Hubaal reerGalbeed iyo liitayaasha u adeega wakhtigoodu waa dhamaad. In badan mahadsanid saaxiib
@daudhassan9377 Жыл бұрын
ALLAHu akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Kusali Xapiipka Muxamed Scw ❤️ 🤲
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@cumarmxmd Жыл бұрын
Scw ❤❤❤❤❤
@maxamedmacalin7256 Жыл бұрын
Masha allah wll
@halimaHussain_ Жыл бұрын
Masha Allah Aadanoow Turkey 🇹🇷 markaad aaday cilmi badan baa kuu korkay.
@Dreamy-M Жыл бұрын
Waa wax aqriska iyo cilmi baarista Ee aadista Turkey aqoon ma ahan.
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 Жыл бұрын
Kkkkk
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@Dreamy-M macquul weye Türkiye waa dal cilmiga Laga barto madaxafka ugu weyn yurup ayaa ku yaala buugagta madaxfka yaala ayaa ugu filan inu jaanis u helo akhriskooda buugagta culuumta ee türkida iyo kuwa calamkaba
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@Dreamy-M buugaagtu turki ka helayo Somalia Kama helayo
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء الأحباب
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Mashallah aad ayan ugu faraxsanhy wa awooda islamka ey ku faani doonan
@sumiyaladan8062 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉
@mo-mosaid Жыл бұрын
Reer galbeed ama gaaladu wadankeena fara kulul bay ku hayaan wuxuu ka dagi la'ayahayna waa iyaga ilaahay ha ina fahmsiiyo cadowgeena
@abdisamadahmed7918 Жыл бұрын
Adanow william james sidis vidoe diyaari IQ ugu zareeraye adduunka
@XassanXassan Жыл бұрын
Masha Allah
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع Жыл бұрын
ماشاء الله إمارة الإسلامية أفغانستان❤❤🏳🤍🤍💪
@maxamedaadanmaxamed1442 Жыл бұрын
ماشاء الله
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@abdifatahibrahim5399 Жыл бұрын
Guul afghaan🇦🇫
@mustafasalah1108 Жыл бұрын
Absolutely, xaqiiq weeye
@hodan8464 Жыл бұрын
Mashaa Allah Habalyo Habalyo
@Dreamy-M Жыл бұрын
Wax aanan ka'ahayn Masha-allah madhihikaro.
@Osaama-Said Жыл бұрын
Salaama Ustaad ✍️❤️
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@maanyarejamaccabdi7638 Жыл бұрын
walaal waa mahadsanthy inbadan baa islaha aadan sahan haka soo hadlo masha allah
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Mnsha Allah 💗
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Maasha allah
@iqrasomali12 Жыл бұрын
Masha allah wa wx lagu farxo wlhi
@xamdiali408 Жыл бұрын
masha allaah ilaahow usiyaadih walalahen
@fafinta-wnga Жыл бұрын
Mashalah, hormar wacan🥰
@aboutmyidea1. Жыл бұрын
Masha Allah hooray usoco
@GAROOSHIYE Жыл бұрын
Mash alllah Dada Taashaday |
@nadiramohamed44 Жыл бұрын
Masha allah allaha xafido walaalaha muslimiinta
@koodbuurmediaprodaction7214 Жыл бұрын
mansha allah waa farxad leh in dadka muslimiinta ahi horumar samayen
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
NIN dhallinyaro ah oo Masaari ah oo leh baan arkey casarkii Maanta shan sano ayy Reegalbeed io mulxidnimo i Dageen oo aan qaflo iyo qudhun bilaa macni ah ku jirey lkn Eegga illaahy mahaddii labadiiba waan fahmey ayuu yidhi Galbeedku Inteynu ubaahanahy inkabdan Isagaa Inoo baaahn Lkn cidii og baa og !
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Daalibaan cashar kama baran qaladkoodi hore mashruucaan waxaa maalgaliyey gabar, waana kuwaas ay wax barasha u diideen
@aadancawil47 Жыл бұрын
مانشااللة
@zahramohamedcadey7108 Жыл бұрын
Allahu AKBAR
@hassenyusuf3012 Жыл бұрын
Arin lagu farxo weeye runti masha allah
@maxamedcabdi9355 Жыл бұрын
Waaw waa layaabay
@hamsenuuriye6840 Жыл бұрын
Cajiib
@zakirboss143 Жыл бұрын
inagana midkeena caagad yar farsameeya, halkii aynu ka dhiiri gali lahayn, hoos baynu gaynaa oo waynu la daadagnaaa ...... Rabbi Yasir
@SAMATARE Жыл бұрын
Mudane Aadanow waan ku salaamay Codsi= Sidee loo bartaa gaari sameynta Fadlan ma u qalmaa inaad ii soo jawaabto
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Saxib wx fican ayad ku fikiraysa lkn gadhi samayntu wxay ubahan tahay ugu horayn qalab iyo warshad iyo aqoon ingner nimo lkn aqon kuguma dhamo walalkyow e hadaynu nahay dhalinta somaliyed wa inaynu fadhiga kakacna o hal abuur nimadna inkasto kena wx yaqana anu haysan dawlad dhirigalisa ilen dadkan wax sosara hamodin inay mel cidla ah fadhiyane dawladahoda dabada kaso rixaya o ki hindise layimada dawlada dhaqale u hurta o malgalisa si loga gun gadho
waxaan aha wiila dhalin yar hada ka hor waxaan ku fakiray in aan sameeyo helicopter waxaa iga hor istaagay dhaqaalo waan awoodi waayey in aan ku bixiyo dhaqaalahaasi waxaan u bandhigay dat badan oo somali ah laakin waa leeygu qoslay hada hanki wuu igu jiraa laakin dhaqaalihii aaway hada waxa aan ka hadlaayo ma ahan diyaarad wax u ek waxaan ka hadlaayaa diyaarad qof in uu raaco misane nuulio dhalinta soomaaliyeed waxaa kabuuxo dat mufakiriin ah waxaa dib u dhigay dhaqaalo la aan wax ku dhiira gelinaayo malahan 😟😟😟
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Zxp waad fiicantahay lkn inaad soo saarto diyarad dad raci karaan Hawl yar maaha,,waxay u baahantahay marka hore aqoon,,mar labaad warshad ama wixii lagu samaynlahaa iyo dhaqalhedi qalabki laga smayn lahaa ,,arimahas o dhan way jiraan,
@shariif2143 Жыл бұрын
suhayb sxb waad saxanahay hal su'aal ayaan ku weeydiinaayaa warshada diaarada sameeso asalkeeda yaa soo saaray ?
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
@@shariif2143 zxp horta warshad baa la dhahaa lkn maaha qalab meel yaalla waa hool ama aqal wayn,,marka hore diyaarada qayb kasta oo ka mida gaar baa loo sameeyaa marka dambe ayaaa la isku soo geeyaa,markaa zxp ma jiro qalab meel yaalla oo diyaaradad soo sara ee waa dhisme wayn oo badanka wax walba laga helo
@shariif2143 Жыл бұрын
ok aniga waxaan aamin sanahay sida afgaanistaan kaba ee u sameeyeen gaari bilaa warshad in aan u sameeyeen karno diyaarad waxaan kaloo kuu sheegaayaa in aa daawatid document yada kusaabsan farsamada gacanta iyo technology ga oo ka buuxo barta KZbin ka mahad sanid bro
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
@@shariif2143 ok wll waa macquul,zxp waxaan reply kuguso galay wax kale maaha ee arimahan aad ayaan u daneeyaa;wlhi ilaa 2020 ayaan baraha bulshada ka baranayay qaabka ay diyaaraduhu u shaqeeyaan iyo samayntoda,aad ayaan u daneeya,waa mid fiican lkn waxan filayaa Kolayba wax cirka maraya uu ka xag jiraa wax dhulka socda,lkn waan samayn karnaa
@maxamedibraahum1591 Жыл бұрын
اسو دعي خير الله نسي🥺
@aadancawil47 Жыл бұрын
Bbbbbbbb inana maantaynu sibuuxda ugu gacangalay
@mohamedabdi6592 Жыл бұрын
Dalalkii naga xumaayna waxbay soo sarayan anaga wali qabyaalad ayaan ku jirnaa iyo Boqol calan kala wadana 😥🥺😔💔
@ThauthAppo Жыл бұрын
inagaa kaxun waayo iyaga naftooda maalkooda ayey Allah kagateen shareecada Allah inoosoodajiyay ayey kudhaqmaan saa dartee Allah ayaa ugargaaray intii kudhimatay ciida afgaanistaa ee muslimiinta. Janatul firdowzo Allah hakawaraabiyo
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
Afghanistan wadadii guushee cagta saartay Allah garab galo walalahena
@moissack7095 Жыл бұрын
In mudaaba waan sugayay in qof somali ahi kasoo hadlo , gaar ahaan tvyada soomaalida , waxaan xaqiiq saday in warbaahinta soomaalidu sugto ama soo copy yayso waxay warbaahinta caalamku ka hadasho uun !!!!
@kowsarabdullaahi8823 Жыл бұрын
Waa hal abuur fiican. Laakiin maxay Gabdhahooda waxbarashada ugu diideyn taasaan jawaab cad u helin.
Qof walba oo dadaala hiigsigiisa wuu gaarayaa haduu alle lakaashado
@cmajidmaxamud8378 Жыл бұрын
❤
@ugbaadcabdifataax1445 Жыл бұрын
يا لية قومي يعلمون inay iyagu guul gaadhi karaan isna maamuli karaan iyagoon reer galbeed dabada ku wadan
@yaxyecali5232 Жыл бұрын
podcast kii mee niyow bil baanad waxba soo dhiginee 🤔
@hodoali5714 Жыл бұрын
Waan ogahay oo wan hubaa in ay ardul shaam oo dhan ay yihiin geed lab diinta Alle meel sare geeyey waa sabaabta loo burburinaayo waayo waxaa ay og yihiin hadiii ay madaxa kor uuso qaadan in ay meel sare marinayaan addunka oo dhan
asc islaamka guusha waxay ujirta daqiiqado hal madax wayne waxa uu akoon kushubto oo uu la aado dalalka gaalada kuna raaxaystaan baa dalalka islaamka hormar & tusaale gugaari lahaayeen
@ThauthAppo Жыл бұрын
Waxaan Allah kabaryayaa ninkaa dilka muslimiinta kufaanay in cudur aan bugzoon Allah kusaladdo Somali hadeynu hahay Allah hainoogu gargaaro kudhaqanka diinta islaamka sida wllalaheen afgaan
@daouddaoudgabad4457 Жыл бұрын
Adan ka so sheke maxwell chekambuste wa yar african ah oo sameyay gadhi bila gaz ku shaqynaya
@inamouse Жыл бұрын
🇦🇫💪🏿
@صلاحالدين-ر2خ Жыл бұрын
Sxb calankaa waa la bedelay
@khalidgamer8938 Жыл бұрын
@@صلاحالدين-ر2خ ma hupta zxp
@صلاحالدين-ر2خ Жыл бұрын
@@khalidgamer8938 100/100
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Wadan ay joogaan ciidama shasheeye haka sugin inay heer gaaraan Ku tusaala qaata somaaliyey
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Malin dhaxdi ahayd ayan arkay gadhigan wa war farxadle iyo guul musliminto dhan usohoyatay lkn ninka gadhiga sameyay duruf badan aya kamuqatay wajigisa
افغانستان قلعة الارض Dadk reer afgaan ma haystaan dhaqaale,aqoon tayo leh iyo khayraad dabiiciya balse waxay haystaan garaad fekeraya sida jabaan sida jarmal ,, mana ahan sideeno kale dal dad fekeraya waayey oo kala qaybsan
Wllkygow hawada salan kuso marinaya marka xiga wxn jeclan laha Ina book la yiraahdo (nostdaramus) Ina kaso hadasho wa topic aad u xiso adigo qeexaya hadi dambe tahayna fadlan raali galin ka bixinaya wa asc.