MASEER PART 31

  Рет қаралды 214,064

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Пікірлер: 448
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y 7 ай бұрын
Qofka qoralkeyga akhrinaya waan ilahay kaga bar yayaa inuuu ilahay ramadanka nabad inagu gaadhsiyo❤
@quruxbadan-zc8sc
@quruxbadan-zc8sc 7 ай бұрын
Amiin dhamaanteenba walla
@anisaahmedhassan3151
@anisaahmedhassan3151 7 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@user-sh7mk1ty1t
@user-sh7mk1ty1t 7 ай бұрын
Aamiin aamiin
@khadarhigaad3357
@khadarhigaad3357 7 ай бұрын
Amiin amiin amiin ya Allah
@user-lw2cq4wv4z
@user-lw2cq4wv4z 7 ай бұрын
Amin
@IkraanXuseen-pi9fg
@IkraanXuseen-pi9fg 7 ай бұрын
Cawa dacwan na hayay ee naga so gar baxa family 😊
@user-dt5on9wv3x
@user-dt5on9wv3x 7 ай бұрын
Maxa ka macan badan ninkaga xalashaa oo saan jaceyl kula jilaaya waan idin wataa sagal iyo asad
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@nasrocrixmanahmed8178
@nasrocrixmanahmed8178 7 ай бұрын
Waaan kuu saaray aabe somaliyeed😊❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
​@nasrocrixmanahmed8178 thank you abo mcne rabi ha ku xifdiyo waliga wadna mhdsanthy
@ifrahmaxmed3936
@ifrahmaxmed3936 7 ай бұрын
De caawa halkaad ka bilowdeen waa qaldanyhy sucdi iyo sagaaL oo is dagaaLi rabey aa ku dhamaadey xly caawa meeL cuzub
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 ай бұрын
Haa maxaban moday xalqad kale
@user-ly9on8fm4i
@user-ly9on8fm4i 7 ай бұрын
Filmku caawuu iga dhinty sagal iyo sucdi is dagaalayo ku dhamaadey meelkalle nooga bilowdeen
@maymamohamed8987
@maymamohamed8987 7 ай бұрын
Horta mxaa qldan habeen aan arkaye ak iyo asad is dagalaya maba ahn shekda saaas waa ku wareeray isla meshi le in ay noga wadan sow ma aahyn
@saafimohamed8446
@saafimohamed8446 7 ай бұрын
Horta kuwaan maxa ka qaldan xalay meesha ku dhamatay inay ka bilabaan ma ahayno uf filmka dhan wàay ii nacsiinayaan😂
@mohamedosmaanbarre7851
@mohamedosmaanbarre7851 7 ай бұрын
waa yaabay inoow dhibka ani lee ihastaa modaay😂😂😂😂😂 wareer igu dhacay xiisa aan cawa uqabaa kaagadarn waa soo daahiyen ciil hadne waxii aan filaay maba ahan
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 7 ай бұрын
Xalaybay isyara xariifiyeen waakuwaa cawaba dib unoqday
@user-ly9on8fm4i
@user-ly9on8fm4i 7 ай бұрын
Waxaan rajaynaya iney dib u sixi doonaan wakhtigiisana ilaalin donan
@AbdirahmanJabane-p2s
@AbdirahmanJabane-p2s 7 ай бұрын
Cawa waaa lasoo daahdeen family sagal laba saac balantu bay ahyd
@iskufilanhadiyojre2180
@iskufilanhadiyojre2180 7 ай бұрын
Nin iyo naag isqaba cidii dilim lajisha kawaalan😂😂😂
@user-uz9ub4vx3e
@user-uz9ub4vx3e 7 ай бұрын
War asadow saankadaa away dagalki xalay ku dhamatay iney ka bilowataa larabay san kada ruwayada hainacsin😊
@nimcoosman5410
@nimcoosman5410 7 ай бұрын
Maragtay caawa marax waaye
@nimcoosman5410
@nimcoosman5410 7 ай бұрын
Meeshi xalay iney kubiloowataa la rabay caawa marax ayeey eheed sidaa hadey kusocoto waa naliiga xiisayaa oo naliiga tagayaa
@nasteexonaruurobilan2327
@nasteexonaruurobilan2327 7 ай бұрын
Filimkan sidiy fallen badiy buu igu socdah❤❤❤🎉🎉🎉
@user-un9rl3bw3d
@user-un9rl3bw3d 7 ай бұрын
Anba kula mid baan ahy😅
@FarhiaAbdulahi
@FarhiaAbdulahi 7 ай бұрын
Naa wan sugi wayey cawa😂
@iqroaxmed1922
@iqroaxmed1922 7 ай бұрын
Ak xabiibi caawa tan way kugu dhacday iska sabar😂😂😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 ай бұрын
Sidu iska dhigayo😂
@shukriabdirizaaq6582
@shukriabdirizaaq6582 7 ай бұрын
Hhhhhhhhh Asad caawa kabihii xataa waa la baxazaday😂😂
@Zahruji-o8p
@Zahruji-o8p 7 ай бұрын
Cafimad tamm Allh haku siyo fimiley sagal iyo Asada❤❤❤🩸🩸🥰🥰🥰🥰🥰❣️💞🫂
@user-lt4ny6ci1r
@user-lt4ny6ci1r 7 ай бұрын
Qalbi jabey miya 😢qosol 😅 lagu dhayaa😢
@user-vj8ue7qf7b
@user-vj8ue7qf7b 7 ай бұрын
Mayaa laguma dayi karo😂
@user-lt4ny6ci1r
@user-lt4ny6ci1r 7 ай бұрын
@@user-vj8ue7qf7b 😭
@FardowsoAbdikadir-eu4sn
@FardowsoAbdikadir-eu4sn 7 ай бұрын
Ak iyo sucdi way isguursandoonaan sagal iyo saylacne sidookle asad iyo sacdiyane way isguursandoonaan😅
@nasracumar2292
@nasracumar2292 7 ай бұрын
😂😂😂
@haliima558
@haliima558 7 ай бұрын
Wixiiba qosalbaa kadhigtee😅
@user-ow1us8qr1g
@user-ow1us8qr1g 7 ай бұрын
Sacdiyo io suuraheda nacay ooyinta kaso horeyso wllkey me wax ku dhacen kuwalatay😂😂😂
@user-mo4rc6gk6o
@user-mo4rc6gk6o 7 ай бұрын
Inta zaylac ila jecel😂
@MumtazElmi-g6z
@MumtazElmi-g6z 7 ай бұрын
❤ Me and my husband always watch your show. We love it.
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 7 ай бұрын
Filimka sidiisa kuwada xagoo ku dhamaaday kasii wada dee mx qaldan😅😅😅😅
@user-zm9dk8km3t
@user-zm9dk8km3t 7 ай бұрын
Horta ma ila aragtay balayaada 😂😂😂
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 7 ай бұрын
@@user-zm9dk8km3t dadkii isku kacsanaa unbaad arki iyagoo isle xapipti🤣🤣🤣🤣
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 7 ай бұрын
200k coming soon inshallah team sagal an buxino inshallah an gaarsiino cmn🎉
@Nin.xaasle.wa.wllkey.
@Nin.xaasle.wa.wllkey. 7 ай бұрын
Heestan qalbi jabay xanunban darema markan maqalo😢
@FaadumoYuusuf75
@FaadumoYuusuf75 6 ай бұрын
Sorry pyo😢
@user-je2kb7cs5m
@user-je2kb7cs5m 7 ай бұрын
Eekey. Waa kaa xumahay. Soriy. ❤
@user-xm8zm3ev4u
@user-xm8zm3ev4u 7 ай бұрын
Maxa meesha aad nooga bilowdeen aaway dagaal sucdi iyo sagal😮
@nimomahamod
@nimomahamod 7 ай бұрын
Haaa away
@xamdicabdisalan1284
@xamdicabdisalan1284 7 ай бұрын
Aaa😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@LayloAhmed-hb7cb
@LayloAhmed-hb7cb 7 ай бұрын
Asad isago jawi jacayl kujira ayay dag dag io feker kale ku furtay walee Fariida ayan oran kara sucdi ma quusato😂😂❤
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 7 ай бұрын
Anigu Sucdi waanba nacay ma ma saeerbaa wanba yaabee hhhhh yaa Ilma Qaban arinkaas
@nasteexocabdi7009
@nasteexocabdi7009 7 ай бұрын
@@wiilocabdul6383anaaa kula qapa waa nacay tan😂
@nasteexocabdi7009
@nasteexocabdi7009 7 ай бұрын
@@wiilocabdul6383anaaa kula qapa waa nacay tan😂
@user-he7fk2td8v
@user-he7fk2td8v 7 ай бұрын
Ak maseerkii oo qof ah😂😂
@maxamedqadar5907
@maxamedqadar5907 3 ай бұрын
Ax ax Aj wa ka xumahy😢😢
@Mzz_Mask
@Mzz_Mask 7 ай бұрын
Ak cawa😭😭 axx wa murgooday
@hamduushgaraad
@hamduushgaraad 7 ай бұрын
Maseeerba Haya lagu qaaad saaan ula nacayy filimka qoftaan sucdi lagu sheegooYa😢😂
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 7 ай бұрын
Anina aduunka uncay wllhi
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 ай бұрын
Waba ta mesha ugu cod karsan
@Yourstrulyyybabe
@Yourstrulyyybabe 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk dadkan yaaab badana hadayba so dhacde😂
@marwabeauty4424
@marwabeauty4424 7 ай бұрын
Qosolkaas iga cun 2024 lagu jiraa 😂 kan isticmal queen
@jihaancadeey5405
@jihaancadeey5405 7 ай бұрын
Team sacdiyo maqal ma jira🥺😂
@maryanabdinor5447
@maryanabdinor5447 7 ай бұрын
Wan ka baxy😂
@Rasaan-oi3dw
@Rasaan-oi3dw 7 ай бұрын
Qaybtii sadexaad aah😂
@Ifraax01
@Ifraax01 7 ай бұрын
Wasoo daahiseen caawa waasugi wayay ba😂
@SHukRi403
@SHukRi403 7 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo😂😂
@hanalucky444
@hanalucky444 7 ай бұрын
Wxn ahy hooyo umula oo haysta lba ciyaala please wax igu tara
@queennaima4162
@queennaima4162 7 ай бұрын
Ana uhoreeye cawa
@nadiifaladan5803
@nadiifaladan5803 7 ай бұрын
Ana ugu horeeyo
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 7 ай бұрын
Yes ana uhoreey cawa
@barwaaqomohamud2603
@barwaaqomohamud2603 7 ай бұрын
Caawa dhanaan sugaynay sagalay😢❤❤
@SahraHappy-y7l
@SahraHappy-y7l 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiaupdi6375
@farhiaupdi6375 7 ай бұрын
Nah ma leh cwa bee😮😂
@IbraahinmaxmuudCumar
@IbraahinmaxmuudCumar Ай бұрын
❤❤yaab❤❤❤❤❤anakaa araknay
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 7 ай бұрын
Cwa dhan baan sugayey wlha waad soo daahiseen cwa sagaleey🥺😩😂🫶🏾🤍 wuu nagu socdaa film kee hanagusoo daahinina markale
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 7 ай бұрын
Sagaley noo sooo dheereya yaqay😂❤😭
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 ай бұрын
Sagaleey film-ka ma kaligaa baa leh magacaaga meelwalba ku qoratee 😢
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 7 ай бұрын
KZbinka lagasogelinayo ayada leh that’s y wax baro wa diide😂😂😂😂huno
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 ай бұрын
@@yasminhassan5651 Waan u jeedaa taase Film-ka KZbin u gaar ah in loo sameeyo ayey aheyd baan kawaday waxba maadan fahmine.
@Umuqeyr_2024
@Umuqeyr_2024 7 ай бұрын
Ekey f😊arxaan aheed bowe waiska caadi murugta kumaqurxonid❤❤😢😢😊
@deeqoahmed
@deeqoahmed 7 ай бұрын
Anaa u horeyo ❤
@Maryamcabdicasis
@Maryamcabdicasis 3 ай бұрын
Jiliinka sacdiyo waaaaaw☺️
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 7 ай бұрын
Just 💅🏻❤️😂
@Musharafmire
@Musharafmire 7 ай бұрын
Cusbada meeshu waa Ak Nolow legend
@FaadumoMoh-zo3mp
@FaadumoMoh-zo3mp 7 ай бұрын
Haday isqabaan way isla seexan lahaayeen 😂😂😂
@faadumocabdikaafi1881
@faadumocabdikaafi1881 7 ай бұрын
Way isqaban asad iyo sagal lkn filimka waxay kujilayaan dad isjecel❤sas ufahan
@FaadumoMoh-zo3mp
@FaadumoMoh-zo3mp 7 ай бұрын
@@faadumocabdikaafi1881 waanla socdaa
@safiyajaamacsafiya1121
@safiyajaamacsafiya1121 7 ай бұрын
Rabadanka bisha 3 /11/ 2024 ilhya ha nGuusimo😢
@asmo169
@asmo169 7 ай бұрын
Anaa uhoreya ❤❤❤yes
@jamalqaysmohamedyare6970
@jamalqaysmohamedyare6970 7 ай бұрын
Maseerka sucaad waa waali caadi ahan😅😅😅😅😅
@kolomeymohamed2745
@kolomeymohamed2745 7 ай бұрын
Ekaay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-zc4ii1lc4l
@user-zc4ii1lc4l 7 ай бұрын
War inad no gambizen ayaan mooday maxa noogazoo dahden😂
@ubaadmahamed6331
@ubaadmahamed6331 7 ай бұрын
Mesha ku ogeynay noga bilaba ruwayada
@user-ib3jc9vt3s
@user-ib3jc9vt3s 7 ай бұрын
Waad la raagteen caawa
@nadiifaladan5803
@nadiifaladan5803 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-dn4vu1kt8n
@user-dn4vu1kt8n 7 ай бұрын
Guul asad🎉
@bisharaomara5283
@bisharaomara5283 7 ай бұрын
Sadiyo Abayo waa saxiix
@fatimaabdirsakwarsame3766
@fatimaabdirsakwarsame3766 7 ай бұрын
😅😅qac baa ka yeertay ekey😅😅
@user-ph9lc4pi1j
@user-ph9lc4pi1j 7 ай бұрын
Wawww❤
@user-je2kb7cs5m
@user-je2kb7cs5m 7 ай бұрын
Sagal. Aniga. Abayo. Meel fog. Ayan. Joga. Sacadeyda. Wey. Hooreysa. Nosodad jiyaa. Isha allaah. Maqrabki. Noso. Geliya
@KhaalidYarè-z5i
@KhaalidYarè-z5i 7 ай бұрын
@user-lq6ey4jq2v
@user-lq6ey4jq2v 7 ай бұрын
Sa u sugayay caawa😢😂😂
@LaylaCabdixuseen
@LaylaCabdixuseen 7 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey
@fartuunhooyadeedxafsomaxam3554
@fartuunhooyadeedxafsomaxam3554 7 ай бұрын
10 ier ka badan ciwanka so firiyay 😢
@user-kd6wi4rt7m
@user-kd6wi4rt7m 7 ай бұрын
Waawa WA is calmatay❤😅😂😢
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 7 ай бұрын
53 Minit Ban Sugayay Caawa Wad Nagu Ragten Wllhy Wan Seexan Wayay Yado Ay I Tahay 01:53 Filmkan Wuu Igu Talaalmay 😂😂
@BintiAadana
@BintiAadana 7 ай бұрын
😂
@deeqaali1219
@deeqaali1219 7 ай бұрын
Maliaragtay wan sexna wayay
@Abdirahman-jw6tm
@Abdirahman-jw6tm 7 ай бұрын
😅
@user-sl6gv3fu6r
@user-sl6gv3fu6r 7 ай бұрын
Been badnidaa wll😅😅😅😅
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 7 ай бұрын
23:03😂
@Mohamettsuleimaan
@Mohamettsuleimaan 7 ай бұрын
أنا لا أفهم شيئا عن ذلك 😂😂
@DeeqoCraxman-t6k
@DeeqoCraxman-t6k 7 ай бұрын
Qaraaxo Malahn cawa biliz dagaalka badiya
@AlmaasLibaan
@AlmaasLibaan 7 ай бұрын
Deg deg baa jira😅😅😅😅
@ruqiyoshqcali6614
@ruqiyoshqcali6614 7 ай бұрын
Qadarata ku qanaca Ak😢😢😢🎉🎉
@nasracumar2292
@nasracumar2292 7 ай бұрын
waad na hilmaamten cawa😂
@ayaaniitomoha
@ayaaniitomoha 7 ай бұрын
Fast comment 🎉❤😂
@AyaanDarfa
@AyaanDarfa 7 ай бұрын
Smi😊
@naciimomaxmed593
@naciimomaxmed593 7 ай бұрын
😅 2:21
@aliomar6199
@aliomar6199 7 ай бұрын
Khayana
@rahmagalis2580
@rahmagalis2580 7 ай бұрын
😮😮 .....,if if can find it to
@farhiyaabdulkadir
@farhiyaabdulkadir 7 ай бұрын
Ak see dareemoysa 😭😂
@AnfacNour-pk8cl
@AnfacNour-pk8cl 7 ай бұрын
Cawaa waa lasoo daahdeen mcnt sagal❤
@SurprisedFjord-yz2un
@SurprisedFjord-yz2un 7 ай бұрын
Wlhi ek way tageera❤
@HaniMubaarak
@HaniMubaarak 7 ай бұрын
Maanta xalad maleh😢🎉😂❤
@BilanAbdulaahi
@BilanAbdulaahi 7 ай бұрын
Qofki ugu horeyay❤
@saynabmohamed6745
@saynabmohamed6745 7 ай бұрын
Omg ❤😂
@FadumoAqasni-ry5lj
@FadumoAqasni-ry5lj 7 ай бұрын
Iska daa ak iyo sucdiyee anaga xitaa masernay jah family cawa waa naga washeen 😂😂❤iskuwaara
@shamsashiekhdhhj5008
@shamsashiekhdhhj5008 7 ай бұрын
Ak😢😢😅😅😅😂
@Nimo.osmanmohan
@Nimo.osmanmohan 7 ай бұрын
Family sagal I love ❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 7 ай бұрын
Korka hadey iska fuulan adi yaku balamiye fuusto😂😂 dadka is jecel kadaxbax
@suleikomahamed4920
@suleikomahamed4920 7 ай бұрын
Ax Ax Ax Ak you made me to cry 😢 😭 😢😢
@Fartunosman-vh8zv
@Fartunosman-vh8zv 7 ай бұрын
War filimkan naga dhafa yacay ad noga bilaabenin meshan ku ogeen wah 😮teda kle waqtiga noo so badiya hadaad ilahay taqaanin
@samsammahdi3264
@samsammahdi3264 7 ай бұрын
FiLm Xaraabadiisa wata😂❤
@sanuush
@sanuush 7 ай бұрын
Sacdiyana doqonta ba nacay ohin kaso horeysa😂
@NasteexoYar-vh5xy
@NasteexoYar-vh5xy 7 ай бұрын
family❤❤❤❤❤❤❤
@SaxardiidFaaideeye-mk1oi
@SaxardiidFaaideeye-mk1oi 7 ай бұрын
2daqiiqo igaga ciyaarteen team sagal
@phahmamohamed9855
@phahmamohamed9855 7 ай бұрын
Am first ❤🎉
@user-ee5nl9df4w
@user-ee5nl9df4w 7 ай бұрын
😂😂😂❤
@HodanJamac-wy8sh
@HodanJamac-wy8sh 7 ай бұрын
akey 😂😂
@SaciidAbdiRahman
@SaciidAbdiRahman 7 ай бұрын
Waka. Hele sobafiya 🇰🇪❤️❤️
@caishasheikh-qs6xm
@caishasheikh-qs6xm 7 ай бұрын
Cawa Ak bash😢
@RaxmaHassan-tk7pf
@RaxmaHassan-tk7pf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Farxiya-sd5or
@Farxiya-sd5or 7 ай бұрын
Caawa marax waaye
@user-cm9so4rv7y
@user-cm9so4rv7y 7 ай бұрын
Masha allahu
@sabrinmohamed1099
@sabrinmohamed1099 7 ай бұрын
Ana u horeyo 😂😂
@jamalqaysmohamedyare6970
@jamalqaysmohamedyare6970 7 ай бұрын
Asad gacanta ha kaxaganin gabadha
MASEER PART 32
34:54
Family Sagal Channel
Рет қаралды 237 М.
MASEER PART 33
31:30
Family Sagal Channel
Рет қаралды 287 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,3 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН
MASEER PART 53
29:14
Family Sagal Channel
Рет қаралды 229 М.
MASEER PART 38
30:08
Family Sagal Channel
Рет қаралды 207 М.
I Was Drawn To Islam  | Jamila Wanjiru #revertedtoislam
29:46
The Daawah Centre Foundation Kenya
Рет қаралды 2,9 М.
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Asad Family Channel
Рет қаралды 606 М.
MASEER PART 25
30:47
Family Sagal Channel
Рет қаралды 300 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 12 AAD
23:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 385 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 157 М.
دائما انا الصح ..!!
22:07
Ron’*
Рет қаралды 675 М.
MASEER PART 51
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 190 М.