No video

MARYAN RUUN | HEELEY HIBILOW | 2016

  Рет қаралды 269,923

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

MARYAN RUUN IYO HEESTII HEELEY HIBILOW 01 01 2016
SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info
#Maryanruun #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic

Пікірлер: 73
@falisabdi3206
@falisabdi3206 4 жыл бұрын
She is devert faniinta. Hada jirta she’s the best one yaa igu. Racsaan?
@shukriwayrax2076
@shukriwayrax2076 5 жыл бұрын
dheeha iyo midabku qurxoon ma guuro hadaan la qasin qalanjo allow ku xafid meeshaad ku barbaartaa xero wacaned
@abdulazizmohamoud1945
@abdulazizmohamoud1945 3 жыл бұрын
Maryan Ruun Gabar Aad iyo Aad u Cod Macaan dheh, Guuleyso
@abdikaafi9641
@abdikaafi9641 6 жыл бұрын
Maryan ruun waxeey u suurad ektahy Somalidii horay Quruxleey waaye Waxaan ka helay codkeeda oyo farxadeeda badan
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
AAD IYO AAD WAA FANAANIINTI HORE WALA FAHMAYAA QAABKA IYO CODKA.
@ilhaaniidow8250
@ilhaaniidow8250 6 жыл бұрын
masha allh habar yartey maryan ruun alle haku xafido best song erayo aad umacaan
@aameday
@aameday 5 жыл бұрын
Waa bil ramadan Allah ha ku xafido, waad codmacaday waana asturantahay heestan waa waano ku socoto raaga Somaliyed.
@faisalabroone9667
@faisalabroone9667 6 жыл бұрын
Waa hees wacan misna xambaadhsan hees dhaqameedkii guyaal iyo guyaal ay umadda Soomaaliyeed isku haasaawin jireen
@muqtarabdullahi5681
@muqtarabdullahi5681 6 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwww mshllah fanan waa fanaankii hore alle haku xifdiyo habar yar
@saharaabdul1861
@saharaabdul1861 5 жыл бұрын
Woow fananadan quruxda badan maba aqoon inkastoo aana heesa dhagaysanin lkn kalarkeedaan kaheley soomali asal ah
@monasuja6232
@monasuja6232 6 жыл бұрын
Heestan Waanku Kuheestaa My Hebel oon Somali Aheen Baray Nolow Maryam 😙😙😙😙😙😚🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘
@mohamedfarmaajoomar6741
@mohamedfarmaajoomar6741 5 жыл бұрын
Beautiful smile and of course awesome voice. Brilliant style. Keep it up dear Maryan. Oooh the music is amazing. 💗💖💗👍👌👊
@yusufomar6021
@yusufomar6021 2 жыл бұрын
I love this song and I listen all the time thank you very much and may God bless you for the song.
@ruqiyojimcale3774
@ruqiyojimcale3774 6 жыл бұрын
Woooow cadi maha hees iga dheh Maryan ruun kujec lyaa allhw kudhow
@yuuyu114
@yuuyu114 7 жыл бұрын
Heestan erayada waxay iila egtahay iney ku socoto Somaalida iyo wadanka
@maishahaji4892
@maishahaji4892 7 жыл бұрын
wan ku sugeyna Maryan run sanadkan 2017 heeso cusub codkaga mcaan
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Gabadhan waa fanaaniintii hore weliba way ilawday heesaheeda sidaa way ka cod macaanayd
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
Wow cod original ah u sheega xalimo gobad
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂myee ina farxaan u sheega kkkkkkk
@alidheere312
@alidheere312 6 жыл бұрын
nagtaan hoyaday ayaay aad ugu egtahay amay habaryartay tahay
@BraveOnE_
@BraveOnE_ 7 жыл бұрын
hees macaan waan ka halay Maryan ruin cod macan iyo luuqba.😄
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
waaw maryan Ruun hees cajiiba ❤❤❤🌹🌹🙏🙏💯🇸🇴🇸🇴
@AliMohamed-ll6qm
@AliMohamed-ll6qm 8 жыл бұрын
waan cashaqay maryan ruun
@adansantur4677
@adansantur4677 5 жыл бұрын
Not only nice voice, also beuty she looks more original somalis
@adansantur4677
@adansantur4677 5 жыл бұрын
Maryan ninwalboo arka caashaq.
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481 7 жыл бұрын
yaasalam fanand inay tahaye wan uu qiraye maryan noolow kuma aqano lackin waa ku tagara
@buulounitedbossxh3252
@buulounitedbossxh3252 5 жыл бұрын
Heestan dumashiday ba hadiyad iga so dhigtay thenke my duma
@farhiaabdisaid3456
@farhiaabdisaid3456 3 жыл бұрын
Labiska waaaaaaw
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Aad ban u jeclahay cod keeda❤❤🇸🇴🤍
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
My qeen
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 6 жыл бұрын
wowowowowo caadi maahan walhi coda can wan ka helay eryada heestan
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Thank you 🙏
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 7 жыл бұрын
Hees iga dheh iyo cotmacaan fanaanat waa tan waa iga gadan tahay heestaan rasto ayaa kagatay maanta mmmmmmmmm
@hodanmahamed5004
@hodanmahamed5004 Жыл бұрын
2023 ❤ Habo maryan ruun 😊
@munagaal1002
@munagaal1002 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan maryan ruun love too much this song
@abdulkadirmoahamed7995
@abdulkadirmoahamed7995 8 жыл бұрын
Waxay na siisay cod macaan ,oo xambaarsan murti ,dhaqan .Heestaan miro ka mid waa hees lagu dheelo fiidadkii gobalka banaadir siiba habeenka jimcaha.
@husseinismail2420
@husseinismail2420 7 жыл бұрын
yaa salaam
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Nice song
@umhamdan3699
@umhamdan3699 7 жыл бұрын
Yaa salaaaaam
@najmoali7057
@najmoali7057 7 жыл бұрын
Um Hamdan j. vjkiyyy
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Wow 😮 song
@hodanbashir9276
@hodanbashir9276 6 жыл бұрын
Beautiful😚😚😚😍
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux 🏝️🇸🇴🏚️💕💯❤️😇🏆👍
@sahlendukane7153
@sahlendukane7153 8 жыл бұрын
my best song
@ahmedciise166
@ahmedciise166 7 жыл бұрын
waaw caadi maahan lakin gabdhaan waxay u egtahay ayan xirsi
@foosiyocabdi5160
@foosiyocabdi5160 7 жыл бұрын
wwww
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 5 жыл бұрын
Faanaan waa tan iyo wax aan jitrin
@foosiyocabdi5160
@foosiyocabdi5160 7 жыл бұрын
woow
@zahruujiabdilise210
@zahruujiabdilise210 7 жыл бұрын
Manshaalah waaw
@suaadmacalin8831
@suaadmacalin8831 6 жыл бұрын
Wow lovely congrats again
@younesali6874
@younesali6874 8 жыл бұрын
all the best
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Listen song -10-22-19
@macab6141
@macab6141 5 жыл бұрын
Cod iga dheh!
@mohamedguuleed63
@mohamedguuleed63 5 жыл бұрын
Caadi maahan
@maeshhaji1300
@maeshhaji1300 7 жыл бұрын
Waaaw
@siraadhassan4116
@siraadhassan4116 5 жыл бұрын
😍😍😍😘😘
@zahruujiabdilise210
@zahruujiabdilise210 7 жыл бұрын
Waaaaaw🏆🏆🏆🏆❤❤❤❤😍😍😍👑👑👑💐💐💐💐🎤🎤🎤🎤🎤
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Zahruuji Abdi Lise sorry
@muqdisho_gamer
@muqdisho_gamer 7 жыл бұрын
waan ka helay aniga heestaan aad ayeey ii qanciysey
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
"Heeloy hibilow wayaabaale." Maryan hadaad tirri caawa issugukaayakeen Caliyaalo aanu shirbnee, ogow inaad garka soo jiiday oday reer Towfiiq ah.Toowfiiq waa degmo kamida afrtii degmo ee xaafada yaaqshiid ee gobalka Banaadir. Sono 1 (suuqbacaad.) Sono 2 (School General Da'ud.) Sono 3 (Towfiiq, isbartiiibada cusub))iyo sona 4 (Warshada baastada.) Qorre : oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
@fatmiinicadeey2239
@fatmiinicadeey2239 7 жыл бұрын
moh osman suuqbacaad my home 😍
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
Suuqbacaad waxaa iigudanbaysay isagoo suuq yar ah laakiin intabadan balka iyo cawska lagugado. Sowyahay hadda mawaynaaday?
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
SUUQ BACAAD MEESHAAN KU DHASHAY KUSO BAR BAARAY ILAA 2000 AN KASO BAXAY TO AMERICA,2018 BISHII MAY AYAAN KU NOQDAY GURIGEENI SO ARKAY AFARTA DARJIINO IYO SUUQ BACAAD WADADA GASHO AYAAN DEGANEEN.
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
Hhhhhh Walahi wey abtirsatey adoon sida soo dhoweyhaayo kkkk
@cabdiwalinaasir9000
@cabdiwalinaasir9000 2 жыл бұрын
Asc
@AliMohamed-ll6qm
@AliMohamed-ll6qm 8 жыл бұрын
woow cadi ma aha
@mariammahamed1022
@mariammahamed1022 8 жыл бұрын
Mariyan sh nuur woow super waan kusalmaey ich bin maryan winterthur
@sdaaqawws8286
@sdaaqawws8286 6 жыл бұрын
walee hees iga dheh ..... sadriga iyo labta ayan salaan kaga so diirsy
@farhiamali4693
@farhiamali4693 2 жыл бұрын
❣❣❣❣❣❤🤟
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 7 жыл бұрын
Cabdulaahi Rasto _nl ka gatay faanat igadheh mmmmm
@OmarOmar-qz7nq
@OmarOmar-qz7nq 5 жыл бұрын
Hodancabfuram fheere
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
👩‍✈️Adigon igeerarin iguna geerarin oo mankaaga iga reebaya inaad taada racato ayaa kuhaboon xilkuna waa waxa laysu dhiibto marna layska tirsado caadi iska dhig taada faraha waan kala baxaye taydana kahadh adigo mahadsan waliba waxan kala saari waayay in aad ibahantay oo aad iga hadhi ladahay iyo asaasaq in aad noqotay😎
@abdijama8336
@abdijama8336 4 жыл бұрын
Uihjjoi
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 737 М.
SAYID KHALIIFA & MARYAN RUUN IYO HEESTII SIDA LABA ISDHALAY 2016
7:40
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 515 М.
Heestii warlalis iyo maryan ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 187 М.
Heesta SEYRUUQ Maryan Ruun
5:31
KFA Media
Рет қаралды 49 М.
Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero
8:18
Astaan
Рет қаралды 2,3 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 292 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016
5:34
SomaliSwiss
Рет қаралды 952 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН