Maraykanka maxaa ka socda? maxaadse kala socotaa cashuurta Xukuumada Cirro?

  Рет қаралды 21,473

Xaaji Basar

Xaaji Basar

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@SuhaybIsmaaciil-d7x
@SuhaybIsmaaciil-d7x 11 сағат бұрын
Cirro ii talin laha Anigo Dalaka Dufaaco ayaa iidhaanta❤❤❤❤❤
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 12 сағат бұрын
Muuse muuse muuse hhhh dadkii lahaa maye is bedel isbedel soo lama doonayndee bixiya lacagta
@hoodoali1395
@hoodoali1395 11 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 cabaad baa ka dhamaaday. Waa ii farxad aniga🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 3 сағат бұрын
Geeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo run sheeg ayaatahay guulayso
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 10 сағат бұрын
CASHUUR BAAD KA SHEEKAYNAYSAANE, WADANKA WAA LAGU SOO DUULAY!!!!!.GUDAHA IYO DIBADABA WAA LAGAGA SOO DUULAY!!!!.
@ismailjama3411
@ismailjama3411 12 сағат бұрын
Xukuumada wakhti hala siiyo.
@amiina-tb4dm
@amiina-tb4dm 11 сағат бұрын
Ood dad iyo dalba ku iibiso?? Ku soco!!
@ismailjama3411
@ismailjama3411 11 сағат бұрын
@amiina-tb4dm Iska Aamus. Oo xishood. Yaa iibin kara dadka iyo dalka somaliland No one.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 10 сағат бұрын
​@@ismailjama3411 ISKADAA, ONE WEYN ILAA LAGOWRACO INDHIHIUSU CIRKA MA ARKAAN KKKKKKKK
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 10 сағат бұрын
@@amiina-tb4dmwakhtiga ugo fiican bay haysata haday imika ka faiidaysan waydo wa laga faiidaysan
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 12 сағат бұрын
Sland waa bilaa madaxweyne shan sano oo bilaa madaxweyne ah
@mudeyhassan9042
@mudeyhassan9042 10 сағат бұрын
Adigaa u olleynaye ciro ka macaash
@samewadasamewada
@samewadasamewada 9 сағат бұрын
Somaalilaan dhankeedii dhawaaq farxle mooyee dhiilo kama sugaayee aamiin
@SuhaibOmar-r5z
@SuhaibOmar-r5z 12 сағат бұрын
Qof Kan wllhi hda muqaldisa wa dhafa wayo aragtaba negative unbu ka hdalya iyo waxbay qalday xukuumadu.
@AbdirahmanDirie-z9r
@AbdirahmanDirie-z9r 12 сағат бұрын
Hurdo u daa, adaa doortey dawaada adkee?
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery Сағат бұрын
Xukumadan cusub wadanka halaga qabto hadad dhig ledihin
@moabdi3860
@moabdi3860 12 сағат бұрын
Ohinta jooji isbedel kaad rabtay so maha😢
@amiina-tb4dm
@amiina-tb4dm 11 сағат бұрын
YEP!! CONGRATULATIONS 🎉🎉🎉🎉
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 10 сағат бұрын
Kkkkkkkk
@KAFARAH1
@KAFARAH1 9 сағат бұрын
Guul Guul adaa u codeeyee xamil warqa Waa taageersanahay dawlada Adeer hahadlina 6 bilood jaanis siiya dawlada.
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 11 сағат бұрын
Ciro oo sixir barar dadkii ku ubuurey oo raba in uu lacag masaakiinta ka dhaco
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 сағат бұрын
itoobiya lacagta ku dirsada,kana soo qaata bishiiba hal mar.
@amiina-tb4dm
@amiina-tb4dm 11 сағат бұрын
Excellent! Change Change!! Very good job! Well done✅ Macaaaaaaa sugar 🥰🥰🥰REER isbedel doon!! Ood adigu Ka Koow tahey. MA HOGAAD KU RIDEEN QARANKA AYAAD KA SHEEKEYNEYSAA?? Wa arki doontaan hadii Muqadisho ii fadhiiso ay JSL odhan weydo
@HuseinYousuf-v3m
@HuseinYousuf-v3m 11 сағат бұрын
Waaxa layaab ah waxaxa jirta In dowlada iminka Joogta waxa cadaan ah in doowlada shaking ayaa ku jura Shaki. La arki Donna waxa qarsoon Ma doonayso waxa ictiraaf Ninja xassan wagaash ugu tegay Tanzania Waxaan leeyaha kuwii is bedalka doonayey Fartooda aye canaandoonan Wax banana ayaa qarsoon
@omarjama7627
@omarjama7627 12 сағат бұрын
Ka gura idinkaa doortye! Ma rabto ictiraaf adiga laftirgaaga ayaa taageerayey wadani ! Inaynu khyr soo wadin waan ogaaa walaahi
@hoodoali1395
@hoodoali1395 11 сағат бұрын
Ku soco, 😂😂😂😂😂 alla maxaan jeclahay jabkiina. Ilayn waa isbedelkiiye. Aniga illaahay wuxu igu ogyahay in aan shilin udirin. Iimaanka rabi haka qaadee. Acuudu billaahi.
@yurub5288
@yurub5288 11 сағат бұрын
Ciro iyo downloladan ma rabaan somalilaan 😮
@SuhaybAfande
@SuhaybAfande 12 сағат бұрын
Dawladan tii horaa dhaantay
@sahraabdillahi3719
@sahraabdillahi3719 11 сағат бұрын
Ciise muuse ayaan ahay. Markaa jooji cuqdada aad u hayso qayba ka mid ah deegaanada sl. Xaasid caadayaystay xuman iyo naxli ka buuxa ayaad tahay. Ciise muuse sharaf baan uhayaa laakiin munaafaq band tahay.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 10 сағат бұрын
Sahra hadaad ciise muuse sharaf iyo ixtiraam u hayso maxaad shalay Ahlu Naar ugo sheegaysay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 11 сағат бұрын
FARTIINAAD EEDEEN
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 11 сағат бұрын
markaa ma baahi ayuu isbedelkii soo kordhiyay
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx 11 сағат бұрын
Waa sheekadii xamare
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 10 сағат бұрын
100%waa in la kordgiyaa cashuurta, lacagtii aad laaluushka u qaadateen ee aad u iibiseen KAADHADHKIINII CODAYNTA ayaa lagu bixinayaaye ogolaada cashuurta 💯 waa in cashuurta la kordhiyaa
@TaaroAli
@TaaroAli 11 сағат бұрын
Waa inay dawlada j.somaliland iyo xukuumada cusubi ay shacabka u kala cadaysaa inay xukuumadu ay lacagaha cashuurta ah ay kusoo rogtay shirkadaha dalka gudihiisa ka dhex shaqaysta inay dawladu cashuuraha kusoo rogtay iyo inay dawladu ay shacabka cashuur ka doonayso waa inay xukuumada iyo dawladu ay shacabka u kala cadayso oo hadii ay xukuumadu ay shirkadaha cashuurayso oo ka doonayso dhaqaalaha ay dalka ay ka faa'iidaan ay dawladu badhkeeda ay hesho oo ay ku shubaan bangiyada dawladu ay leedahay lkn hadii ay xukuumadu ay shacabka wax iibsada ay ka doonayso waa inay cadaysaa oo tidhaahdaa waa inay shacabku ay wax kasta oo ay iibsanayaan ay dawlada ugu daraan intaa ay xukuumada iyo wasaarada maaliyada ee dawladu idinku soo rogtay waa inaad bangiga dhexe ee dawladu awaamiirta ay kusoo kordhiyeen shacabka waa inay shacabkuna u hogaan samaan lkn waa inay cashuurta ay dawladu ay ku kordhisay shirkadaha dalka dhexdiisa ka ganacsada cashuuraha ay ku kordhisay ama ay ka doonayso waa inay xukuumadu waraaqaha cashuurta ay ku kordhinayso ku cadaysaa si aanay shirkaduna aanay shacabka cashuurta shirkada laga doonayo aanay shirkaduna shacabka qiimaha wax iibsigooda ugu kordhin ama aanay shirkadu shacbka dhiiga uga nuugin shacabkuna uga feehignaadaan sixirbararka ay shirkaduhu shacabka ku hayaan iyo ganacsatadaba ay fiiro gaara ugu yeeshaan halka ay qiimuhu kaga kordheen ama kaga kordhayaan waa inay dawlada iyo xukuumaduba u kala cadeeyaan shacabka iyo shirkadaha iyo ganacsatada kaleba waa in hadaanu nahay shacabka dawlada j.somaliland ay jawaab deg dega aanu ka helno xukuumada iyo dawladaba!!!??
@SamaDeri
@SamaDeri 12 сағат бұрын
Cashuurta waxa laga gaban karaa saadka oo aaney shacabku isticmaalin. Xukuumadu ina iid bey heshiis lagashey. Shacabku waa iney kaash ay wax ku iibsadaan. Sheekadani waa boob
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 12 сағат бұрын
War miyeydaan Dad islaam ah aheyn, war miyeydaan somali aheyn, war miyeydaan ISAAQ iyo HARTI 500 sano wada deganaa oo isdhaley aheyn....war sidee CEERIGAABO isugu dishaan FIKIR Iyo CALAN meel laga taagey... Diintii iyo Damiirkii maxaa la tegay
@basheebooshie6415
@basheebooshie6415 11 сағат бұрын
Waxaad uga hadlaysaa cashuurta muse ku soo shubayey baaad diidantahay in la caashuuro (LABA WAJIILE).
@abshirfaarah-i9w
@abshirfaarah-i9w 11 сағат бұрын
Ninkaani waa habar-awal marka cirro hadduu janadii keeno udhadhami mayso dargigii la afrogay buu kadanbeeya ictiraafka idinku maaad kèentaan waa jogteene
@hoodoali1395
@hoodoali1395 11 сағат бұрын
Janooy xaal qaado, waar is astura, anagu idin maqalnaye yaanay cidkale idin maqlin dee😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 8 сағат бұрын
Qabyaladu waa 💩🤮
@abdirahmanmohamed6933
@abdirahmanmohamed6933 12 сағат бұрын
Hal bil ma dhama waxa Soo socdaa ka daran Waaba la ogaan
@MustafeAxmed-pw1og
@MustafeAxmed-pw1og 12 сағат бұрын
Sxp adigu ma dhaleecuun baad ka hadashaa maad xumada amaaninba 😢 sxp inaga dhis cadawbà ku daawanayee😢
@AhmedHashim-k1y
@AhmedHashim-k1y 12 сағат бұрын
Xaaji cashuurta wa waxa aduunyad oo dhan kajarta
@hoodoali1395
@hoodoali1395 11 сағат бұрын
Cashurta ma xoolahaaga Laga qaadayaa islaanta xabuubta iibinaysay ee boqol jeer la cashuurayaaye. Waar islayaaba hurdaaye iyo wuxu wataa waa boob iyo dhac. Waraq idinku dhacye
@KhadarMouse-o4o
@KhadarMouse-o4o 12 сағат бұрын
Adigu miyaanad kamid ahayn 😮 dadka somalilanderka weliba baraha bulshada hadal oo uhadal dalka lagaama afdheere
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 11 сағат бұрын
Isaaaq dal ma leh. Isaaq oo aan weligi is xukumin oo Faisal Ali Waraabe iyo Buurmadow oo labadu waalan yihiin ayaa xukuma. Ummad been ku nool aan Ilaah iyo Adaame midna ka xishoon meel fiican ku dambayn maayaan.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 сағат бұрын
cirro bilaash uma aadin dalka tansaaniya ! xasan sheekh buu la kulmay. lacag iyo barbara labadaas bay rabaan .
@Axamedguhaad
@Axamedguhaad 12 сағат бұрын
Shacabka soomalind makara soh cashuur aan sharci ahynah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 11 сағат бұрын
SOWDIGII U CODEYNAYEY EE LAHAA ISBADELBAA LA RABAA ADKAYSO DEE XOOLOYAW
@ahaiban1
@ahaiban1 10 сағат бұрын
Alaabkiibaa laydin mariyey...
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 11 сағат бұрын
Codka joos dhig dhugdhugley yahay
@cabdirashiidawxashi1204
@cabdirashiidawxashi1204 12 сағат бұрын
Macquul maha saadka waa la cashuuraya
@KIFAAX666
@KIFAAX666 11 сағат бұрын
NOOLOOW AQOON YAHANKAAS THA IS TRUE
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 11 сағат бұрын
WAR MUNAFIQ JOOGI SHABA KAY DIB UGU SO NOQON
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 сағат бұрын
idinkuna maskax kale la imaada! itoobiya lacagta u dira ,kana soo qaata bishiiba hal mar. shirkadna tilifoonada xuduuda itoobiya ku samaysta,reer wajaale iyo gabilay way ka iibsankaraan adeegaas.
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 12 сағат бұрын
Waxaad u taqaanin Cadowga ummad aan waxba kaala socon maskax dad ka waalantihiin Ciro muu ahayn nin waddanka u dhashay ee waa fircoon laydiin soo diray oo waa cammal kiinii. Oo duuduuban oo Illaahay idinku riday
@cismaanaxmed8186
@cismaanaxmed8186 12 сағат бұрын
Nasiib daro dheh
@MuuseMaxamed-b3w
@MuuseMaxamed-b3w 12 сағат бұрын
Madaxweyne Ciro isagaa MUUSE uga lexejeclo badan wadankee Waxa kele ma sheegaysaa
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 12 сағат бұрын
Waa waxa ceerigabo kaliga aad usheeganayso iyado harti kaga badan yahay
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 11 сағат бұрын
Lexejecladu ma iinu masakiinti dhibanaayd sii dhiiba oo sixiir baraar kusi korfhiyo ma iinu wadaankii marba meel lagu bahdilayo geeya ma inu ciitirafkii oo muuqda tageeri waaya xagee loo socdaa somaliland waaa siide 😂
@KAFARAH1
@KAFARAH1 9 сағат бұрын
Adeer aad ayaad u taageersanahay cashiurtaa dadka waxba u tarayso sentiyaal dawlada iyo ciidamadana aad ayay u caawinaysaa , joojiya buuqa hadii kale kulmiye danbe ma taageerayno
@SacdaMohamedhassan
@SacdaMohamedhassan 11 сағат бұрын
Hhh waboo cabana
@Hal-abuurmurtiile
@Hal-abuurmurtiile 12 сағат бұрын
Dhedigyohow dhankiinaa khalqigu nooga soodhacaye Dhankaad naga xigtaan baa wadnaha dheeli maagane eh
@hoodoali1395
@hoodoali1395 11 сағат бұрын
Labkii tunaayoow halkeed wax marisay hadaba😂😂😂😂😂
@MaaxNuur
@MaaxNuur 12 сағат бұрын
Dhidigoow dhankiinay dhaxantu Naga haysaa
@MaxamadClahi-g4f
@MaxamadClahi-g4f 10 сағат бұрын
Beenta kadaadadka madaa indadka waxlasaary noosheya dawladu namay odhane maiyagaa kusoodiray kuwa dadka dhaca ee afuufa
@hindaawad1234
@hindaawad1234 6 сағат бұрын
Awalow. Iimaankii muuse ayuu idinka raacay waar xishooda😢😢😢😢
@alibaashe4095
@alibaashe4095 12 сағат бұрын
Waa.ok.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 7 сағат бұрын
Zubeer Awaloow, u ogolaada CIRRI dalka ha xukumo. Isaga oo kaliya ayaa la doortay.
@AbiibColaad
@AbiibColaad 4 сағат бұрын
Reer kulmiye update Ayuu ahaa wx kastba deg deg ayuu UGA jawabi Jiray Marka cadawgu Somaliland soo eegaba dee Wadani wxba siyaasad kama garanyaan reer wadani
@shabcaanahmed140
@shabcaanahmed140 12 сағат бұрын
Waar Bal jaahilkaa eega Waxa uu ku hadlayo. Salaamaad.Salaamaad
@ahmedabdi1783
@ahmedabdi1783 5 сағат бұрын
Doorashadii ciro iyo isbedelkii la sheegayey xaasilkiisii weeye arinku
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 6 сағат бұрын
Xukumadu waahuwan waxayna rabaan qamqam iyo qadaad weyn inlagu noqdo manahadal hayso Reer Somaliland now isbedelkii aadoorateen kaxabxaaboya waar anugu marhore ayaan sheegay waxani dawlad maahan wadanka badbaadiya oo halkaco
@SaadoHasan-j1s
@SaadoHasan-j1s 9 сағат бұрын
ciro hurdaye cashurtan u shegayo wa cashurti u xasan shekhu usoshegay
@yusufdiriralimd1063
@yusufdiriralimd1063 10 сағат бұрын
Waxa la yidhaa GST oo Sacad Ali shire ayaa keenay cashuurtan, mala Ciro ka hor waxba Maad cununjirine
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 11 сағат бұрын
You are ignores there for you should be quiet by yourself.
@JamacfanaxJamacfanax-yv3ue
@JamacfanaxJamacfanax-yv3ue 9 сағат бұрын
Cashuur waa sharci anaba koobshaaha hadaanu cabno 100/15ayaa nasaaran culaysna naguma aha ee bixiya cashuurta
@kalidmohammud1623
@kalidmohammud1623 9 сағат бұрын
Xaqiiqadu waxay tahay xukumada somaliland ee xisbiga wadani daacad kama ah madaxbanaanida somaliland
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 9 сағат бұрын
Iiddooroow haddii la yiraahdo beelaha soomaalida dawlado halaga dhigo , 300 oo dawladood ayay kor u dhaafayaane xaggee baa kuraas looga heli .
@ifrahabdi1141
@ifrahabdi1141 8 сағат бұрын
Xukumada had jogta iyadaba rabta ina n la ina aqonsan wax kale lama amusna iyadaba wadnaha fartabku haysa ma ninki aya ka qadanaysay lacgata ayey kaso horjedsan wu khashofi waxay isku ogayen bay wada ictoraf ma rabto
@yahyame111
@yahyame111 12 сағат бұрын
Hhhhh Cadawgii gudaha nimanka talo ka sugayoow idinka cirka roob ku og.
@nuuracolaad849
@nuuracolaad849 3 сағат бұрын
Dawlad ii manla cidii doratay qiyaama ha ayagaa qaba
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 6 сағат бұрын
Xaaji basaraw adigaan qiiradada iyo oohinta mid u dhaxaysiine Adkayso waa isbedelkii iyo diblumaasiyaddi😅😅
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 8 сағат бұрын
Xaaji baasar adeer isbedelkaad u codayseen waa kane iska xamila bahashu weli ma dhawee
@BaasheCabdi-p7i
@BaasheCabdi-p7i 7 сағат бұрын
Waar nagatag waxba ku dhagaysan maynee waxaan kabooday judhiiba markaaa tidhi aqoon yahankan waar aqoon yahanku waa alla yaqaanka sidaa fahan
@yusufdiriralimd1063
@yusufdiriralimd1063 10 сағат бұрын
Ma Waxaad doonaysaa In uu noqdo Facebooker sidaada oo kalle.
@iOnSL
@iOnSL 8 сағат бұрын
Waa kuwad dooratay 😂
@ibrahimfahal-x2d
@ibrahimfahal-x2d 7 сағат бұрын
WAA WIXII AAD U CODEYSEY, WAA ICTISAAM, OO DALKA LA WAREEGTEY, AQOONSI KA DHEER, CABUDHIN IYO CADAADIS AYAA KU SUGAYA IYO DHAQAALE BUEBUR, 5% AYAA BIXIN DOONTA OO WAX KASTA OO AAD IBZATO AH, XASAN SHEEKH BA KA TALIYA DALKA, ADANA U CODYEY JOOJI CALCALKA BIXI CASHUURTA
@XamseXaaji-t8c
@XamseXaaji-t8c 6 сағат бұрын
Nin hurdo ka kaceyn ayaa la dortey
@abdourahmanalidaher6859
@abdourahmanalidaher6859 10 сағат бұрын
yaab yaab yaab
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 7 сағат бұрын
Hdd zaad diraso waxbaa kaa goaya
@JamaalcadaanixusdenXamsd
@JamaalcadaanixusdenXamsd 9 сағат бұрын
Adigaa dalbadee agramdhe
@sanyarecali7568
@sanyarecali7568 4 сағат бұрын
hala tooso somaliland hurudooy shacabkow toosa
@kilimanjaro7225
@kilimanjaro7225 10 сағат бұрын
Beenale
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Putin's palace. History of world's largest bribe
1:52:51
Алексей Навальный
Рет қаралды 134 МЛН
Zelensky is ready to talk with Putin / Border closure
13:18
NEXTA Live
Рет қаралды 663 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН