Mashruucii Kobciye ee Saboolnimadda Ka Saari Lahaa Dalkeenna oo si Rasmi ah loogu Dhawaaqay

  Рет қаралды 15,555

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@yassinadan1455
@yassinadan1455 5 ай бұрын
Mansha allh kobciye aad baan u sugayney warkiisa Shukran horu fadhi media
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 5 ай бұрын
Maashaa alaah tabaarakalaah guuleyso kobciye inshaa alaah we can't wait kobciye xitaa waxuu ka kheybkhaadanaa inshaa alaah nabada iyo iskudhawaanshaha soomaalida
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 4 ай бұрын
Mashallah in bdn ayan sugayay kobciye Bro App iyo Web ka kobciye bal nala wadaag. Si aan u noqono ku wa ugu horeeya ee iska qora
@NajeepAwgab
@NajeepAwgab 4 ай бұрын
Masha Allah wa wax aad muhiim u ah wax laga hadlaayo hadii si kalsooni kujirta daacad ah everything is possible
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 4 ай бұрын
Masha Allah mashruucan wax badan ayuu socday illahay aqoon yahanada iyo horufadhi media hano barakeyo insha Allah
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 5 ай бұрын
Mashallah Kobciye mucjiso weeyee Diyar weeye qurbojogtu
@Whispersz12
@Whispersz12 4 ай бұрын
Aad iyo aad wllhy dareenkeyga ma qiyaasi kartid sidan u faraxsanahy mardaw wan ka baxeeyna baahida saxiib
@mohamedbarre1810
@mohamedbarre1810 4 ай бұрын
Kobciyaha karaamada dalka iyo dadka soomaaliyeed waan soo dhaweynayaa kobciye waan kusoo biirayaa insha alla horfadhi media❤❤❤
@MaxamedMaracade-pn8uo
@MaxamedMaracade-pn8uo 3 ай бұрын
Masha allh
@omarahmed145
@omarahmed145 4 ай бұрын
Alx,mudaan ka fikirayay,from borama,guuleysta.
@MohamedAhmed-ow8db
@MohamedAhmed-ow8db 4 ай бұрын
Hormuud hadeysan wading hosha Kuma jiro
@NadiifoHassan-y3y
@NadiifoHassan-y3y 2 ай бұрын
Masha alaah alaha noobarkeeyo kobciye waa rabaa waa sugaayey Maxaa lagu galaa iisherga walaalayaal
@omarisack1071
@omarisack1071 4 ай бұрын
Maasha alah inaan kobciye kubiiri rabaa xafis kood intekuyalaa hadii aan joogo xamar
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 ай бұрын
Walaahi diyaar ayaan u ahay .inaan aniga iyo waalidkeyga aan ka bixiyo...laakiin shardi waa in uu dawolda iyo musuqooda ka fogaadaa iyo wax magac dowaladeed sheeganay
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Bangiyada ay isticmaalayaan ayaa shaki badan keeni kara su'aashu waa iyaga yaa xukumaya oo looga dacwoonayaa ilaa lacag yar dadka ma waydiisanayaane. Waxyaabo badan ayaa looga baahan yahay in laga ogaado dadka howshaan wada kuwa na hor imaanayo oo nala hadlaya iyo kuwa xaga dambe ka hagaya ee aan na hor imaanayn. Marka nus dollar oo intaas oo umad ah laga guray aad ku darto 5ta dollar ee is qorida waa lacag aad u badan Soomaalina waan naqaanaa marka baaris badan oo cimiyaysan ha la sameeyo ayaan qabaa intaan nus dollar bilaash ah lagu bixin dadkaan waa soo shaqo tageen. Tusaale waxaa noogu filan Hormuud iyo tujaarta kale ee Soomaaliyeed iyo dhibaatada ay umadeena ku hayaan dhan walba WabiLlaahi Towfiiq.
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 4 ай бұрын
Mansha allh waa khayr wayn oo loo baahnaa
@rocky4066
@rocky4066 4 ай бұрын
Illaahow inoo hirgeli iskaashatadan kheyrka badan xambaarsan soomaaliyeey taageera oo ka qeybgala
@abdiawil6720
@abdiawil6720 4 ай бұрын
Manshaallh great job
@munaahmed6333
@munaahmed6333 4 ай бұрын
Maansha alaah diyaarbanu unahay wllo telkoda nosodir
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 5 ай бұрын
Mashaallaah waa maskax wanaagsan waanuna ku biiraynaa inshallaahu
@SayidAli-lo5tg
@SayidAli-lo5tg 4 ай бұрын
Wllhi walgey wax ka fiican oo somali la timid ma arkin kobciye waa dad arkay waxa jiro oo rabo horumar la gaaro iskaashiga noole walbaa ubaahan aadbaan uyu farxay waana ka weyb qaadan doonaa insha allah.
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 4 ай бұрын
War intaa dhihilahaa adigaa dhahday wiligey ma arkin barnaamij Ka rajo fiican illaahey meel dhow ayuu naga tusiyay ALXAMDULLAH
@axmed2556
@axmed2556 4 ай бұрын
As Walaal ma’arko abka
@wallaalawwaxaalayiriwaayhu935
@wallaalawwaxaalayiriwaayhu935 5 ай бұрын
Intaas baan rabnaa in nala ka qanciyo
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 5 ай бұрын
Mashaa allah kobciye
@cxakiinmaxamed4556
@cxakiinmaxamed4556 5 ай бұрын
Masha Allaah Aad Ayaan Usugayaa Kobciye Ee Mashaqo Galay
@ahshirehussein7878
@ahshirehussein7878 5 ай бұрын
Maashaa Allaah
@elmiabdillahi1479
@elmiabdillahi1479 4 ай бұрын
Masha allah
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 4 ай бұрын
Masha allah waa ariin aad u ficana runtii hadii ayaa surta gasho
@abdisalanhashim1975
@abdisalanhashim1975 3 ай бұрын
Aniga oo xasuusto dhacii forex trade ee ma siibada ahaa mida kale su,aalo ayaan qabaa 1. Ninkii mudo ku jirey & ninka hada cusub ma isku xaquuqaa ama isku qoondaa 2. Saami qeyb siga qabiilka herrkee ayuu la joogaa ama maku dhaqmaan 3. Markii aan ka mid noqonaayo kobciye ma jirtaa xeer ama heshiis notaryo lala galaayo qofka & kobciye.
@jumiHassan
@jumiHassan 4 ай бұрын
Mashallah horay usocod wanagsan
@abdukadirarbow8831
@abdukadirarbow8831 4 ай бұрын
Yaab waaye Aawey nbr kiina
@Hawoahmedelmi
@Hawoahmedelmi 4 ай бұрын
Asc Reer kopciye xegee lagu som diraa lacagta
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 4 ай бұрын
Waa barnamajikii ugu fiicnaa e soomaali la timi ilaahy waxan ka baryin inu inoo hirgeliyo
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 5 ай бұрын
Masha allah wan sugeenay
@FadumaAbdulkadir-r3b
@FadumaAbdulkadir-r3b 5 ай бұрын
Asc kobciye talefanad. Sooqora❤
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 5 ай бұрын
Alaahayow qayr ka dhig soomaali ma aaminaye
@abdirashidjamac5973
@abdirashidjamac5973 4 ай бұрын
Maasha allah kobciye waxa kaloo ku jiraa isku dhowaansha soomaalinimada Horfadhi media jazza kalah bn leenahy fadlan foomka noogu soo dira website ka ama whats up hadaad leedihiin
@qaalielmi2272
@qaalielmi2272 4 ай бұрын
Saleman xaashi. Moda ayaan sugayay programkan ee seen uga qeeb qataa?
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 4 ай бұрын
Asc s xaashi igu sacid ciwankoda iyo xaruntoda mesha ay ka dagantahay fadlan mahafsanid edow
@abdukadirarbow8831
@abdukadirarbow8831 4 ай бұрын
Aawyay nabar ka
@crisaaq3877
@crisaaq3877 4 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷
@daauudmm
@daauudmm 5 ай бұрын
Kobciye waan taageersanahay
@mohamedaden5308
@mohamedaden5308 4 ай бұрын
allahayow inoo rumeey dadkanagana dhanka wanaagsan wax katus
@awaalaahmed2178
@awaalaahmed2178 5 ай бұрын
Masha Allen mamaa kobciye feker fiican waaye laakiin waa in laxafido Amanda somali siyaasada kamadax baan hay plz dhan
@abdio8883
@abdio8883 4 ай бұрын
su'aal weeyn oo ah KOBCIYE haddii ee daacada ka tahay ineey Ummadda wax u qabtaan maxaa Online ola aadeen maa Xafiiskiina dadka ku qaabilaan oo aad kala saxiixataan waji ka waji. sheekada an mugdi aa ku jiro. wa bilaahi Toowfiiq
@wallaalawwaxaalayiriwaayhu935
@wallaalawwaxaalayiriwaayhu935 5 ай бұрын
As c dhamaantiin waan idin samaay salaankadib yaa la aaminna oo damaanat qaadaya
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Su'aal wanaagsan
@Caliya7
@Caliya7 5 ай бұрын
Waxwalba waxaa kamuhiimsan nabadgelyada qofku haduu nabad buuxda heysto wuxuu qabsado maweynlaheyn, mashruucani waa wax wanaagsan dadkeena iyo dalkeena Alloow nabad waarta sii oo qabiilka iyo qerlaaweyaasha alsheydaan nagaqabo.
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Madaxda xun xun kuwa aan Rabigood ka baqayn oo dhan ciday doon ha ahaadeene Alloow naga qabo oo cimrigooda soo gaabi oo naga hor wareeji waa na dihadeene Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin 🤲
@siciidmaxamed2281
@siciidmaxamed2281 5 ай бұрын
Ma allh
@sulekhaaliismail3575
@sulekhaaliismail3575 4 ай бұрын
Asc Yassin wll waan galayaye gobciye isodir halka laga helow
@MahdiMohamed-o3x
@MahdiMohamed-o3x 4 ай бұрын
Waa arin wanaagsan xataa hadii aanan inigu wax ka fa'iidin hadii dadkayga miskiinta ah ka fa'iidaan dalkayguna ku dhismo waan fa'iiday baan qabaa anigu waad mahadsantihiin
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Yaa og in dadkaaga iyo dalkaagu uu ka faa'iidayo maba xumee islaanta ugu dambaysayna soo tii maaha dowlada u shaqayn jirtay markaan arkay waanba quustay
@CaafiTiens
@CaafiTiens 4 ай бұрын
Sidee ka isku diwan galiyaa
@seynabshire8105
@seynabshire8105 4 ай бұрын
Waa dhac cusub imisa jeer baa somali la dhacay saw ma bartaan walee xoolo hadey iga badatana kuma darsadeen somali isma barato
@wiilkiimaxamuud
@wiilkiimaxamuud 4 ай бұрын
Wllo dhalinta miidiyaha ha leyskugu yeero oo haloo sheego arinkan waa arin wanaagsan oo shaqeynaaya .5 waxbadan ma ahan xataa hadii ey lunto
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 4 ай бұрын
Go0d🎉
@AlasadHassan
@AlasadHassan 5 ай бұрын
Hadaa run aheegaysaan diiwaan galinta ka jawaaba
@cabdulahicusman-pm3vu
@cabdulahicusman-pm3vu 5 ай бұрын
Kobciye waan kuqancay
@najax9388
@najax9388 5 ай бұрын
Is diiwaan gelinta waa iga diidaye ii soo dira foom aan ka raacdo is diiwaan gelinta Mahadsanidin
@crisaaq3877
@crisaaq3877 4 ай бұрын
Asc kudarsoo xaashiyoow miyaa labilaabayaa mashruucan in badan ayaan sugaayay mashruucan wuxuu u baahan yahay xayaysiin Fara badan sida KZbin rada titokerska allow noo aqbal yaa allah yaa rabbi yaa allah yaa rabbi insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 ♥
@hawaalinuur7556
@hawaalinuur7556 4 ай бұрын
Walabilabay wall
@Omarlibaax
@Omarlibaax 4 ай бұрын
Asc please waxaan joogaa usa sidee isu diiwaan galiyaah?
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 5 ай бұрын
Kobciye
@bashiiryareh9256
@bashiiryareh9256 4 ай бұрын
Nambarka aanu kalasooxidhiidhayno Noodosheeg
@MohamedAdanAbukar-kn5dj
@MohamedAdanAbukar-kn5dj 4 ай бұрын
Xge kala xriirnaa
@binxefabukar6995
@binxefabukar6995 4 ай бұрын
Xarun xamar maku leyihiin horta kobciye
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Xamar waaba gurigoodii soo maaha
@Lacag100
@Lacag100 4 ай бұрын
Sidee isku diiwan galiyaa walalkay app link iso dir plz
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 5 ай бұрын
Asc ❤
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Sheekhii baaba war dhigay dowladu xagay meel fiican ka maraysaa umaddii Soomaaliyeed ayaa adduunkii iska daaye ay aakhiradii uga daba tageen oo maydkii baaba qabriga ka joogi waayay oo ay soo fagaysaa cajiib Allaah ha laga cabsado.
@AhmedCabdiraxin
@AhmedCabdiraxin 5 ай бұрын
Msh. Aniga. Diyar. Ban. Uahay. Lakiin. Lacagta. Ladhigan. Karo. Wa. Imisa
@geeledheere6706
@geeledheere6706 4 ай бұрын
Xaafiiskooda halku ku yaalaa nio
@mustafeahmed5555
@mustafeahmed5555 5 ай бұрын
Anigu waan ku qancay wakhti hore ee foomka noo soo dira aad ayaad umahadsantiin
@hassancadde5151
@hassancadde5151 4 ай бұрын
XAASHI Markalaga Reebo Hadalada Wanagsan Marwalbo Waxaan Qurbaha Ku aragna company Sidan Oo kale Kabciye Hanti Maguurto Ma leyahay Company xage ka diiwan gashan yahay mise waa iska aamin oo kaliya?
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 4 ай бұрын
Kobciye waxan filaa in siyasadiisu ey fadhido ileen 2sano iyo kabadan ayu jiraa ama laga shaqeynayey wax walbo oo aan isku dayno inan sameysano marka hore dareeen nawada ba nagu riixa kadibna wa ka xiisa dhacna ama waa la habaawna blse hda waxa ii muuqda aqoonyahanno xeel dheer alle ha haleshiyee shabab siyasadiisana meel hala saaro hdii kle ayagaa burburinaya sababto ah shabab wa gacanta eey reer galbeed iyo cadawga somalida uu ku laayo kuna baabi'iyo umada iyo hormarkooda
@Caliya7
@Caliya7 5 ай бұрын
Meeqa ayaa lagu darsankaraa?
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 5 ай бұрын
haddii aad ka rumeysan xataa qabiiku waa baa ba ayaa
@alihaji1518
@alihaji1518 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@adamabone9740
@adamabone9740 5 ай бұрын
Kobciye side xubin loga noqdaa, sheer sidee loga noqdaa, imisa lagu darsan kara?
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
waxaan jeclahay in lagu dabaqoh nadamkah mamulkah ssc sih lo balariyoh isku tashigah
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
5 dollars oo 5 milyan oo qof ka dhuntay waalacag aad u badan cayaarna ma ahan 😊
@AlasadHassan
@AlasadHassan 5 ай бұрын
War waxaan jirin baad dadka u sheegaysaan
@AbdirahmanABarre
@AbdirahmanABarre 4 ай бұрын
Arsenal hadey lacag na sii dahaan maxaad ku xalinaysaan
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
😂
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Also very good question to be honest 🤔.
@AbdirahmanABarre
@AbdirahmanABarre 4 ай бұрын
waxay dhaheen lacagtaada qofna kaa qaadan mayso odayashaasna meeshii lacag lagu sheeko wax bay ka rabaan. isqabad siiya hee
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
@@AbdirahmanABarre waa runtaa waa in Kobciye uu is qabadsiiyo labadaas.
@al-xikmaprimaryschooljalam44
@al-xikmaprimaryschooljalam44 5 ай бұрын
Khasaare ma jiro miyaa markasta faa,iido miyaan helaayaa 7:57
@cabdulaahiibraahim8620
@cabdulaahiibraahim8620 4 ай бұрын
Xagee idinkala soo xiriiraa
@imanahassan7990
@imanahassan7990 5 ай бұрын
Waxan ka mid ahay dadki ugu ee kiciyey Kobciye balse waa aan isku dette in aan qeyb qaato si aan u si wado si aan oga mora dhilayo Himalaya umada Somaliyeed :)
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 4 ай бұрын
Abowe linkiga nosodhig xaashi
@cabuudibrahim260
@cabuudibrahim260 4 ай бұрын
#kopciye cooperative. Orj
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 ай бұрын
Ma saboolnimaa laga bixi, soo habaar gidir majoogto?!
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
Reer dhan baad wax ka sheegtay Aakhiro xageed ka gali mu'minkooda iyo munaafiqoodada ilaa gidigood ataad wax u dhintaye Allaah u toobad keen oo dambi dhaaf waydiiso oo ha u noqon inaad qabiilo dhan wax ka sheegto. Anigana qabiilkaas kama soo jeedo ee la soco balse khudbad uu Sheekh Shible jeediyay ayaan ka dhagaystay oo uu yiri hal qof oo aad taqaano oo aad wax ka sgeegtay I cafi baad oran kartaa balse qabiilo dhan oo aad wax ka sheegtay sideed I cafi u oran kartaa soo in ay maalinta qiyaamaha saf kuu soo galaan maaha.
@jamalmullah5290
@jamalmullah5290 4 ай бұрын
New kind of robbery
@cumar7535
@cumar7535 4 ай бұрын
Oo ma 0.5 baa hadii xitaa ladhoco wax Uma arki sxp
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
😂
@soraya.a7956
@soraya.a7956 4 ай бұрын
Haday somali tahay maamada? Taas kuma raac sani waxaa laga hadlay isirka Soomaaliyeed isirka ilmo ajnabi dhalay sidee ku noqonaa isirka Soomaali ? Waxa hada baarlabaanka laysku hefsto soomaaha? Maanta oo waliba ajaanib badan ilmo ka dhaleen gabdhihii soomaaliyeed
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 4 ай бұрын
Kuwaan waa tuugo isbaheesatay waxaa kujiro madaxda diwlada iyo culimo ku sheega dowlada iyo qurbojoog tuugo waa jabhad dhac iyo boob wado qalin shubato
@cumar7535
@cumar7535 4 ай бұрын
Wll ilaahay kacabso
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 4 ай бұрын
😂 aad baan anigaba uga shakisanahay Soomaali oo dhan baa qaabka qalinshubatada ku taajirtay yahuudood.
@daauudmm
@daauudmm 5 ай бұрын
Kobciye waan taageersanahay
@halimamohammed6670
@halimamohammed6670 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Muxuu Yahay Warka Layaabka Ah ee iiraan Maraykanka Ogaysiisay iyo Cabsida
8:54
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 3,7 М.
Sh Dirir┇► Afkaarta Shiicadu Aamisan Tahay
27:57
Daarul Kheyr
Рет қаралды 78 М.
Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
30:58
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:03
Celebrating the launch of Somalia Field Epidemiology Training Program (FETP) cohort 6
16:59
African Field Epi Network [AFENET]
Рет қаралды 186
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН