No video

Shirqoolada Muslimiinta Lagu hayo Dr Zakir Naik

  Рет қаралды 18,603

Jawaahiri

Jawaahiri

3 жыл бұрын

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Falanqaynta Taariikhda
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 59
@wadanidaacad782
@wadanidaacad782 3 жыл бұрын
Yaa allah every one who watch this vedeo reward janah
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Thanks amiin
@umufaaiz1571
@umufaaiz1571 3 жыл бұрын
Aaamin yaa allaaah
@umufaaiz1571
@umufaaiz1571 3 жыл бұрын
Lkn ku hdal luqadada hooyo wlle
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Ameen
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 Жыл бұрын
Thanks brother 🙏
@soosaare
@soosaare 3 жыл бұрын
Marka aan arko gadhkiisa oo caddaanaya Walhy waan naxaa allaw cimriga uballaadi noociisana badi Mahadsanid wll Khadar alle adigiyo inta la midkaaba alle abaalkiina Janno haka dhigo
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 3 жыл бұрын
Illaahoow u gargaar muslimiinta kasta ooy joogaan
@asadabdi6914
@asadabdi6914 3 жыл бұрын
Somalida comment ayuu risiqii alle galay subxanallah waaba dad sheekh aanba dhagahoodu soo jeedin 😭😭
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 2 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu khayr sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay runtii ilaahay dartii ayaanu kuu jecelnahay
@malyoundaoudsoubaneh235
@malyoundaoudsoubaneh235 2 жыл бұрын
Mashallah jazakhallahoukheir
@ilhaanmaxamed363
@ilhaanmaxamed363 3 жыл бұрын
Maasha allah Allah miisaanka xasanaadka ha idiinkudaro Adiga iyo dr kaba
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 3 жыл бұрын
Waa sucuudiga wadanka la ilaaliyo oo Dr zaakir sheegay iyo kuwa bdn
@sheikhabshir2858
@sheikhabshir2858 3 жыл бұрын
M.a sxb sida uturjumi aaya kahele ..horey usoco......sxb
@nimcaancabdi4013
@nimcaancabdi4013 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay khadarow wllo
@MaxamedOmer99
@MaxamedOmer99 3 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantahay Jzkalah wll
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Allahu akbar ilahay khayr badan haku siiyo wll indheer garad baad tahay e sidaa inoogusoo turjum videoska anfaca u leh umada.جزاك الله خيرا
@caynixasan5187
@caynixasan5187 3 жыл бұрын
Masha alaah waxbadan ayaa kufa iday wall mhad sanid dr zkir illahay hakuxafido shiiq
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
Ilahay adiga iyo dr zakir naik ba dadalkina haydinka abal mariyo Anagana Allah hanagu anfaco Lkn waxan ka yaaba markan arko qof leh shirqol majiro weliba Badana aadan sahan bayku dhahan ada shakisan wllhi waa yaab dad lo tashaday oo iyagina hurda oo leh cidina dan nagama laha
@saariyasaarish7521
@saariyasaarish7521 3 жыл бұрын
mashallah Allow namidee whi waxa uusheegay oodhan waarun lkn yaawaaye kawaxaas oodhan dhihikara mid walba kursigiisuu ucabsanaa iyo intaa lacagta aha😭😔
@salaadaadan2114
@salaadaadan2114 Жыл бұрын
qadarow wad maxasantahay nosoturjim sheekheena qaliga ah Wan uxiisney ilaahey ha usoo eliyo huriyadiisa
@axmedcawil3665
@axmedcawil3665 3 жыл бұрын
Good
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 3 жыл бұрын
maansha alaah sxp wn kulla socdda sxp
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Wll doodiii mulxidka iyo Muslim soo dhamaystir fadlan wll ee ay wadeen labada muslimka ah iyo labada gaalada ah
@cabdilahimaxamad3904
@cabdilahimaxamad3904 3 жыл бұрын
Walahi wax badan ba kafa iday alah xafido dr ka
@liyogroups15
@liyogroups15 9 күн бұрын
Soo badi saaxib
@mukhtarasad4145
@mukhtarasad4145 3 жыл бұрын
Mahadsanid saxib
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Sxb waad ku mahadsanthy turjumida ☺️
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 жыл бұрын
Wlhi wax badan xaqiiqada ayuuu taabtay runtii waa sidaan ku fakaro mar walba ee awoodii banan hayn😐
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Жыл бұрын
WCS dr saki waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badalo kher mid aduun iyo mid aqiiro Isha Allah
@abaganaabagana5828
@abaganaabagana5828 3 жыл бұрын
Asc Maashaa Allah.
@ssacdudiin8760
@ssacdudiin8760 3 жыл бұрын
Keep going
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 Жыл бұрын
Thank brother jahor
@ahmedhussein6958
@ahmedhussein6958 3 жыл бұрын
❤️❤️
@laylajaamac9679
@laylajaamac9679 3 жыл бұрын
جزاك الله خير كثيرا وغفر الله لك ولوالديك أخي المسلم
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 3 жыл бұрын
Khadaraw walal waad mahadsanyahay Xaqiiq wax badan ban ka Fakirayay Shirqoolada la inoo dhigay Gaar Ahaan intan Bilaabay Bugaagta Akhrintooda iyo Ku xidhnaan shaha Channal kan, inta Uu Dr Zaikir Naik Sheegay , waa wada xaqiiqo malin dhawayd ban kala hadlayay Anigo u sharaxaya wiil Sxkay Ah Dhagarta dhanka Wax barashada ee la inoo dhigay , waa Wax barasho dulka Xaadis Ah, Marka loo eego wax barashadeenii islaamiga ahayd, oo Haba yaratee wax Boqolkiiba hal ka yari Ay dhigtan , Tusaale macalinka Dhiga Qoonta Maadiga Ah iyo midka dhiga mida diiniga Farqiwayn baa u dhaxeeya waxan Xasuusta wagan yara in Qur,aan ka la dhigam jiray Wakhti Dhulku madaw yahay , Anaga oon Qureecan, Haddana dil Arxan daro ah meesha yaalo, taasi oo ilmaha Nacsinaysa Barashada , diinta, halka Aqoonta madiga ilmaha baranaya ( hal saac ) tagayo isago Dharagsan, wax jidh dilana Aan ka boqayn, waa shirqool Aan lagu baraarugin, Runtii , Nidaamka Qabiilka , Xaqiiqatan waa Aragti laga hor mariyayba Caqiisadii diinta oo Qabiilku Ka Xoog batay Wana shirqool Reer Galbeedku inoo dhigeen bay ku dabaqeen Siyaasada dalkeena ugu Dambayn mahadsanid Walal khadar wax badan baa ii kala baxay
@soosaare
@soosaare 3 жыл бұрын
Run badanaa allaw muslimiinta maanka ufur
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 3 жыл бұрын
@@soosaare Aamin Aamin Allaha ina Fahansiiyo Awoodeena iyo Aqoonteena
@shmustafesomali1274
@shmustafesomali1274 3 жыл бұрын
ustaad wxn kaa sugaynaa soo turjumida doodaha iyo qudbadaha uu dr zakir jeediyay sagaashamaadkii 1993 --2000
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Video ugu danbeyay miya neh 🇸🇴🙋‍♂️
@xhkalakabooomkhabiiib4066
@xhkalakabooomkhabiiib4066 3 жыл бұрын
Libah lawa ma aha
@sahalsonya5934
@sahalsonya5934 3 жыл бұрын
Wll mahad sanid
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣
@fardowsa221
@fardowsa221 3 жыл бұрын
Soomaaliya waxaa saameeyay shirqoolada muslimiinta lagu dagayo
@craxmanclaahi1620
@craxmanclaahi1620 3 жыл бұрын
mulimiinta weemidobayaan inshaa allah lkn xariir wanagsan hada maya sababtuna sacuudiga 2 ayuu qiyaanay ciraaq 3 carabta waxaa kabuuxo qaa iniin kulimaha eemadaxdooda african caqligaa laga gumeystay
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Ma qayb labaad ayaa jirta
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 жыл бұрын
Muslimiinta waxaa ku hor ordaayo. Carab cambuuro waa ween xeran. Iyaga ayaana laga socon la yahay. Imaaraadka iyo sacuudi carabiya.
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Shirqoolka ugu wayn soomali ayaa loo dhigay 5 Ayaa la inoo qaybiyey Cadowga Ingiriiska Soomali ayaa si fiican ugu la dagaalantay Waana Daraawiish
Qur'aan ku Naxwe ahaan miyuu Khaldanyahay Dr Zakir Naik
7:16
Jawaahiri
Рет қаралды 20 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
DOOD: SHEEKH AXMED DIIDAAT IYO BAADARI STANLEY STONBEG
31:46
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 958 М.
Surah Yasin, Ar Rahman, Al Waqiah, Al Mulk (Be Heaven) Omar Hisham
57:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 15 МЛН
Baadari Beeniyay Bible ka | Professor Bart D. Ehrman
59:07
Jawaahiri
Рет қаралды 21 М.
Taariikh Dacwadeedka Dr Zakir Naik & Caqabadihii India Q.3aad
35:48
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 91 М.
BANDHIGA DR ZAKI SAX 14 12 2016
52:32
Kalsantv Official
Рет қаралды 453 М.
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН