Sheikh Mustafa Cali Canood xafidullah Laa taxsan inna laaha macanaaa sida Rasuulkeena muhammad scw iyo abukar riyadullaahi canhu markii ayey godka ku jiraaan, sheikhuna ha cabsanin hana muragoonin Allah ayay kula jira. Allahu akbar Towhiiidka Allah ha kor yeelo meelkasta aduuunka. Jazaka alllah kheyr sheikhuna from UK
@abdullahikatallahisheikhal77744 жыл бұрын
Waxaan dhihikarnaa shiikhaan waa nin geesi ah oo xambarasan waxa dunidu loogu jecelyahay ee qalbiga iyo quluubtuba uroon waana towxiid Allaha nugudilo towxiidka isagana ajir iyo xasanaad Allaha kasiiyo amin
@cabdilaahimuxumed55694 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته الله يحفظك من كل شر ا البوريني اصبر على يقول فإن على حق المبين يا شيخ 💜💙❤🧡💛💚💙💜
@maslaxibraahiim88014 жыл бұрын
ماساء الله
@sheekhqayrdoon6824 жыл бұрын
Masshalaah saas weeye xaq ayuu Ku taagan yahsy,allaha sugo.
@faarahhassan57334 жыл бұрын
Masha allah
@xaarithfarhaan59844 жыл бұрын
shiekh kheyr allaah ku siyo wlh wan towbad keenay insha allaah shiekh alle noo bari si uu qalbiga noga mathoo beyo insha allaah
@Boodaaye9114 жыл бұрын
Allahu akbar Sheikh Mustafa Cali Canood Allah subhanna watacala haku xifdiyo adduunka iyo aakhiro, Fadlan hore u soco sheikhuna, cadawgaaga iyo cadawga muslimiiinta Allah ha jabiyo, allahumma ameeeen ameeeen from UK
@nuurmohamudguure77994 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah jizaakallaahu khera shekh mustafa
@ibrahimizak55244 жыл бұрын
Jazakumulahu kheyran sheikh
@osmaanibrahim81654 жыл бұрын
Mash allah alle hanookaaxafido sh musdhafe Waxaana leenahay kuwa dhibka ladoonaaho kanaxow naarta kuwaar adiga iyo dhamaan inta kulaqabtaba
@abeyabdi25984 жыл бұрын
Allah ku dhooro sheekhanaa Hor u soco
@ruwaidadirir87724 жыл бұрын
Mashallah shiikh allaha ku xafido aamiin yaa allaha
@drakii72064 жыл бұрын
illaah baaa ku soo saaray hori usoc anaga wixii karankada wakula taaagannahay
Masha allh waa wax xaq wuxuu sheegayo ilah ha ku barakeeyo sheikhunaaa cadowga ilah hakaa Najeeeyo in sha alllah
@caydaruushassan35014 жыл бұрын
*mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇 chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalayal
@allawateosman76534 жыл бұрын
حفظك الله شيخنا من كل سوء ومكروه. ولك الصحة والعافية.. Qabuuriyiintaa warkooda dheg jalaq ha isiin Sheikh Allaha Macaka waan kuusoo duceeynaynaa .
@faadumoshariif83654 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر حفظك الله شيخنا
@nimcorun12553 жыл бұрын
Saxix shekh mustfa canod xaqa waa lacadeyna hdaa nahay umada nabi muxamad sallhu caleyhi wasalam sallhu caleyhi wasalam sallhu caleyhi wasalam wyo allh ayaa noshegy inaan nahay umada kuwa uga qeyrka badan xumanta reebeyno wanga amreeno mana ka aamuseeno
@raxmocabdi-pi4fy2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@maryanabdinasir2484 жыл бұрын
Masha Allah sheqa Allah kaqabto cadowga
@abdirashedbritish84574 жыл бұрын
Mushrikiintana ilahay ha jibiyo inta UU ilaahay hanuun la doonayana ilahy ha soo hanuuniyo
@saidgushaa57024 жыл бұрын
Masha Allah Guuleyso shiikh Akhiro iyo Aduunba
@ctaxmaanbashir53654 жыл бұрын
Sheekh allaha ku barakeeyee suufiya mushrikiinta iska dhaaf waxaad ka hadashaa gaalnimada farmaajo iyo xukuumadiisa (الشرك فى العبادة والشرك فى الحكم سوء)
@abdallasaabir7124 жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allah khayran sheekh
@maslaxibraahiim88014 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@abdiazizdahirloxos45534 жыл бұрын
Ascqrb ilaahay haku xafido sheekh.
@najaxdalmar62214 жыл бұрын
Maa shaa allaah Rabbiyoow cadowqa muuqda iyo kan qarsoonba ka qabo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc sh mustafa ani waxaan joogaa uk waana maqlay hadalkaas wlhi waana layaabay beenta intaas la eg waana ku xirahay cashirada kabaxa telegaramka
@musdalifaahmed4 жыл бұрын
Shiq shibli waanlayaabaa marmarka qaar
@adilhassanabdi95124 жыл бұрын
يا شيخ اشرح لنا عقيده الولاء والبراء
@ahmedsheikh73654 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله يا شيخنا الفاضل حفظك الله ،لاتحزن،ولاتهن،ولايحزنك قول القبوريين
@risktaker91194 жыл бұрын
Sheekh sualo baa leeyahay see ku weydiin karaa Ilaaheey janada haku geeyo adi iyo inta diinta faafiso. Iyo anagaba
@adilhassanabdi95124 жыл бұрын
soo weedi sheeqa wa heegan
@raxmarowdaa2714 жыл бұрын
Masha Allah sheq allaha kuxidiyo
@drakii72064 жыл бұрын
walaaahu macanaaa xiina kurba waxiina barwaaqa inshaa Allah
@maslaxibraahiim88014 жыл бұрын
الحمد لله
@mahadcabdullemaxamad97634 жыл бұрын
Ilahay baa kaqabanaya mushrikiinta xaqqaa lagu karbaashay
@boolocadey46614 жыл бұрын
SHEEKH UMADDII SHARKOODII BAA SARE MAREY EE HALA YAABIN IYAGAA BALAAYO IYO XUMAAN DIFAACA DOWLAD LA'AANTII DHIBKAASAA LAGA DHAXLEY WAA JAANTAA ROGAN . SHARAFTII DIINTA IYO KALADAADSANAANTII BAY KA FAA'IIDEEN EE HALAGU WADO DAD BADAN BAA LA KHALDEY OO CAAMO KA AH DIINTOODA.
@abdinaasirolowmohamed12934 жыл бұрын
Sheikha allha ku dhafe adapa wax kle ah oo 6ix 9ine io chris brown taqanid zida u taqanis ban u naqana angane
@wiilsanosman31184 жыл бұрын
xagjir waji xun waxaa soo wadatid waanu agnahay
@siteysiraji48344 жыл бұрын
Ascwrwb shekh allaha cimriga cafimaadka ha ku daayo shekh bastad iska jooji cunadeda gaaalo Ayaa sameysey ku boori in dalaga misingad la cuno allaha dartisa ku jeclahay xafidu llaha
@jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@sheikhmohamoud38564 жыл бұрын
Masha alla
@loogecabdijama48534 жыл бұрын
In shiikha laxidhay codjiisaan kadaawaay
@boolocadey46614 жыл бұрын
SHEEKH MAANTA SOOMALIYA RUNTA SHEEGE WAA CEEB SHEEGE KAN BAADILKA, BEENTA WAX ILAAHAAY NECEB YAHAY OO DHAN BAA WAXAA BADAN INTA DIFAACAYSA XAQA IYO RUNTANA KASOO HORJEEDA LAAKIIN WAXAY ILOOBEEN IN ILAAHAAY XAQA LA JIRO BAADILKA IYO BEENTA UU BAABI'IYO . KUWAD ADIGAA GUULAYSAN IN XUNA KUMA ARAGTO OO ILAAHAAY BAA KULA JIRA KHURAAFAAT IYO QABUURIYIIN SHIRKIGOODA UMADDA SIDAAS UGA DIG GUBNA SHIRKIGOODA INA LA SHIRKA LADULMUN CADIIM ILAAHAAYNA HAKAA XIFDIYO SHARKOODA.
@cabdixaashi17474 жыл бұрын
Asc walal sh mustafe allah haku xifdiyo
@daacad24channel804 жыл бұрын
Been low waalagu xeray
@sacdiyomacalindaahir22934 жыл бұрын
M.a allow cadawgaaga cagta kahoos
@Cuqeeli3 жыл бұрын
Yaa sheegi Kara sheekha meel lagala xiriiri karo?
@maleeledubi20094 жыл бұрын
Shiq alaha kabarakeyo xaqa dadka wa dhibaa inta xaqawado ale hakulajiro
@fartunmohamed80554 жыл бұрын
Mashalaah sheekh ilaah hanookaaxifdiyo
@abdulmoaw63334 жыл бұрын
Kkkkk sheekha waa ba shidanyahay yaa baray cris brown iyo (69 ) sheekh waa on fire 🔥 kkkkkkkk
@mahadcabdullemaxamad97634 жыл бұрын
Mansha Allah
@Mohmudcarab84 жыл бұрын
Geesi✌🤩
@boqolowchannel27454 жыл бұрын
Masha Allah gesigesi dhaley Allah kuhafido
@ugaashassanbashiir71914 жыл бұрын
Odeygaan waashey caruurtiina ka ilaalsada asagu koleey meel ayuu usocdaaye
@SH.isxaaq4 жыл бұрын
Adi taada fiirso jaahil yahoow
@ugaashassanbashiir71914 жыл бұрын
@@SH.isxaaq jaahilnimo adi iyo asaga ayay idin heysataa1
@aminaliali30864 жыл бұрын
Asc shekh allaha ku xafido xaqa wakhtigan wu dhib badan yahay shegdiidu ee rabi ba ku ilashan wax xaq waxad shegeysa wana inta waxa ay kolba war u so sarayaan waxad aad ledahay ka taga ayay ka tagi la yihiin hana u koojin halaka kaga hay ayaga dali doone
@wiilsanosman31184 жыл бұрын
waaba lagu dilayaa xiris ayaaba roone gaalyahow
@abdiazizdahirloxos45534 жыл бұрын
Mushrikiinta iyo kuwa taageero gaalada ayaa ku farxay,ahlu tawxiidkana way ka naxeen hadalkaas beenta ah.
@abdallamohamed94144 жыл бұрын
shiikh fu'ad shoongale ayuu iska dhig dhigayaa kkkkkkkk walee odayga ciyaar mar hore 2006 soo dhamaatay ayuu ku jiraa, horay u soco waana ku arki doonaa adiga oo taajiray afaarahaana gab ka dhahay
@xamiidashiikhshirecaddani0844 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁adigana sireysaa u la socotay aqbarta fu,ad shonkole
Xaa ka towbakeentay shirki mise ciyaartowda gaalada lajeclaado?
@mohamedhassen7334 жыл бұрын
@@maryamacumar314 waxaan ka toobad keenay kubada cagta oo aan ciyaari jiray ilaa heerka koowaad ,, waana dambi walaal in laciyaaro ama ladaawado ,,,,,alxamdu lilaah ilaahey ayaan mahadaa leh alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
@maryamacumar3144 жыл бұрын
@@mohamedhassen733 allaahu akbar alxamdulillaah anigaba waxaa iigu dambeysa aan daawado 2007dii ciyaara aduunka iskeygaa unacay illaah baa igu hadeeyey in aan karho kadib markii aan fahmay jirkooda qaawan inuu dambi yahay. Bowdyahooda iyo xabadkooda.