Marexan IYO Dawlada Maxa Dhexmaray,Hubka Keena Marexaan Maxa Xigay Xogta Ciidanka, Khilaf Dhashay...

  Рет қаралды 14,063

Ibraahim CuliMo

Ibraahim CuliMo

Күн бұрын

Welcome Channel @Ibraahim CuliMo
Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL...
(Nagusoo Biir) Mahadsanidiin
SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅
www.facebook.c...
#SOOMALIYA
#ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo
#falaqaaynta_siyasada
#doorasho #galmudug
#koonfur_galbeed #puntalnd
#hirshabeele #gobolka_banaadir
#ssc_khaatumo #jubaland
#aduunka #siyaasada
#bulsho_tv #caawinta

Пікірлер: 54
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
VIVA Marexan not easy from dhulbahante Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 ай бұрын
Mareexaan sow kuwii Kenya qaxootiga Ku ahaayeen sow ma Han goormee beer lag yeeshay😂
@MohamedBashir-fi9sh
@MohamedBashir-fi9sh 2 ай бұрын
​@@Xuseenaadan-nl7im C
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Hawiye, Galinsoor haa kasii guuraan.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 ай бұрын
Masha allah guul walaalaheen mareexan hubka ku fara adayga ilaahay ba idiin hiiliyey from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 2 ай бұрын
Masha allah guuulu walaalaheen mareexan,hubka ku,fara adayga illaahay ba idiin hiiliyey ee hubka ku ayaan idinka laydinka layanlaah
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
Yes yes that’s right
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 ай бұрын
Guul Reer Sade wiilashanadii lalaayay Allah unaxariisto geeri waa naqaano fartaagna Cariya
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Guul walahay mareexan darood harti dhar baxo kul bey ku dhacday kooxdi u hogaminayey faratag ceb iyo fadaxo jab bey kala tagan cabudwaqa xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid wa wu dhamatay wey ku dayan bye
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
Fartaag waa fidno abuur iskacayre fartaaag
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb 2 ай бұрын
Wariye aftahana alow nookaa xafid guul gal mudugeey guul iyo gobanimo shicibka iyo maamulka ale ha idin xafido ragii ood wadaaga ahaa ee abti iyo habaryar wadaaga ahaa guuleysta ree g m
@farxiyoluul5217
@farxiyoluul5217 2 ай бұрын
Manshaallah waa sax
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
That’s right
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@abdinor9215
@abdinor9215 2 ай бұрын
Adeer guulayso
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
Masha'Allaah Guul iyo gobanimo, Marexaan raganimo, Waa Sidaan idinku Aqaano dadnimada iyo Dowlad yaqaanka❤🇸🇴💞❤️‍🩹👍
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 ай бұрын
HUBKAAS DALKA HALOOGA XOREEYO, XABASHI IYO MAREEYKAN.
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
Guuul gobanimo geesyeenteemareexan that’s right
@ztrenditv7223
@ztrenditv7223 2 ай бұрын
Mansha Allah Mareexaan ,Qalas ibnu qalas
@khadiijasaid1516
@khadiijasaid1516 2 ай бұрын
🇸🇴
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 2 ай бұрын
Alh meekaqadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤🎉
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Mareexaan hanoolaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadroali7142
@khadroali7142 2 ай бұрын
Mareexan ❤❤ guul
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 2 ай бұрын
Asc ibrahim uluma guuleyso horay usoco viva
@HassanMed-h3e
@HassanMed-h3e 2 ай бұрын
Mashallah wariye hadaldikisi cadyahay baa tahayy gul
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Reer Caabudwaaq intaa waa ka caqli badan yihiin,ciidan muxuu u sheegaa ayakaaba ciidan ah,wiilal iyo gabdhaba.
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Alxamdulilaah
@ragehussein124
@ragehussein124 2 ай бұрын
Hubka keena mareexan maxaa la dhahaa wax la cuno miyaa xasan dhiiqo caqli xumaa hubkena aan idinku dilee xagee ka shaqeysaa
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 2 ай бұрын
ha layska ilaaliyo qorshayaasha dhagaraysan ee xasan buste iyo kooxdiisa taagrayaasha u ah ee dhagarqabayaasha ah. kana digtoonaada yaan laydin Gaadin ee heegan ahaada MR. SADOOW. inshaaallaah.
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 ай бұрын
WARIYE CODKAAGU WAA GAABANYAHAY.
@bazeera5520
@bazeera5520 2 ай бұрын
Miyey iloobeen inay nimanku mateexaan yihiin oo caqligood banooni lagu cayaari karin
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Ibrahim culimo rageedii.
@HassanMed-h3e
@HassanMed-h3e 2 ай бұрын
Wariye fican gul gul
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Fartaag Gedo oo uu dulaystay ayuu mooday reer Galmudug😂😂😂
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Fartaag necbiyaa , waa nin sheegad ah baqti uray balo kudaftay.
@abdiishmail743
@abdiishmail743 2 ай бұрын
Marka la qarameeyo Mahad Salaad baa dilaya ciidanka Caqligooda sidaas ayuu ku fekerayaa
@SPharaoh
@SPharaoh 2 ай бұрын
Hubka waxaa soo dhiibay ina Cumar Geelle. Waxaa loo watay Leylkase iyo Mareexaan. Waxaa la doonayey in dekedda Garacad Wadada itoobiya gasha la xidho oo halkaa Sacad lagu beero oo la gubo Wixii ag yimaada. Wali 2 candho meydle ayaa hub waaweyn ku raran oo dhul Absame ku sugan ee halaga shaqeysto.
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 2 ай бұрын
😂😅😂 Kaad hadda wadataan ayaaba huguri nooga jiraa 😂😅😂 Warkaasi waa mid cad oo aan caad kurogneeyn
@abdallaliban2357
@abdallaliban2357 2 ай бұрын
War ninkaanu waa caaqil, isha ayuu katuuray! Santa laga leeyahay Mareexaan waa siduu usheegay.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
War war la qaramaynayoajirto tuuga tuugu dhalay xassan duufle gurgurte Iyo horgaladan mareexan ma Siri Karan cayriya Nacala dhalaye😮😮😮
@salamaboy6218
@salamaboy6218 2 ай бұрын
Bro sameecada iska hagaaji codkaaga sifiican looma maqlo
@lylabdk1059
@lylabdk1059 2 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 ай бұрын
Inna adeeroow yaan leading kaadin dandooda waa hubka si gacanta loogu dhigo wasiirkana waxaa la socdo sirdoon oo rabo in uu basaaso meesha hubka yaalo
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo yaaka caqli liita nijaaska
@hm5603
@hm5603 2 ай бұрын
❤❤❤
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Maxx awal loo quriwaayay?
@samielmi6158
@samielmi6158 2 ай бұрын
Runtu waa biyo Kama dhibcaan,waana xaq,in la isku sheego,tuug gurguurte hubkii dawlada ee u reerkiisa u qaybiyey ,ka Horta halaga soo celiyo.waar mesha dawlad ma jirte Shartooda ,allahayow dadka iyo dalka somaliyeed ka badbaadi.
@osmangure6040
@osmangure6040 2 ай бұрын
S/c war hoy SADOW XAALKU MEEL ADAG AYUU SAQLAYNAYAA Ee isku duubni ayaad kaga bixi kartaan. Wallleee hadaydaad garan weydaan Wadada saxda ah oo aad ilduuftaan Marar badan oo taladu idin dhinac marto mar kale ayaad ka sheekayn doontaan . Xassn wuu dhacayaa ee lugaha dhulka ku xejiya.
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Waxaa dhexmaray fashil
@zainabraan9446
@zainabraan9446 2 ай бұрын
Waa been waa shirqool hayeelin wiilasha markey shirqoolan oo been u sheegan hadhoow ayaad ka shalayi doontan askartii hore ayaa lalaayay waa lawada dilay
@lylabdk1059
@lylabdk1059 2 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 ай бұрын
CIIDAMADA CAABUDWAAQ, LAGA QORAAYO WAXAA CARATUUR LOOGA DHIGAAYAA #XABASHI IYO MAREEYKAN, WALIGIIN ARRINTAAS HAYEELINA.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 429
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 109 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН