Markaan Jaamacada Gahayr Soo Dhameeyay Dowladu Waxay Igu Dhahday Ka Shaqey Tixsigaan Oo Lab Iyo Dhad

  Рет қаралды 115,323

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
ASC SAFIIRKA IYO SHEIKH MAXAMED ISMACIL MAASHA ALLAAH ALLAHA IDIN XAFIDO
@yaqiin264
@yaqiin264 2 жыл бұрын
L
@marymnuur8232
@marymnuur8232 2 жыл бұрын
Aààààaàaaaa
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Aniga ayaa Sheekha ku raacsan in madadxda Soomaalida wax badan ka qaldanyihiin oo wadankii iyo shacabkiiba dayaceen. Haddiinanay hurdada ka kicin oo ayna sidan wadanka u dhaamin, ogaada wadanku gacanta ayuu ka baxayaa. Dekedaha qaar baaba la iibsaday oo la wareejiyey. Badihii waaweynaa gacanta kuma jiraan. #...Shaki kuma jiro inu talyaanigu keenay gooryaanka (masaska) dadka caloosha ka gala ee ku badan gobolada koofureed ee Soomaaliyeed. *
@iracymartins1432
@iracymartins1432 2 жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Intaasuba wax weyn ayey aheyd. School illaa jaamacad ayaad lacag la,aan ku baratay adduunka kama jirto, xitaa haddii waddanku shaqo laheyn adduunka ayaad shaqo uga heli kartaa fadlan ilaahey ku shukri.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Allaah akbar waa ummud loo tashtay iyagina la isku jeediyay caqligoodi wali fooraro ciil waaynaa
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 жыл бұрын
Dadkaan ubaahnaa ayaad tahay ee damiirkoodu nool yahay
@bushrayusuf685
@bushrayusuf685 2 жыл бұрын
Mashaalah shekh mohamed Ismail tafsirkisa quranka karim ayan ad ujecla Allah barakeyo daman culumadha musliminta
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 жыл бұрын
ASC SAFIIRKA ISLAMKA WAXAA U JEEDA SHEIK MOHAMED ISMAIL MASHA ALLAH ILAHEY HALAJIRO SHEK ALLAHA U SAARO XASANADKIISA MALINTA qriro AAMIIN YA RABI may Allah protect you and your family and may Allah with you and may Allah bless you and your famil AAMIIN YA RABI sidoo kale safiirka Islamka jazakumullahu kheiran barakallahu feekum
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 2 жыл бұрын
Asdalaamu csleykum Sh maxamed ismaaciil Iyo wariyaha akhlaaqda fiican Allah haku xafido waan fahmay murtida xsmbaarsantahay guud ahaa
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
Shaakh maxamad ismaciil allah haku xafido aduun iyo akhiraba waa shaakh cilmi iyo caqliba uu saxib ah uu allah siiyay
@duceysane2979
@duceysane2979 2 жыл бұрын
Cajiib mashAllah waa waano iyo caqli kordhin sheekh Allah haku barakeeyo cimriga anaga na ducada aad ino aqrise Allah haino aqbalo "Allahuma tawali ummurana khiyarana "
@Really2025
@Really2025 2 жыл бұрын
Sheekhay JazaakaLaahu Khayr. Xasuus , waayihii wacnaa. AlxmduliLaah.
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Waarumtii shiikh qaliya ale haku xafido janadana haysku keen tuso danbiga iyo kiiwaledkeen walaheenba ale hadhafo nabimaxamed csw Rabi jidka sieraad iyo janatul fardawsaba rafiiq ale haynooga dhigo dhamaanteen muslimiinta from burco
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ععي شيخ محمد شيخ إسماعيل الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💚
@aminafarah1457
@aminafarah1457 2 жыл бұрын
reer xanaanada xoolaha sheik waan ku salamay alaaha ku xafido, ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo shaqada aad u haysid ummada somaliyeed ,
@usraabdulahi4579
@usraabdulahi4579 2 жыл бұрын
ماشي الله أطال الله عمرك فينا يا شيخ الفاضل
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 жыл бұрын
Mnsha allah waa waraysi cajiib ah, cilmiyaysan wax badana laga faaiidi karo,ala sheekhan muxuu wax badan ogyahay, adigoo kale sheekh hogaamiyaad ku fiicnayd, ilaahay haku xifdiyo, wariyahana waan sallamayaa, top interview mnsha allah
@falisa576
@falisa576 2 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah culumadena Allaha idin xafido mel ay joganba.waxan Aamin sanahay in dadkii hore e la kowsaday Dawladii hore ee somaliya ad Bay u nasiib Badnaayeen ilaa waxay heli jireen wax barsho lacag laan ah ilaa heer jaamacadeed Waalidkodna kuma fakari jirin waxa ku baxaaya qarashaad caruurtooda Maanta yaa haysta wax barasho lacag la' Aan ah ilaa heer jaamacadeed.wa kuwaa Dhalinyardii somaliyed baay hoof iyo bur burku ku dhacay badaha ku daadanayo ayago nolon raadinaayo qabiilna lagu kala Qoqobay kii shaqo heli lahaana ina adeer Iyo garabeeshin loga doorto kii wax so Bartay.marka sheikhenu ad buu u nasiib Badnaa ilaa dawlad hor ah wadan xor ah Nabad ka jirto wax ku baratay.lkn sheikhu Weli kama sheekayn dhibkii iyo jirdilkii Hargaysa dhexdeda loogu gaystay iyo Tacadi faro badan xabis ay u gaysteen why?
@mahamoudhassan9561
@mahamoudhassan9561 2 жыл бұрын
Anigaa ka mid WAXBRASHO IYO RAASHIN kacag ka,aan ah ayaan wax ku soo bartay.
@nuhliban3831
@nuhliban3831 2 жыл бұрын
Dhibkii hargeysa ka soo maray waxa uu ahaa imtixiim alle mariyey kana saaray waa wax dalkiisii kaga dhacay laakiin maanta hargeysa sharaf buu ugu nool yahay,marka adigu maxaad ka helaysaa dhibkii ka soo maray hargeysa?
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Wuu ka hadlay walaal ee raadi.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
@nuhliban3831 walaal adna isi sax meeshuu hada ka sheekaynayo iyo meeshuu joogaba waa isku mid wuuna ka wada hadlay inkastoo Hargaisa xornimo ka jirin oo dadka la caburiyo naftoodana u baqayaan haday si faahfaahsan uga hadlaan. Coldoon ayaa tusaale noogu filan. Balse sheikha Allaha noo xifdiyee si kooban ayuu dhibka Hargaysa uga hadlay. Inshaa'Allaah raadi.
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 2 жыл бұрын
🥰🥰👑Ilaahy shiikha Ha barakeeyo♥️♥️❤️❤️❤️
@oneride8228
@oneride8228 2 жыл бұрын
Maashaa allah shiiqa waxaan ka codsanayaa inuu buug qoro oo arintaa ku saabsan. Allaha idin xifdiyo
@ibossilko6350
@ibossilko6350 2 жыл бұрын
Duqsiga wuxuu leeyahay lab iyo dhedig,sheekhu Waa ogyahay taasi
@JamalAli-cl3wq
@JamalAli-cl3wq 2 жыл бұрын
Manshallah sheik walahi waa murugo sheikh waxay kasheekaynayaa
@haarunyare143
@haarunyare143 2 жыл бұрын
sheekhu dad badan oo hurday ayuu baraarujinaya hurdada ha laga kaco wuxu sheekhu ka hadlay qodob muhiim ah illahay cumriga ha ku dheereyo sheeekh mahamed ismacil
@mohamedfarah7962
@mohamedfarah7962 2 жыл бұрын
Masha Allaah., Ilaahay ha ku xafido. Waa runta walaalkeen sheega. Dadka ugu xun ayaa Soomaali hor ordaya
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
Waa dhibkii dawladii gaalkii surwaalka gaabnaa ee afweyne .
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg 2 жыл бұрын
Waxa Soomaalida la dhaho waa dulli is duleeysto hadeey ilaaaheey aaminsanaan lahaayeen gumeeystane uma imaadeen mana duleeysteen ee waxuushtaan siyaasi soomaali sheegtaahu waa dhiban yihiin ee ilaaaheey shartooda hamaga haayo waddankane allaha nooga ilaalsho. Aamiin. Ugu danbeeyn waddadaan qaldan allaha ka soo celiyo. Aamiin.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI JAAHILBAA SHEEKHA HOR FADHIYA OO WAREYSANAYA.
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 2 жыл бұрын
Muslimka sidaasaas bu u yaabanyee kheyr in sha alah ilaahay haku dhawro yaa sheekh
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Sheekh Waqooyi iyo Ogaadeen dhulka la yidhaahdo weligiiba wuu lahaan jiray khaasatan markuu barwaaqada uu ahaan jiray.oo Waqooyi Dhuug ayaa la dhahaa Weliba gabayo ayaan ku maqlay ahaa Halihii goolaha diirnaa ee gendigu laastay
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 жыл бұрын
Asalaamu caleykum wr wb Shiikh allaha xafido allahana udanbi dhaafo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 жыл бұрын
Maansha allah alow yaashiiaaan oo kale somali madaxweyne ugadhiga
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 2 жыл бұрын
Walalka iyo sheekhaba kheyr allaha siiyo sheeska markaan arkaba murugo ayan darema ☹️ dulmigi logeystay allaha Waxan kabaryaya in usan dhib tusin mida kale WAA taariq waxku qaadasho mudan ilaa hada WAA sidi madax isku sheega dantodey nagu ilashadaan mahee WAA dad dowlado kale u shaqeya oo Lagu adeegto maantey ugu darantahay
@qdgamer7183
@qdgamer7183 2 жыл бұрын
Seeing this and well studied Somali gives me hope. Not hope for me. Not for my child. But children’s children. Which at least something. Because like he said. These nations aren’t smarter; but perhaps it’s a legacy pass down to ensure for their survival. I wonder how many brave souls and teachers who are not like the teacher with speaking problems😢(ignorant n prideful empowered with fake knowledge) ; our nation have? Who is thinking and how many? Of the future and leaving a true legacy. So one day we can read about them in our own texts.
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 жыл бұрын
Intaan o afsoomali ah hada so qorto ilmaha aad sheegeyso way fahmi lahaayen Lkn luuqadeena maaha tan 😔
@qm689
@qm689 2 жыл бұрын
Wow Masha Allah 😢it’s so everything you said it’s so true and I hope that Somali people will open their eyes one day Insha Allah cause we still have intelligently people we have power grips we are Muslim Alhamdullillah 👍🙌🏽❤️🌹🇨🇦
@duceysane2979
@duceysane2979 2 жыл бұрын
@@ayaanaabdi2880 hhh afkaaga caano lagu qabay waa nin afkiisa hooyo kafaano ama aan rabin inuu ku hadlo
@فخوربإسلامي-ط1ك
@فخوربإسلامي-ط1ك 2 жыл бұрын
@@duceysane2979 somalidi hore sidey iskucayi jiren ama iskukaftamini jireen ayad ixasuusise wll. Hooyoyinka in lacaayo lagubadale zamankan 😔
@duceysane2979
@duceysane2979 2 жыл бұрын
@@فخوربإسلامي-ط1ك mahadsanid walal dhabtii aad ayaan u jeclhay markasta na u door bidaa inan lawo ka dhigo marka laga so tago Carabiga diinta kuso degtay afkeeyga hooyo(af-soomaali) anigoo english ka iyo luqado aqaano oo an ku hadli karo balse marawo luqadeda aya iiga baahan ku hadal. Allah haku barakeeyo huuno dhalinta soomaaliyeed waxan ku boorinaya inay afkooda isticmaalaan ay joojiyaan af qalaad.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Subxan Allah Talyaanigaa Inagubeeray Dheh 🙁Siwalba Laydiin Baabi’i Oo Laynoo Adoonseu🥹
@libaanmaxamed7074
@libaanmaxamed7074 2 жыл бұрын
سبحان الله!!!!! Shiikhu Runta ayuu sheegay Soomaali waa sidaas!!!!!
@shaaficiibraahim6095
@shaaficiibraahim6095 2 жыл бұрын
Shiikha markuu kuyidhi lab iyo dhadig ukalasar wixuu ku xidhmilahaa isagoo ugujawaaba keen qalabkii logutalagalay logu talagalay
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Asc, maasha’alaah xafidaka laah.Somali waa hesaa xal oo waa noo wada muuqdaa xalka, laakin ma rabno in aan xalino, taana waxaa ka gaabiyey ragga somaliya, sababo badan oo iyaga dhexdoda yaala awgeed. Dumarka waxan uga saaray inba aan la dhagesan. Raggena waxey u nool yihin in ay eeda u tuura qof kale ama qoomiya kale, ee keeba is weydiyey ma isku dayday in fikradada aad gudbiso oo aad wax ku soo saarto. Wali ma bislin ee aan bislaano, cudurda na hayana daawo ha loo helo, Somaliyey waxad heesata hal calan oo adunka laga yaqaan, iyo kuwo badan oo xafadahada laga yaqan 32 sano ayad adunka ka iibineysan calan xafadeedka, adunki kalena waa sii hormaraya sidee bad u rabtaa in aad uga baxdo gumeysiga maskaxda. Waxan ah hooyo Somaliyed uma jeeda eedsana iyo ka wax eedenayba waxey isu yihin wiil iyo abtigi sidee ugu kala gar qaada.raggena waxey iibiyan oo suuq geyan fikradaha gumeys taha noocu rabo ha noqdee. Somali waa wadan qurxoon ragna aan heesan.
@amiinomerabdillahi7485
@amiinomerabdillahi7485 2 жыл бұрын
Aan ooyee albaabka ii xidha sheekh.
@mohamedhulbale4404
@mohamedhulbale4404 2 жыл бұрын
Mashallah walahi wa sheka sax ah
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 жыл бұрын
LAA ILLAAHA ILLA LLAAHU MUXAMADU RASUULULAA. Hadal ma jiro ninkii dareenlahaw.
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
🤣😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 wa Ka xumahay sheekh si xun ba lagu galay
@mariambare4384
@mariambare4384 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰
@mohamed_salatt....3463
@mohamed_salatt....3463 2 жыл бұрын
Ilaahaw wadanka noo hagaaji Aaminn
@maryammb7064
@maryammb7064 2 жыл бұрын
Allahuma Aamiin 🙏 🤲 ❤ ❤
@ibossilko6350
@ibossilko6350 2 жыл бұрын
Isagoo dr haddii any garanayn Waa gave ayaa wax udhigay
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 7 ай бұрын
Shekha.allaha barakeeyo
@sayidnuur6957
@sayidnuur6957 2 жыл бұрын
Gaaldan siiba talyaanigu iyaa ugu wacan abaarahan soo noqonayaa iyo xataa roobka ama daruuraha ka leexiya markay soomaliya roob ka dili lahaa markaa ha la iska ilaaliyo somalia waxay nabad u heli laayihiin waa talyaaniga naga erya waa maafiyiin
@calimahamed6484
@calimahamed6484 2 жыл бұрын
Asc jzk alahu khayran safiirka islamka iyo sh dr maxmed arinta ukahadlay waxaqiq lakin ya ino shegi bal waxad ufirsata wadan rer galbedka iyo waxyabaha adunka uydhiyan diday oo dib udhacay radi ufirso kuriya iran turkiga iwm hadi an didno waxan ku huba inan hore utalab sanayno
@mohamedabdi9906
@mohamedabdi9906 2 жыл бұрын
You are intelligent sheikh MashaAllah but su'aasha lagu weydiyey about the dixsaha macno aya ku jira......
@ahmedmahamud3870
@ahmedmahamud3870 2 жыл бұрын
waraysigii igu qiima badnnaa ebed aan daawado 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 lkn ustaad waxaa fiicneed inaad xalkeeda waqti siisid insha allah burburkaas wiil ayaa u fikiray wayna u hirgashay marka wiilasheena iyo waayo arageena sida ustaadka bal aan u istaagno xalka wadankeena iyo maslaxada dadkeena xanuun waaye lkn 😭😭😭😭😭😭
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 2 жыл бұрын
Aloow waan arkaa indheer garadkee aafadeey la rabaan ayaga ku ekee
@oneride8228
@oneride8228 2 жыл бұрын
Maashaa allah ❤
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 2 жыл бұрын
Dadka udhashay waqooyi sheikh iyo shariif iyo jaali wax naceyb xasidnimo kama dhamaato iyo naceybka umada Somalia bal waxuu nuugu shekeynayaano bal eega waxuu kuleeyahay dadkii somalida ahaa waa juhalo aniga unbaa caqli badan waa cajiib
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
Wa shego cajiiba
@dhhol77
@dhhol77 2 жыл бұрын
Maalintas sheekha u ka shekeynaya ilaa manta sidaas ayey dhalinta niyad jab iyo qaadan waaygas ugu dhacaa wlhi ciil io calol xuma le ku jir waaye lkn waa su sheegay sheekha qof muslim ah maaln un baa duca laga aqbalaa illahy ha no gargaro
@mayaclouds2411
@mayaclouds2411 2 жыл бұрын
Ascaleykum sheikh afweyna waxba magaraney waxu aha somalia ninka dib u dhigay
@ahmaedfarah8606
@ahmaedfarah8606 2 жыл бұрын
Ninkan odayga ah miyuunan Allah ka baqaynin . War shekhow xiliga aad shegeyso 1600 guri kiradiis majirin
@suaadd5788
@suaadd5788 2 жыл бұрын
Jaamacada Gahayr bilaash baad ku dhigatay sheekhanaa Laakiin beryahan eedeeyn baa kaa soo hartay, ma jirtaa jaamacd Hargeeysa ku taal oo bilaash wax lagu barto Midda kale miyaadan ogeeyn in hay’ada aduunka ugu weeyn ee xasharaadka la dagaalanta ay tahay mida ugu anfaca badan beeralayda aduunka.
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 2 жыл бұрын
Arday jaamacad dhigta ayaan ahay waxan bartaa engineering xisaabtana aad bn ugu ficanahy laakin tayadayda aan wax qaban karana aad Bay u liidataa
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Injiner miyaanad Physics iyo chimico aadan ku wacnayn?. Maadooyinka geometry iyo ma baratid?.
@khaalidofficial325
@khaalidofficial325 2 жыл бұрын
Masha allah
@iracymartins1432
@iracymartins1432 2 жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏.
@hamarimohamed1068
@hamarimohamed1068 2 жыл бұрын
Sidaasi oo wali lagu jiraa qabyaalad iimaan la’aan,dawlad xumi oo wali lagu jiraa, waliba nabad galyo la’aani u dheer tahay ummaddii somaliyeed ee sheekhow ka waran?
@cabdiraxmanmuxumed8696
@cabdiraxmanmuxumed8696 2 жыл бұрын
Mnsha allh
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 2 жыл бұрын
Sheekhoow rabibaa inoo maqan
@Ahmed-xf9gm
@Ahmed-xf9gm 2 жыл бұрын
Sheekhanu wuxuu u eg yahay Sheekh Shibli mise waa indhahay ga. Mida kale, walee waa nin qaali ah oo fahamsan aduunka
@duceysane2979
@duceysane2979 2 жыл бұрын
Indhahaga ma aha ee way isku egyihiin waa la isku soo shabihi
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Laakiin projectigaas diyaarado ayaa buufin jiray ingiriis leeyahay oo gobolka Shabeelada dhexe waaba laga dhameeyey markii dowladu sii dhacaysay
@guutaleboono5281
@guutaleboono5281 2 жыл бұрын
Waqtiga aad sheegeeyso 1 & waxaa uu shaa 6 shilin soomaali mana jirin qol 1000 sailin ah xoogaa runta sheeg oo alle ka baq meeqaa doolar baad qaadan jirtay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Gumeeystaha Dhinac wabal ayuu nagala dagaalamay maanta ayey noogu daranyihiin.
@abdulkadirabdifarah1270
@abdulkadirabdifarah1270 2 жыл бұрын
Ninkaan wuxuu moogyahey iney warkiisa dhageysandoonaan dad cilmi leh. Miskiin!
@ahmaedfarah8606
@ahmaedfarah8606 2 жыл бұрын
Taqsiga oo lab iyo dhadig loo kala saaro miyaynan ahayn cilmigii xananada xolaha Ee lagu soo baray?? Shekh wax barashada iyo cilmi barista waa muhiim Ee liin dhanan ha ku tifjinin
@raxmafarhan3304
@raxmafarhan3304 2 жыл бұрын
Subxaana Allaah
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg 2 жыл бұрын
Waa waaya arag Rabi iyo rasuul yaqaan baasiro iyo fogaal arag leh anigoon sidiisa wax baran oo caamo ah qyaa dareemaya wuxu sheegayo suurayso kuwa wax bartay ee adoon u ah adoon isaga la mid ah aan hanka iyo caqligiisu midina xor ahayn 🤔 maamuladu ma yaqaaniin waayo waa daacad ilahay yaqaan beel Wayn oo durbaan u tuntana maleh ileen tuugeena xata haduu saaqid yahay shafka loo garaacaaye Duni weeye geesigu Gabad uu ku nool yahay Maxaa halyeey ciilaan oo nacas iyo fulay la naas nuujinayaa
@feysalarif5188
@feysalarif5188 2 жыл бұрын
Maa labuufiyo kanecadaba waa labufiyaye balo somali
@mahamedgadhle266
@mahamedgadhle266 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@hodanqayre5708
@hodanqayre5708 2 жыл бұрын
Taasi waa ta dpworld kahaysata dhalinyarada
@maryandiriye7544
@maryandiriye7544 2 жыл бұрын
Digsiga baa u baahane barash
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Wagas lacagta soomaaliya qiimay lahayid.
@MohamedOSMAN-dp2pz
@MohamedOSMAN-dp2pz 2 жыл бұрын
Gendiga waxaa uu talyaanigu somaliya u keenay in dadka xoolaleyda aynan u soo dhawaan beeraha. Beeraha waxaa lahaa talyaani.
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 2 жыл бұрын
hhhhh wallaahi waa runtaa sh
@Maxaöi
@Maxaöi 2 жыл бұрын
Soomaali waa dad wada axmuq ah..jiil walba caqli maleh..kii gumaysiga la dagaalay dal uu dhaxlo ma diyaarinin..kii dowladda ahaa dalka waa ku xaaray..kii jabhadda ahaa dalka waa ku dheelay..kan hadda joogana rajo maleh.. Waa hal dabeecad..dulmi caadaystay..diin xitaa looma baxsan..
@suadaadan4403
@suadaadan4403 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi Waa laga bixi insha allah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Maanshaallah
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 2 жыл бұрын
1960 ilaa iyo hada aan joogno hal qof oo dadkeena ka fakara ma jiraa kii soo baxana dowladaaba la daba dhigaa
@adamtahir3024
@adamtahir3024 2 жыл бұрын
Gandiga reer Jawhar waxay noo sheegeen in uu Zambia ka keenay ninkii Talyaaniga ahaa ee wershedda sokorta ee Jawhar ee la odhan jiray Bruzzi. Wuxuna u keenay si aanay xoola laydu ugu soo dhawaan si u dalaggiisu nabad u helo.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Daddhintayoo Layskaleeyahay Igadheh 🥹
@wadajirmedia1130
@wadajirmedia1130 2 жыл бұрын
Tetsfly or african sleep sickness walee jaamacadda leyku dhigay waleee
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Dhibka somali haysta waxaa ka mid ah isla weyni
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Sheek intimate wax Narayan ilaahay a dints bararay waxa inaga maqan I aad umada waxy I feline usamaysan oo bar tan iyo ion dawlad raadsanin inaywax qabsadan iskaashatooyin samaysaytaan
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 7 ай бұрын
عجيب
@ahmedhasan4534
@ahmedhasan4534 2 жыл бұрын
Maaha sun ee sheekh waa hormone soo jiita dhidiga si loo tarantiro
@abdulkadirissa3433
@abdulkadirissa3433 2 жыл бұрын
Muuse biixi muxuu kuuqabtay kawaran shekhayga
@maryama1487
@maryama1487 2 жыл бұрын
Oo gumasiga haday galadu inku hasay somaliyeey maxad udiiden in ingiriis ka gumesigiisa lakaa saro
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Parafisoorkiiba Dukhsi Loodiray😢
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 жыл бұрын
Sheekhaw ma ciyaal baad u sheekaynsysaa .sheekadaad dib ugu noqo ka Saar wixii xaqiiqda ka fog . Caqligaya ha , la imow wax caqligaygu qaadan karo,
@realityreality8301
@realityreality8301 2 жыл бұрын
Muxuu aqligaagu qaadan waayey!! Si guud uunbaad isaga hadashaye!
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 жыл бұрын
Walaal Wuxu qaadan waayay. Dikhsi baa soo ururi lagu yidhi, haba soo ururiyee waxa lagu sii yidhi u kala saar dhiddig iyo lab.
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 жыл бұрын
Walaal Wuxu qaadan waayay caqligaygu . Dikhsi baa soo ururi lagu yidhi, haba soo ururiyee waxa lagu sii yidhi u kala saar dhiddig iyo lab.
@zakariyemaxamed9757
@zakariyemaxamed9757 2 жыл бұрын
Qofwalba kaskiii ayuukaaditagaa caqligaaga ayuunbaad hadashay
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Saas ay tahey wax asgii dhaana ilaaheda la la yahey bal maxaa dhaama aad hey saan
@ishakmohamed9173
@ishakmohamed9173 2 жыл бұрын
Afka maay tuna dhuugbaa layiraahdaa
@husseinsheikh6039
@husseinsheikh6039 2 жыл бұрын
xageed ka keen tay lata baska
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 жыл бұрын
Kkkkk waxaan kuqoslay gindiga waa duqsi goshana waa cudur. hadaba wadaadka aan saxo gindiga waawax jira oo xoolaha markuu qaniino dhiiga kadhuuqa misna sun kureebo. goshana waa wabiga dhulka kuteetsan waana halka uu gindiga kunool yahay sidaa awgeedna goshu cudur ma'aha
@abdif1256
@abdif1256 2 жыл бұрын
Asc, waa sax asal ahaan goshu waa magaca dhulka, laakiin cudurka uu diqsigaasi keeno waxaa afsoomaaliga loo baxshey cudurka gosha.
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 2 жыл бұрын
Gendiga iyo tiqsiga wa kala yahay gendiga wa cadyahay tiqsiga madow
@khadraMEssa
@khadraMEssa 2 жыл бұрын
20 shil. Baa lagu kireyn jiray. War beenta iska daa wadaad baa sheeganeysaaye. illaah ka baq bilaash baa wax lagu baray.
@gullamgullam7442
@gullamgullam7442 2 жыл бұрын
Kiro qol intaas ah MA JIRIN
@rodaxasan3418
@rodaxasan3418 2 жыл бұрын
60kii ilaa imika kulli dadku miyay wada khaldan yihiin sheekh maxamed dadku ma wada khaldana dad baa ilaa 60kii dadkooda anfacayay iyo naftoodaba oo guulaystay oo xaga wanaagsan wax ka eeg negetiveka iska daa sheekh si aad hore ugu socoto dadkaagana dhinac ka raac sheekh maxamed khaladaad wuu dhici karaa cid wax inoo yeedhisaa ma jirtee aqoonyahano soomaali ah oo maadi iyo diiniba ka dhisan baa meel walba hogaamiyo ilaa qaaradaha adduunkoo dhan baa laga soo helayaa dad soomaali ah leaders ah lama joogo wakhtigaa aad sheegtay diin iyo maadiba waa la bartay magaalada hargeysa 88kii hal masaajid ayaa khudbada laga gali jiray masjid jamaca maantana 8 jir xaafid quraan ah ayaad arkaysaa maasha allah intee oo masaajid ayay soomaali ka aasaastay qaaradaha aduunka indhaha fursheekh alxamdulillaah baa lagu jiraa inta yar ee dhimana allah ha inoo dhamaystiro aduunkaaba iska qabyo ah ilaahay ha ina tuso nimcada aynu haysano intaan haysana allah ha siiyo nimcooyinkiisa nimcada amniga iyo iimaanka
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 жыл бұрын
Taatiikhda la soo maray in laga sheekeeyo waa muhiim walina buugaag laga qoro waa cibro
@mohamudali6972
@mohamudali6972 2 жыл бұрын
Walal waad saxantahay. Laakiin adigu shacab baa kahadlaysaa Sheekhuna Madax buu kahadlayaa. Marka soomaali dadbadan oo wanagsano adookala ba kujira oo iskood wax uqabanaya. Wa adiga arkay madaxdeenu kursi ama hanti ama labadaba bay raadinayaan. Sheekhan ma ogtahay isaga laftisa in ethopia maxa wax ugushegty loogu cinqabay magalo somaliyeed waliba diin ahaan saan filayo. Marka wa runtiis madaxdeenu badankedu maaha niman wadaniyad iyo islaamnimo kushaqeeya. Negativekuna mafiicnee Ilaahay waxan ugushugriyaynaa inuu inaka dhigay shacabka diintoda iyo dantooda u adeega. Somalida aad shegtay inay dugsi quraan iyo maasajido ka asaaseen dunida. Ma iswaydisay maxa halka geeyay qadarta kasakow? MADAXDOODII BAA QAXISAY?
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 2 жыл бұрын
walaal waxaan umaleynayaa in aadan fahmin taariikhda sheekhu ha dadlaya dhanka mucaarad baad la aadey soomaali oo dhan buu Ka Hadley iyo raadkii gumeysigu noo ga tegey in tuu sheegey iyo in Ka badan oo dhibaato ah baa gumeystihii nagu reebey malaha qof yar baatahey waa kuu cudur daarayaa in aadan famsaneyn waxa sheekhu Ka hadlayo
@abassali8016
@abassali8016 2 жыл бұрын
War nagada benta
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt 2 жыл бұрын
Been mhn sxb
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 6 ай бұрын
Beentii iidoor waa caadi in siyaad barre baa na xasuuqay laakiin kii laascaano ma aha xasuuq nacasyo
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Jisaar wax barasho lacag la aana baad heshay waxna wadanka umaad qaban sidaana waad u hadlaysaa hada ayaad heshay shaqadaadii jin iyo sixir
Waa Kuma Dr Sh.Max'ed Sh.Ismail.Islii Niyad Jab Baan Kala Noqonaya Q.2a
26:18
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Kaftanka Siyaasada 571 oo aad u xiisa badan
25:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
CAJIIB: HANJABAADA IRAN | DAGAAL WEYN | HOLACA BARIGA DHEXE
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,9 М.
Dadka soomali way hurdaan Muxaadro cusub Sheekh Mustafe
1:31:39
Maxaa ku Dhaafay!
Рет қаралды 138 М.
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH  || Sh Maxamed Cabdi Umal
25:56
Daacad Tv
Рет қаралды 8 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН