Masaaibta Dhaceyso iyo sida looga baxo || khudbah || Sh Maxamed Umal

  Рет қаралды 62,182

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 156
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Waxaa Inoosoolaabtay Daacigeena Dhabta Ah Caalimka Ummada Islaamka Ah Gaar Ahaan Caalimka Ummada Soomaaliyeed Sheekhul Islaam Maxamed Cabdi Umal Cimri Dheer Iyo Caafimaad Waara Allaha Siiyo Ajir Iyo Xasanaad Aan Xadlaheyna Allaha Siiyo 🔥🔥🔥🏆
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 жыл бұрын
I am sooo excited to see our sheikh back... May Allah grant him long life with health and Jannah in the hereafter!Ameen 😍
@DjWageone
@DjWageone 3 жыл бұрын
Amiin
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 3 жыл бұрын
Aamiin. Baarakallahu fiiki. May Allah SWT grant our Sheikh a long and healthy life
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Allahuma Ameen
@Bigman20025
@Bigman20025 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Allaah
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 3 жыл бұрын
Asc jamma mohamed my walashey qaali
@cabdifataxaxmed4238
@cabdifataxaxmed4238 3 жыл бұрын
Masha Allah waxey mahad usugnaatay Allihii nabadda noogusoceliyay shekha
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 3 жыл бұрын
Alxmdulilah wan ku farxay sheikh o isago cafimad qaba dib nogu so labte cimri dher iyo cafimad taam ilahey haku siyo sheikh we love you 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.....
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum wr wb MashaAllaha barakaalu fiikum Sh umal oo noo soo laabtay Alxamdulaahi Allaha ku caafiyo Alxamdulaahi caafimaad daa ima Allaha ku siiyo cibaado suuban cimri dhere Sh umal waan tabney
@ahmedshamhaf3111
@ahmedshamhaf3111 3 жыл бұрын
Mashaalah sheikh, welcome back our beloved sheikh,may ALAAH sw protect you amiin.
@abdimalik3310
@abdimalik3310 3 жыл бұрын
Maanta miyaa khudbadaan
@abdimalik3310
@abdimalik3310 3 жыл бұрын
Qaliinka ka dib?
@ahmedshamhaf3111
@ahmedshamhaf3111 3 жыл бұрын
Haa maanta, masajidka 6 street
@abdimalik3310
@abdimalik3310 3 жыл бұрын
@@ahmedshamhaf3111 jazakallah. Aniga wan iman kara masaajidka mararka qaarna wan imaadaa waxan jeclahay inan kusoo aado sh umal khudbadiisa ama mararka qaar muxaadaradiisa sideen ku ogaanayaa?
@mohamedsudi9690
@mohamedsudi9690 3 жыл бұрын
Where did he go was he gone
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Allahayow kuwo aad u dambi dhaaftay naga yeel🤲 alx alle ayaa mhd oo dhami u sugnaatay sheekhii oo nabad qaba inoo soo celiyey.
@cuudcuud
@cuudcuud 3 жыл бұрын
Alxamdullillaah sheekheena allaah noo xifdiyo ilaahay ducadii wuu naga aqbalay sheekhii isagoo nabada ayuu alle noo keenay
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 3 жыл бұрын
mash alaah sh. maxamed cabdi umal ilahay ha ku barakeeyo cafimaad taam ahna ku siyo
@ugasbihi5464
@ugasbihi5464 3 жыл бұрын
If I knew he was taking Khutbah for Friday prayer 🤲 I would have attended but Alhamdulillah I got the message and thankful for SALAFMEDIA
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Shiekh Umal aa soo noqdee MashaAllah Allah ha no xafido Sheikh Amiin 🤲🤍🌿Jizakallahu kheeyr Sheikh Umal Allah ha kugu Amaano malaaigtiisa dhaxdooda Mizaanka Xasanaadka na Allah ha kuu saaro Amiin 🤲waan kuu xiisnay Shiekh
@DjWageone
@DjWageone 3 жыл бұрын
Aamiin 🤲
@zeinababdallaoza
@zeinababdallaoza 3 жыл бұрын
MashaAllah barakallah Am very happy he is back May Allah give our sheikh good health and good deeds We love him so much for the sake of Allah Always in our heart
@minhazqween608
@minhazqween608 3 жыл бұрын
Msha allah sheikhena llah noxafido mahad waxa leh alle kuso ceshey adigo cafimadkada wanagsabyhy ❤💯
@abdikani4541
@abdikani4541 3 жыл бұрын
ياالله ياحي يا قيوم Sheekha noo xifdi aduun iyo aaqaro allooow sheekheena waxaan marqaati ka nahay cimrigiisii kala badh ama cimrigiisa oodhan In uu Kusoo qaadatay fidinta faafinta diinta islaam ka alloow noo barakeee oo diinta kusug aaqarana ugu bishaaree janatul firdoows yaaa allaaaah
@ubahhassan373
@ubahhassan373 3 жыл бұрын
Mashallah sheekh Mohamed ilaahey ha kuu siyaadiyo cafimaad kaaga cimri dheer a ha kuu siiyo .Ilaahey ha ku xifdiyo.
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Mansha alh Sheekh Maxamed Cabdi umal ilaahay Caafimaadka Iyo Cilmiga Hakuu ziyaadiyo
@profyaralow9642
@profyaralow9642 3 жыл бұрын
Manshaallah Sheikh Illahi Swt Haa ku Barakeeyo
@maryamadam3835
@maryamadam3835 3 жыл бұрын
mansha'Allah sheekh, i honest thing after ur midcation sax, Ilahaygi adigo nabida no'ogoladay ina dhageesto muxadardkaga wllhi ayan ku xamdisugrayaa Alxmdulilaah yaa Rabbil calamin, Allaha nokaxifdiyo .
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 3 жыл бұрын
Maashaa alaah dheeqeena aan jecelnahay ilaahey cimri dheer oo cibaado suuban leh alaha ku siiyo waan kugu faraxnay soo noqoshadaada
@alibare2558
@alibare2558 3 жыл бұрын
Ilahow nahanuni cadabtana naga ilali amin. Amin
@ummufatimah9705
@ummufatimah9705 3 жыл бұрын
Maansha allaah sheekh illaahay kufidiyo fi dunyaa wal aakhira
@qaalidumaar2764
@qaalidumaar2764 3 жыл бұрын
Masha Allah welcome back out beloved♥️ Sheikh umul may Allah protect you and give you long live amiin yaa Allah 🤲🤲🤲
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 3 жыл бұрын
Mansha Allah Ilaahay caafimaad ha siiyo waafiya Shiikha, waan ku faraxnay in uu caafimaad ku soo laabtay.
@axmednurcabditootole
@axmednurcabditootole 3 жыл бұрын
Msha allaaaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaaah
@nimcohassan2784
@nimcohassan2784 3 жыл бұрын
Mashaa Allah sheeqaw waa n kuusooducaynay ilaahay cimrigaag hanoodheereyo tafsiirka duubtay ayaan kafaaidaystah oo macalimadaydah ibartay tafsiirkaag aad noo soodubtay si San ugh faaidaysano janata farfowso ayaah Allah. Kugu abaalmariyo
@huddamohamed110
@huddamohamed110 3 жыл бұрын
Alhamdulillah That our beloved sheikh is back on his feet Masha Allah tabaraka raxman. May Allah almighty grant him health. Allahuma amiin
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 3 жыл бұрын
Masha alllah in bdn illaah wan kubaryay cimri dheer iyi cfmad inaaa kunolaato my favorite sheikh umal welcome back
@hassantech510
@hassantech510 3 жыл бұрын
Alhamdulillah,Rabbi aya ku mahadsan
@marianali7951
@marianali7951 3 жыл бұрын
I’ve missed our sheikh so much. May Allah give him along righteous life. Ameen. I love him for the sake of Allah.
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 жыл бұрын
same here wllhi...Ameen
@DjWageone
@DjWageone 3 жыл бұрын
Amiin
@madkeysh.cabdiraxamaann5542
@madkeysh.cabdiraxamaann5542 3 жыл бұрын
@@Najma-Mohamed ui6uu
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah waa kufaraxsanahay inaa kuaragno sheikh Umal soo labasho wanagsan allah cimri dheer oo cafimaad leh hano kaa siiyo amiin yaa rabb
@saharaaftin4051
@saharaaftin4051 3 жыл бұрын
Masha Allah our sh is back may Allah give him long life with ibadaa b 🤲🏾🤲🏾
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka sheikh welcome back jazaakakallah khyr 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@caaishabintuabdalla2584
@caaishabintuabdalla2584 3 жыл бұрын
Jazakallaahu khayr sh maxamed alle cafimaadka hakuu siyaadiyo
@farhia9561
@farhia9561 3 жыл бұрын
Mashaa'Aallah ilaahay hakuu siyaadiyo caafimaadka🥰 Sheikh Mohamed Abdi Umal Rabbi madaxaaga Aallah noo Raajiyo
@hodanhodan3280
@hodanhodan3280 3 жыл бұрын
MashaAlaha sheekh maxamed umal Allaha noo xafido
@abdiwahabaliadan5836
@abdiwahabaliadan5836 3 жыл бұрын
Our beloved sheikh welcome to the open hands And may Allah recover you
@abdullahisalat7287
@abdullahisalat7287 3 жыл бұрын
أفرح برؤيتك يا شيخنا الفاضل الله يحفظك ويرعاك
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 3 жыл бұрын
Maanshaalah
@sabahali9949
@sabahali9949 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Umal god bless you
@ruunafrahow4423
@ruunafrahow4423 3 жыл бұрын
Sh illaah caafimaad kaamil ah haku siiyo
@munaali2388
@munaali2388 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allah ku barkeeyo
@maxamedxassan9178
@maxamedxassan9178 3 жыл бұрын
Masha Allah sh.maxamed Cabdi umal xafi Allah Alxmdulillah 🥰💯❤🤲🤲👍❤❤❤💯💯💯❤❤❤❤❤❤
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 3 жыл бұрын
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh umal
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 3 жыл бұрын
Sheekhayga alwaalid sh maxamed cabdi umal In aad noo Soo laabato adoo caafimaad qaba waa inoo farxad
@abuasma135
@abuasma135 3 жыл бұрын
Ala maxaan uu xiseey khudbadada caalimka soomaliyeed caafimaad aan xanuun ka danbeeyn Allah kgu arsaaqo sheekheena
@shcyb1584
@shcyb1584 3 жыл бұрын
Ascwrb. Baaraka Lahu fiik sh maxamed Abdi umal. Allah ku caafiyo oo ku Barakeeyo oo caafimaad taam ah ku siiyo. Cumriga Allah ku barakeeyo adigiiyo reerkaaga. Allah ku xifdiyo oo inoo kaa daayo.
@noorbotiyow6787
@noorbotiyow6787 3 жыл бұрын
Alx sheikh alle hakuu saa idiyo caafimadka
@alonsokalonso3210
@alonsokalonso3210 3 жыл бұрын
sh umal allaha cimri dheer oo barakaysan hakugu deeqo wa ino farxad solabashadaada
@ibrahimmursal7132
@ibrahimmursal7132 3 жыл бұрын
Ma shaa allah Sheekh maxamed umal
@abdirahmanmohamedaidiid2427
@abdirahmanmohamedaidiid2427 3 жыл бұрын
masha alah sheekh umal alla haku xifdiyo
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
MashaAllaah Sheikh Umal ilahay cimriga hakubarakeyo cafimad tam ah ilahay hakusiyo
@fbchannel3293
@fbchannel3293 3 жыл бұрын
Manshallah sheikh an jeclahay illahay unoso celiyey i am so happy Alhamdulillah
@omarismailmohamed4940
@omarismailmohamed4940 3 жыл бұрын
Jazaaka laahu khayr sheikhuna
@cabdiraxmaancabdulahi5904
@cabdiraxmaancabdulahi5904 3 жыл бұрын
M.a sheikh umal
@kamalarfaye5939
@kamalarfaye5939 3 жыл бұрын
Mash Allah sh
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 3 жыл бұрын
Maansha Allah sheikh umal aad ban uga walwalay
@xuseenmaxamuud8463
@xuseenmaxamuud8463 3 жыл бұрын
حفظك الله ورعاك شيخنا الفاضل
@sadiaali8767
@sadiaali8767 3 жыл бұрын
Maasha Allah sheekha Allaha noo barakeeyo Allaha u zaaidiyo caafimaadka
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
Jezaaka Allahu khery sheikh Mohammed cabdi umal
@Ak-ut4xy
@Ak-ut4xy 3 жыл бұрын
Wallaahi ana uxibu shayaaqii fiAllah becouse Alculamaa wurithu Al Anbiyaa that is what our prophet xabiibu Al Raxmaan said
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 3 жыл бұрын
Happy to see you again 💖🌹😍 the one and only sheakh umul alaha ku barakeeyo London aan kaasooo salamaa 🌹💖
@Rashiid02
@Rashiid02 3 жыл бұрын
Mashaa Allah marxaban ya sheekh
@ibraomar461
@ibraomar461 3 жыл бұрын
Msh Allh shiikh Umal wxu ka hadlay waa wxii ay Allah sw iyo nabigeena suuban csw ka hadleen way Ina haysata somali dhaqanki badashay Somali diintii si xun u adegsanaya Somali Alle aayadihiisa munkarka iyo is dhaxgalka rag iyo dumar ku diiday dafiraya Allah mrkaas ayu inagu saliday balaayo wan haysanaa waa in aynu kacnaa oo an u kacno diinta Allah sida ay gaalada iyo munaafiqiinta qaar kmd ah somalida sida ay ugula safan yihiin in ay diintoda hirgasho gaalada anaguna WA in aynu u dgaalan naa sidii ay inoogu hirgali lahayd Somali oo hagaagtay barwaaqowday oo diinta Allah la raacayo
@ugasbihi5464
@ugasbihi5464 3 жыл бұрын
MashaAllah, what a excited day for all of us in eastleigh to see our sheikh Mohamed Abdi Umal back. May Allah give you shifaa, blessings and protect you for long live life. Our Dua’s and prayers 🤲 are with all Ummah, our sheikhs and friends who care Allah’s Da’waah trying to pass the message of Allah through His messenger. Long live, good health, Allah’s protection is better than worldly 🌎 treasures 🙏
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheir sheikh umal
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 3 жыл бұрын
مشاء الله تبارك رحمن الحمد على سلام ياشيخ محمد عبد
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 3 жыл бұрын
Shiekh Maxamed Umul ALLAHA ku dhowro Aamiin.
@towbamedia4346
@towbamedia4346 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك فيك يا شيخنا الفاضل محمد عبده أمل
@rahmayarow3592
@rahmayarow3592 3 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah jazaakallaahu kheyraljazaa
@abdallasuleimani9143
@abdallasuleimani9143 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakalllah welcome back our beloved one
@daqaremedia821
@daqaremedia821 3 жыл бұрын
شيخنا ماشئالله
@oonjircabletv3849
@oonjircabletv3849 3 жыл бұрын
Alxmdullah sheekhena sodhowow Allah ku barakeeyo ♥️
@hasoowhassan9069
@hasoowhassan9069 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheikheni Allaha cafi iyo cafimaad hakusiyo.
@somalia.asharaaf
@somalia.asharaaf 3 жыл бұрын
Masha Allah welcome sheikh umal
@leylafarah9190
@leylafarah9190 3 жыл бұрын
Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh
@abuucammar8102
@abuucammar8102 3 жыл бұрын
Maa sha sha جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@egallogisticservicesltd474
@egallogisticservicesltd474 3 жыл бұрын
mashalah our beloved sheikh
@geeskaafrica3597
@geeskaafrica3597 3 жыл бұрын
macha allah mudo kadip ilahay cimrigiza ha dhereyo la an tii manta wax padan Maan Garten
@manbileofficial3900
@manbileofficial3900 3 жыл бұрын
M. Allah shekhunaa
@abdikani4541
@abdikani4541 3 жыл бұрын
جزاك الله عنا خيرالجزا 🥰🥰🥰🥰🥰🙏
@sadiyohassan3612
@sadiyohassan3612 3 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayra jazaa alle ha ku caafiyo caafimaad aan cudur ka danbayn sheekhanaa faadil
@mahbubabdullahi2020
@mahbubabdullahi2020 3 жыл бұрын
Allaha xifdiyo Sheikh Umal
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@abdiabdulla5572
@abdiabdulla5572 3 жыл бұрын
Masha Allah Allahu yaxfaduk
@ismael-xi2gy
@ismael-xi2gy 3 жыл бұрын
Caafimaad taam ah inshallh
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
MashaAllh sheikh Mohammed الله يحفظك
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Jazakalahukheyr shekh
@abdirashidrashkaahmed8922
@abdirashidrashkaahmed8922 3 жыл бұрын
Masha Allah xafidullh shekhey
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 жыл бұрын
Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abdullahi-Mohd
@Abdullahi-Mohd 3 жыл бұрын
الله يشفيك شيخنا الفاضل
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 3 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم اللهم اسقنا غيثاً مغيثًا
@barashadadinta4861
@barashadadinta4861 3 жыл бұрын
الحمد لله على السلامة شيخنا الفاضل
@yb1576
@yb1576 3 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@nasiribrahim2344
@nasiribrahim2344 3 жыл бұрын
Allaha naga bad baadiyo Fasaadki waa Batay.
@muhammadkhalif5020
@muhammadkhalif5020 3 жыл бұрын
wlcm back sheikh
@taymiyaali9131
@taymiyaali9131 3 жыл бұрын
Sheekheena ilaahow noo daa
@faizamohammed7706
@faizamohammed7706 3 жыл бұрын
ASC sheakh umul baaraka laah danbi dhaaf alaha kaaga dhigo xanuunka caafimaad saarica alaha kugu irsaaqo aamiin waan kuu xiisnay 😍 wellcome back 🌹
@ubahsweets9089
@ubahsweets9089 3 жыл бұрын
walalyaal isoo booqda allah idiin sharfo
@farhiyotakar9060
@farhiyotakar9060 3 жыл бұрын
Allhamdulillahi Waxaan ahaa hoyo waswas badan waxbadana ka shakiya xita waxba waan sadaqaysanwaayay ano isu sheega in aan dadka istusayo illa anba iska dhafo in aanbixiyo Waxaan isdhay dadka xumantu udanbaysa ayadka mitahay Waxaan dhagastay shikha oo Leh qofka shaydanku waswasiyo oodhibo iimaan ayuleyahay waana kabiskoday
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 3 жыл бұрын
Yaa allah yaa allah awoodad raali noga noqo yaa rabi Muslimaka oodhan kuirsaaq khatuma kheeyr qabta yaa allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhy aqiro xisaabta taal qof iska indha tira isagay dhibta war aduunka oodhan waa kaguri ee dadka halaga naxo rabiyow awoodada nogu gargar wllo ahow ruux dadka eega kaa hoseya wlhy dariska Somali qayb aan dabka shidan baa jira wlhy wllo dadka halala socdo wayo waxad kahelaysa liiban aduun iyo aqiro
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Kakuma AYAY AYAY 27//Jan/2025.
1:54
Amuolware Video Productions
Рет қаралды 2
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,6 МЛН
QORSHAHA FARANSIISKU KA WADO GEESKA AFRIKA & SAAMEYNTA SOOMAALIDA?
26:18
|I Sheikh Mustafe Xajji Ismial #shmustafe #wacdi
21:04
Waano media
Рет қаралды 11 М.
TIIRKA TOWXIIDKA [ Khutbah ] ► Sh Maxamed Cabdi Umal
27:22
Salafmedia
Рет қаралды 41 М.
Nabi Maxamed Waa Shakhsigii Ugu Wanaagsanaa Aadanaha | Sheekh Mustafe #1/100
40:22