Umad hadey alle ku xiran tahay waligood lagama guuley san karo laakiin hadey umadi ka fogaato alle kitaabkiisa wey qasaareysa waana laga guley sanayaa
@MaxamedMacalin-p4k18 сағат бұрын
😂😢 4:55
@CismanSheikh18 сағат бұрын
Fadlan marcada show soo daa firkikeyga haqarinin Amanda mahadsanid
@kurulusosmanseosen360020 сағат бұрын
Waar soomaliyeey like isaaara 😂 Walihi ma .aqan waxay itarayso wn iska jecelahay😂
@AbdinaafacMoha20 сағат бұрын
😢😂😂
@Farxiyomahamed-v5q17 сағат бұрын
Kkkkkkkkk lacaga ka hele
@CabdirisaqShugri20 сағат бұрын
Wcan o wanagsan maracade Falastiin alla ha guuleyo Midnimo islamna Alla hayna mideeyo😊
@CanabDheer17 сағат бұрын
Waa arin fiican bahdilkaas ilaahana mahad leh in dabadhilifka yuhuuda ee taagta daran ee cadowga uhiiliyo isla yuhuudii iney bahdilaan waliba jildil loogu daray alxmadulilahi ilaahaa mahadleh waliba insha allah in la xasuuqo ciidama ku sheega maxamud cabaas dhamaantood la laayo ayaan alle ka baryeynaa waa bil barakeysan doorkooda sida qaza loo galay in ayagana loo galo weyna imaanee waqtigeeda insha allaah bi.idnillaahi kariim
@AbdullahiShadali16 сағат бұрын
Allah ugargaro falastiin amiin dadka daanta galbeed jooga guul I'a falastiin amiin yaa Allah 🤲😭
@husenabdimohamed894318 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️
@MohamedDeeq-oq7rc8 сағат бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@IctiraafFarxan19 сағат бұрын
yaa rabi guushaada wayn sii reer falastiin aamiin
@fiidowmrk20 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@AsafaGirme7 сағат бұрын
Masha Allaah Boliska Ramala iyo daanta galbeed Hala dilo hala garaaco Waa jawaasiista Israa'iil u shaqeeya Ilaa Cabaas sigaar cabka badan
@UMUABUKAR-hl1kw19 сағат бұрын
MAASHA ALLAAH TABAARAK ILLAAHAY HA KA QABTO GAALADDA ISBAHAYSATAY
@nadifayassin598415 сағат бұрын
Wa dadaalayaana Allah ha cawiyo, allahumma aamiin.
@IsraAhmed-jx4ot16 сағат бұрын
Xm godadka ay soo bandhigeen israaiil ayaa lagu marin habaabinayaa
@omermuse1517 сағат бұрын
Mahadsanid maracade guul baan kuu rajaynayaa
@OumalkaireMohamoudBouh17 сағат бұрын
Mashallah allah ha guleyo muslimita .yuhud iyo xulafadoda na allah umada ha ka qabto
@islamisthebestreligion173814 сағат бұрын
waan ku farxay meeshaas si eey u qarin jireen ilaah ha xifdiyo waa yaab
@XawaCige18 сағат бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في 🎉❤
@abdilahiabdi637217 сағат бұрын
Allah ha ciseeyo muslimiintu meel kasta oo ay joogaanba
@JimcaleHussein-v6i20 сағат бұрын
اللهم إنصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸 وفي غزة اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم
@SiidcaliXasan-g4l18 сағат бұрын
Mahasanid maracada show sxb guul iyo gobonimo shaqo wacan
@abdifatahyare835217 сағат бұрын
Shacankeena Somalia midnimo ayaa u rajeenayaa
@Ella-z4d20 сағат бұрын
Your videos are a true cinematic experience! Thank you for your art and talent.🌃🍅🫶
Wcs yahuuda ilaa yurub lagu celiyo nabad majirto Trump jasiiradii uu sheegay ha geeyo hadii kale lafahooda ayaa yurub loo rari doonaa reer falastiin guusha Allah Wayne ayaa idin siin doona intii shahiiday alle shahaadadiisa haka aqbalo intii dhaawaca alle ha caafiyo nabad waarta ayaan urajaynayaa insha Allah
Ilaahy qowm mabadalo ilaa ay iyagu naftooda badalaaan ,
@Yaranka12120 сағат бұрын
walalyal hooyo macan aya iga xanuunsan oo hospital tala lacagta dawada la iga rawa anigane xaladeda alle ayaa og walalyal qof walboo ilahey wax u soo dhibay wax ha igu Takuleyo plzz
@Farhanabdihassan064619 сағат бұрын
Wararka soomalida iyo daacish war nagasii brother
@AhmedIbrahimmaxamed19 сағат бұрын
Ramala waxa Ka dhisan maamul maaha waa maxmiyad gun ah
Soomaaliyeey dalkiina maal gashada war kenya la iskuma hallayn karo war jooga war ka jooga war hantidiina meel la hubo gashta ?? Walaalayaaloow waan idin ka naxsanahay ??
@zakariyeYaxye-h2b15 сағат бұрын
A niga waxan isdhahay armey soweraran
@adansandheere728420 сағат бұрын
M..a sh Allah waa arni wngsn midaas .??
@Mohameddeeq-m8j19 сағат бұрын
Niyahow carbtu jilicsanas cajiib😮
@KhadarMohamoud-ge8tl20 сағат бұрын
Waa awood ale
@AbdikadarBashir-g2h20 сағат бұрын
Asc marayacade show
@SaadaqClaahi-o8s20 сағат бұрын
Awooda alle waaataas ee u arkiweeyaan
@maxamedibraahimMaxamedibra-v3n13 сағат бұрын
❤❤❤
@Maxamuudcabdi-s4c14 сағат бұрын
XM ma ahayn inee soo. Ban dhigan mesha ay ku hayan maxabiista
@hassanahmed-kb3xd19 сағат бұрын
Saaxiib bahdil maaha waa abaalkood
@Mohameddeeq-m8j19 сағат бұрын
Waa nasiib daro wlhy lkn waxaaa layaab leh ayagoo qoryo wato see looogaqaaday
@IsihaakLucky19 сағат бұрын
asc somalidabaxad adiga kineya udiraya somaliya dhismaheda xaysa ama somaliĺand
@AbdirahmanMahamud-tl9qv19 сағат бұрын
Ninqlwalba mesha aw isdhigo ayaa lagu gawracaa .😂😂
@YurubXasan-c4h19 сағат бұрын
Guul iyo gobonimo
@faadumobilal396317 сағат бұрын
Asc walaalo waxaad nagu waanisay wadankenii waa maxay maanta ku yeelo guri Kenya no way waxaan ka dhasinaya gurigii Hooyo please dadka u xayeesis dhulkeena
@abdirizakhassan257220 сағат бұрын
Yaa ka keeney.qof aan shantaada kaa Celin sharci kaama celiyo.