Marwo - Maxay dumarka qaar shaqsiyaddooda u lumiyaan guurka kaddib?!

  Рет қаралды 6,609

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Marwo - Maxay dumarka qaar shaqsiyaddooda u lumiyaan guurka kaddib?!

Пікірлер: 25
@Azmaupdy6
@Azmaupdy6 Жыл бұрын
Mowduuc aad u qiima badan oo aan jeclhay gabdha bdan ineyy dawadan si ayy wax badan ugu kla cadaadaan noloshoda mhadsanid macalin hiba❤❤
@Maryama-idil
@Maryama-idil Жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah waa mawduuc muhiim ah Waana jeclaan lahaa inay dhagaystaan dhaman Hablaha somaliyeed Meel walba ha jogaan, mid la qabo iyo midaan la qabin ba Astaan ku mahadsanidiin soo gudbintina Marwa hibo hajji hasan ilahay haku barakeeyo, Nucago kalena Alle hanoo badiyo. Qof Diinta iyo madiba taqan, si hufanse wax nogsheegtay.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
acuudo billaahy muna shaydanil rachiimy!knaa lillahi wa inna ilayhi raachicuun.naa marwa waad qawracday ee amaanta badan maad ka daysid.
@Maryama-idil
@Maryama-idil Жыл бұрын
@@hargiesa_gira miyad ka maseersan tahay ? Oo miyaad u quuri la'dahay, Qalbigaa ku buka ishaada Alle haka xijaabo xasad yahay.
@basheabdirahmanabdilahi9476
@basheabdirahmanabdilahi9476 Жыл бұрын
Hablahan inantu aadbay u qancisay wajigooda waxan ka fahmay midaas Alle haydin ka dhigo sideda iyo si ka fcn wll jasakallahu khayran dhamanten ❤
@anfacwarsame
@anfacwarsame Жыл бұрын
MashaAllaah, ustaada Hiba hassan halkeedi ayaad dhigtay . Dhaamteen guri , guur iyo bulsho aan wanagsan kusoo kordhino Allaha nagu arsaaqo ❤
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 Жыл бұрын
Intaan idin daawanaye mowduucaan md ka wcan ma arag❤ mhdnsd ustaad
@Maankoos_
@Maankoos_ Жыл бұрын
ماشاءالله ❤❤❤❤❤
@ayanothman4963
@ayanothman4963 Жыл бұрын
Masha'Allaah ❤
@canabcadey1988
@canabcadey1988 Жыл бұрын
40 qofood ducadood wala aqbalaa ee muradaa leyahaye ii duceya inuu ilahey ii fududeeyo😢
@FardowsaMaxamed-rh3zh
@FardowsaMaxamed-rh3zh Жыл бұрын
Alla kuu fududeeyo abaayo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Afartan umaba jeedo laakiin ilaahay garabkaaga ha galo
@Rayaan277
@Rayaan277 Жыл бұрын
Alle haku fududeyo amiin yarabi
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
ilaahy naarta ha kugu fogeeyo!
@canabcadey1988
@canabcadey1988 Жыл бұрын
@@hargiesa_gira oo maxaa jira hee cadey
@halimosheikhabdullahi5580
@halimosheikhabdullahi5580 Жыл бұрын
Mashallh ustaad Hibo Hassan Haji allha ku barakeeyo ,cilmi ayad no ziyaadisay
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
wax ay soo kordhisay ayaaba iska yar adaa markiihore eber ahaa.!
@naima981
@naima981 Жыл бұрын
mashallah
@KhadraCumar-ss6he
@KhadraCumar-ss6he Жыл бұрын
Thanks
@feis9082
@feis9082 Жыл бұрын
waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
mawduuc ubaahan gabr kasto soomali ah inay maqasho sbbto bulshadena waxy nagu programisa in qof loo noolado waan waxa niyadjabka gabdhaheena ku badiyay
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
quf umana noolayn sidan aaminsanahay lakiin shabin bay uubato u dhigatay.markaasaa sarachooga lagu feentay!
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
quf umay noolayn sidaan aaminsanahay laakiin dhabin bay uubato u dhigatay markaasaa sara chooga lagu feentay!
@As-sakeena
@As-sakeena Жыл бұрын
Wa mawduuc lo bahan yahay
Barnaamijka Marwo | Muhiimadda badqabka Maskaxda.
38:31
Astaan
Рет қаралды 3,5 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
KABTAN AYUUB OO DHAWAC SOO GAARAY,DAHIR ALASOW OO KA HADLAY
8:12
FARXADA QOYSKA
Рет қаралды 2,6 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН