MARKEY U DHASHAY AYUU KU BOODAY BIILNA WUU U DIIDAY MISKIINTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 19,013

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 ай бұрын
Allah Daahir Calasow dadka caayayo jahanaba hakudhacaan Waa xaasidiin Hal Nin oo dad caawiya kumajiro Cayuun hawadaan Daahir Jananada Alle hakugeeyo ❤❤❤❤❤from soomalilaan
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Ilaahey gabdhaheena Soomaaliyeed u gargaar , daahir adigana ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.
@dhalacmedia
@dhalacmedia 2 ай бұрын
Dahiraw sida aad miskiinta ucaawiso Allaha kuu caawiyo walaal
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Daahir soomaalidu aabaad utahay guulayso aakhiro iyoaduunwaad heli isha alaah
@sagal667
@sagal667 2 ай бұрын
Daahir calasow Allaha ku barakeeyo walaalkey qaali ah zahra
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Legend daahir calasow Wlh dhan walbo ayow ka ciyaaraa lakin waxaan ku taageeraa dadka masakiinta ah ow caawiyo Masha Allah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Alloow ukaalmee gabdhahena somaliyeed O illmaha lagu dayacaayo 😢😢😢😢😢 Aaaaaamiin Gabdhoow waxbarta o shaqeysta intiina hada bacda ahooow waad arragtaan waxa dhacaaya😢😢😢😢😢😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Waan kala dheer nahee Abtgay ku darsan lahayn abtgay oo aan guursanin 25sano hal gabar weyn haysta Abtgayna waanu jeclnahay from hargeysa gabar gabdho wadata yaa nacaaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SagalCabdi-h6c
@SagalCabdi-h6c 2 ай бұрын
alla daahiroow Salad walba waan kuu duceeyaa waayo masaakiitaad ka farxisaa
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 2 ай бұрын
Daahirow akhiro iyi adduunka allaah ha kuu gargaari
@anelkaabdala
@anelkaabdala 2 ай бұрын
wlhi Daahir shaqada uu haya qof somali maqabn karo ilaah haka abaal mariyo
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 2 ай бұрын
alle haku barakeeyo dashir allow dumarka somaliyed u gar gaar markii dalkii bur buray waxan ka dhaxal nay waa sidan io wax yaalo kaloo badan
@ElmiGouled
@ElmiGouled 2 ай бұрын
Dal burburey Mahin,E raga Somaliyed Ayaan gabey Masuuliyadeydii
@ZamzamOmer-y6u
@ZamzamOmer-y6u 2 ай бұрын
Mansha allah alle dahiir cafimdaka haku siyaadiyo sad dadka uucaawiso
@JacelowCr
@JacelowCr 2 ай бұрын
Abti daahir wllhi waan ku wataa baajino leagend
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Allah kariim hoyo wa dhibantahay meley jogtaba
@moalimhodan
@moalimhodan 2 ай бұрын
Allah Akbar Daahir Calasow iyo teamkiisa Allaha idin caawiyo akonka Allaah aad kushubateen
@ElmiGouled
@ElmiGouled 2 ай бұрын
Yes gabdhaha ragu dayaceen Halacaawiyo
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
DAhir waanku arkay soomaalidu waa ikaa mid guulayso
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 2 ай бұрын
Dahir lagen waye wlh alah ajar haka siyo. Dowlad xata ma samen karto shaqada dahir.
@JacelowCr
@JacelowCr 2 ай бұрын
Eelay iyo raxaweyn maxaa loo kala qadaa waa walaalo abayo isaga wax ka qeyr badan alle haku siiyo
@mustafella
@mustafella 2 ай бұрын
Daahirow geesi baad tahay.. waad ku saxsan tahay in aad kaa nejiska ah tuurto. 😢😢😢
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Daahiroow gurigaada jano fardoowso❤
@ManSabriye
@ManSabriye 2 ай бұрын
War naagaha eelaayda wax ka qurux bdn maleh wlh❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WAGI OW JOGEY MADAXWEYNE SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO WAGAAS ABAYASHA AN MASRUFIN ILMAHOODA WUXU DHIGI JIREY XABSIGA ILA EY KA DHIIBAN MA DEYN JIRIN
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed 2 ай бұрын
Alahuakbar ❤❤❤❤😂😂scw scw scw
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Waa caruur gabadhu yaa allaah xerryaha qaxootiga wax barashaa taala waalidkeed wey gateen inkaar qabaan Hada saacadaan macalimad ahaan lahayd walhy 😢😢😢😢 Qur aanka xataa waa lagu liibaanay dugsi furan lahayd ax ax
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 2 ай бұрын
Qoftan anaa aqan cid ninkii hore ku dadhay malahan ayadaa kensatay
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Midka gabadha xasdaaya ogabadha qabiil la hoos ordaaya waa mid jiran Daahir qayr qabe wuxuu yiri somaali ahaan loo cawinayaa M.a
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 ай бұрын
waa saxanyahy ninkaas gabadha inay iswarestaan waa ficntahy kadib waxa suragala inay qaraba noqdan nolashedana wax ka badalo lkin waa qalad in lodiido in lawresto
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Hoos u waraysta qabiil ayad kuwalateene
@zackkx77-dd3db
@zackkx77-dd3db 2 ай бұрын
Nimanka xiniinyaha Alle haka goyo Gabar shaqaysanaysuu inta culays Saaray Ayuu katagaya
@rodamahamoud
@rodamahamoud 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 2 ай бұрын
dahir calasow illahow adiga Io awladada xaskaga walalaha allaha idin xifdiyo cadawga allaha qabo walidka haddu nool ybn allaha xifdiyo l haddii ay dhintena janada allaha geeyo Waxan kugu heck lahy sidad gabdha u caawisid
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Caruurtaa ilaahaa ilaahaa waxsii isha alaah
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Gabar iyo wiildhibam waadcaawisaa adiga iyo soomaalida aakhiro iyo aduunkailaah ugargaaray
@leemo1660
@leemo1660 2 ай бұрын
Thanks you talked more than you paid
@balqeysa7209
@balqeysa7209 2 ай бұрын
😂dahir dadka hanagu dirin 20kun 150 maahane 😂😂😂😂😂
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Ilaahay wayusimanyahiin soomaalidu way isfaquuqaan daahiroow
@sagal667
@sagal667 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdullahiAdamAhmed
@AbdullahiAdamAhmed Ай бұрын
horta faatixada maad iska saxdid wax badan ku dhagaystay iyaaka nacbuddu iyaaka nastaciin❌ iyaaka nacbuddu wa,iyaaka nastaciinu dheh
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Ilaahoow ugargaar gabdhaha soomaaliyeed
@cabdiwahaabjaamac
@cabdiwahaabjaamac 2 ай бұрын
Alle haw gargaaro ragii somaliyeed furiin ayaay ku waasheen waar hablaha ha furina
@abuukarHussein-pm9pn
@abuukarHussein-pm9pn 2 ай бұрын
Ninki gabar lo dhalay hadana dayacay nasib xumaa kaas illah xaqa ha tuso
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@fowsiamohamedhussen1649
@fowsiamohamedhussen1649 2 ай бұрын
Ilaahay ha fududeeyo
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Asc daahir
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WALALO MA AHA RAXAN WEYN WAXA AH ADAN MADOOBE WA GUGUN DHABE HAWIYE RAXAN WEYN WAXA AH XASAN ADAN SAMATAR WA HIRAAB HAWIYE LAFTA GAREEN WA RAXAN WEYN ITOPIAN
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 2 ай бұрын
Ilaahow nin duco qaba oo guursada u sahal waa gabaryar
@on_it_tdy8810
@on_it_tdy8810 2 ай бұрын
Asalamu alaykum
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Daahir soomaalidu waaisku mid
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
KUWA DAHIR CAAYNAYO O BRNTA KA SHEGAYO WA XASID LA MIDA YAHUUDA WEXEY KA XUN YIHIIN IN LA CAWIYO MASAKIINTA LACAGTA SADAQADA AYAGA RABEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NIMANKAAN DIIQYASHA O MEL KASTO SHAHWADOODA UGA TEGAYO HA GASHTAAN KONDOB HADEYSAN XIL QADI KARIN
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 ай бұрын
ninkaas gabadha inay iswarestaan waa ficntahy kadib waxa suragala inay qaraba noqdan nolashedana wax ka badalo lkin waa qalad in lodiido in lawresto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NIMANKA GABADHA KU DAYACEY ILMAHA WA IN LA DACWEYO LA XIRO HANTI HADEY LEYIHIIN LA XARASHO LA SIIYO ILMAHA IYO HOYADA HEYSA
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
DAAHIR HADAA RABTO INU ALAAH KU JECLAADO DUNUBTA ISKA DAA XAJKA AAD ISASO DHAQ FUXSHIGA ISKA DAA
@sagal667
@sagal667 2 ай бұрын
Ilmaha habaryar iyo edeeda uahay
@ElmiGouled
@ElmiGouled 2 ай бұрын
de gabadha qabo Nin lacagleyana udhis
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NIMANKAN SIDA DIIQA ILMAHOODA DAYACAYA O FAFINAYO CUDURO IYO ILMO BAHAN O QAIMIINTA CARKOODA KONDOB HA GASHADAAN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
DOWLADA WA INEY SAMEYSO ABIIHI MASRUFI WAYO ILMIHIISA IN XABSIGA LA DHIGAYO IN LA XARASHO HANTIDIISA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HA GURSANINA NIN AN GURI LAHEYN O SHAQO FIICAN HEYN O KASO JEDIN FAMIL LOGA DACWOON KARO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
DUMAROOW GURKA FUDUD JOJIYA GONDOB ISTICMALA AMA SIDA DORADA ISKU DHIGA DIIQ KASTO O GAJA
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Qabiil dhaafa soomaali waa iskumid
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 ай бұрын
Eelay iyo tuugsi
@leylamohamed7909
@leylamohamed7909 2 ай бұрын
Asc abyo tuugsi wax ladhaho majiran e qofkasta danta wey qabataa ogow
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Caruur bay haysataa nimankiina wayfureen maxaysiin
@on_it_tdy8810
@on_it_tdy8810 2 ай бұрын
Asc
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Ilaahaa umaqan waydhibantaha
@balqeysa7209
@balqeysa7209 2 ай бұрын
😂dada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
AWEY NIMANKA DAYACEY ILMAHA JUFADODA KABA QABIILKOODA
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
Soomaalida daahiroow isku wad iskumid maaha
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
RAXAN WEYN IYO ELAAY QABIIL MA AHA WA DAD ISKU TEGEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NIMANKA ILMAHA DAYACEY AWEY KABA QABIILKOODA AWEY SHARCI
@fowsiamohamedhussen1649
@fowsiamohamedhussen1649 2 ай бұрын
😂
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@muwaarakgroup655
@muwaarakgroup655 2 ай бұрын
Hhhh waxaan nagu qarabanaayo maxey ahaayeen leysan iyo luwaay maa eelaay ah habargidir waaye qoftan
@GaniMaxamed-u2h
@GaniMaxamed-u2h 2 ай бұрын
Abaayo gabar kasto o Somalia qabiil malahan wallahi dhib marko ku dhaco weydeyriyan qabiil iska dhafe xita qoyskoda😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Wllkey xerada ayey ku dhalatay oo qabiil kala garan meyso sida sheegtay Ilaahey ha u gargaaro wllaasheen.
@sagal667
@sagal667 2 ай бұрын
Igu salaan zahra cabdi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
MAGAFE LAMA DEYNAYO MAGAFE WUXU LA MID YAHEY AL SHABAAB KIRIMINAL
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 ай бұрын
Elaay hadey tahay raxaweyn aan ahay Maxey u leedahay waa been
@mahadmahad1055
@mahadmahad1055 2 ай бұрын
Waxa Ku haysa aqoon daro, eelay sow laf raxanwen ka tirsan ma ahan?gabadha sharafteeda dhowr
@nafisoaxmed9991
@nafisoaxmed9991 2 ай бұрын
Wa sax gabadha raxanweyn eelay ayay ka tahay abyo
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 2 ай бұрын
😢😢😢
@nimcofarah6548
@nimcofarah6548 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 2 ай бұрын
😢😢😢😢
JACEYLKII QARNIGA EE LOO OOYAY QUEEN SOYSOY WIIL SOO DOONTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
18:11
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,8 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Dahir Alasow Oo Yaabay || 2 Gabdhood Oo 1 Nin Isku Qabsadeen || Maxkmada Dahir Alasow
14:17
Maxkamadda Dahir Alasow Civil Court
Рет қаралды 6 М.
DAHIR ALASOW SAFIA OO NINKII CUNUGA KADHALAY KEENAY MOHAMED DAUD IS CAAYEN
13:58
FADEEXO MARWO KHADIIJO OO COD SIR AH KA KEENTAY GURCEEL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
26:40
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 10 М.
MAMO FARANCO WIILKAN SOS LAGU KORIYEY 1987 AYEY KAGA DHUUMATAY BELEDWEYN , HADANA WEY INKIRTAY.
16:21
Maxkamada Dahir CALASOW (Somali civil court)
Рет қаралды 39 М.
Hooya Somaaliyeed oo usoo cabatay maxkamada Daahir
21:18
Maxakamada Daahir Calasoow
Рет қаралды 3,3 М.
QISADII ABDULAHI YARE Ee Tahribka Iyo Nolosha LIBIYA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
45:06
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 12 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН