Manta farxadayda lama sookobikaro ilahay ayaa mahadaa iskale🙏

  Рет қаралды 30,770

QUEEN MANIRA

QUEEN MANIRA

Күн бұрын

Пікірлер: 141
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded Ай бұрын
Bisinka geedki kirismiskana waso gadate oo guriga guri dad Muslim ☪️ kunool miyuuna aheen subxanalah
@hafsuja114
@hafsuja114 Ай бұрын
May soo qadan social ka la joogta ayaa dhigtay mesha walal waa caadi haddii ay ku soo duubto video 😂😂
@Hannah-sg4sr
@Hannah-sg4sr Ай бұрын
Why have a Christmas tree it’s so sad do you celebrate Christmas 😮
@barwaaqomuuse9443
@barwaaqomuuse9443 Ай бұрын
Subxanallah hadalkaga iyo gadashadu isma laha😢
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl Ай бұрын
Kkkkk ma yabtay Tan waa gaal reer jabuti maxa ka filaysay
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Ай бұрын
@@YurubAli-nr1dlhaku dambaabin geedka aa kahadleysaan iyadu meesha makeenin dad baa maamula waxa ay ku faraxsantahay markii layiri waa baxeysa
@halimoa4348
@halimoa4348 Ай бұрын
@@YurubAli-nr1dlDjibouti ma hoyada aya lagu wasey oo lagu bikir jabiyeh ya qaxba masserka inta leg 😂😂😂 ta kale Sowka reekina oo dhan ka buxan social media qanisin tina iyo dhiloyinkina aya Mel kaste sida uu dadsan daad Ilahey nacey oo inkar ku socoto aya tihin. Marka Horta reerkina mel ka saar social media marka aya wadan kale oo niga sharaf badan afkaga ureyah kuso kala gadi.
@Masago2025
@Masago2025 Ай бұрын
@@YurubAli-nr1dl adiga diinta ka baxaya hade noqon weyso tankale gedkan mesha ilmah balanta kulehed ayee ku soo dubtay inta waxba qorin hubso qofka
@user-umuAli
@user-umuAli Ай бұрын
Sawirka kuu saaran oo tinta kuu qaawan iska daji xabiibti alle niyadada sidee jeceshahay alle raalina ka yahay hakuu yeelo insha'Allah
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Ай бұрын
😂😂😂😂 Bax quran isa soo saar adiga
@Madinamoon114
@Madinamoon114 Ай бұрын
Subxanallah walal dadka waloshega inad Muslim tihin on eid u dabal dagtan
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
@@Madinamoon114 markaadan guri adiga laheyn daganeyn choice ma lihid taas ayaa idinka maqan inaad fahamtaan somaliyee gabadha iyada ma soo dhiganin meesha I guess sidaan qiyaasayo waayo waa gabar Muslim ah Muniiro balse inay agtiisa isku soo duubto ma wanaag saneyn balse wey dhacdey ee gabadha ha judge gareynina ka leexda bisinka u nasteexeeya oo dhaha ha isku soo ag duubin muniiraay that’s it
@saeedasomali8134
@saeedasomali8134 Ай бұрын
​@@shukrimahamed2146qiil ha uradin abayo wayo wey awoday ineysan dhankisa waxa ka dubin wayo wAa iney ilaliso mustamaceda e waxa benaa u arg
@SaharoFamily
@SaharoFamily Ай бұрын
التعب بعد الراحه❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah geedkana muxuu ahaa
@ayankhalif2063
@ayankhalif2063 Ай бұрын
Abyo ayada masoo dhigan geedka waxee kujirtaa meel hotel ah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Ай бұрын
@@ayankhalif2063 Haa waa fajacaybee
@HawaAbdullaahi
@HawaAbdullaahi Ай бұрын
​@@ayankhalif2063 Haa lakiin dhinaca kale beey Ka fadhiisan karta mexeey is kugu soo agsawireysa
@shamsomuxudiin6080
@shamsomuxudiin6080 Ай бұрын
oo hadey soo dhigteen maxey u ag fadhisatey mey meel kale badhiisato
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Ай бұрын
Walaalo ALAAH haku barakeeyo adiga iyo baby maahir cade❤❤. Geedka kirismaska guriga kuu yaala huuno waa maxay.
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Ай бұрын
Guriga iyada iskama lahan. Dadka meesha geeyay ayaa soo dhigtay.
@Fatima-r5r7k
@Fatima-r5r7k Ай бұрын
@@Farxadiyoguul she can’t say she doesn’t want are Christmas trees in her house because of her religion it’s not are excuse sory
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Ай бұрын
@ I’m sorry I don’t know the law in Europe. All I know is that’s not her apartment. They’re letting her stay there temporarily.
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
Midkiin murug dartiis sowtan Muniiro la murugootay sorry dumarow reerkiina ha iska duminina ileyn Farah deyn meysaan caruurtiina hore korsada shaqeysta wax barta horumarkiina ku dadaala gabdhow way dhuubatay baaba’day Muniiro Qurux Alah isku xir please ha is qaawin yaan dumarka xun xun ku duufsan aniga hooyo single mother 15 sano ah USA joogto ayaan ahay wallahi caruurteyda u Go’ay don’t worry buurnaanta adiga is ilaali wiilkaada Maahir future kiisa ka fakir ilmo dambe yaanan hadana laguugu rarin is ilaali be smart hilib bisil baad tahay yaanan bahal aan kuu qalmin ku cunin qalbi
@AsmaAbees
@AsmaAbees Ай бұрын
Masha allah allah nixifdiyo❤❤❤❤❤❤
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
@Aamiin yaa rabii JazakaAlah adigana ❤️❤️❤️
@marzuqadan5840
@marzuqadan5840 Ай бұрын
Wlhi gabdhaha somliyed wey Tashten mansha Allah hadii gabdhaha dhan sas u karti badnan laha yen farax qasaro wan ka guleysan lahen ❤❤❤
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Ай бұрын
Masha Allah walahashy munira Murad Abdow
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Ай бұрын
“Man tashabahal qowmu fahuwa minhu.” Ilahamaha Soomaalida oo muslimiinta ah waa la dhuminaayaa. Laakiin ma aqaan why Somalida ay u follow gareynaayaan qofkaan oo kale oo diin iyo dhaqan aan lahayn ay views ku raadsanaayo. Dhaqan xumo dadka wada unsubscribe halagu sameeyo.
@MUNA-q4y
@MUNA-q4y Ай бұрын
Nagahaan Subxana'allah kuhaya sidii ayagoo kaligood Muslim ah gabdhaan xero gaal iyo muslim ba daganyahey joog taa choice na malaha. ayaduna attention raadis ugu soo duubtay meelkaleey fariisan kartaa..
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Ай бұрын
Subxaahan allaah wa maxay geedka Christmas illaahay ka baq
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
GURIGA IGABADHU AYJOOGTO WAA ACCUMULATION IYADU AWOOD UMALEH DAWLADA AYAA MAAMUSHA INEY MEESHAA SOOFADHIISATO AYAA XUMEYD
@exposinglexisocean2956
@exposinglexisocean2956 Ай бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n Ай бұрын
Duco wabtooy geedkaas gadaashaada yaalo gurigaaga kabixi guriga maalaaig hakuu soogashee ❤❤❤❤❤❤
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Ай бұрын
Naagtan Afka Balaaran waa Gaalad Geedka Christmas ayey dhigatay Guriga subxanalla
@Umumaahir-j2h
@Umumaahir-j2h 24 күн бұрын
Wax sax baa islaheed bal danbi weyn baa gashay qof muslim baa galeysiisay
@Reenay826
@Reenay826 Ай бұрын
Subhanallah zamankan gaalo dhar Muslim qabaa soo badanaya😳😏
@amalahmed260
@amalahmed260 Ай бұрын
naa maxaa ka qaldan maxaa geedka kirishtan ka guriga kuso galiyey salad subax baa tukadey iyo christmas 🎄 isku mee mawada galan
@Seytun3482
@Seytun3482 Ай бұрын
Mel kasto tagto ilhey galada shartooda alaha naga wada heeyo
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Ай бұрын
Subxanalah
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Ай бұрын
Maxad ugu danbabeysan waayo waxa laga yaaba in ay fariisatey meel dadka kawada dhaxeyso madama ayada lageyey guryaha dumarka ragoda ama familkoda dhib kudhaco.marka dhanka wanasan aya wax laga fiiriya. Waayo adinkaba keedka chresmaska gurigiina makenten lkn qalbigeda xaq umalihidiin in ad xakuntan balse hadalkeda waa qof wanagsan.
@SaharoFamily
@SaharoFamily Ай бұрын
Mash Allaha hakuxafido ❤❤ guuul guul guul
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 Ай бұрын
Mansha Allah
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Ай бұрын
Muniira christmas tree ga ha,isku sawirin.
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r Ай бұрын
abayo kirismaska iskatur qof muslim ah sowmatihid
@CabdirizaaqaxmedMaxamed
@CabdirizaaqaxmedMaxamed Ай бұрын
Maya walaal hoteel ayey joogtaa ayaa ladhahay gaalada hoteelka iskaleh ayaa geedka soo dhigtay
@abduladen3855
@abduladen3855 Ай бұрын
What is with Christmas trees?
@AbdillahiYoussoufAli
@AbdillahiYoussoufAli Ай бұрын
Mâcha allah thanks
@KaafiyoXasan223
@KaafiyoXasan223 Ай бұрын
Mashallaah hadi ilahay kaga soqaday
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Ай бұрын
Munira ❤❤❤❤❤
@HaniAden-jp3fz
@HaniAden-jp3fz Ай бұрын
geedkaan gaalada Maxum ahaa
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤munira qurux
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
ILLAAHEEY HAKU FUDUDEYO HADAA JOOGTO MEEL CADAANKA JOOGAAN ILMAAHA YAAR ATEESHIIN SII
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 Ай бұрын
Ilahey galada ha kailaliyo
@Goojacade778
@Goojacade778 Ай бұрын
Acuudi bilah maxa iga so horsaray qofkan bila imaanka ah😅
@siman111
@siman111 Ай бұрын
Meesha degan tahay oo dadka guryaha ku sugan midha degan tahay geedka iyada ma laha
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Ай бұрын
bisinka wamaxa geedka kirismaska maa gaalad baa thy 😳😳😳😳😳
@zackchris2795
@zackchris2795 Ай бұрын
Mashallah ❤️❤️😍❤️❤️❤️
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Naad maad waalatay mah maxay Christmas 🎄 walalo maad Muslims ahan?
@safiyo4178
@safiyo4178 Ай бұрын
Marsha Allah
@fowziadollDuale
@fowziadollDuale Ай бұрын
Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z Ай бұрын
Maasha Allah
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw Ай бұрын
Subxaanalaah. Naa geedka gaaladu caabudaan maxaad u keensayau iska tuur huuno waxaad dambiye
@QamarAbdi-p8q
@QamarAbdi-p8q Ай бұрын
war gabada gurigeda mahaan halkane kalexda seflabodka iska daya
@siciidoaxmed46
@siciidoaxmed46 Ай бұрын
Hambalyo walale dadal ilmahaga gacanta kuhayso
@faay8912
@faay8912 Ай бұрын
Why do you have a Christmas tree in the background?
@fafis2743
@fafis2743 Ай бұрын
Christmas tree iyo waan xijaabanahay😮
@fatmahassan7241
@fatmahassan7241 Ай бұрын
Subxanalah 😳😳😳
@Neima1000
@Neima1000 Ай бұрын
Subxanallah naa geedka ka agdherow
@HaniQali-it5kf
@HaniQali-it5kf Ай бұрын
Namuxu yahayi gedka kadambeyah ee galada cabudijiren xasbunalah
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Ай бұрын
Bidonla gadka kiristanka Subxaan Allah
@Manalhaji584
@Manalhaji584 Ай бұрын
Subxanallh maxaa geetkii christmas guri kuu dhigay
@NadiraCqani
@NadiraCqani Ай бұрын
Wllo waaxay geedkan gaaladee ku daba yalaaaaa😮😮😮😮😮😮😮
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Subxaanallaah, Munira ma Christian baa tahay maxaawaye Christmas 🎄 tree ga kuu yaala. Ilmahaagu. hadhow muxuu sameyn isaguna.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Wax huubso
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
M.A.
@nagad-t8o
@nagad-t8o Ай бұрын
Naahedhe nagtam wa galad alxamdulilaah kulaha na kiristimas ka aya kadambeya balayao awalba bila xidhod ayad ahayd hus shaydama
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Subxanalaah😢
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@isaid8385
@isaid8385 Ай бұрын
Christmas 🎄 tree maxa ku keenay ma gurigagiba mase wa meelkale meeshu
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 Ай бұрын
maxaa qaldan geedkaan muxuu ahaa Muslim sow ma tihid ?
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Ай бұрын
Muniro babyga tablet katur walal wa qatar screen dan ilmaha umaficno toyshisa hakuciyaro
@Saara-w3w
@Saara-w3w Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaAbdi-jr1vl
@AminaAbdi-jr1vl Ай бұрын
Waa maxay geedkii
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Maxaa aqrinee adkaar maa la dhahaa baa leedahaay
@Nobody1579
@Nobody1579 Ай бұрын
🫵🏻🙈🙈🙈🙈🙈🙈🥲🫣
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Walee in aadantaada garanaayn yaab aaway ilmahaagii hore yaab
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Ай бұрын
Maxa waye gedkan Subxanallah
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Ай бұрын
Waxaa jirah dad sida xoolaha u nool. Qof Muslim ah oo hadanah Gaalada isku ekeeyah Christmas tree 🎄 mise waa homeless oo Gaalay la joogtaa kkkkkk maxaa Hooyo iska adag ah meeyeh ku Wii hore ma Maahir only baad dhashay ?
@umuridwan5485
@umuridwan5485 Ай бұрын
ASC Walashay gedkan maxad udhigatay adigu
@umuridwan5485
@umuridwan5485 Ай бұрын
????
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi Ай бұрын
Muxuu yahay geedka uyaalaa guriga maxay kawadaa?
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy Ай бұрын
❤❤
@HaniAden-jp3fz
@HaniAden-jp3fz Ай бұрын
Subxaanaalaah na heedless waa maxay geelka gaalada dhigtaan maxaa guriga u dhigay bisinka
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Walee ma xamed waa u darsataay yaab walee waa caatoowdaay
@Fatima-r5r7k
@Fatima-r5r7k Ай бұрын
Yes shelter it’s not easy 😂😂😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
IYADAA is DHUUBTEY?? WEY SOOMI JIRTEY!!
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Ай бұрын
Dhuubni waa qurux jidhkeeda ayaay ka shaqaysay e hanbalyo dheh
@TheVision-x8j
@TheVision-x8j Ай бұрын
Abaayo Christmas Tree ka mahach hassa
@roodaaden6463
@roodaaden6463 Ай бұрын
Miyaanad islam ahayn waamaxay geedka gaaladu caabudo ee ka danbeeya
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp Ай бұрын
Walalo wey badalante miskiinta
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 Ай бұрын
Asc beautiful girl ❤️ ❤
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 Ай бұрын
How are you doing today ❤️
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 Ай бұрын
When are you leaving
@geeseeyhaaji6812
@geeseeyhaaji6812 Ай бұрын
I'm Minnesota live USA 🇺🇸
@UmaymaMohamed-o4d
@UmaymaMohamed-o4d Ай бұрын
Fadlan subscriber ka lalaabta waataa ciidii Cristin u dabaal degtey anu hadaan kabaxayaa
@FalisXuseenxaashi
@FalisXuseenxaashi Ай бұрын
Buskud waa udarsadtay waad caatowday
@sahranur9396
@sahranur9396 Ай бұрын
Buskud ayuu u eg yahay
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Christmas tree maxaa meesha kuu dhigey ma adigaa leh
@Kmn3214
@Kmn3214 Ай бұрын
Ma ada tukada oo waxan samaynaya yaab
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Ай бұрын
Ma Guriga ayu ku yala hadi ad Mel kale jogtid ka lexo waxan gada shade yalo wax fican ma ahan
@Abz65
@Abz65 Ай бұрын
Bisinka Christmas tree???
@AhmedMukhtar-c5c
@AhmedMukhtar-c5c Ай бұрын
Mesha ijogto waxerada galada gedfka aayadu joskeda maha sanfilayo
@Dagan721
@Dagan721 Ай бұрын
Christmas tree yaa ku yala salada ka shekeyneysid intee
@lailayshappy6718
@lailayshappy6718 Ай бұрын
Chirstan waa diin jirtaa sidaa tan islaamka maxaaa uuu neceb thy😂
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Malaha gurigeeda ma aha
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 Ай бұрын
Ma gaal baa tahay waa maxay geedka kirismiska xasbunulaah
@makdishassan1481
@makdishassan1481 Ай бұрын
من تشبه بقوم فهو منهم وش صلاة صلاةًصلاة ليش so baro geedka much yahay ala bisinka salad waa wajib ee ma aha wax log cararo marka dhip darento
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 Ай бұрын
Cunagagu ilali
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Nagtan cunuga ha laga qaado hadi kale kerismas boom beey bareysa
@nagad-t8o
@nagad-t8o Ай бұрын
Wabay ag fadhida balayo
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Geedka iska qaad
@Hawoibrahim123love
@Hawoibrahim123love Ай бұрын
Na kirismeska mx waye
@nouradekanoura3164
@nouradekanoura3164 Ай бұрын
Na maxa kuhelay wad dhubnate
@nadiaahmed3488
@nadiaahmed3488 Ай бұрын
maxay tahay gadakan Allahu ku aboratay ka baqooooo
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Ай бұрын
Subahan Allah
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Aaway kuwii kale ma ninkii cadankaa kaa qatay
@hodanahmed5937
@hodanahmed5937 Ай бұрын
Naagtu show was gaalad akhas caleeg
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m Ай бұрын
Subxanallah miyaadan Muslim ahayn wll geedkan ki gaalada caabudeysay sowma aha Allah kacabso wll
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Ай бұрын
You’re a queen mother.
Nadiiftina wajiga iyo xooga cunto karin ah 🍝🧖🏻‍♀️
13:29
ForX : "ANAATU HIDHAA JIRA" Qophii Addaa
31:23
ForX Entertainment Media
Рет қаралды 20 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Qisas Al Istigfaar 💵😍
21:28
Fatima Muna channel
Рет қаралды 79 М.
SUBHANALLAH GUURKA QAAR WAABA CABSI CABSI
15:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
ASAD MARKU BAXAY OHINTII BAA CESHAN WAYNAY KULIGEEN BY BY ASADOW😢
12:03
Coffee time ☕️
10:48
QUEEN MANIRA
Рет қаралды 1,9 М.
ABESADANI WAXAY BADASHAY QOYS DHAN NOLOSHODA!@sawdamqaalib
37:35
Sawda Qaalib
Рет қаралды 62 М.
Asxabta jeclahey jimca mubarik dhamantin🥰
11:13
QUEEN MANIRA
Рет қаралды 4,5 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН