Maseyr yuusan kaa saarin gurigaaga!

  Рет қаралды 13,574

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

Күн бұрын

Maseyr yuusan kaa saarin gurigaaga!

Пікірлер: 41
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq hadalkaasi hada ka hor ayan ninwayn oo xaasle guur iga dalbaday oo u sheegay in gabdha u qabo ayna isga ficnayn isaga oo rabo in u aniga igu soo xero galiyo baadhi taan aan sameeyay kadib waxan ogaaday in ayna gabdhu ceeblahayn e mushkiladu isaga tahay Gabdhah waxan kula talin laa in ay waxbadan iska hubsadaan guur ka hor
@halimaqaali1040
@halimaqaali1040 4 жыл бұрын
Haa abyo bal firi xasidnimadisa ka carar walaga carara kaso kale adina saas umbu bari wax kaga shegi laha lacala hadad gursan lahed nin nagtu qaby wax kashegayo faido malahn
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Masha Allab
@abdullahinoor8042
@abdullahinoor8042 4 жыл бұрын
Labiskaaga aad ayan oga helay runtii. Gabad walba hadii sidan ulabisato maxaa dacaa, keep going Suheyba walal qaali
@halimazandiko9058
@halimazandiko9058 4 жыл бұрын
Mansha allah barnaamij wax badan iftiiminya keen jazaallh
@fadumoxaajiyuusuf1145
@fadumoxaajiyuusuf1145 2 жыл бұрын
Ninmanka ayagaa ku cagga jugleeyo Wan kola guursandoona
@alcaadii6358
@alcaadii6358 4 жыл бұрын
Mahabboono hinnaasiyo Maseyr gaara halkaayoo Minankaaga xumeeya Marwadii ladhalaaqo Maama baa ladhahaaye Mar hadduu allahaaga Muuseey fiican kusiiyay Marwa baad noqotee Maqaamkaaga ilaasho Xan marqaati laheyna Magacaaga kadhowro Tixdaasi waa "masafo" Suheyba ina adeer wan kusalaamay.
@mawlidabdi643
@mawlidabdi643 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah Waxaa tahay wll qiimo badan Hubayba Maxamed Badqas hore u soco oo halkaas ka siiwad
@mohamudkano5920
@mohamudkano5920 4 жыл бұрын
Maseyrka intabadan waxaa keena failure to cop with the encroachment of unforeseen circumstances. Therefore, it is owing to poor adaptability to new circumstances.
@user-vs2my3zz1g
@user-vs2my3zz1g Жыл бұрын
English xaaw ahaa ma mise practice ma ku suubinee igaarkeygiiyoow dhiiqo ku jirtaa 🤣🤣
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 4 жыл бұрын
Suhayba wll waan kuslaamay marka hore. kadib suashaydu waxay tahay adiga arimaha qoyska maxa uga hadashada badana ma adiga naftada dhankaa kafakara
@intafiicanwalaashood4745
@intafiicanwalaashood4745 4 жыл бұрын
wlhi taaas aniga ayaaba qabo mustaqbalka amaaa naag labaad amaa ila guursataa ayan dhahaa markasta ninkeyga
@hafsanuradinmadow3860
@hafsanuradinmadow3860 4 жыл бұрын
Waxaa heysaan howl wanaagsan ilaahey idin cizeeyo. Waxaa tihiin dad ku dayasho mudan waana ku faraxsanahy in dumar sidaa uwanaagsan aan wax ka faa ido. Waxaa aad ujeclahy ina maaliin si toos idin lakulmo insha Aallah.
@hassanlovechannel4465
@hassanlovechannel4465 4 жыл бұрын
Asc suheyba aniga.ayaa.u horeeyaa
@nuuriyexuseenbudul2413
@nuuriyexuseenbudul2413 4 жыл бұрын
Asc suhayba adi iyo safiyoba waan idinsalaamay lkn masayraha hanoodanbeeyee. Ani gabadh isuuraadi.
@nuuriyexuseenbudul2413
@nuuriyexuseenbudul2413 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@muktarhaji8141
@muktarhaji8141 4 жыл бұрын
Mashaa Allah xafithaki Allah.
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 4 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamijk wanaagsan
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 4 жыл бұрын
Masha Allah Horay usoco wll suhayba
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisheikh1994
@abdisheikh1994 Жыл бұрын
Ka waran maseyrka ragga
@cashocali7384
@cashocali7384 4 жыл бұрын
Asc subeyba iyo safiya
@fadumoxaajiyuusuf1145
@fadumoxaajiyuusuf1145 2 жыл бұрын
Gabdha wayn qalqalkeeda taas ayaa kento
@abdirahmancmc7326
@abdirahmancmc7326 4 жыл бұрын
Koly is fahanka. Ayaa muhiima dhibkana xlkiisa labada qof ayaaa gaadha hadu batana ama wax qaris yimaado laasim Wu imanyaa massayr
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 4 жыл бұрын
❤❤❤❤
@noorosman7845
@noorosman7845 4 жыл бұрын
Asc suheyba waa salamtahin adiga iyo safiya lkn su,aal dumarka wax uu Allah fasaxy maxay ayaga udidan yhin Tankale gabdhaha maxey udhahan marka shegada aniga hadad naag ilagursaneysid kuma rabo
@hanadmohamed3759
@hanadmohamed3759 4 жыл бұрын
Walalkay dabcan guurka afarta ah awood ayuu u baahan yahay haddii qofku awoodo waa inuu xaaskiisa kala tashadaa sidaasna la isku afgarto si loo ilaaliyo maslaxada qoyska weyn iyo kan imaan doono sidaas ayay ila tahay. Tan labaad gabadha markii lala sheekeysanayo inay tiraahdo naag ha iga daba keenin koley waa dooqeeda dadkuna isku mid ma ahan.
@noorosman7845
@noorosman7845 4 жыл бұрын
Ka wrn hadi aydida adigana aad ubahan,thy
@Safooya
@Safooya 4 жыл бұрын
@@noorosman7845 Ani ahaan wxy ila tahay gabar aad la tashatay ood u sheegtay inaad rabto xaas2 oo waxy gabari maser tir u qadan jirtay sisid oona shalay nin fican oo reerkisa ku filin aheed u malay mayo in ay guur-kas didayso.
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
@@noorosman7845 hadeey diido wa xor banaanka ka mar
@cashocali7384
@cashocali7384 4 жыл бұрын
Intabadan maseyrka wxaa keena qowl iyo quud lagu siin jiry oo lagaa ceyshaday
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Sax waaye
@ibrahimhassan4350
@ibrahimhassan4350 4 жыл бұрын
Masha allh horay usoco suheyla wll
@umulmasakinsafia9496
@umulmasakinsafia9496 4 жыл бұрын
Masha allh waa barnaamij muhiim ah loona baahanyahy
@ah3069
@ah3069 Жыл бұрын
Mamada difaac beey kujirtaa intaan kabadan looma dul qaadan karo
@halimaqaali1040
@halimaqaali1040 4 жыл бұрын
Wax jira masaryku ilahy hanaga haayo
@fathiaalihassan8966
@fathiaalihassan8966 4 жыл бұрын
barakallhu fiik ukhtii
@rubaabbaasto633
@rubaabbaasto633 4 жыл бұрын
Gobanimo Io Gallad Eebe Baan Idiin Rajeenayaan Inshallllllh
@bisharomoalin7945
@bisharomoalin7945 Жыл бұрын
❤❤❤
@halimaqaali1040
@halimaqaali1040 4 жыл бұрын
Wax jira masaryku ilahy hanaga haayo
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 36 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
مقطع فيديو  حول إستقبال شهر رمضان  المبارك
1:01
Al Arabia University الجامعة العربية بالصومال
Рет қаралды 5 М.
Ruwaayad Wacyi Gelin ah - Anfac - Kalkaaliso Kaafiso ah!
10:19
Benadir University
Рет қаралды 325
5-taan arrimood samee hadii aad ka garaad weyn-tahay seeygaada
6:17
Suheyba Badqas
Рет қаралды 12 М.
Mannida la iska keeno ama 'Siigada'
4:48
Suheyba Badqas
Рет қаралды 23 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН