nito20241
@Nito20241 2 жыл бұрын
OMG sumaya loves her husband 💖💖
@luulali5214
@luulali5214 2 жыл бұрын
Say mashallah
@Dhibleyda123
@Dhibleyda123 2 жыл бұрын
Wlhi prank inta dadka lagu sameeyo kan ugu xun waaye wlhi kani cadnan 🤦🏼‍♀️
@mofarah3972
@mofarah3972 2 жыл бұрын
Nin rag naagtisa lguma agtaban kro xitaa aduu xoog laheyn wow🙏❤
@sabnaasomali3978
@sabnaasomali3978 2 жыл бұрын
Waxigdrn🤣🤣🤣
@rahimamohamed5488
@rahimamohamed5488 2 жыл бұрын
Alaaa suumeeyoooo sorry wlhi ninkeda weey jeceshay🥺🥺🥺
@ahmedbidhaanshe3311
@ahmedbidhaanshe3311 2 жыл бұрын
Adnaan model keep up bro dumaashideen sumayo sorry 👸🥺 Nin rageed lii caato wllhi bro respectfull waayo booska aad manta taagneed dad badan ficilka aad sameyse ma eysan sameeyeen balse ninka raga waa kii xaaskiisa difaacdo wllkey ii noolow
@idildahir8968
@idildahir8968 2 жыл бұрын
Prank sax ah kanaa ah wixii lasameen jire been ayee ahaayen lkn cadnaanow gbdha wa naga dishe wixi so gaaro adaa ka masuul ah🥺
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Idil abayo isoboqo
@riyadmahrez9744
@riyadmahrez9744 2 жыл бұрын
WaxaN Prank Magalan Cadnan wayo waa Bahdil Caadi Ah Dadka sharafta Ha Uga ciyariN weY ku Sharfeene 😔😔
@queenednuusha3308
@queenednuusha3308 2 жыл бұрын
Us rufiyan ka bax dadka dhexdooda kuma qade
@najuumaahir4384
@najuumaahir4384 2 жыл бұрын
Wlhi waaka naxay dumashidey sumayo see u dhaxday sorry dumashi cadnan adna wax fican ma sameyn wlhi😢😢😢😢😢
@abwaanileeyemohamed6799
@abwaanileeyemohamed6799 2 жыл бұрын
Wllhi sumayo waa naag geesiyada waxayna dhali doonta wiilal geesiyiina aniga xitaa sumayo laydhahaa sumayooyinka doqonimo ka dheer
@aliasaafi6527
@aliasaafi6527 2 жыл бұрын
Wan ilmeeyey sumayo darteed wllhi waxas kaftan kama gasho gabdha liban waba ninee 😣🥲
@aminali6593
@aminali6593 2 жыл бұрын
If the video is posted it means she is definitely fine nothin to worry
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
jug gaartay
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 2 жыл бұрын
Sumaya I’m sorry hun. If it was my husband I would have a heart attack. 😢
@khadrabeerdhige6030
@khadrabeerdhige6030 2 жыл бұрын
😥😥😥😥😥ax kada lamanaha dhibta siiba actoradeena wllhi waan ilmeeyay say u naxday
@idman1634
@idman1634 2 жыл бұрын
Somalidan oyin badana🤣🤣
@munamk9872
@munamk9872 2 жыл бұрын
Adnan ur the real and the king of prank. But I feel sorry for sumaya poor girl maskiin but she tried wallahi. Lii caato wallahi ur Queen Sumaya masha Allahu tabarakallahu.
@fadumocawad8487
@fadumocawad8487 2 жыл бұрын
Alla naagaha dirr masas u karti badan yihin waaba naago geesiyal oo damiir iyo dadnimo leh oo adag war liicato kama yaresto ninka ayago ka xoog weynayey oo ay ka badnayen ayuu geesinimo muujiyey iyo karti war gob baa is heshey 😘😘😍🤗😂m.a idhaha il cadow ilaahey igama tuso
@hannafuad8655
@hannafuad8655 2 жыл бұрын
Sumaya wa wada dhiig wlhi ninka yay iga dhirbaxin
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 2 жыл бұрын
Ooh maskiin war gabadha maxaa saan ugu gashay 😪 I hope she is alright
@xidigshorts7342
@xidigshorts7342 2 жыл бұрын
Prank waali ah Sorry my couples 💖💕💕
@hooyoyaaaban
@hooyoyaaaban 2 жыл бұрын
Walahi waxani ku xuman caadi ah gabarta maskinta sida ku dhimto kawama liicato adnan waa tusta in dib prank u samayn mise la og tihin wax
@Yey922
@Yey922 2 жыл бұрын
Dhandhanyahow madaxa wayn waxa dhalinyarada Nairobi marba askarta ugu wici jirtay ilmaha liicato waxa ha garan inbadana baad dhalinyarad Nairobi ku gumeysatay
@muxmuuds9061
@muxmuuds9061 2 жыл бұрын
Ax ax ax walahay waan ooyay markan arkay sumayo oo dhacday maxad gabadh saas ugu gasheen waxas baranki manoqdoh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Muxmuud wll isoboqo
@shukri1395
@shukri1395 2 жыл бұрын
Some pranks are funny but I think this went little further and I hope abayo is okay 👍
@c.qaadirofficial1106
@c.qaadirofficial1106 2 жыл бұрын
Abayo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥
@qaaliali3309
@qaaliali3309 2 жыл бұрын
Sory sumayo maskintaas waxa laga yabaa in ay ur laheed bal haday wax so garaan kawaran 😭😭😭
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 жыл бұрын
Qaali abayo isoboqo
@actrosdinhotruckboy3673
@actrosdinhotruckboy3673 2 жыл бұрын
Cadnan bro San walaga fcna my bro raligalin waa inad sameysa qasatan sumaya
@zamzamabdi5906
@zamzamabdi5906 2 жыл бұрын
Sumya iyo licato dad is jecel isku wara insha alh
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Kan waa ixtiraamdaro wayn ama shirqool qof sharafti horumar lagama doono lama iibsankaro lkn labo geesi igadheh liicaato iyo sumayo Sumayo waa gabr loodhimankaro jacaylku hawaaro
PRANK | YAXBUL OO OKIYALAHA LAGA SIIBAY🥹🏃
12:38
Adnan Model Official
Рет қаралды 229 М.
KULANKII LII CAATO IYO SUMAYA ADEN | JACAYLKII GUULAYSTAY........
10:36
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 235 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 39 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
PRANK| SHEYDAAN”SOCDAAL AYAA KA OYSIYAY😭
15:44
Adnan Model Official
Рет қаралды 290 М.
Si Xun Ayay ii Galeen Kiniini Daroogo ah Ayay Biyo Igu Dareen 😭😭
14:06
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 700 М.
AROOSKI KING NAAMIR IYO ISTAREEX ❤️💍
4:22
FOOJE STUDIO
Рет қаралды 14 М.
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 787 М.
PRANK| MASEER DARTISA AYUU GACAN IGU QADEY🥺|by adnanmodel
15:12
Adnan Model Official
Рет қаралды 162 М.
TAR TANKII   KABAHA..........
10:15
Faadil dumdum
Рет қаралды 274 М.
RIIX PUTTONKA WAXII UU KU DHAHO SAMEEY BOQOL DOOLAR GUULEYSTAHA
27:16
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 874 М.
All Time Best Reaction Pranks 😜😂 @thatwasfun2
8:11
That Was Fun
Рет қаралды 7 МЛН
PRANK | FERIHA SAYIT IYO ASXABTAYDA OO AAN KA YABSADAY....?
18:50
Adnan Model Official
Рет қаралды 86 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37