Xuquuqda dumarka ee islaamku cadaadis mise ilaalin| Q.1aad | Women's right in islam; Dr zakir naik

  Рет қаралды 33,940

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

00:00 - Intro
00:50 - Dr mahamed naik oo soogalaya
01:47 - Dr Zakir naik oo soogalaya
02:19 - Dr zakir oo bilaabaya khudbada
03:31 - Khadar johar oo bilaabaya turjumida
06:12 - taariikhda xuquuqda dumarka
11:35 - ubucda khudbada
12:12 - xaqa koowaad ee haweenayda
22:05 - xaqa labaad ee haweenayda
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta, kiristanka, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"
4: muuqaalo documentary ah sida kuwa al jazeera iyo DW
HADAFKEENU WAA;
Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 54
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful Islam religion dumarka kor ayay u qaaday wayna ilaalisay.. dadku iga ayaa xaquuqda iska qaaday Haday diinta suuban ee Islamka ku dhaqmaan wax walba way hagaagi lahaayen dulmiguna wuu yararaan lahaa
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
ustaad ilahay hakaa abal mariyo dadaalka ga iyo wakhtigaga qaliga ah eed kudbadan qimaha badan nogusoo gudbisay walihi waa xaquuqa ilahay nasiiyay ee qiirada ku galin naysaa yaa allah adigaa caadil ah oo xakiim ah xaqanagana adigaa nasiiyay rer galbeed waxba kama rabno Alxamdu lilaah❤❤❤❤
@idiriscisman7476
@idiriscisman7476 3 жыл бұрын
Sh dr sakir ilaahay dardii ayaan kujeclahay wll
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 2 жыл бұрын
Masha allaha Rabbi haku narakeeyo
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 3 жыл бұрын
Mnsh Alle ma izlam iga dhigay Alx
@mahamedhasen4019
@mahamedhasen4019 3 жыл бұрын
Mansha allah wl musigaa ka reeba wl Mahadsaid
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤ الحمدلله على نعمت اسلام
@ikransaed3314
@ikransaed3314 3 жыл бұрын
Alhamdulilah calaa nimcati islaam ☪️ Alhamdulilah
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Жыл бұрын
jizakallaahu walal qaali
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 жыл бұрын
Mashallah Allah idiin xafido wll dhaman inta qer ka kasow qebqadate
@barkhadabdillahi560
@barkhadabdillahi560 3 жыл бұрын
Masha allah. Mahadsanid wll khadar.
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 жыл бұрын
Wa gabar somaliyeed aow nolosha ku adkate hesato neh 4 carur iyo washed aye la dhiban tahay adunka wll lagu yahay
@naciimcabdi7914
@naciimcabdi7914 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@abdurahmanabdale4684
@abdurahmanabdale4684 3 жыл бұрын
Maasha'allaah wll waad mahadsan tahay.
@maxamedosmail9172
@maxamedosmail9172 3 жыл бұрын
Masha allah shaqo wacan walaal
@albarako9850
@albarako9850 Жыл бұрын
Ma sha ALAAH
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 жыл бұрын
Farxiyo soomali official
@abdimirad7758
@abdimirad7758 3 жыл бұрын
Mashaalah horay usoco wll
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 3 жыл бұрын
maansha alaah
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 Жыл бұрын
Waa barnmijyo cajiib ah
@amaalabdifanahley5146
@amaalabdifanahley5146 3 жыл бұрын
Allhamdullilaaaah 🙏🙏
@awoabdi7598
@awoabdi7598 3 жыл бұрын
🥰
@cabdiraxmaanmaxamuud9361
@cabdiraxmaanmaxamuud9361 2 жыл бұрын
Hadaanan Ogaan lahayn Inaan Nabi Muxamed Nabi ka danbayn Nabi ayaan u malayn lahaa Wlhi
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 жыл бұрын
Keeep going
@cabdiraxmaanmaxamuud9361
@cabdiraxmaanmaxamuud9361 2 жыл бұрын
Ilaahay wiiluuu Sharaf Shakir Naik Guulayso
@awoabdi7598
@awoabdi7598 3 жыл бұрын
Second person
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Dumarka muslimiinta ayaa ka fiican kuwa kale taas su,aal kama taagna
@sacdiyamoha6596
@sacdiyamoha6596 3 жыл бұрын
Wxaaan ka codsnaaa in aad qudubdaaan sooo dhamystieto
@relaxingtime2403
@relaxingtime2403 3 жыл бұрын
Asc wll ad bad u mshadsan thy e qayba xgta noso gali insha allah
@mustafa-oz8fg
@mustafa-oz8fg 3 жыл бұрын
Codka wllo la zocodzii drka sida kale 👌👌💝🌟✨ howl an kugu tagero bad hayzaa
@farhanhassan1329
@farhanhassan1329 3 жыл бұрын
aaway qeybtii 2 aad
@jawaahiri
@jawaahiri 3 жыл бұрын
Cwa ayaad daawan doontaa Inshaa-allah
@farhanhassan1329
@farhanhassan1329 3 жыл бұрын
@@jawaahiri hada ayan dawanoyaa thanks bro
@abdurahmanabdale4684
@abdurahmanabdale4684 3 жыл бұрын
Wll waxaan jeclaan lahaa inaad muustikada naga jarto.
@madashaaqoontaislaamka9030
@madashaaqoontaislaamka9030 3 жыл бұрын
ilaa xuquuq waxbarasho ma lahayn haweenku heer jaamacadeedna iskaba daa oo waxa cambridge university aqbashay 1920 wixii ka dambeeyay Markaas Ayay maanta rabaan inay ina baraan xuquuqda dumarka
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Dumarka alle weyne ayaxaqqeeda siiyy
@madashaaqoontaislaamka9030
@madashaaqoontaislaamka9030 3 жыл бұрын
Haa wll aad iyo aad
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 5 ай бұрын
Dumarka waxey ahaayeen xiligii dWladihii islaamka ku wa waxbarto gaar ahaaan xiligii cabaasiyiiinta wax way baran jireen guriguudna way dhaqan jireen ee beenta daa ee uskasmka ha caayin
@abdurahmanabdale4684
@abdurahmanabdale4684 3 жыл бұрын
Wll muustikada adiga miyaa daaraya mise kanaalka peace ayaa daaraya?
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaara soona Bookhda janalkayga
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 жыл бұрын
Hada lacag uawodo ama sabascareb u awodo kucawi wll number keda neh waxad kaheli kartan chanalka fartun bal balarka
@bagashwachannel7
@bagashwachannel7 3 жыл бұрын
Masha allh🥰🥰
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Soona bookhda janalkayga
@user-rt2uk6mx9h
@user-rt2uk6mx9h 3 жыл бұрын
《 CIMRAAN ONLINE QURAN 》 مركز العمران لتحفيظ القرآن الكريم ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ ☆Cimraan online Quran waa machad online ah oo aad ku baranaysid Casharo kala duwan uu ugu horeeyo Qur aanka kariimka ☆Ku baro qur aanka iyo culuum kale Hab online ah adoo gurigaaga jooga meel kasta oo aad dunida ka joogtid adoo moobilkaaga gacanta ka dhiganaaya ☆CIMRAAN online qur aan waxa uu ka caawiyaa dadka aan hore u soo dhigan qur aanka iyo kuwa xiftinta doonaya sidii ay si fudud ugu baran lahaayeen ☆Casharada aad ka heleyso waxa ka mid ah ● QUR AANKA KARIIMKA ● Tafsiirka Qur aanka ● Axaadiista Rasuuslka صلى الله عليه وسلم ● Ducooyinka ku yaala kitaabka xusnul Muslim ● Subciska Qur aanka ☆Habkani waa hab fudud oo aan ugu talo galnay dadka ay u suurto gali wayday in ay wax barasho toos ah tagaan ama jooga Wadamada Galbeedka ee aan awoodin in ay helaan wax barasho diini ah iyo dadka Wadanka hooyo jooga ee jecel an Guryahooga wax ku dhex dhigtaan si joogto ah 👉 Wixii Faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xidhiidh whats upka hoosta ku qoran ama imoda Whats up 👉 +252 637029296 لا تعجز أن تكون خير الناس كما دكر رسول الله صلى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه) ⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡
@barodiintaadasisaxa1372
@barodiintaadasisaxa1372 3 жыл бұрын
MUHIM WEYE M.ALLH 🔘
@fartunbashiir2961
@fartunbashiir2961 3 жыл бұрын
Wall delkaramka lenkiga maso dhikii gartaa wan wayaau
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
QOfkasta oo comentigayga akhriyaa waa inuu janalkayga soo bookhdaa sabskraaptana iisaara
@yahyeomarsaid5095
@yahyeomarsaid5095 3 жыл бұрын
Qaybta labaad soo raacsii please walal aaad ayaad umahadsan tahay
@hidaayahquraanonline7764
@hidaayahquraanonline7764 3 жыл бұрын
ku baro quraanka adigoo gurigaga jooga hab fudud oo ah onine waxaad nagala soo xidhiidhi tell: ama ku soo biir whatspp kan. chat.whatsapp.com/KCBZa2zQPMb24dLGruvjLH
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 жыл бұрын
Waxan halkan codsi wall nimo kuso gudbina in lacawiyo walshen farxiyo soomali official
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Maxaa kudhacay ninkii yiri magta tumarku waa 100
24:03
Salafmedia
Рет қаралды 130 М.
Dr Zakir Oo Siro Badan Khashifay | Islamophobia Q.2aad
30:33
Jawaahiri
Рет қаралды 59 М.
Dr Zakir Naik oo la Doodaya Nin Mulxid ah
25:01
Jawaahiri
Рет қаралды 25 М.
Hadaad iiga jawaabto waan muslimaya // Dr ZAKIR NAIK   Afsoomaali Q.1aad
12:20