Mariam Yassin - Part 1/2 - 10 sano kadib weerarkii

  Рет қаралды 381,264

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 529
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 10 ай бұрын
I remember one of my workmate she was a Pakistani she was the chair of the cooking demo. She survived & came to work and narrated the story the same way. Allah ya Rahma all who perished!
@alifarah24channel82
@alifarah24channel82 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo seygeeda janatul fardowdo Alle ha ugu bishareyo amin amin amin
@IsmailIsmail-zb1jc
@IsmailIsmail-zb1jc Жыл бұрын
Maasha Allah gabar iimaan badan weeye allaha xafido. Qaybta 2aad nala soo gaar ayaanle
@mahadibraahim6607
@mahadibraahim6607 Жыл бұрын
Gabar adag ayaad thy alle badal kheyr qaba ha ku siiyo
@halalpolice23
@halalpolice23 11 ай бұрын
She described like I’m literally there SubhanAllah and now all my day is in darkness 😢 I’m so emotional today and even my husband noticed it. HasbiyAllahu wanicmal wakiil Rabiyow ka madoobe hasuustaas oo caafi samir iyo imaana kasii
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Жыл бұрын
وَلَا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ ۗ وَمَن قُتِلَ مَظْلُومًا فَقَدْ جَعَلْنَا لِوَلِيِّهِ سُلْطَانًا فَلَا يُسْرِف فِّي الْقَتْلِ ۖ إِنَّهُ كَانَ مَنصُورًا
@sabsibra
@sabsibra Жыл бұрын
Gabadhan mashalah wa Geesiyad (Heroin), Alla ha u naxaristo yasin. She is amazing and strong woman coz in such situation of Horror, frightening and terror situation not everyone has that courage
@abdulhalimrijaal3899
@abdulhalimrijaal3899 Жыл бұрын
Allah ha naxariisto iyo gacan ka xag daray baa dishay ayaa inaga badatay, waxaad ku dartaan ‘ILAAHAOW Al-Shabaab XABAD HAKA REEBIN’ Aameen
@samiramohamed6357
@samiramohamed6357 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin yaa rabi 🙏🤲
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin.
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 Жыл бұрын
Allaahuma amiin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Allahuma aamiin haduusan hanuun u qorneen.
@SueB-s2z
@SueB-s2z Жыл бұрын
Aamiin ya rabi 🤲🤲🤲
@akn7640
@akn7640 Жыл бұрын
That’s really very sad SAD story to listen. U can tell she’s very intelligent, seemingly educated, kind, precise, and considerate. Masha Allah. My condolences to u abayo so sorry.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Wlhi wan xasuusta xiligaas school ayaa dhiganaaye fasalka from one e dugsiga sare ahaa 2013 alaha unaxariisto xaajigaada 😢🤲
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 Жыл бұрын
Me too i was class 8 in primary
@AbdyOmar
@AbdyOmar Жыл бұрын
Hadda dhow aheyd kwrn 2013 ki meyba aheyd
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Wali weey na laaynayaan qawaariijta ilahoow naga qabo alaah maxeey dad gartaro ku dileen lakiin Alxamdulilaah ayagana mowdka ma dhaafi doono ilahoow cadaab aduun iyo Aqiro Al Shabaab iyo wax ala wixii taageersan xataa qalbiyan Yaa Alaah Amin Yaarabi
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@FarhiyaAdan-wx9gb Amin ilahay samar iyo imaan ha idiin siiyo guriyo badan tacsi weey dul dhigeen manaxayaashaas qof eey dhaafeen malaha lakiin ilahay ma mooga weeyna naga dhamaan doonaan insha Alaah.halkeey ku dileen walaashaa ilahay ha unaxariistee abayo?
@AbdizakAdan
@AbdizakAdan 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisato intii muslim aheyd
@Layaaany
@Layaaany Жыл бұрын
Alllaha u naxaristo abaayo seygaada iyo inta muslimiina oo mlints ku geeriyootay dhibaatadaas adnne alha kuu qaboojiyo qalbiga 😢wlaahi wsxaa tahay geesiyad maasdhallh allha ku deysto😊
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto marxuumka aamin waa hooyo samir dulqaad badan illaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo inshallah
@abdiganiabdi6385
@abdiganiabdi6385 Жыл бұрын
إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَilaahay ha u naxariisto adigana samir iyo Iiman insha alaah janada aad ku kulmidoontaan
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Жыл бұрын
Ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun Allah u naxaristo Yassin, Samir iyo imaan abaayo, Allah qalbiga ku qabojiyo, Amiin ya Rabb
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan dadkii ku dhintay samir iyo iimaan allaha inaga siiyo
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay west gate mall Samir iyo iimaan alle haka siiyo dhamaan dadkii xaqdarada lagu dilay walasheen samir adigana alle hakaa siiyo seygaagii
@kamg3450
@kamg3450 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto . Dhamantoodba. Subxan allah dhibatadii weli way ina daba socotaa. Maxay hooyo agoomeeyeen Calool xumo badanaa
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto walaalkey yasiin,maryana qalbigeeda Allah u dajiyo
@siyaaddaud3216
@siyaaddaud3216 Жыл бұрын
Amiin.. Yasiin waxa uu ahaa qof qaaliya allah u raxmado. Maryam waa qof aad u qiimo badan qofkii yaqaano ayaa yaqaano.
@yunisahmed9979
@yunisahmed9979 Жыл бұрын
Very courageous and faithful . Wapi part2
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Waa xanuun ax waan qiirooday waa xasuustaa maalintaas ilaay abaayo iimaanka ha kuu siyaadiyo
@abdallayoung8950
@abdallayoung8950 8 ай бұрын
Alla yarahma
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Жыл бұрын
Meyd socda bu ahay ( Allaah ha u naxaristo isaga & inti dhimatay umada Nabi maxamed csw.
@abdulrashidismail-ue6dy
@abdulrashidismail-ue6dy Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto odaygaaga iyo intii dhimatay
@fadumokalif462
@fadumokalif462 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto wadaadkeeda iyo intii islaam ee ku geeriyotay indho xumo wey aragtay allaha qalbiga ha u sugo❤
@siyaaddaud3216
@siyaaddaud3216 Жыл бұрын
Amiin allah u naxariisto wllkay Yasiin😢
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 11 ай бұрын
@@siyaaddaud3216 aamiin wllo ma walalkaabuu ahaa Allah ha u naxariisto
@musthaphehappane3127
@musthaphehappane3127 8 ай бұрын
​@@siyaaddaud3216 Ax Alle ha u Naxariisto wllo ma wllkabu Ahaa😢😢😢😢😢
@rorobano6907
@rorobano6907 Жыл бұрын
Wlh wa gabar geesi ah mshallah qof sawir badn weyaan Allah hunaxriisto xajigaada
@SafiaTifow
@SafiaTifow Жыл бұрын
Very sad story ilaahey ha u naxariisto jannatul ferdowsa al aclaa ilaahey hoygiisa ha ka dhigo allaahu ma amen
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 Жыл бұрын
Qalbiga ila xanuunay , sabar allha ku siiyo mariam adiga iyo inta kula mid ah
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax ax ax ax Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajacuun Allah how naxariisto Yaasiin iyo Dadkii kale ee la dileyba Ilahey Samir iyo Iiman Saadiqa ha kaa siiyo adiga iyo Dadka kale ee Eheladoodii la dileyba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@musthaphehappane3127
@musthaphehappane3127 Жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto wllo dhamaan umada muslimiinta meesha ku dhintay 😢😢😢😢
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 7 ай бұрын
Aad ban uu gariiray wallahi sheekadan dhageesigeda iyo qisada xanuun daraana dareemay wallahi😢😢😢 ilabay hau naxariisto intii ku dhimatay oo muslim ahayeen
@Daniboyabdifatah
@Daniboyabdifatah 2 ай бұрын
Asc
@coolshak388
@coolshak388 Жыл бұрын
Asc baayo. I cried and learned a lot from you. May Allah meet you and your husband in janatul fardowsa.
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 Жыл бұрын
studio.kzbin.info/door/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@abdirahmanahmed1055
@abdirahmanahmed1055 Жыл бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@abdirahmanahmed1055
@abdirahmanahmed1055 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😮😮😮
@hamdamohamed1774
@hamdamohamed1774 Жыл бұрын
@@abdirahmanahmed1055w waa
@NimcoShariif-l2z
@NimcoShariif-l2z 11 ай бұрын
​@@abdirahmanahmed1055❤❤❤ ❤pppp
@fardosahassan3766
@fardosahassan3766 Жыл бұрын
MashaAllah wa gabar gesiyat ax strong mum qabiga Allah calosha kuqabojiyo. Kudadal inas Allah kuhirnato.
@abdirahman6309
@abdirahman6309 Жыл бұрын
Marxuumka Allah ha unaxariisto adna Ilaahay kacabso oo isastur in ladhimanayo waan hubnaa hadan waxaan udhaqmeenaa sidi dad aan dhimaneenin
@aminmuhudin
@aminmuhudin Жыл бұрын
Gabadhani way asturantahay qaawanaan kama muuqato hadaad muraad kale leedahay waa gooni.
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Qofba meel ayay u maree , sidaan ayay wax ku asturanyihiin ayaa hadda la isku sheegaa . Waa la dhaqan badalmoobaa , diinti barashadeedina waa yaraanee , xagee loo socdaa allow na astur oo na hanuuni . Baraarujin: Walaal waxa aad soo qortay marxuumka ( مرحوم ) midki alle u naxariistay , marka su'aashu waxa ay tahay yaa kuu sheegay in allah u naxariistay , arintaa yaa ogaan kara ? Soo allah kaliya ma aha . Marka ha adeegsan kalimadaa .
@aminmuhudin
@aminmuhudin Жыл бұрын
@@samowade1300 Asturnaanta ma waxaad utaqaanaa kaliya in laxerto jawaanada khawaarijta?. Tankale ninkeeda waaa shahiid oo gacan khawaarij ayoo kubaxay.
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
@@aminmuhudin Hadda qof meeshaa ay u mareyso waqti uma hayo aan kula doodo , hadiiba xijaabka sidaa aad u suuro xumeyneyso oo aad ku sheegeyso jawaan .
@aminmuhudin
@aminmuhudin Жыл бұрын
@@samowade1300 Ha iga been abuuran xjiaab ma suurad xumayn xijaabka ay gabdhaheena isticmaalaan waa laba nuuc Garbasaar iyo Jilbaab labadaasna ma isticmaalaan khawaarijta. Kawaarijta wxay isticmaalaan mid jawaan ah oo dhulka jiitamaya oo aan lagu dukan karin salaad sido kale aan lakala garan karin cida ku dhex jirta rag iyo dumar waxay yihiin.
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F Жыл бұрын
Maamadaam soomaaliyeedna waxaan leeyahay hooyo mcn Seygeykaaga jannadul firdowsah buu ku jiraa wlhi waan hubaa wuuna ku shafeeca qaadi doonaa ee Allaah ku xafido Allaahna samir iyo iimaan buuxa kaa siiyo.❤🙏
@dalla112
@dalla112 Жыл бұрын
ALLAH kaliya og taas Wa huba ha oran ee u rajeey marxuumka janada
@qoslaaye2024
@qoslaaye2024 Жыл бұрын
Ilaah Ha u naxariisto walaal
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F Жыл бұрын
@@dalla112 Allaah baa inoo sheekay qofkii gardaro lagu dilaa in ahlu janno yahay ee shabaabow kuwa dilay baa ka mid tahay ee waxba ha is qarin soo hadal
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Tolow janada adiga maa heysid marka aad qeybineysid , waa hubaa leedihid , cid aduunkaan ku dul nool oo janno ayuu galaa aad xukmin karto ma jirto adiga yaa ku ogeysiiyay , dheh waan u rajeynayaa .
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
​@@Jaalle_Moha_F Keen meesha allah ku yiri qofki gardaro lagu dilo waa ahlu janno ?
@BintiXasaa
@BintiXasaa 5 ай бұрын
Alaaha u naxsiisto Marti la jecelyahey ka dhiigo
@abusuheyba
@abusuheyba Жыл бұрын
allah haunaxristo walalkeni yasin runti wuxu heley jano dambigisana waxa qatey kandiley adigana abayo inti cimrigaga kagadiman dinta kudadal walashey allahu hauxafidhe
@sacadqolaab1260
@sacadqolaab1260 7 ай бұрын
Very painful story
@Amoore__wayeel
@Amoore__wayeel Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto wlkaygaa Muslim ka ah wlh kuwaasi was niman arxan daran illaahay umadiisa haka qabto wa niman diin iyo dad nimo midna an lahayn galada kanaxariis badan wlh
@abdinasirmoalimuu9125
@abdinasirmoalimuu9125 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto wadaadkeeda. Teeda kake Haweenka alle ayaa amray inee Asturka iyo xijaabka ee ku dadaalaan. Ayaanle gabadha wa walaashaa cml ee si xikmad leh wax ugu sheeg una caqli celi Mhdsanid
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Teeda kale ka hadal kuwii dadka baabiiyay dhibka dhacay baakadaran waxaad arkeeysid ee aad ka hadleeysid xijaabka waa muhiim lakiin hadaad nin tahay u hiili diintaada kana difaac burcada diinta ceebeeysay oo muslimiinta kaliya baabiisa ee la yiraahdo Al Shabaab Al Sheydaan qawaariij u bareer in aad ayaga la hadasho hadaadan eheeyba?
@abdinasirmoalimuu9125
@abdinasirmoalimuu9125 Жыл бұрын
Adiga madxaaaga meyrax ku duubo . Diintane si qalad ha u adeegsan. Qofki u adeegsato si qaldan alle ayaa kula xisaabtamaayo. Wlaashaa hadaa xijaabka qaado la dhaho madhibsaneysaaa
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
​@@Cadar49 Hadalkaaga waxa ku jira Muslimiinta kaliya baabi'ya , oo gaal ma dilaan miyaa ? Waa ka nabad galaa mise waa ku taageersantahay dilka gaalada, malmo la hor itoobiya ayay kala baahiyeen, mar kasii horeysay Ugandeys.
@filsanabdimagan3325
@filsanabdimagan3325 Жыл бұрын
😢😢😢very painful and stressful story 😢😢
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
Ma aragtey inaan sorry dhahey ma Qof walashey oo somaliyeed ama qof somali ,dhibkiis ayaa ku qoslaa حسبنا الله ونعم وكيل Maxa kaa qaldan qofka sidey gabadha feels pain aan u feel gareynaa sorry adna
@shchannel265
@shchannel265 Жыл бұрын
​@@hajiahajiali4188😊
@MohamedAli-ki7op
@MohamedAli-ki7op Жыл бұрын
walahi 😢 Bilow ilaa dhamaad waa Murugo iyo xanuun Maryan Abayo Ilahay haka Samarsiiyo Abowe Yasin iyo adigana Janada Allah idinku kulmiyo Kuwii dilayna Allah markuu yiraa Maxad Ku disheen Adoonkeyga ? maxay u sheegayaan Allah waa Hoojiyey Hooga iyo halaaga waxa uga danbeyo Cadaab Xanuujiyo insha allah.
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 11 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Aamiin 🤲😭
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@degaed4409
@degaed4409 Жыл бұрын
Allaahu akbar, ilaahow u naxariiso marxuumka iyo intii ku dhimatay, adigana habo samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo walaahi waa calool xumo.
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
That guy was a British army and he was armed while he was seen, it's also true that he was companied by a kenyan officer
@Sheekoxarir56
@Sheekoxarir56 Жыл бұрын
Xanun badhana wa gabar adkeysi badhan Allah haunaxaristo xajigada
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo dhamaantod Allahuma aamiin waan qiso xanuun badan Allah qalbiga haku qaboojiyo abaayo mcn ❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa dhacdo xanuun badan samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo walal
@ismailkashawito8619
@ismailkashawito8619 Жыл бұрын
Allaha janadii haka waraabiyo xaajigaaga, waa dhacdo xanuun badan
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan Жыл бұрын
allah xanun iyo murugo badna tiranyo aya lqnolatay allah abayo Qalbigaga hagu dajiyo marwalba seygagana janadi firdowsa idinku kulmiyo😢
@abusuheyba
@abusuheyba Жыл бұрын
allah haunaxristo walal yasin
@abdullaahicj5904
@abdullaahicj5904 Жыл бұрын
Waan xasuusta maalinka Allaha unaxariisto yaasiin
@abdikarimahmed3441
@abdikarimahmed3441 10 ай бұрын
SubaxanaAllah😢 wlh waa arin aad unaxdin badan Ilahy haunarixto isaka iyo intii kale muslim ah ee kudhimaty
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 Жыл бұрын
Ina lilaahi wa ina Ilaahay rajicuun Ilaahay ha u naxariisto inta ku dhematay ee muslim ah. Adigana samir iyo imaan sadiqa Ilaahay haka siiyo yassin
@SuadosharifMohmett151
@SuadosharifMohmett151 Жыл бұрын
Waa geesiyad wlhi😢 AX mom Allah unaxaristo
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Жыл бұрын
inaa lilaahi wa,inaa ileyhi raajicuun xanun badanaa alle ha,unaxariisto ninkaada iyo dhamaan muslimiintii ku dhimatay samir iyo iimaan rabi hakaa siiyo
@warda4257
@warda4257 Жыл бұрын
Allha u naxariisto iimankana Allha ku siyadiyo khaqwaarij Allha🤲 noga aargudo 😢
@kaiserhaji7008
@kaiserhaji7008 Жыл бұрын
O Allah, forgive Yaasin and elevate his station among those who are guided. Send him along the path of those who came before, and forgive us and him, O Lord of the worlds. Enlarge for him his grave and shed light upon him in it. Sister Mariam, May Allah give you patience. I pray the love of Allah enfolds you during your difficult times and He helps you heal with the passage of time. Aamiin
@garabfuel4434
@garabfuel4434 Жыл бұрын
The best comment so far. Thank you Amiin
@albirrischool2381
@albirrischool2381 Жыл бұрын
ء--••(((((((((((((،&،++
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
May Allah SWT grant him a permanent dwelling in janatul fardowsa, & may have strength to the sister & the family at large, very sad experience pole sana sister
@fadumonour9815
@fadumonour9815 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@CabdshkuuarC.shkuuar
@CabdshkuuarC.shkuuar Жыл бұрын
Allah haunaxariisto
@caanoos
@caanoos Жыл бұрын
Asc: maryam samer Allah kaa siiyo odeygaagii Tv-ga kenya waxaan ka aragney, kuukuuyo Shahaadada ku soo baxdey oo lagu barey intey safka ku jireen… Naaruhu waa kala subxaanalleystaan ee iss ayaa idin heshey.
@mahamedaddow9206
@mahamedaddow9206 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abtigey Yasin Hirsi Diiriye
@faizomacalin-uh1kw
@faizomacalin-uh1kw Жыл бұрын
😢😢😢 so painful allaha unaxaristo
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 Жыл бұрын
illahay ha unaxariisto yasin maryan haber yer illahay sabir hakugu irsaaqo fill dunya wal aaqira
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Жыл бұрын
Abaayo samir jamiil xijaabkana ku dadaal khayr badan Alle haku siiyo walaashay
@yussufabdille671
@yussufabdille671 Жыл бұрын
Allah ya raxma
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 Жыл бұрын
Mamadaan waa qof adag alle haw naxariisto intii ku dhimaday mesha 😢
@Adenweli
@Adenweli Жыл бұрын
War part 2 awe wanu kala goyse
@bashiircabdi4763
@bashiircabdi4763 Жыл бұрын
Argagixiso Naxariis maleh Waa Cadowga ugu xun Somalia leedahay ,Abaayo Allaha u naxariisto isaga iyo Dhammaan muslimiinta ku dhimatay maalintaas .
@Babaanshad
@Babaanshad Жыл бұрын
Very sad story walahi😢😢😢😢 allaha haunaxaristo janadi fardawso allaha ku casumo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo abayo adi qalib ha ku qabo jiyo
@siatbulle5893
@siatbulle5893 Жыл бұрын
Allahumma Arxam
@andillahimoussa4686
@andillahimoussa4686 11 ай бұрын
Allah ha u naxirsto Amin adigana samir iyo iman wllo
@shawtaxdalabey1641
@shawtaxdalabey1641 Жыл бұрын
Allh.unaxariisto
@IlmiIlmi-tu5rs
@IlmiIlmi-tu5rs 5 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Waa Qarracan & Dhacdo Xanuun Badan Walaashay & Dadkiisii Allaha Samar Haka Siiyo Isagana Jannadii Haka Waraabiyo.
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Ma aragtay ha hanoolaato oo wareysanayo qof ay dhibaateeyeen gaalada ileen soomaaliya wadamo badan ayaa ka howlgala duqeymana la fuliya waxyeelana u geysta shacabka, kuwaa dhibaatooyinka shisheeyaha la il daran maad soo gudbisid hadii aad tahay howshu xaqiiqo tabin.
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et Жыл бұрын
Wlhi waa runta marku umada u soo gudbinayo wax neeyroobi ka dhacay maxaa u diiday caruurta iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ee cadawga keenya iyo Itoobiya ay mar walba Diyaaradaha ku duqeeyaan waxbaa u qarsoon ninkan
@MahadabdiabdulaahiMahadabdiabd
@MahadabdiabdulaahiMahadabdiabd 11 ай бұрын
Alle ha uraxariiisti😢😢😢
@johnfox4091
@johnfox4091 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo dhamaan dadkii Muslim ahaa ee ku dhintay, Walaashay Mariam Yasin Samir iyo imaan Alla haka siiyo seygaada,
@siyaaddaud3216
@siyaaddaud3216 Жыл бұрын
Amiin allah u naxariisto wllkay Yasiin😢
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 11 ай бұрын
ayaanle keep going
@ahmedmohamed-r9m1y
@ahmedmohamed-r9m1y Жыл бұрын
Edo samir iyo imaan alah kasiiyo yaasin xirsi ilaahay ha unaxariisto
@MaryanSheik-o4i
@MaryanSheik-o4i Жыл бұрын
Asc abaayo Allah xakaralinooq seytkaga inshaallah
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Жыл бұрын
Subxanallah I remember that day wallahi it was so sad 😭
@walibade4383
@walibade4383 Жыл бұрын
Very strange history, but strong women my allah gives his mercy to your husband yasin and other civilians who lost their life on that bloody event
@sacadqolaab1260
@sacadqolaab1260 7 ай бұрын
Alle hau nacaristo dada
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Ayaanle is very professional in his work ❤
@youngsomalimom
@youngsomalimom Жыл бұрын
Sorry siz marhumka illahay haunaxaristo ya aallah 😭😭😭😭😭wajiriricoday walahi wakuladaremaay hanun waye wadanaha kadaremaay😭😭😭
@axmedgoox1150
@axmedgoox1150 Жыл бұрын
Ayaanle keep up thnks you
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 Жыл бұрын
Alla xanuun badanaa Samir iyo iimaan allaha kaa siiyo walal Yasiin allaha u naxariisto iyo intii islaam ah ba waa xanuun weyn xabad mexeey dad is jecel kala geysay.
@hibaali6087
@hibaali6087 Жыл бұрын
qalbiga alle ha ku qaboojiyo alle ha u naxariisto marxuunka
@keiyhabib8573
@keiyhabib8573 Жыл бұрын
Breaks my heart,Allaha unaxariisto 😢
@issaali6048
@issaali6048 Жыл бұрын
Wa qof dhintay oo hadana nool! Allah ha u naxaristo ninkadi adiga sabar. Walahi wa qiso xanun badan.
@sacdiamohamudjirde6892
@sacdiamohamudjirde6892 Жыл бұрын
Ilaahey ha unaxaristo Ina adeer adneh Samir Allah ka siiyo
@IstahilCabdi-wu1ln
@IstahilCabdi-wu1ln 11 ай бұрын
Allah naxariisto 😢😢
@CamaCamasomali
@CamaCamasomali 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Жыл бұрын
قال صلى الله عليه وسلم: أول ما يقضى بين الناس يوم القيامة في الدماء. وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: لن يزال المؤمن في فُسْحةٍ من دينه ما لم يُصب دماً حراماً. وقال عبد الله بن عمر رضي الله عنهما: إن من ورطات الأمور التي لا مخرج لمن أوقع نفسه فيها سفك الدم الحرام بغير حله. وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: لزوالُ الدنيا أهونُ على الله من قتْل مؤمنٍ بغير حق. وقال صلى الله عليه وسلم: كلّ ذنب عسى الله أن يغفره. إلا الرجل يقتل المؤمن متعمداً، أو الرجل يموت كافراً. وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم في حجة الوداع: إن الله تبارك وتعالى قد حرّم عليكم دماءكم وأموالكم وأعراضكم إلا بحقها كحرْمة يومكم هذا، في بلدكم هذا، في شهركم هذا. ألا هل بلغت ثلاثاً؟ كل ذلك يجيبونه: ألا نعم. قال: ويحكم، أو ويلكم! لا ترجعنّ بعدي كفاراً يضرب بعضكم رقاب بعض
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 Жыл бұрын
WAXAAN LAYABANHAY DADKA INGALISHKA SOQORAYO WAR MESHAAN WAA MEL SOMALIYED
@FahadYuusuf-d2g
@FahadYuusuf-d2g Жыл бұрын
Very painful story, Ayaanlow sheekadda maxad ugu go'aysa meesha fiican markay marayso. Part 2 soodaa, waa codsi.
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla Жыл бұрын
Runtii maryan waa gabadh geesiyada oo calool adag walaashay macan am sorry wixii kusoo gaadhay ilaahay hakuu booga dhayo Xaajida alaha unaxariisto ciyaalka alaha kula koriyo Aniga waxan joogay North America lkn maanta waxad moodaa inaan taagnaa waan gariiray Ayaanle 😭😭😭😭
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Wan ka xumey, walaal quruxeey, alla madhi shabaab al shawaadiin !
@Me12hp
@Me12hp Жыл бұрын
لا إله إلا الله 😢
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,6 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 8 МЛН
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 193 М.
XIDIGAHA GEESKA SOMALIA AYEY TAAGEERAAN SIR FASHILANTAY
17:50
waridaad TV
Рет қаралды 16 М.
PART 2: SIDA UGA SO FAKADAY NINKI 45 JIRKA ANO 14 JIR LA IGU QASBAY
46:49
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 448 М.