Midka aan heesto saaid maseer wye xatta waxuu ka maseraa qof kle oo iga qosliyo kaliya asiga in aan la shekesto la socdo ayuu rabaa ilahey Ha qabojiyo rafaad ayaa ka maraa 🥹😅❤️
@drmohamoudhassan Жыл бұрын
Wall wuu ku jecel yhy ilaahay hakuu daayo waa nin rageed ee please wlashaydiyey ilaasho geesiga 🫡
@asmacismaan55865 ай бұрын
M a ilasho abyo sandkan qof noocaasa si loo hela way adagthee
@SahraYaasiin-t6g5 ай бұрын
Wuu iga gabsadaa waan isbanaa man soxiriiriyo reerkeg😢
@fartuunOsman-u6y9 ай бұрын
haa
@leilamoha9500 Жыл бұрын
Thanks brother 😇😇
@nafizomohmed1813 Жыл бұрын
Masha allh
@ummcali6888 Жыл бұрын
Mahdsanid wll
@CanabXuseen-y5k5 ай бұрын
Wll ani waxa kala garan pa ahey inaan muhim u ahey waayo hadii isku carono aniga Lee radiya hadii heshino wuxuu iska dhigaa mid aaan aniga ka qaldna ima cadeyo tagitaan balse wuu iga maseriya sbbto ah Mar Mar iga soo dahiyo jawaabta mida kle mustaqbal kana kama hadlo lkn markii ila joogo wuxu idarensiya wn ku warersanhy anigna kalsooni badan kuma qabo telka kisa Mar wn firiyy lkn waxba kuma arag lkn waxa is dhaha wiu ka sii taxadarey😢
@ZamzamsharafSumish4 ай бұрын
Hal mid same adiga inaad raadiso jooji hadii aad isku dhacdaan marka kadib arag waxa dhaca
@Zeinabu-si2qj11 ай бұрын
M.a😍😍
@MuniirasaleebaanFaarax5 ай бұрын
Thanks❤
@Abdirahiimali34 ай бұрын
You're welcome 😊
@maahirahmed70692 жыл бұрын
Wxa jirtay gabar aan 3 sano wada soconay wxna rajeyneyne guur aad bay iijecleyd aniga sido kle wxyna waqtigeda 90% ila qadan jirtay lkn maseer dhankeyga ka yimid ayuu ku burburay xiriirken mana aan dareysiin inan masersanahay 1 ilbiriqsi xitaa wxna sameyey Qurshe aan xiriirkeyna ku burburiyo tas aan kuguuleystay wxy isku dayday in dhawr mar inay dib usoceliso xiriirkena lkn anigu ima muuqan sas ay thy said ayn u jeclaa hada wxa laga jogaa 5 sano ilaa hada ma oga inaa maseer i hayay😑 lkn wx wlpo calafkaa halkaa ku ekaaa🙋♂️🙋♂️🙋♂️
@cayuushmaxamed2732 жыл бұрын
Mad u shegdid wll ina markas maser Ku haye aa Zaid u jeceshahay Ila hda
@nurtomohamed7952 жыл бұрын
I'm sorry wlhi isfahan la aantu waa dhibadanthy
@ayaanebrahem40742 жыл бұрын
Waabaday ku jeclayde maxaad la masayraysay
@samatarmaxamed41192 жыл бұрын
@@cayuushmaxamed273 sedex sano guriban lahanlaha anigu iyo ubad 6 bilod sheko kabadan mawaden sedex sano waba wali marka hore
@FathaMahamud-o4d10 ай бұрын
Warun
@Abdull20252 жыл бұрын
Wow kptn m.a hormar wcn markaan oo kle aan social media jecladaa
@asmaaliija5683 Жыл бұрын
Masyrkuh waa wax keliyah ee nalakal kaxeyey exkaygiiih 😢
@haliimoali10432 жыл бұрын
Wan yabanaa ninkeyga waxan sameyo iga daba sameyo maseer miyaa maxa ka qaldan aya islahaa maskiinka ileen dhib hoose aya haaysto
@KingMoha-ck4lr3 ай бұрын
iifasir riyada gabar aan wada soconay ano umaserayo